Maqaallo

Su'aalo badan oo aan Jawaab u waayay.

0 Visits: 862 | Wednesday January 02, 2019 - 21:56:42
1-Hoobiye ayaa Xalane Ku soo dhacay maanta, Mareykanka ayaa usbuucii hore u sheegay Dadkiisa Mogadishu jooga in khataru soo socoto. Hoobiyuhu ma waxa uu ahaa jawaab, in aan run sheegaayay ogaada? Mise waa sii ogaa ayaa dhab ah? 2- Hayadaha Caalamigaa haddii ey been Ka sheegaan dhaqaalaheena iyago oo…

Read More »

AKHRISO: Maxa ka taqaanaa dhismaha caanka ah ee Taj Mahal ?

0 Visits: 1020 | Wednesday January 02, 2019 - 21:08:42
Taj Mahal "Qasriga boqortooyooyinka" waa madxaf ka sameysan dhagax cad oo aad u adag kuna yaalla dhanka koofureed ee wabiga Yamuna ee magaalada Agra ee dalkaasi hindiya, Waxaa dhisay boqorkii lagu magacabi jiray Shah Jahan ee xukumayey boqortooyadii Mughal emperor sanadku markuu ahaa 1631, waxaana…

Read More »

Qoraalkii 1-aad ee Sannadka 2019 iyo

0 Visits: 922 | Tuesday January 01, 2019 - 23:50:19
Cudur daar. Walaalkey/ walaasheey, ha iiga xumaan, muxuu Yaxya kuugu soo Diri waayay Hambalyada Sannadka cusub ee 2019, dadka kaleba waa u diryaye. Ma jirto Cid aan ugu Hambalyeeyay Sannadka cusub, Walaalaha oo dhan. Markii aan Ka fiiriyay dhinacyo badan gaar ahaan Dhinaca Diinta iyo Nuxurka Hambalyada.…

Read More »

Dhacdooyinkii u waaynaa ee Somaliland ka dhacay sanadkii galbaday ee 2018-ka

0 Visits: 787 | Tuesday January 01, 2019 - 23:16:53
Talaado, Janaayo, 01, 2019 (HOL)- Dhacdooyinkii u waaweynaa ee sanadkii tagay laga xusi karo Somaliland waxa ka mid ah dhacdooyinkan hoos ku qoran. 1.December, 21,2018, madaxweynaha Somaliland iyo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku kulmay magaalada Wajaalle. 2.December 17, 2018,…

Read More »

Sanadka Cusub: Labadii Su'aal ma iiga jawaabtay? .

0 Visits: 1037 | Tuesday January 01, 2019 - 11:50:47
Hor dhac:- Dad badan ayaa iigu hambalyeeyay SannadKa cusub ee Miilaadiyada. Dad yar ayaa iigu hambalyeeyay bilawgii Sannadka Hijriyada. Qofna iiguma hambalyeeyn bilawgii Sannadka Soomaalida ee Dabshidka, Neyruuska, badgalka .

Read More »

Warbixin : Qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa sanadka sii dhamaanaya ee 2018ka

0 Visits: 842 | Monday December 31, 2018 - 23:52:04
Waxaa soconaya saacadihii ugu danbeeyay ee sagootinta sanadka 2018ka oo caawa ku eg, halka dhinaca kale loo diyaar-garoonayo soo dhaweynta sanadka cusub ee 2019ka, sidaa daraadeed waxaa halkan idinku soo gudbin doonnaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sanadkan naga sii dhamaanaya ka dhacay…

Read More »

FAALLO:-Maxaa Laga Filan Karaa Geeddi-Socodka DFS, Kadib Khilaafyadii Siyaasadeed Ee Ragaadiyey ?

