Sports News

Real Madrid oo kusoo Laabatay Xiisaha Mauro Icardi

0 Visits: 872 | Saturday July 21, 2018 - 20:51:55
Neymar ayaa cadeeyay inuu mustaqbalkiisa yaalo kooxda Paris haatan, inkastoo uu hogaaminayo liiska ciyaartooy ay dooneyso Real Madrid. Laakiin Sida ay sheegeyso 'Marca Mauro Icardi waa ninka ay u arkaan maamulka Madrid inuu u bedeli karo Cristiano Ronaldo. Xaqiiqdii ciyaaryahanka ayaa ah mid ka…

Read More »

Maxay Horyaalka Talyaaniga kaga Dhigan Tahay Saxiixa Cristiano Ronaldo?

0 Visits: 568 | Saturday July 21, 2018 - 20:43:49
Cristiano Ronaldo oo ku biiray kooxda heysata horyaalka Serie A ee Juventus ayaa sarre u qaadi kara heerka daawashada horyaalka Talyaaniga, sida uu aamisan yahay agaasimaha kooxda Roma Mia Hamm. Ronaldo ayaa saxiixay heshiis afar sanno ah oo uu kula joogayo Juve oo bixisay lacag gaareysa € 112million.

Read More »

PSG oo Ka Hadashay Mustaqbalka Mbappe Iyo Neymar

0 Visits: 658 | Saturday July 21, 2018 - 20:20:38
Madaxwaynaha PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa sheegay in xiriir wanaagsan uu dhexmaray weeraryahanada kooxdiisa Kylian Mbappe iyo Neymar.

Read More »

Eden Hazard Iyo Willian oo Hal Koox Ku Biiri Kara Isbuucaan

0 Visits: 621 | Saturday July 21, 2018 - 19:55:13
Xidigaha qadka dhexe ee Chelsea Eden Hazard iyo Willian ayaa isbuucaan u wareegi kara kooxda Barcelona, waxaana warar kasoo baxay Spain lagu sheegay in labada ciyaaryahan ay wadahadal la fureen maamulka Catalon. Labada ciyaaryahan ayaa doonaya inay ku guuleystaan tartanka Champions League, waxaana ay…

Read More »

Chelsea oo 6-cayaaryahan iibineyso si tababare Sarri u helo lacago uu suuqa ku galo

0 Visits: 509 | Saturday July 21, 2018 - 11:53:39
Maamulka kooxda Chelsea waxaa saaran culees dabiici ah madaama qarashaad badan ay bixinayeen xili walbo tababare cusub kooxda kusoo biiro. Balse Football London ayaa ogaatay in tababaraha Blues ku cusub Sarri inuu ku qasban yahay qaar ka mid ah cayaartooyda kooxda ku sugan uusan u baahneyn inuu iibiyo…

Read More »

Liverpool oo ku dhawaaqday saxiixa goolhaye Alisson Becker!

0 Visits: 499 | Friday July 20, 2018 - 20:11:27
Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay inay dhameystirto saxiixa Alisson Becker Reds ayaa heshiiskan kusoo gabagabeysay €72.5m oo ay kaga soo qaadatay kooxda AS Roma isagoo noqday goolhayihii ugu qaalisanaa taariikhda kubadda cagta.

Read More »

Afar sababood oo xilli ciyaareedka soo aaddan ka dhigi karta midkii Liverpool

0 Visits: 515 | Thursday July 19, 2018 - 09:31:56
10-kii sano ee la soo dhaafay, kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa dhex maquurraneysay xaalado kala duwan oo dhib badan iyadoo aanan saameyn ku yeelan ku guuleysiga tartamada waaweyn.

Read More »

Barcelona oo u sheegtay Arsenal qiimaha ay ku heli karto Andre Gomes

0 Visits: 554 | Wednesday July 18, 2018 - 18:49:11
Naadiga Arsenal ayaa si aad ah u dooneysa lasoo saxiixashada laacibka khadka dhexe uga ciyaara Barcelona ee Andre Gomes. Laacibka reer Portugal ayaa ku jira toddobo ciyaaryahan oo ay Barca dooneyso inay iska iibiso xagaagan maadaama isticmaalkooda oo aan loo baahnaan doonin.

Read More »

"Maradona: "Qalbiga Ayaan Falastiin Ka Ahay"!

