Maqaallo

Lacala, Haddii nin siyaasiya ku dhaho haddii la i doorto, Jidadka waan furayaa, Safarada waan yareynayaa.. ? Nasashada Jimcaha. Q-111aad.

0 Visits: 742 | Friday August 31, 2018 - 20:57:25
1-Nin ka tirsanaa Xisbi Mucaarad ah oo Mogadishu ka furan ayaa u tagay Dentist (Dhakhtarka Ilkaha) oo Nairobi jooga, waxaa lagu yiri: Wax weyn ma ahan xunuuka ilkahaagu, Mogadishu sow ma joogo Dhakhtar ilkood, wuxuu yiri: wuu joogaa laakin Xamar lama ogola in afka mucaaradka la furto. (Fiiri Sawirka…

Read More »

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO BATIIQA ( CANTLOPE).

0 Visits: 1285 | Friday August 31, 2018 - 20:18:57
Batiiqa ( Cantlope ) waxa uu asal ahaan kasoo jeedaa dalka Shiinaha , waxuuna ka tirsan yahay qoys dhireedka loo yaqaan Cucubitaceae, Batiiqu waxaa loo yaqaan magacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Maskmelons, Mush melons, Persian melons iyo Rock melons. Horaantii 1494- kii ayaa Geedka Batiiqa lagu…

Read More »

Waa maxay Sababta Farmaajo u jecel yahay safarrada dibadda?

0 Visits: 690 | Thursday August 30, 2018 - 10:47:45
Madaxweyne Farmaajo oo maraya dhabbihii madaxdii ka horreeysay ee uu sheegi jiray inuu saluugsan yahay hab dhaqankooda! Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyneyaashii kaga horreeyay madaxtooyada Soomaaliya ee Xasan Sheekh iyo Shariif Axmed waxay isaga mid yihiin jaceylka safarrada ay baxayeen dibadda. Madaxweynaha…

Read More »

Gabadh Iyada Oo Matalaad Moodaysa La Mehersaday!

0 Visits: 678 | Wednesday August 29, 2018 - 22:06:35
Gabadh 21 jir ah oo reer Hong Kong ah ayaa sheegay in lagu khalday guurka nin aysan xataa aqoonin oo ku sugan dhulwaynaha Shiinaha iyadoo ka qaybqaadanaysa aroos "matalaad ah". Haweenayda ayaa sheegtay in loo sheegaysay in ay caruusad ka noqon doonto aroos matalaad ah, arrintaasna ay qayb ka…

Read More »

Dalkeena Sidaan u Qurxin karaa oo horumar ku gaadhi karaa magalooyinkeena Cagaar iyo Nadiif ma noqon karaan?.

0 Visits: 765 | Tuesday August 28, 2018 - 23:17:40
Sawiradan hoos ku xardhan maaha wadan reer galbeeda sida Northern America iyo Europe. Waa dalyar oo bariga Africa ka mida baaxada dhul ee uu ku fadhiya waa (Aria 26,338 Km²) wadankan oo dhul ahaan Somaliland aad uga yar. Waa waddan degaalo iyo xasuuq ka dhacay waliba xasuuqii ugu xumaa aya ka dhacay.

Read More »

Markhaati waxaa u fiican tii. No.2.=Sidey gaaladu u arkaan Nabigeena Moxamed SCW?.=

0 Visits: 674 | Tuesday August 28, 2018 - 21:12:32
Hor dhac:Sidey gaaladu u arkaan Nabigeena Moxamed SCW. Markhaati waxa u fiican tii cadawgaagu kuu qiro. 16 kaan Qof ma aheyn dad Muslim ah, waa philosophers, Qoraayaal, Taariikh yahano, Cilmi baarayaal, dad caan ku wada ah Aduunka, haddana markii ay ka hadlayeen Nabi Moxamed SCW, waxa ay ka sheegeen…

Read More »

Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo soo wajahday duufaan cabsi iyo welwel miiran leh (Warbixin)

0 Visits: 652 | Tuesday August 28, 2018 - 20:49:51
Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamulka Jubaland waxaa la filayaa inay kulankii saddexaad isugu yimaadaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka, waxaana shirkaan oo ka duwan kuwii hore ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah, iyagoona go'aano culus ka soo saaraya duufaanta wadata cabsida iyo welwelka…

Read More »

Markhaati waxaa u fiican Tii Cadawgaagu kuu qiro.

0 Visits: 798 | Tuesday August 28, 2018 - 00:49:59
Gerald Hanley (17 Feb.1916 – 7 Sept.1992) oo ahaa Ingiriis oo waqtigii Gumeysiga Muddo la noolaa Somalida ayaa Buugaagtiisii "Somali: they are a Race to be admired" " Warriors and Starngers" iyo " Warriors: Life and Death among the Somalis" waxa uu ku qoray:

Read More »

WIILKII KORONTADA AHAA [Michael Faraday]

0 Visits: 721 | Monday August 27, 2018 - 23:20:30
Qeybta 1aad Dhigaalkaan ma akhrin kartaa? Dhigaalkaan ma arki kartaa macluumaadka ku qoran? Sidee ku dhacday? Sababtoo ah, waxaa laga yaabaa inaan kumanaan kun oo mayl (mile) isku jirno! Yeelkadeed, xaqiiqdu waxaa weeye adigoo kumanaan kun oo mayl iga fog ayaad haddana adigoon is shiddeyn oo ardaagaaga…

Read More »

WAX KA BARRO MOOSKAAGA!!!.

