Sports News

Yaya Toure oo ku biiray koox cusub

0 Visits: 558 | Monday September 03, 2018 - 22:29:33
Yaya Toure ayaa ugu dambeyn kusoo laabtay kubadda cagta kadib markii uu heshiis la gaaaray kooxda Olympiakos.Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa ku biiray kooxdan ka dib markii uu dhacay heshiiskiisii Man City dhamaadkii xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay. Sideed sanno oo uuu ku qaatay waqooyiga galbeed England…

Read More »

Xiddig katirsan Real Madrid oo doortay Juventus

0 Visits: 624 | Monday September 03, 2018 - 22:26:44
Xiddiga Real Madrid Marcelo ayaa doonaya inuu la xiriiro saaxiibkiisa mudada dheer ee Cristiano Ronaldo oo ku biiray kooxda Juventus, waxaana lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay u dhaqaaqista Turin sida ay qortay jariirada Daily Mirror. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in Juventus ay diyaar…

Read More »

Ronaldo wiilkiisa oo bandhig waalli ah sameynaya, xilli Odayga ay ku xun tahay sheekada

0 Visits: 538 | Monday September 03, 2018 - 10:49:19
Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ku billawday waayahiisa Serie A qaab aad u liita. Saddex kullan oo uu illaa iyo hadda ciyaaray, Ronaldo ayaanan hal kubbad xittaa goolka taabsiin, waxaana uu baadi goob ugu jiraa inuu dhaliyo goolkiisa ugu horreeya ee Bianconeri. Haddii ay Captain-ka…

Read More »

Abdi Shariff-Hassan's long journey to UMass-Lowell's soccer pitch

0 Visits: 678 | Sunday September 02, 2018 - 10:02:47
Abdi Shariff-Hassan didn't start for the UMass-Lowell men's soccer team Friday night at Boston University. In fact, the sophomore has yet to start a game for the River Hawks. Three years removed from receiving more high school accolades than almost any soccer player in Maine history, Shariff-Hassan…

Read More »

Olympic sprinter Usain Bolt's soccer debut

0 Visits: 585 | Sunday September 02, 2018 - 09:47:23
Eight-time Olympic gold medalist Usain Bolt has kicked off a new career - playing football with Australia's Central Coast Mariners. The 32-year-old Jamaican sprinter was greeted by a crowd of nearly 10,000 people in Gosford, north of Sydney.

Read More »

Luka Modric oo ku guulaystay abaal marinta xidiga Yurub ugu fiican ee UEFA Men's Player of the Year.

0 Visits: 649 | Friday August 31, 2018 - 22:58:00
Xidiga xulka qaranka Croatia iyo kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa laba abaal marinood ku guulaystay xaflada uu xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ku samaynayay isku aadka heerka Groupyada Champions League waxaana Modric marka hore loo doortay xidigii khadka dhexe ee xili ciyaareedkii la soo…

Read More »

Tartanka cayaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo meel wanaagsan maraya

0 Visits: 642 | Friday August 31, 2018 - 22:01:38
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in qabsoomidda cayaaraha tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir ee ka socda Stadium Koonis ay muujinayaan horumarka laga gaarey nabadda iyo is-dhexgalka bulshada Caasimadda. Guddoomiyaha Gobolka…

Read More »

Isku aadka Champions League oo la sameeyay

0 Visits: 566 | Friday August 31, 2018 - 21:29:18
Manchester United ayaa wajaheysa Cristiano Ronaldo kadib markii kooxda Serie A difaacaneysa ee Juventus ku beegmeen wareega group-yada tartanka Champions League. Ronaldo, oo intii udhaxeysay 2003 ilaa 2009 ka tirsanaa United ayaa Juve ugu dhaqaaqay £99.2m bishii July kadib sagaal sanno oo uu ku qaatay…

Read More »

Gocasho gaaban Garoonka Kubadda cagta ee Istaadiyo Muqdisho

0 Visits: 607 | Wednesday August 29, 2018 - 21:34:42
Shalay waxa booqday garoonka K/cagta ee Staadiyo Muqdisho Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo si rasmi ah ugala wareegay gacan ku heyntii garoonka Istaadiyo Muqdisho ciidamada howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM.Garoonkaa iyo taariikh kooban oo ku saabsan sidii ay ciidamadu ku…

Read More »

7 sano kadib shacab ku baashaalaya Stadium Muqdisho

0 Visits: 564 | Tuesday August 28, 2018 - 19:26:41
Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay oo Talaado ah agabkoodii ugu dambeeyay waxa ay ka qaateen Garoonka Muqdisho Stadium ee degmada Wartanabadda.

