Maqaallo

Ceebta Alla ha asturo, Aduunyo waa xumaatay=Nasashada Jimcaha.Q-132aad=

0 Visits: 131 | Friday January 25, 2019 - 19:53:27
1-Faarax Waal ayaa arkay saaxiibkiis oo Wabiga dhinaciisa ku ooynayo. Waxa uuna ku yiri: Maxaad la ooynee?. Saaxiibkii ayaa ku yiri: Sokor ayaan wabiga ku shubay, markii aan dhadhamiyayna Biyihii isma bedelin. Faarax ayaa inta uu qoslay ku yiri: war siduu ku macaanaa Wabigu maba aadan ku walaaqin sokortiiye.…

Read More »

Heshiiska Qarniga iyo Geeska Afrika.

0 Visits: 103 | Thursday January 24, 2019 - 22:46:33
Loollanka dunidani waxa uu la bilowday abuurkii Nebi Aadam, markii uu Ibliis diiday in uu u sujuudo Aadam, isla markaana goobtii iyo goortii ka bixiyey ogeysiinta colaaddiisa aan dhammaatka yeelan doonin ilaa qiyaamaha. Dagaalka Ibliis bilaabay raadkii ugu horreeyey ee dagaalkiisu waxa uu muuqday markuu…

Read More »

Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri-Q-10 aad

0 Visits: 88 | Thursday January 24, 2019 - 21:48:26
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda. (Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay,…

Read More »

Labo Tallo iyo wixii Maanta dhacay!!!

0 Visits: 64 | Thursday January 24, 2019 - 20:48:25
Muxaafid: iyada oo maanta uu yimid Dalka Wafdigii ugu ballaarnaa 2019 Ka, oo Ka socda Wadamo iyo Hayado farabadan. Ma haboono wafdi intaa la eg in uu hor fadhiisto Hal Qof oo kaliya, waxaa haboon in xubna badan oo Ka socdo dhinaca somalidu ey hor fadhiistaan. Maan kaa maqan maskax walaalkaa ayuu Ku…

Read More »

No More fake Diaspora!!!! (Qormo Xiisa Badan)

0 Visits: 108 | Wednesday January 23, 2019 - 23:48:03
Hor dhac. Waxaa ila soo Xiriiray Dhalinyaro xog ka ururineysay, Arrimaha Dalka ka jiro iyo Doorka Qurba joogta, waxayna iga Codsadeen in aan wax ku kordhiyo. Hoos ka fiiri Qoraalkii ay ii soo Direen sida uu u qoran yahay. ((Wallaal Qurbajoog warbixintaan ma khuseyso siyaasad iyo koox gaar ah , waa warbixin…

Read More »

Wax ka baro Taariikhda Ibnu Batuuta iyo Imaam Abuukar Imaam Cumar.

0 Visits: 101 | Sunday January 20, 2019 - 23:26:39
Ibnu Batuuta, Boqorkii Abgaal iyo Masjidkii aan ka naxay Dumintiisa. ARAAR: Aad iyo aad ayaan isagu dayay in aan soo gaabiyo qoraalkaan, saxda ah, laakin intaa ka badan haddii aan sii gaabiyo nuxurka yaa ka dhumayo. Fadlan adna isku day in aad wada Akhriso, si aad uga faa'iidu qoraalkaan taariikhiga…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Inta Badan Madaxda Carbeed Oo Aan Ka Qeyb Galaynin Shirka Furmayo Bayruut

0 Visits: 109 | Sunday January 20, 2019 - 20:51:32
Hoggaamiyayaasha dowladaha Carabta waxay maanta ku madalsanaayeen inay ka qeyb galaan Shirweynaha Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda, kaasi oo la filayo inuu saacadaha soo socdo ka furmo Caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut. Warbaahinta dalkaasi waxay sheegtay inay tiro kooban oo Hoggaamiyayaal ah…

Read More »

Maxaa Dad aan isku da' iyo isku faham eheyn Golaha shacba la isagu keenay!!=Nasashada Jimcaha. Q-131aad=

0 Visits: 116 | Saturday January 19, 2019 - 00:01:17
1-Nin Afrikaan ah oo Dayaarad saaran ayaa waxaa soo ag fadhiisatay naag cadaan ah oo Daanyeer yar wadato. Waxa uu ku yiri: kani muxuu ahaa? waxa ey ku tiri: Adiga iyo Daanyeerku waxaa tihiin Qaraabo isku Qooys ah. Waqti yar kadib ayeey ku tiri: waxaan Aadayaa Musqusha ee Daanyeerkaan ii sii haay. Intii…

Read More »

Sheekooyinka Xiisaha Leh Ee Laga Qoray Weerarkii Nairobi "Dhimasho Ayaan U Diyaarsanaa"+(SAWIRRO)

0 Visits: 88 | Thursday January 17, 2019 - 13:47:10
Dhowr iyo toban saacadood oo cabsi, argagax iyo sugnaasho la'aan ah kaddib Robert iyo Patrick iyo qaar kaloo iyagoo kale ah ayaa ugu dambeyn laga soo badbaadiyey dhismaha DuSitD2 ee magaalada Nairobi, halkaasoo weerar argagaxisanimo laguqaaday casarkii Talaadada. Waxaan kula kulmay albaabka DuSitD2…

Read More »

Abwaan da' yar oo tix layaab leh ka tiriyay dawarsiga shisheeyaha iyo madaxda Soomaalida

0 Visits: 103 | Wednesday January 16, 2019 - 22:21:53
Abwaan da' yar oo lagu magacaabo Cabdi Mahad ayaa furka ka tuuray maanso mug weyn isla markaana ay si weyn ula dhaceen daawadayaal ku sugnaa goob ay ka dhaceysay munaasabad dhallinyaro soo agaasintay oo ku taala magaalada Muqdisho.