0 Visits: 605 | Wednesday July 18, 2018 - 09:38:31
Ciyaaryahankii hore ee dalka Argentine Diego Maradona,ayaa la kulmay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas. Diego Maradona,ayaa kulanka Cabbaas uu la qaatay ku sheegay in Isaga oo ah ciyaaryahan reer Argentine ah haddana uu qalbiga ka yahay qof Falastiin ah,dhibka Falastiin ka heysta Israelna uu la…

Read More »

Nicolas Maduro; Afrika ayaa ku guulaysatay Koobka Adduunka

0 Visits: 512 | Tuesday July 17, 2018 - 19:21:26
Madaxweynaha wadanka Venezuela Nicolas Maduro ayaa ku tilmaamay guusha uu ka gaaray xulka Faransiiska inay ku timid ciyaartoyda asalkoodu yahay qaarada Afrika. Maduro ayaa sheegay in Afrika Koobka Aduunka u qaaday Faransiiska, isagoo ugu baaqay wadamada qaarada Yurub in ay joojiyaan faquuqa ka dhanka…

Read More »

Liverpool oo dalab Rasmi ah ka gudbisay Alisson

0 Visits: 532 | Monday July 16, 2018 - 11:49:36
Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ugu dambeyn dooneyso inay soo gabagabeyso saxiixa goolhayaha kooxda AS Roma ee Alisson Becker.

Read More »

France oo ku guuleysatay koobka aduunka

0 Visits: 624 | Sunday July 15, 2018 - 21:27:40
Waxaa soo dhamaatay ciyaartii u dhaxeysa xulalka Croatia iyo France, waxaana ciyaaru ay aheyd mid aad u xiiso badneyd oo aduunyadu oo dhan ay hadal heysay.

Read More »

Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan xulalka France iyo Croatia

0 Visits: 586 | Sunday July 15, 2018 - 19:29:04
Waxaa soo idlaanaya Koobkii Adduunka ee 2018, kaas oo lagu soo af-meeri doono garoonka Luzhniki Stadium.

Read More »

Manchester United oo diyaarineysa dalab rasmi ah oo ay ku dooneyso xalka difaaceeda!

0 Visits: 523 | Sunday July 15, 2018 - 12:48:57
Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarineyso inay dalab ka gudbiso laacibka lagu magacaabo Leonardo Bonucci.

Read More »

Xulalka Belgium iyo England ku hardami doona kaalinta 3-aad!

0 Visits: 482 | Saturday July 14, 2018 - 10:47:34
Kullanka kaalinta saddexaad ee Koobka Adduunka ayaa galabta lagu kala bixi doonaa xilli ay is wajahaan xulalka Belgium iyo England.

Read More »

Sawirro:-Hirshabelle Oo Jowhar Ku Qabatay Koob Kubada Cagta Oo Lagu Xusayey Maxamed Dheere

0 Visits: 495 | Friday July 13, 2018 - 21:55:28
Gelinkii dambe ee Maanta Magalada Jowhar ee Xarunta Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle waxaa lagu soo gaba gabeeyey Ciyaar Kubadda Cagta ah oo lagu maamuusayey Marxuum Maxamed Caumar Xabeeb( Dheere) oo mar guddoomiye ka soo noqday Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »

Fifa oo shaacisay garsoorayaasha dhexdhexaadinaya ciyaarta finalka koobka adduunka

0 Visits: 504 | Friday July 13, 2018 - 19:52:58
Xiriirka kubbada cagta ee adduunka FIFA ayaa u magacawday garsoore Nestor Pitana oo u dhashay dalka Argentina in uu dhexdhexaadiyo ciyaarta kama dambeysta ama finalka ah ee tartanka ciyaaraha adduunka ee France iyo Croatia.

Read More »

Liverpool oo bilawday wada hadalladii u danbeeyay si ay xidigan uga soo qaadadato Juventus

0 Visits: 534 | Friday July 13, 2018 - 19:48:23
Liverpool ayaaa lagu soo warramaya in ay Juventus lafurtay wada hadallo ku aaddan sidii ay kaga soo qaadan lahayd xidiga weerarka kaga ciyaara ee Poulo Dybala.

Read More »

Xulka Croatia oo uga badiyay 2-1 xulka England una soo gudbay ciyaarta finalka

0 Visits: 813 | Thursday July 12, 2018 - 11:47:10
Xulka Croatia ayaa markii ugu horeysay u soo gudbay kulanka kama dambeysta ah ee tartanka ciyaaraha adduunka kadib markii ay 2-1 uga badiyeen xulka England waxaana ay la ciyaari doonaan xulka Faransiiska ciyaarta kama dambaysta ah.

Read More »

Ronaldo oo ka tegey Real Madrid kuna biirey kooxda Juventus

0 Visits: 566 | Tuesday July 10, 2018 - 23:02:13
Weeraryahankii naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa si rasmi ah ugu wareegay lacag gaareysa £88million kooxda Juventus kadib markii naadiga Real Madrid ay siisay fasax uu ugaga tagi karo kooxda.

Read More »