Sports News

Barcelona oo ciyaaryahan iyo lacag isugu dartay Man United si ay kaga iibsadaan Pogba

0 Visits: 594 | Sunday August 05, 2018 - 21:04:36
Sida uu dhowaan carrabka ku dhuftayba, macallinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa weli suuqa ugu jira hal illaa labo saxiix oo dheeraad ah. Barca ayaa si xoog leh loola xiriiriyay xiddigo dhowr ah oo khadka dhexe ka ciyaara, balse waxa ay hadda kusoo hareen doonistiisa Paul Pogba.

Read More »

Man Utd oo ka deyrisay xaalada Anthony Martial

0 Visits: 528 | Wednesday August 01, 2018 - 20:53:08
Jose Mourinho ayaa diiday inuu ballan qaado mustaqbalka Anthony Martial ku leeyahay kooxda Manchester United. Martial ayaa ka tagay United oo maraykanka kusugan bartamihii isbuucaan isagoo kasoo qeybgalay dhalashada cunugiisii labaad, laakiin waxa uu ka careysnaa Mourinho isagoo aan ku biirin kooxda…

Read More »

Chelsea oo u dhaqaaqday Kovacic iyo Real Madrid oo durba ka jawaabtay

0 Visits: 523 | Tuesday July 31, 2018 - 21:47:13
Weli waxaa qasan xaaladda suuqa ee kooxda Chelsea xagaagan, iyadoo ku guuldarreysatay saxiixa xiddigo dhowr ah. Arsenal laacibkeeda khadka dhexe ee Aaron Ramsey ayaa usii badanaya dhanka Barcelona oo qorsheynaysa inay ka qayb dhigaan heshiis uu Ousmane Dembele ku aadayo dhanka Gunners

Read More »

Afar ciyaartooy oo u sharaxan kabtanimada Arsenal

0 Visits: 557 | Monday July 30, 2018 - 21:03:46
Tababaraha Arsenal Unai Emery ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Mesut Ozil uu ka mid yahay ciyaartoy dhowr ah oo kabtan u noqon kara kooxdiisa xilli ciyaareedka soo socda.

Read More »

Cristiano Ronaldo iyo Qoyskiisa oo gaaray Turin

0 Visits: 551 | Monday July 30, 2018 - 20:32:09
Cristiano Ronaldo ayaa gaaray maanta magaalada Turin si uu ula qaato kooxdiisa cusub tababarkii ugu horeeyay Xiddigii hore ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa dhameystiray heshiis 100 milyan oo euros oo u dhigma (£ 88m oo uu ugu wareegay kooxda ka dhisan Serie A.

Read More »

17 ciyaaaryahan oo ka maqan safka koowaad ee Man Utd

0 Visits: 594 | Monday July 30, 2018 - 20:21:08
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa waxaa ka maqan 17 ciyaartoy ka hor inta uusan bilaaaban xili ciyaareedka cusub. Mourinho ayaa durbadiiba la dhibtoonaya dhowr ciyaaryahan oo waaweyn oo dhaawac ah ama fasax ku maqan, iyadoo Ander Herrera iyo Eric Bailly shaki weyn haaatan laga qabo xaaladooda.

Read More »

Ousmane Dembele oo ka yaabiyay taageeryaasha Barcelona farriimo ay kula wadaageen Twitter-ka

0 Visits: 537 | Monday July 30, 2018 - 11:17:14
Xagaagii lasoo dhaafay ayuu Ousmane Dembele Barcelona kaga soo biiray kooxda reer Germany ee Borussia Dortmund, balse ma aysan u noqon billaabasho fiican.

Read More »

Miyuu Edinson Cavani ku laabanayaa Serie A?

0 Visits: 628 | Sunday July 29, 2018 - 23:47:12
Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Edinson Cavani ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Napoli, laakiin tababare Carlo Ancelotti ayaa beeniyay wararkaas. Carlo Ancelotti ayaan xiiseyneynin wararyahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani inuu kusoo laabto kooxdiisii hore ee Napoli.

Read More »

Former Somali National Team goalkeeper passes away

0 Visits: 623 | Sunday July 29, 2018 - 23:40:09
The 25-year old gave up the ghost on Saturday, 28 July 2018 in Turkey, where he was undergoing treatment for a chronic ailment.