0 Visits: 837 | Monday December 31, 2018 - 22:19:27
Sannadka saacadaha kooban ka harsan yihiin waxaa lagu xusuusan doonaa Galaangalkii DFS, Siyaasadaha Is-diidan, Khilaafka Golayaasha Qaranka iyo kuwa ay DFS iyo DG ku kala irdhoobeen. Qiimeyn kasta oo lagu sameeyo Waxqabadka DFS ee sannadka 2018-kii waxaa hubanti ah inay ku tallaabsatay Horumar iyo Dib-u-dhac,…

Read More »

Wax ka ogow: Taariikhda Dagaaladii Garraha.

0 Visits: 1651 | Monday December 31, 2018 - 10:35:48
Inkasta oo Isticmaarku dhibaato Xoogan u geeystay Soomaalida, Haddana Qabiilka Garraha ayaa la sheegaa in Dhibaatada ugu badani soo gaartay, waxaa iyaga gooni u ahaa in dhulkoodii la dajiyay Dad kale oo aan Somali aheyn, in la isku dayay in lagu khasbo in Diinta, Magaca iyo Isirka laga bedello.

Read More »

Maxaad ka taqaan beelaha Hawiye?. Qalinkii Ilyas

1 Visits: 2516 | Sunday December 30, 2018 - 09:39:48
Hawiye waa ilma Irir Samaale. Samaale waa Abka ay ka soo faracmeen beelo waaweyn oo Soomaalida kamid ah. Odayga Samaale wuxuu dhaley sagaal wiil ( Irir, Maqarre, Gardheere, Mayle, Garre, Gariire, Xamarre, Xariire, Yabuur). Xamarre iyo Xiriire lama yaqaan meel ay ku danbeeyaan faracoodu balse 7 kale…

Read More »

Siyaasiyiintu ha u daayeen qof waliba khibradiisa uu Dalka ugu shaqeeyo=Nasashada Jimcaha.Q-150 aad=

0 Visits: 785 | Friday December 28, 2018 - 22:01:20
1-Reer Galbeedka, haddii Nin iyo Xaaskiisu kala tagayaan Hantida waa loo qeeybiyaa, Nin Somali ah oo Qurbaha joogay ayaa Xaaskiisii ku yiri: Maanta natiijadii Baqtiyaa nasiibka waa la soo dhajiyay ee haddii aan Maanta Baqtiyaa nasiib ku guuleysto maxaad sameyn laheyd? Waxa ey ku tiri: bar ayaa qaadan…

Read More »

AWR GUURTA MA XUMEE UUR KALA GUURAA XUN.!! Qalinkii Dulyar

0 Visits: 970 | Friday December 28, 2018 - 21:33:09
FADLAN ADIGA OO DEGAN DHUUX QORMADAN:- Soomaalidu inkastoo ay kala Uur guurtay hadana waxaan mararka qaar isweydiiyaa Aaway dadkii Soomaaliyeed ee Damiirka, Caqliga, Cilmiga iyo Garashada lahaa? maxaa dadka wada seexshay? Toloow dadkaasi ma dhamaadeen? Ma laga xoog iyo xoolo badiyay? Mala cabsi galiyay?…

Read More »

"Sideen arrintan cajiibka ah ugu sheegaa qoyska qofkii dhimashadiisa darteed aan u noolahay"?

0 Visits: 868 | Wednesday December 26, 2018 - 19:31:59
Ellie Lacey waxay qarka u saarneyd iney geeriyooto, iyadoo aad ugu baahneyd in beerka si deg deg ah looga baddalo. Hadda oo 2 sano ka dib ah, haweeneydan 32 jirka ah ee ka soo jeedda magaalada Cafdiff waxay noqotay Hooyo waxayna dooneysaa iney arrintan farxadda leh ee ku soo korortay u sheegto qoyska…

Read More »

CAAFIMAADKA: Cudurka baabasiirka siduu ku abuurmo.