0 Visits: 868 | Friday August 24, 2018 - 23:18:55
Waqti ayuu ahaa mooska ugu wanaagsan aduunka oo dhan uuna No.1 ka noqday macaankiisa iyo wax tarkiisa. Si loo magac dilo waxaa Abuur kale laga keenay Laatiin America si loogu bedelo mooskii asalka ahaa, si suuqa loogula tartami karo, beera leydana waxaa la yiri kan oo kaliya ayaan idinka dhoofsaneynaa.…

Read More »

Muuqaalkiisa ha u maleyn!! =Qiso Cajiib ah=

1 Visits: 782 | Thursday August 23, 2018 - 23:12:02
Casrigii Nabiyu laahi suleymaan CS ayaa shimbiri tagtay baraag si ay biya uga soo cabto, waxa ay Ku aragtay Caruur baraagta biyo u soo doontay.

Read More »

TAARIIKHDA XIRIIRKA SOOMAALI IYO OROMO

0 Visits: 770 | Thursday August 23, 2018 - 22:13:24
I- Hordhac Soomaali iyo Oromo waxay ka wada tirsan yihiin Kuushiga Bari, oo ay isla sii yihiin Kuushiga Bari ee Dhul-hoosaadka (KBH) marka la barbardhigo Kuushiga Bari ee Dhul-koraadka (KBK) sida Hadiya iyo Sidamo, Darasa. Markaas dhalasho ahaan, Soomaali iyo Oromo (iyo Cafar-Saho) dadka ayaka ayaa…

Read More »

Madaxweyne Tuug ah!!!=Qormo Xiiso leh=

0 Visits: 803 | Tuesday August 21, 2018 - 23:40:09
Islaamku waxa uu si cad noogu sheegay, waxyaabaha laga rabo qofka ah Hogaamiyaha ummad Islaam ah. Nasiib daro Sifooyinkii laga rabay inay ka muuquuto Hogaamiyayaasha Islaamka ayaa waxa laga helay Hogaamiyayaal aan Islaam aheyn.

Read More »

Halkee Ayuu Ku Dambeyn Doonaa La Dagaalanka Musuq Maasuqa Ay Wado DFS? (Warbixin)

0 Visits: 791 | Monday August 20, 2018 - 21:27:34
Waxaa sii karaar qaadanaya la dagaalanka 'musuqmaasuqa ' ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, iyada oo ay sii kordhayaan dadka loo xirayo eedeymo musuqmaasuq. Wixii ugu dambeeyay ee dhacay waxa ay ahaayeen in shalay xabsiga loo taxaabay illaa 10 mas'uul oo ka hawlgalayay laanta canshuuraha…

Read More »

Waan ku cafiyay Alle dartiis.

0 Visits: 925 | Monday August 20, 2018 - 10:36:30
Waa wada cafiyay, caawa intii aan wax ka tabanayay, iyo intii dambi aanan ogeyn iga gashay. ( Allaah dartii ).

Read More »

Taariikdii Cilmi Gaala Dile.(Ninkii yiri:"intii Xuriyadda Soomaalidu dib u dhici leheyd anniga ha la i dilo.)

1 Visits: 770 | Saturday August 18, 2018 - 20:55:04
U gaar ah walaal: Cali Xaraare. Hordhac: Taariikhda Soomaalidii Hore, haddii aad raadinee, mar mar waxa ay kugu khasbee in aad ku raadisid baaritaankaaga hab Qabiil, Deegaankii taariikhdaasi ka dhacday iyo waqtigii, sida Md. Cali Xaraaraba uu Muujiyay. Ninkii yiri: "intii Xuriyadda Soomaalidu dib…

Read More »

Xildhibaan moshin Bartay lama celin karo,haddaan $5000 oo xaqal ciid ah aan la siineyn..Nasashada Jimcaha.Q-109aad.=

0 Visits: 638 | Friday August 17, 2018 - 20:47:39
1-Nin taajira oo 75 jir ahaa ayaa neeftu ku xirantay, Isbitaalka ayaa la geeyay, 10 saac ayaa Oxygen ku xirnaa si uu ugu neefsado. Markii uu soo fiicnaaday ayaa dhakhtarkii u keenay Biilkii oo ahaa $600, ninkii taajirka ahaa wuu ooyay, dhakhtarkii ayaa ku yiri: haddiiLacagtu kugu badan yahay qayb qayb…

Read More »

XIL KA NOQOSHO.( wareegto No.4446)

0 Visits: 634 | Friday August 17, 2018 - 20:01:36
Kadib markii aan xilal u magacaabay qoyskii degenaa Guriga xaaska weyn Xaliimo. waxaa ii yimid wiilkii curadka ahaa minyarada Faay dhuubo oo oynaya waxa uuna igu yiri: Hooyo ayaa igaraacday markii liiska xilalka laga waayay magaceyga .

Read More »

Xil magacaabid .( wareegto No.xxx 4445)

0 Visits: 762 | Friday August 17, 2018 - 19:28:40
Dhamaan, qaraabda, ehelka , deriska iyo asaxaabta soo booqata gurigeeyga, waxaa la ogeysiinayaa in isbedel lagu sameeyay maamulkii Guriga. Markaan arkay tala soo jeedinta xaaska weyn Xaliimo, markaan tixgaliyay baahida howleed ee guriga ka jirto, iyo in uu dhaco isbedel la jaanqqaadi kara waqtiga.

Read More »

(Warbixin) Waxka Baro Shakhsiyaadka Uu Madaxweyne Farmaajo Xilalka U Magacaabay?

0 Visits: 707 | Thursday August 16, 2018 - 21:03:37
S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho Qarsho):- Wuxuu aqoon iyo tababar ciidan ku soo qaatay dalalka Maraykanka, iyo midowgii Soofiyeeti dabayaaqadii sannadihii lixdameeyada. Wuxuu kaloo tacliin iyo tababarro guud iyo kuwo gaar ah ku qaatay dalka gudihiisa.

Read More »