Featued

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-JULY-2020

0 Visits: 277 | Thursday July 30, 2020 - 10:06:11
Xildhibaanada Beesha Mudullood iyo Duqa Muqdisho oo C/Qaadir Cosoble u doortay Musharaxooda Xilka Ra'iisul Wasaaraha Dalka. M/Muqdisho gaar ahaan Hotelka Doorbin ay aa waxaa Habeen hore ku yeeshay Xildhibaanada 2da Aqal ee Beesha Mudullood ku metela Baarlamaanka FSoo ay ku jireen Wasiiradii Xa san…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JULY-2020

0 Visits: 261 | Tuesday July 28, 2020 - 10:50:22
Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Taliyaha Ciidama da Booliska ee Saldhiga Garoonka Aadan Cad de Cabdi Fitaax Bashiir. Cabdi Fitaax Bashiir ayaa markiisi hore da rajadiisa waxa ay aheyd G/lle Boo lis…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JULY-2020

0 Visits: 148 | Monday July 27, 2020 - 14:12:32
Dowlada Soomaaliya aya sheg tay in Cilad ku timid Qadka Inte rnetka ee Fiber Obtico Dowlada ayaa waxey xaqiijisay in ay cilad ku timid fiilada internetka ee loo yaqaan fiber obtico bartam aha iyo konfurta soomaaliya ee marta Badda Hoosteeda Shalay barqadii ayaa laga waayay gabi ah aanba xawaaraha internetka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-JULY-2020

0 Visits: 258 | Sunday July 26, 2020 - 09:16:42
Guddoomiye Mursal oo ka hadlay kalsooni dii lagala noqday RW Kheyre Guddoomiyaha G/Shacabka Maxamed Mur sal Sh.Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay kal soo nidii Shalay Xildhibaana da G/ Shacabka ay ka la noqdeen Xukuumad da R/ Wasaare Xa san Cali Kheyre. Guddoomiye Mursal oo war baahinta kula hadlay xafiiskiisa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-JULY-2020

0 Visits: 306 | Tuesday July 21, 2020 - 10:37:09
Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamar eeb iyo qorshaha kulan kale oo Xalay dhacaya Wararka aan ka heleyno xarunta madax tooyada Galmudug ayaa sheegaya in mada xda DFS& Dowlad goboleedyada ay mar ka le Xalay isugu imanayeen kulan kale kadib kulankii halkaas ku dhex-maray Shalay uu natiijo lahaan noqday .…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JULY-2020

0 Visits: 286 | Monday July 20, 2020 - 11:05:49
Jubbaland oo War kasoo saartay kulan kii Md. Farmaajo iyo Axmed Madoobe Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Madaxtooyadda M/ Dhuu samareeb kulan kula qaatay Madaxweyna ha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ax med Madoobe. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxwey ne Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu shee…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-JULY-2020

0 Visits: 206 | Saturday July 18, 2020 - 10:10:25
Farmaajo oo maanta ku wajahan Dhuusa- mareeb Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ay aa lagu waddaa in ay maanta gaaraan M/ Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doon naa Shirka Madaxda do wlada dhexe iyo dowlad goboleedyadda oo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-JUNE-2020

0 Visits: 295 | Thursday July 16, 2020 - 11:32:27
Galmudug oo faah faahisay Safarka Mada xweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa la filayaa in uu dhawaan ta go M/Dhuusamareeb ee Caasimada Galmud ug,halkaas oo la filayo inay kulan ku yeeshaan Madaxda D/Soomaaliya & Dowlad goboleedy ada. R/Wasaaraha Soomaaliya…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JULY-2020

0 Visits: 294 | Wednesday July 15, 2020 - 09:56:30
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka DFS ay u xakameysay ugana hortagtay cudurka safmarka ah ee COVID-19, saameynta xoo ggan ee cudurkan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-JULY-2020

0 Visits: 321 | Tuesday July 14, 2020 - 09:11:39
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aqbalay Dalab uga yimid M/Goboledyada Warar kalsoonaan karo oo aan helnay ay aa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Maxamed C/hi Farm aajo iyo R/Wasaare Kheyre ay aqbaleen marti qaadkii Madax da dowlad Goboleed yada dalka, kaasi oo ahaa in Madaxda DFS iyo kuwa Maamulada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JULY-2020

