Maqaallo

Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri=Q-13 aad=

0 Visits: 804 | Wednesday March 13, 2019 - 00:24:50
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda.

Read More »

Doorashada 2020-ka!!! =Fariin ku socota Musharixiinta=.

0 Visits: 759 | Sunday March 10, 2019 - 00:35:21
Ku: Musharixiinta 2020. Kadib markaan aragnay: Habsami u socodka howlaha qaban qaabada Doorashada. Kadib markaan aragnay: Sida deeq bixiyayaasha Maalgaliya doorashadu ey daacad uga yimiin.

Read More »

Mucaaradku hadduu wadani yahay Dowlad is hilmaantay ayuu Khaladkeeda xasuusiyaa=Nasashada Jimcaha.Q – 138aad=.

0 Visits: 802 | Friday March 08, 2019 - 23:41:17
1- Wiil Qorax Joog ah ayaa waxa uu arkay Saaxiibkii oo Qurbaha ka yimid, Gabdhihii xaafadda oo dhamina daba ordayaan. Waxa uu ku yiri: Saaxiiboow, Aniga hal Gabar ima daba socoto ee maxaan sameeyaa? Waxa uu ku yiri: War Istiilaha bedel oo Qof Casriya iska dhig, Boorsa yar oo loo maleeynayo in Laptop…

Read More »

Ma loo sheegay?=Maqaal Xiiso Xambaarsan=

0 Visits: 825 | Friday March 08, 2019 - 22:46:20
Maanta intii aan u Soo socday Saaxiibadeey, 6 checkpoint ayaa la igu celiyay. Waxaa la fiirinaa warqadaada Aqoonsiga Heyadda Dowladeed ee aad u shaqeyso iyo Baabuurka aad wadato iyo Ciidanka kuu saaran. Intaba ma heeysto, Shaqaale dowlo ma ihi, Baabuurna malihi.( F.S: 1 & 2aad)

Read More »

Ar Numbarka 7 aaaa, waa iga yaabiyay, Adna la yaab !!!.

0 Visits: 808 | Monday March 04, 2019 - 23:35:01
Suuratul faatixa, furaha qur'aanku waa 7 Aayadood + Riyadii Nabi Yusuf CS uu fasiray waa 7 Sac iyo 7 Sabuul+ Kacbada waxaa la dawaafaa 7 mar + Safa & Maraana waxaa la gulfiyaa 7 mar + Sheydaanka waxaa la dhagax tuuraa 7 mar + Dambiyada waaweyn ee Naarta toos loogu galo waa 7 +

Read More »

Maxaa ku khasbaya in qofku uu yiraahdo: wixii aan idin soo gudbiyay, share gareeya!!!

0 Visits: 795 | Monday March 04, 2019 - 23:20:34
Inta aadan waxba sheegin waxna qorin kuna oran dadka share gareeya, waa in aad marka hore iska soo hubisa waxa aad sheegayso ama aad qorayso, kuwa sharka soo gudbiya iyagu xaalkoodu waa cad yahay, aakhiro dan kama lahan, Allahna kama baqaan, haseyeeshe waxaa la yaab leh kuwa khayrka soo gudbinaya oo…

Read More »

Jiroos, Butis & Qaliir,Isneelo=U gaar ah Jiilka cusub- Aqoon Guud=.

0 Visits: 866 | Sunday March 03, 2019 - 00:11:46
Quruxda Qofba si ayeey u taqaan,wixii qof la qurxan ayaa Qof kale ayuu la xunyahay. Ha u qaadan in cabirkaagu uu sax yahay. Tusaale: wadanka Iran ina boqordii la dhihi jiray princess: Qajar ayaa noqotay calaamadda Quruxda Dalkeeda sannadkii 1900 waxaana darteed isku dilay 13 Nin markii ey diiday in…

Read More »

Tifaftiraha aysan aqoonin Suxufiyiinta wararka u diyaariya

0 Visits: 850 | Thursday February 28, 2019 - 12:07:55
Waa Tififaf tiraha bog caan ka ah facebook-ga waxaana uu ku qoraa wararka ku saabsan dalkiisa oo ah mid ka mid ah waddamada ugu liita caalamkan ee dhankaa xorriyatul qowlka warbaahinta. Hase ahatee xitaa wariyaasha wax ku qora boggiisa aqoon buuxda uma laha qofka uu yahay. Marka si guud loo eego, ninkan…

Read More »

Maxaad ka taqaan Jaceeylka Yoo Yoo!!!.

0 Visits: 805 | Tuesday February 26, 2019 - 23:58:04
Wiil Ka mid ah, saaxiibadeeyda FB ayaa i weeydiiyay, su'aal qalafsan? Yaxya weligaa wax ma jeclaatay? Waxaan Ku iri: Haa, Diinteeyda, Dalkeeyga, Dadkeeyga iyo……. Waxa uu yiri: taa ma ahan, Tan laba qof oo Kala jinsi ah? Waxaan iri: Haa, Abootadeey, Habar yar, Hooyo, walaasheey…….

Read More »

Lacagtooda qayb u celi. !!!