Read More »

Valencia oo 40 Malyan PSG kaga soo qaadatay xidigan

0 Visits: 541 | Tuesday August 28, 2018 - 09:46:29
Kooxda kubadda cagta Valencia ayaa lagu soo warramayaa in ay 40-malyan oo Euro kula soo saxiixatay Weeraryahankan Portugal Gonzalo Guedes kaas oo ay kala soo saxiixdeen kooxda kadhisan caasimadda France ee Paris Saint Germain.

Read More »

Tottenham rout Man United to pile pressure on Jose Mourinho

0 Visits: 624 | Tuesday August 28, 2018 - 09:41:32
1. Spurs deepen the gloom for Mourinho Tottenham maintained their 100 percent start to the season and heaped further pressure on Manchester United manager Jose Mourinho by emerging with three points from Old Trafford for the first time since January 2014. Harry Kane's second-half header and two…

Read More »

Mid ka mid ah xiddigaha Real Madrid oo doonaya inuu dhaqaaqo January

0 Visits: 546 | Sunday August 26, 2018 - 20:33:54
Laacibka kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa dhowaan ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu door weyn ka qaato kooxda. Kullamadii UEFA Super Cup iyo furitaanka La Liga ayuu Julen Lopetegui kursiga keydka dhigay garabka reer Spain, taasoo keentay in Vazquez uu ka fikiro mustaqbalkiisa.

Read More »

CIYAARTOYDA DEGMADA WAABERI OO GUUL KU AFLAXDAY FURITAANKA TARTANKA DEGMOOYINKA G.BANAADIR (SAWIRRO)

0 Visits: 728 | Saturday August 25, 2018 - 09:40:21
Garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadium ayaa Shalay Galab waxaa si rasmi ah uga furmay Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Somália oo ku biiray Kooxda al-Shabab

0 Visits: 539 | Friday August 24, 2018 - 23:53:42
Somália ayaa ku biiray kooxda al-Shabaab mana ahan sida laga yaabo inaad u qaadato, balse ciyaaryahan u dhashay dalka Brazil oo la yiraahdo Wergiton do Rosario Calmon, kuna magac dheer Somália ayaa haatan ka mid noqday naadiga kubbada cagta ee al-Shabab oo ka dhisan Boqortoyada Sacudi Carabiya.

Read More »

Arsene Wenger Oo Sida Boqor Oo Kale Loogu Soo Dhaweeyay Qaaradda Afrika

0 Visits: 522 | Friday August 24, 2018 - 20:51:30
Dad badan oo taageerayaasha kooxda Arsenal ah ayaa soo dhoweeyey Arsène Wenger, isagoo tegey dalka Liberia, ka hor xaflad lagu guddoonsiin doono abaalmarinta ugu sarraysa dalka. Tababarihii hore ee Arsenal ayaa ahaa macallinkii ugu horreeyey ee reer Yurub ah ee tababara madaxweynaha Liberia George…

Read More »

kooxda SYDOM oo wacdaro ka dhigtay Tartamada cayaaraha saaxiib-tinimo ee Europe

0 Visits: 709 | Thursday August 23, 2018 - 10:26:10
Kooxda kubadda koleyga ee la magac baxday SYDOM oo ka dhisan Minnesota ayaa wacdarro la yaab leh ka dhigtay tartamadii ciyaaraha saaxiibtinimo oo ay ku cayaarayeen dalalka Europe sida: Ingiriiska, Sweden iyo Finland.

Read More »

Sanchez Ma Dheeli Doonaa Kulanka Spurs? Waxa uu QISH Ku Bixiyey Instagram-kiisa

0 Visits: 606 | Wednesday August 22, 2018 - 09:47:24
Alexis Sanchez waxa uu u muuqday mid mooraalkiisu aad u sarreeyo xilli uu dagaal ugu jiro in uu taam u ahaado kulanka Tottenham ee axadda. Laacibka Chile waxa uu ka maqnaa safka United kulankii ay guuldaradda 3-2 kala kulmeen Brighton, Mourinho waxa uu sheegay in uusan ogeyn heerka uu le'ekeed dhibaatadiisa.

Read More »

Kooxda Nice oo go'aan ka gaartay Mustaqbalka Mario Balotelli

0 Visits: 550 | Tuesday August 21, 2018 - 20:37:59
Kooxda kubadda cagta Nice ayaa kudhaawaaqday in uu kooxda sii joogi doono Mario Balotelli inkasta oo warar soo baxaya ay sheegayeen in uu kubiirayo Marseille.

Read More »

James Milner oo kala doortay Gerrard iyo Silva xilli uu sameeyay kooxdiisa riyada

0 Visits: 637 | Monday August 20, 2018 - 21:08:13
Laacibka shaqada badan ee James Milner ayaa shan ciyaaryahan ka soo doortay xiddigihii uu lasoo wadaagay qolka lebiska isagoo ka sameeyay kooxdiisa riyada.

Read More »