0 Visits: 296 | Monday July 13, 2020 - 09:43:09
Ra'iisul Wasaare hore Soomaaliya oo gee riyooday iyo taariikhdiisa oo kooban Marxuum Xasan Abshir Faarax Allaha u naxariistee Ra'iusul Wasaarihii hore ee So omaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga. Xasan Abshir Faarax oo 75 sano jir ahaa ayaa sida la sheegay u geeriyooday…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JULY-2020

0 Visits: 204 | Thursday July 09, 2020 - 10:23:05
Madaxweyne Farmaajo oo Billad Sharaf Guddoonsiiyey Xubno ka tirsanaa Guddi gii Qaban-qaabada 60-Guurada Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuu say Guddigii 7aadka Xoriyadda iyo Midnima da,hormuudka Olala ha Isxilqaan iyo Maa mulka Warbaahinta gaarka loo leeyahay. Madaxweyne…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-JULY-2020

0 Visits: 208 | Tuesday July 07, 2020 - 09:39:46
RW Kheyre oo Magacaabis sameeyay R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre ayaa u Magacaabay Mukhtar Xusen Max amed (Qooraansay). inuu noqdo maareeya ha mashruuca Aqoonsiga Qaranka. Qoraal kooban oo kasoo ba xay Xafiiska R/Wasaare Khey re ayaa lagu sheegay in xilka loo qaatay Mukhtar Xuseen Maxamed (Qoor…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-JULY-2020

0 Visits: 265 | Monday July 06, 2020 - 11:43:27
MADAXTOOYADA oo ka hadashay baaqas ada Shirkii Madaxda Dowladda & D/Goboleedyada Shalay ayaay ku aadaneyn maalintii uu Ma daxweyne farmaajo kulanka ku casuumay Ma daxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Ban aadir,hayeeshee shirkaasi uu baaqday, waxa ana ka hadashay Mad axtooya da Soomaa liya. Agaasimaha…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-JUly-2020

0 Visits: 306 | Saturday July 04, 2020 - 11:15:33
Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Far maajo iyo Ra'iisul wasaaraha Nor way? Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn R/Wasaaruha Norw ay oo telfo onka kula soo xiriirtay madaxweyne Farmaajo waxay ugu hambalyeysay…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY QORAA SARE SH. CALI CUMAR MAXAMUUD{cALIYOOW}

0 Visits: 204 | Wednesday July 01, 2020 - 21:56:34
Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed inta badan oo kala ah:- Cali Muuse Cabdi,Maxamed Ibaraahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cismaan {M/Kii miko},,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Faarax Cumar Nuur,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra},Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 29-JUNE-2020

0 Visits: 309 | Monday June 29, 2020 - 11:13:05
Q/ Midoobay iyo Midowga Yurub oo war kasoo saartay hadalkii gudoomiye Xalii mo Yareey. Q/Midoobey ayaa muujisay sida ay ugu fa raxsan tahay hannaanka doorasho oo ay soo bandhigeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka oo ay hogaamineyso Xal iimo Yareey, waana hannaan la gu gaarayo doorashada tooska…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JUNE-2020

0 Visits: 283 | Sunday June 28, 2020 - 11:05:44
Madaxweyne Farmaajo oo farriin hamba lyo u diray walaalaha Jabuuti Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u diray dhi ggi isa dal ka Jabuuti Md. Ismaaciil Cu mar Geelle, do wladda &guud ahaan shaca b ka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aadd an sannad guur adii 43-aad ee ka soo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-JUNE-2020

0 Visits: 252 | Thursday June 25, 2020 - 11:21:29
Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay go orta iyo goobta uu ka dhicidoona shirka dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ku casuumay Mada xw eyneyaasha D/Goboleedyada & Guddoomiyaha G/Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka G/Amniga Qaranka ee JFS oo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 23-JUNE-2020

0 Visits: 234 | Tuesday June 23, 2020 - 10:35:04
Madaxtooyada oo war kasoo saartay kula nkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulankii Shalay dhanka muuq aalka aaladda Zoom-ka ku dhex-maray ma daxda DFS iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Read More »