0 Visits: 859 | Monday February 25, 2019 - 11:07:01
A) Dakhliga ugu badan Dalku waxa uu Ka Soo xaroodaa Xoolaha aan dhoofino ama aan gudaha Dalka ku dhaqano, Dadka ugu badan Bulshada ayaana Ku tiirsan Xoolaha. B ) Walaalaheen Cali iyo Axmed waa xoola dhaqato, Xoolahooda looma daaweeyo, Daaqsin iyo waraabkooda lagama fekero, Naftooda iyo qooysaskooda…

Read More »

Culumada iyo Caasiyada Cusub haloo kala gar qaado= Nasashada Jimcaha.Q-136 aad=

0 Visits: 1014 | Friday February 22, 2019 - 23:43:21
1.Jaamac oo Reer Gaalkacyo ah ayaa u yimid Muriidi oo harqaan ku leh Xamar weyne, si loogu tolo Busto ka jeexantay, Muriidii ayaa ku yiri: waxaan kuugu toloyaa 2 Shillin. Jaamac ayaa ku yiri: War badaw miyaad i moodaa , Hal Shillin ayaa lagu tolaa, waxaa la isku mari waayay qiimaha lagu tolayo, Dood…

Read More »

Ar Shidaalaa!!! Intee ayay iska qaban la'dahay?

1 Visits: 888 | Thursday February 21, 2019 - 21:55:43
Wada Aqri ama iska dhaaf, Dhibcaha Hoose. Araar: 1- ka sokoow sharciyadii shidaalka oo aan la dhameeystirin, iyo Go'aan ka gaarida Baarlamaanada.

Read More »

Gabadh ina adeerkeed Kelli u bixisay iyo Jeceyl ka dhashay

0 Visits: 1049 | Wednesday February 20, 2019 - 22:47:32
Abwaan Cawaale Ismaaciil Saleebaan oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa gabay ku cabbiray sheeko jacayl oo nooceeda oo kale ay ku yartahay bulshada Soomaalida. Gabaygan oo uu ugu magac daray "naf jacayl maloo huray" ayuu abwaanku kaga warramayaa sida ay u soo jiidatay sheekada gabadh ina adeerkeed…

Read More »

Maxaa xilligan ku soo beegay cabashada Wariyeyaasha Muqdisho ?

0 Visits: 898 | Monday February 18, 2019 - 23:59:06
Wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta cabasho ka keenay hab dhaqan muddo soo jiitamayay oo ka socday Xafiisyada Warbaahinta Madaxtooyada iyo Ra'iisul Wasaaraha ku hayeen, kaasoo looga hor-istaagay in si madax banaan xogo ama warbixin dhameystiran uga helaan Xafiisyada dowladda,…

Read More »

Fasiraad ku aadan waxa salka ay ku heyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya

0 Visits: 848 | Sunday February 17, 2019 - 11:19:58
Xiriirka Kenya iyo Soomaaliya oo meeshii ugu xumeyd gaaray Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku "xaraashtay" ceelal shidaal oo ku yaala xuduuda lagu muransanyahay.…

Read More »

Labbo canug oo mataana ah haddana kala aabe ah!

0 Visits: 866 | Saturday February 16, 2019 - 10:19:48
Balse sidee ayay macquul ku tahay in mataano wada dhashay ay yeeshaan labo aabe oo kala duwan? Saddex waalid iyo labo caruur ah

Read More »

Difaaca Dhagxaha Duleelo!!!

0 Visits: 814 | Saturday February 16, 2019 - 00:11:35
Mogadishu meela badan waxaa la dhigay Dhagxaan jid gooyo ah, haddana Qarixii iyo Jugtii weli waa Jiraan. Sabab? (F.S:1aad). Jawaab: Boqortooyadii Shiinaha ayaa Derbi ku wareejisay deegano Ka mid ah Dalka Shiinaha 700 Sanno dhalashadii Nabi Ciise CS Ka hor, si looga hor tagu Duulaankii Ka imaanayay deegaanka…

Read More »

Dowlad Horuumarkeeda Number ayaa lagu sheegi karaa!!!=Nasashada Jimcaha. Q-135aad=

0 Visits: 794 | Friday February 15, 2019 - 23:25:24
1- Nin aad u xoogweyn ayaa Guursaday, Gabar caato ah kuna Aqalgalay magaalo, muddo markuu qabay oo eyna wax isku dhalin, ayaa Hooyadeed oo baadiyo jirtay soo aaday gabadheedii magaalada lagu qabay, markii ey u timid ayey aragtay Ninkii gabdheeda qabay. Waxa eyna tiri: Ninkaan Xooga weyn Gabadheeyda…

Read More »

Macallimoow Madax Malaay!!!!

1 Visits: 910 | Thursday February 14, 2019 - 23:38:16
Wargeeyska Daily Nation ee Ka Soo baxa Magaalada Nairobi, cadadkiisii Soo baxay 4/Feb./2019. Page 2 ayaan Ka aqriyay sheekadaan. Dowlada Tanzania ayaa xirtay January 2019, 15 Nin oo ah Kaluumeysato Kenyan ah oo Ka Soo dhaqaaqay Jaziiradda Remba, kuna Soo xad gudbay Biyaha Tanzania si ey uga kaluumeystaan.

Read More »

Kheyraadka dalkeena sidee baan u kala dooranaa ?

0 Visits: 988 | Sunday February 10, 2019 - 21:28:52
Soomaaliya waa dal ilaahay dhexdhigay kheyraadka aduunyadu ku faanto intiisa badan sida Beeraha, xoolaha la dhaqdo, kaluunka, xeebaha dalxiiska, waxa la yiraahdo logistic strategic, kheyraadka dhulka hoostiisa kujiro, iyo qeybo kale oo badan sida cimilada dhexdhexaadka ah ee ilaahay nagu galaday kuna…

Read More »