Read More »

Kaftanka Farmaajo ee Mooshinka: Soomaaliya sir ma u qarsoontahay?

0 Visits: 104 | Wednesday January 16, 2019 - 10:04:19
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka oo ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa uu si kaftan dhable ah uga sheekeeyay sheeko gaar ahaan u dhex martay isaga iyo Guddoomiyaha…

Read More »

Sheekada gabar ka baxsatay nolosha Sacuudiga

0 Visits: 100 | Sunday January 13, 2019 - 23:31:40
Waxay ahayd sheeko dunida qabsatay, taas oo sababtay in wax la iska weydiiyo xayiraadaha saaran haweenka u dhashay dalka Sacuudiga. Rahaf Mohammed al-Qunun, oo 18 jir ah, ayaa dareenka caalamka soo jiidatay toddobaadkii hore kaddib markii ay isku soo xirtay qol ay hoteel ka degganeyd, isla markaana…

Read More »

Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri.Q-7aad.

0 Visits: 113 | Sunday January 13, 2019 - 10:24:08
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda. (Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay,…

Read More »

Halkee Soomaaliya Kaga Jirtaa Qiimaynta Baasabooradda Dalalka Caalamka Ee La Sameeyay?

0 Visits: 86 | Sunday January 13, 2019 - 00:10:23
Hay'addaTheHenley Passport Indexee qiimeysa Muwaadinimadda iyo Baasabooradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay'adda waxay qiimeynteeda ku salaysay dal kasta Dukumentiyadiisa Safarka iyo Xogta Hay'adda Duullimaadyadda Caalamka ee IATA iyo xaqiiqda dhabta…

Read More »

Hantida Qaran sidee loo soo Celin karaa?

0 Visits: 123 | Sunday January 13, 2019 - 00:08:11
Su'aalo badan ayaa Saaxiibadey iga soo weydiiyeen Hantidda Qaran iyo sida loo soo celin karo, waxaa jirta Hanti badan oo hore loo bixiyay ama si sharci daro ah lagu qaatay, Xaafada dhan oo la degan yahay ayaa ka mid ah. Dadka waxaa isaga Darsan Xukuumadda iyo Maxkamadaha, weliba awooda u gaarka…

Read More »

Qoraal iyo Guddi aan madax iyo Mijo midna lahayn ee ka soo baxay Xafiiska RW

0 Visits: 126 | Friday January 11, 2019 - 23:50:10
Waa arin fiican, waa mid lagu farxo, Waa mid mudan in lasoo dhaweeyo guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka uu RW DFS magacaabay. In guddi u howl galo ilaalinta iyo soo celinta Hantida Qaranka waa mid la sugaayay, waana abshir in maanta lasoo hadal qaado. Hase yeeshay Waddanka marxalado…

Read More »

Doorashada Maamul Gobaleedyada iyo tan dowladda dhexe mexey isaga mid yihiin?=Nasashada Jimcaha. Q-152aad=

0 Visits: 128 | Friday January 11, 2019 - 22:31:51
1-Nin Cabtooy ah ayaa la weeydiiyay haddii Wiil iyo Gabar kaligood meel cidlo ah ey joogaan oo aan qofina arkeyn, kadibna iyaga oo wada Qaawan ey Wabiga iskula qubeystaan, kadibna ey kala tagaan iyaga oo xatta Jirkoodu uuna meel iska taabn, ka waran? . Cabtooygii ayaa yiri: Labadaas sheeydan kii la…

Read More »

Hantida Qaranka ee la iska qaato ma duugoowdaa waqti ahaan?

0 Visits: 124 | Friday January 11, 2019 - 22:18:36
Hantida Qaranka. Codsi. Adiga oo aan u qaadan Mucaaradnimo & Muxaafadnimo oo aan siyaasadeeyn iiga Jawaab su'aalahaan,si aan uga faa'iido aragtidaada.

Read More »

Madaxweynaha wejiyada badan ee Gabon, Cali Bongo, ee ka badbaaday isku day afgembI

0 Visits: 149 | Wednesday January 09, 2019 - 12:56:33
Dadka qaar, wuxuu u yahay amiir edebta aanan la barin, oo u arka inuu xaq u leeyahay xukunka dalka saliidda qaniga ku ah ee Gabon; wuxuu mar ahaa fannaan, wuxuuna gashaday kabaha aabbihiis si uu u sii wado xukunka 50-ka sano ee qoyskiisa. Qaar kalena, wuxuu u yahay qof is beddel sameeyay - nin ay ku…

Read More »

Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri=Q-6aad=

0 Visits: 158 | Tuesday January 08, 2019 - 23:18:12
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda. (Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay,…

Read More »