Sports News

Natiijooyinka kulamada shanaad ee Premier League

0 Visits: 590 | Sunday September 16, 2018 - 20:28:50
Liverpool ayaa shan kulan oo xiriir ah ku guuleysatay Premier League xili ciyaareedkaan markii ay 2-1 kaga badisay Tottenham garoonka Wembley. Kooxda Jurgen Klopp ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigtay kulankii ay wajaheen kooxda tababare Mauricio Pochettino ee Spurs. Georginio Wijnaldum iyo Roberto…

Read More »

Manchester United oo qorsheynaysa inay la soo wareegto laba ka tirsan xiddigaha Atletico Madrid

0 Visits: 583 | Friday September 14, 2018 - 20:47:43
Waxaa dhowaan la isla dhex qaadayay in kooxda Manchester United ay xiiso xooggan u qabto difaaca Atletico Madrid ee Lucas Hernandez. Lacag dhan €80m ayay Red Devils diyaar u tahay inay kala xaajooto dhiggeeda si ay kaga qaataan dambeedka bidix ee qaranka France.

Read More »

Xidigan katirsan Bayern Munchen oo rajo galiyay Man United, Sidee ?

0 Visits: 678 | Friday September 14, 2018 - 19:55:03
James Rodriguez ayaa lagu soo warramayaa in uusan ku faraxsaneen sii joogista Bayern Munchen. Warsidaha laga aqristo Germany ee Kicker ayaa baahiyay in xidigan heerka caalami ee reer Colombia uusan ku faraxsaneen Bayern, walow uu dadka hortooda kasheegay in uu ku faraxanyahay Munich.

Read More »

Virgil Van Dijk oo ka war bixiyay sirta ka dambeysa difaaca wanaagsan ee Liverpool

0 Visits: 572 | Friday September 14, 2018 - 19:28:26
Hal gool oo keliya ayaa laga dhaliyay illaa iyo hadda xilli ciyaareedkan Premier League-ga, taasoo ka dhigan difaaca Liverpool uu is beddel badan ku yimid. Andrew Robertson, Virgil Van Dijk, Joseph Gomez iyo Trent Alexandre-Arnold ayaa si toos ah ugu soo wada billawday afartii ciyaarood ee ay kooxda…

Read More »

Pep Guardiola oo ku laaban doono Barcelona

0 Visits: 597 | Thursday September 13, 2018 - 11:37:52
Inta ugu badan taageerayaasha Manchester City ayaa walwal iyo wax is weydiin ka qaaday qorshaha Pep Guardiola uu ugu laabanayo Barcelona. Macallinka ugu guulaha kubadda cagta 10-kii sano ee lasoo dhaafay ayaa carrabka ki dhuftay inuu doonayo in xirfaddiisu ay ku idlaato halkii uu goor hore kasoo billaabay.

Read More »

amaahiirta Roma oo war farxad leh ka helay xaalada Diego Perotti

0 Visits: 500 | Wednesday September 12, 2018 - 11:35:13
Jamaahiirta kooxda Roma ayaa helay war farxad kaasi oo yimid Ciyaaryahanka garbaha ka ciyaara ee Diego Perotti. Diego perotti ayaa maalmihii lasoo dhaafay yaalay isbitaalka caafimaadka ee naadiga Gillarosi isagoo dhaawac kaga maqnaa kooxdiisa. Kahor kulanka ay wajahayaan Chievo Axada ayaa tababarkii…

Read More »

Daafac uu jecelyahay Mourinho oo diiday Man Utd

0 Visits: 597 | Tuesday September 11, 2018 - 23:55:44
Toby Alderweireld ayaa u sheegay taageerayaasha Tottenham inuu marnaba ka tagi dooonin kooxdiisa xagaaga. Iyadoo qandaraaska uu kula jiro Spurs uu dhawyahay, daafacaan lala xiriirinayay kooxda Manchester United intii uu furnaa suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa meesha ka saaray cabsida laga qabo mustaqbalkiisa.

Read More »

Bahda Isboortiga oo kulan Baroor diiq ah u sameeysay Halyeeyad Qaran Saciido Abukar Nuur (Wariiri)+Sawirro

0 Visits: 594 | Monday September 10, 2018 - 11:48:55
Waxaa Shalay Hotelka Makah Al Mukaramah ee magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan loogu baroor diiqayay Alle ha unaxariistee Laacibicadii hore ee xulka qaranka kubadda Kolayga Saciido Abuukar Nuur ( Saciido Wariiri) oo 4ti Bishan September ku geeriyooday dalka Canada.

Read More »

Ronaldo oo ka niyad jabay guulaha Real Madrid

0 Visits: 577 | Sunday September 09, 2018 - 21:39:48
Wali lama arag xaqiiqada dhabta ah ee Cristiano Ronaldo ugu biiray kooxda ka dhisan magaalada Turin. 33 jirkaan ayaa weli raadineya inuu shabaqa soo taabto tan iyo markii uu ka dhaqaqay kooxda Real Madrid.