0 Visits: 950 | Tuesday December 25, 2018 - 23:13:30
Qof kasta wuxuu dabada iyo malawadka ku leeyahay xiddido dhiig. Xiddidadaasi marka ay kala fidaan oo dhumacdoodu baahdo ayaa waxaa dhaca Baabasiirka ama qoor-maaleyda. Marka caddaadis iyo riixitaan ku dhaco xiddidka ayaa waxaa dhacda in xiddidku lumiyo laastiigiisii oo ay dhumucdiisu waynaato ilaa uu…

Read More »

Qoyska Talo sii.

0 Visits: 960 | Tuesday December 25, 2018 - 22:41:23
Faadumo, waa gabar joogto Jiinka wabiga Hiiraan( F.S: 1aad). Dhibaatada kaliya oo ey Ka fekerto waa Xiliga Roobka oo isbedelo ama baaqdo ( F.S: 2aad). Iyo xanaanada Xoolaha iyo qooyska.

Read More »

Maxaad ka taqaan Beelaha Digil iyo Mirifle.

2 Visits: 2308 | Thursday December 20, 2018 - 20:53:20
Digil iyo Mirifle waa qowmiyada ugu tirada badan ee degta gobolada Shabeelada hoose, Bay iyo Bakool sidoo kale waxey wax ka degaan gobolada Jubada/dhaxe iyo hoose iyo Gedo. Abka Digil wuxuu ahaa nin Carab ah oo ka yimid Jasiiradda Carabta wuxuu ka soo degay baa la yiraahdaa deexda gacanka Taajuura (Jabuuti).…

Read More »

Shaleemo Beydhabo & is xasuusin Taariikh hore u dhacday.

0 Visits: 854 | Wednesday December 19, 2018 - 00:26:24
Berri, Arbaco 19 Dec.2018 doorasho ayaa Ka dhici doonto Magaalada Beydhabo sida la saadaalinayo. Haddii ey dhacdo waa la yaqaan Natiijada, Dorashada Nuucaan ah shuruudeeda waxaa Ka mid ah: A- In Codeynta Ka hor la sii magacaabo qofka Ku guuleeysan Doono.

Read More »

Maanta iyo waddooyinka Xamar!!!

1 Visits: 949 | Monday December 17, 2018 - 23:59:50
Maanta 17/12/2018.Dadka Magaalada qofba xaalad ayey la kulantay. Annigu maxaan la kulamay? Waddoyinku waa xirnaayeen qaybo Ka mid ah Magaalada, waan iska joogi lahaa Guriga, Laakin waxaan ogaa Ballan aan Ka Qaaday Ardayda Jaamacadda Capital, in kasta oo aanan Ka tirsaneed Jaamacadda, haddana waxa ey…

Read More »

Waxaan u baahanahay Nabad cadaalad ku timid

0 Visits: 805 | Monday December 17, 2018 - 19:05:25
Nabad waa eray xambaarsan garasho mugweyn, qeexideeduna waxay ku xirantahay arimo badan oo ay ka midnoqonkaraan, aqoonta iyo ujeedada Hogaanka dalka xukuma ama kooxda mucaaradka ah laba baduba nabad ayey wax ku yihiin. Nabaddu waa tiirka koobad ee aasaaska nolosha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaan…

Read More »

Xanuun Waraqda / Saracda Laga Dareemo

0 Visits: 1209 | Sunday December 16, 2018 - 23:37:03
Casharkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay cillad badanaa bukaannadu ku wareeraan, dhakhaatiirtuna aysan ku baraarugsanayn waa xanuunka laga dareemo waraqda ama saracda (meesha u dhaxayso gumaarka lafta bisqinta iyo meesha cajarka/bowdada ka billawdo). Waxyaabo badan ayaa keeno in xanuun laga dareemo…

Read More »

Duco iyo Xasuus, Ardayada Somaliyeed.

0 Visits: 807 | Sunday December 16, 2018 - 23:12:40
1-Bareeki ( Dayaarad) ey isaareen asey Baladka igu soo warwareejiyeen, hoos u bacleel Baladka ahaa. Kubbadeey dheeleen aseey koobka guusha dhiibidiisa igu sharfeen.( South Africa- F.S: 1-9)

Read More »