Read More »

Chelsea oo u dhaqaaqday saxiixa Aaron Ramsey

0 Visits: 538 | Sunday July 29, 2018 - 23:34:48
Chelsea ayaa diyaar u ah inay 30 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga Arsenal Aaron Ramsey ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga.

Read More »

Barcelona oo guul rafaad badan ka heshay Tottenham Hotspur

0 Visits: 501 | Sunday July 29, 2018 - 23:27:03
Barcelona ayaa ku bilaabatay guul kulamada tijaabada ah ee ka horeeya xilli ciyaareedka cusub ee 2018-2019. kulan aad u xiiso badan oo katirsan International Champions Cup oo ay la ciyaareen Tottenham Hotspur ayaa waqtiga caadiga ah kusoo dhamaaday barbaro 2-2 ah.

Read More »

DEG DEG:-Goolhayihii Hore Ee Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Geeriyooday

0 Visits: 561 | Sunday July 29, 2018 - 11:49:05
Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Axmed Cabdalla oo ahaa Goolhayihii hore xulka Qaranka Soomaaliya,isaag oo ku jirey Isbitaal ku yaala Magalada Isparta Ee Dalka Turkiga.

Read More »

Sidee ayuu Neymar kaga qayb qaadan karaa in Adrien Rabiot uu ku biiro kooxda Barcelona?

0 Visits: 534 | Friday July 27, 2018 - 20:56:47
Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa xagaagan suuqa kala iibsiga si aad ah uga kalluumanaysa iyadoo sameysay saddex saxiix, se weli waxa ay dooneysaa inay adkeyso safkeeda.

Read More »

Natiijo yaab leh oo la helay kadib baaritaan lagu sameeyay Jirka Cristiano Ronaldo

0 Visits: 805 | Wednesday July 25, 2018 - 00:04:41
Naadiga Juventus ayaa ku iibsatay 33 jirka Cristiano Ronaldo horaantii xagaagan lacag waali ah, laakiin sida laga soo xigtay natiijooyinka caafimaadkiisa, wax walwal ah lagama qabo awooda jirkiisa.

Read More »

Mourinho oo cadeeyay in Paul Pogba yahay laacib Xul

0 Visits: 536 | Tuesday July 24, 2018 - 20:37:52
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa aaminsan in xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba uu ku haboon yahay ciyaarista Koobka Adduunka.

Read More »

Bale oo loo ballan qaaday doorkiisa Real Madrid

0 Visits: 547 | Tuesday July 24, 2018 - 20:12:02
Sida laga soo xigtay jariiradda Daily Mail, tababaraha Real Madrid Julen Lopetegui ayaa u xaqiijiyay weeraryahanka reer Welsh Gareth Bale inuu weli qeyb ka yahay qorshihiisa xilli ciyaareedka soo socda.

Read More »

Lacagta Real Madrid kula Wareegeyso Eden Hazard oo La Ogaaday

0 Visits: 514 | Sunday July 22, 2018 - 21:46:33
Sida laga soo xigtay wargeysyada Ingariiska, kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa isku diyaarineysa inay 112 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga garabka kaga ciyaara Chelsea ee Eden Hazard.

Read More »

Napoli oo Sharci La Tiigsaneysa Maamulka Chelsea!

0 Visits: 526 | Sunday July 22, 2018 - 21:28:50
Madaxweynaha Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa ku eedeeyay macalinkii hore ee kooxda Maurizio Sarri inuu isku dayayo inuu kooxda ka qaato ciyaartooy badan oo muhiim ah. De Laurentiis ayaa ku bedelay Sarri tababare Carlo Ancelotti dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore, kadib markii ay isku dhaceen qaar…

Read More »

AKHRISO Sheekooyinka ugu Xiisaha Badan Suuqa Ciyaartooyda

0 Visits: 518 | Sunday July 22, 2018 - 21:07:03
Kullan wacan oo wanaagsan aqristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, kusoo dhawaada wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. #Chelsea oo keeneysa midkood Jack Butland ama Jordan Pickford haddii Thibaut Courtois ka tago kooxda #West Ham xiddigeeda Pedro Obiang ayaa jeclaan lahaa inuu…

Read More »

Man Utd oo Qaadeysa Tallaabo uusan Raali Ka Aheyn Jose Mourinho

0 Visits: 525 | Sunday July 22, 2018 - 20:38:08
Manchester United waxay qarka u saaran tahay in ay qandaraaska Anthony Martial uu ku la joogo kooxda la gaarsiiyo ilaa sannadka 2020ka.

Read More »