Read More »

Sheekada Zidane & Man United oo xiiso yeelatay

0 Visits: 503 | Sunday September 09, 2018 - 21:30:25
Jose Mourinho shaqadiisa weli halis ayay kujirataa sida warar kasoo baxaya Ingiriiska ay sheegayaan. Tababaraha reer Portugal ayaa waxaa ku adkaaday bilowga xilli ciyaareedka Premier League, iyadoo United ay haatan ku jirto kaalinta 10aad, iyagoo lix kaliya dhibcood afar kulan oo ay ciyaareen. Laakiin…

Read More »

Arsenal oo guul ka gaartay Real Madrid

0 Visits: 523 | Sunday September 09, 2018 - 21:09:12
Goolhaye Jens Lehmann ayaa goolka guusha u dhaliyay kooxda helyeeyada Arsenal oo ku garaacday halyeeyada Real Madrid ciyaar ka dhacday garoonka Emirates Stadium xalay. Lehmann, oo ka tagay kooxda Arsenal xagaagan ka dib markii uu shaqada baneeeyay Arsene Wenger, ayaa kusoo bilaawday ciyaartii samafalka…

Read More »

Spain & Switzerland oo badiyay xili Luxembourg taariikh sameysay

0 Visits: 575 | Sunday September 09, 2018 - 20:55:02
Spain ayaa garaacday England, halka Switzerland guul weyn ay ka gaaren xulka Iceland, sidookale xulka qaranka Luxembourg ayaa gaaray guushii ugu weyneyd taariikhda. Group A qeybtiisa 2aad: Switzerland 6-0 Iceland Muuqaal cajiib ah ayay ku samyeen wiilasha Switzerland garoonka St Gallen, iyadoo Steven…

Read More »

Neymar Jr oo loo magacaabay Captain-ka joogtada ah ee Brazil

0 Visits: 658 | Friday September 07, 2018 - 22:38:05
Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Da Silva jr ayaa loo magacaabay Captain-ka joogtada ah ee xulka qaranka Brazil hooggaamin doona. Neymar ayaa aaminsan in hor kicista xulka Jaalleyaasha masuuliyaddooda ay tahay mid isaga u fiican. Macallin Tite ayaa Neymar magacaabay Captain-kiisa rasmiga…

Read More »

Man Utd oo Shaacisay xiddigaha kaga qeyb galaya Champions League

0 Visits: 536 | Wednesday September 05, 2018 - 23:54:48
Iyadoo uu ku dhawaaday inuu ku laabto dalkiisa Italy intii uu furnaa suuqa kala iibsiga, Matteo Darmian ayaa haatan lagu soo daray liiska ciyaartooyda kooxda Manchester United xilli ciyaareedkan kaga qeyb gali doona tartanka Champions League. Kooxo badan oo Serie A ah ayaa xiiseynayay saxiixa daafaca…

Read More »

"Salah wuxuu u qalmaa inuu ku guulesyto abaal marinta FIFA

0 Visits: 582 | Wednesday September 05, 2018 - 09:23:26
Ahmed wuxuu inta ku daray Salah haddii ay guusha raacdo "Guushaasi ma aha mid u soo hoyatay dalka Masar oo keli balse waxay sheraf weyn u tahay ayuu yiri qaaradda Africa guud ahaan". "Waxaa rajeenayaa in Mohamed Salah uu kaga guuleysan doono abaal marintan FIFA xidigaha Cristiano Ronaldo…

Read More »

Lionel Messi: sanadkaan waxaan doonayaa Champions League

0 Visits: 592 | Tuesday September 04, 2018 - 11:53:10
Lionel Messi ayaa ku celiyay rabitaankiisa ah inuu ku guuleysto tartanka Champions League xilli ciyaareedkan, iyadoo Barcelona ay dooneyso inay soo afjarto muddo saddex sanno ah oo aysan qaadin tartamada Yurub. Barcelona ayaa ku guuleysatay Champions League sannadka 2015kii waqtigaasoo Luis Enrique…

Read More »

Naadiga Zenit oo la saxiixatay Caludio Marchisio

0 Visits: 579 | Tuesday September 04, 2018 - 11:47:25
Naadiga Zenit ayaa ugu Dambeeyn shaaca ka qaaday saxiixa Ciyaaryahan Claudio Marchisio kaasi oo ay kala soo wareegeen Naadiga Juventus. Claudio Marchisio ayaa Fursad badan aanan ka helin naadiga The Old Lady labadii Xilli Ciyaareed ee ugu dambeesay kadib Markii uu ka Dhacay Dooqa Koowaad ee Macalin…

Read More »

RASMI: Ronaldo oo iibsaday kooxda ka dhisan La Liga

0 Visits: 553 | Tuesday September 04, 2018 - 11:39:52
Real Valladolid ayaa xaqiijisay in weeraryahankii hore ee reer Brazil Ronaldo uu qaatay boqolkiiba 51 kamid ah saamiga kooxda. "Waxaan ku xisaabtamayaa inaan ka caawiyo Real Valladolid inay isku xoojiso horyaalka Primera, islamarkaana ay rajo ka yeelato tartamada waaweyn" ayuu yiri madaxweynaha…

Read More »

Messi oo laga waayay Saddexda musharax ee ku tartamaya Ballon d'Or

0 Visits: 573 | Monday September 03, 2018 - 22:39:59
Cristiano Ronaldo, Luka Modric iyo Mohamed Salah ayaa isugu soo haray liiska ugu dambeeya xiddigaha ku tartamaya abaalmarinta Ballon d'Or 2018. Weeraryahanka Barcelona iyo Argentina Lionel Messi, oo shan jeer ku guuleystay Ballon d'Or, ayaa seegay inuu ka mid noqdo seddexda mushar ee isku soo…

Read More »

Mourinho oo beeniyay inuu diiday saxiixa Cr 7

0 Visits: 525 | Monday September 03, 2018 - 22:31:54
Sida laga soo xigtay Jose Mourinho, Ronaldo inuu dib ugu soo laabto garoonka Old Trafford ma aheyn qorshaha maamulka Red Devils. Jose Mourinho ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu diiday Cristiano Ronaldo inuu kusoo laabto kooxdiisii hore ee Manchester United.Warar soo baxayay todobaadkaan ayaa lagu…

Read More »