Maqaallo

Somalia Vs Guinea

0 Visits: 1146 | Sunday July 07, 2019 - 06:24:17
Cudur Daar. Waxaa Jira 5 Guinea. 1- Papua New Guinea.2- equatorial Guinea.3- French Guiana.4.Guyana .5 Guinea. Ma ahan tan aan xuriyada Ku taageernay, Guinea waxa xuriyada ey qaadatay Ka hor intii aanan Ka qeyb qaadan xureynta wadama badan oo oo galbeedka iyo bartamaha Africa ah. Guinea waa Wadan 85/100…

Read More »

Ma taqaan Luqadda Ciyaalka Xaafadda!!!.

0 Visits: 1363 | Saturday June 29, 2019 - 15:51:13
Luqaduhu waa koraan, waana isbedlaan ama dhintaan waqti kadib, sida ey sheegaan Culimada Luuqaduhu. Waqtiyadaan dambe waxaa soo batay Kalmado ku soo kordhay Luqadda Somaliga oo badanaa ey isku Fahmaan dhalin yarada Jiilka Cusub. Waxaan dhageystay Dhalin yaro Somali ah oo sheekeeysanayo, laakin dhowr…

Read More »

Siyaasiyinta Somalida qaar, waa sida caruurta oo kale..!!!=Nasashada Jimcaha. Q-154aad=

0 Visits: 1238 | Friday June 28, 2019 - 20:40:54
1-Gabar Rajo ah ( Hooyadeed dhimatay) ooTahriib aheeyd ayaa waxaa Qabsaday Magafihii Libiya. Si xun ayaa loo jir dilay, kadibna Telefon ayaa loo dhiibay si ey u wacdo Qooyskeedii. Telefonkii waxaa Qabatay Eedadeed ( Xaaskii Aabaheed) . Gabadhii ayaa tiri: Eedo macaan Lacag ha la ii soo diro, haddii…

Read More »

Somalia oo ku guuleysatay Koob Dahab ah!!!=Faallo

0 Visits: 1224 | Friday June 28, 2019 - 20:27:10
Dhaliishaada oo aad ogaato Ceeb ma ahan, haddii aad u qaadato Cashar si aad u xaliso. Aduunka waxaa lagu tartamaa waxyaaba badan, Kubadaha Cagta, Gacanta, dabaasha, heerka wax Soo Saarka, Aqoonta, tartamo Quraxda, Musiga, iyo kuwa kale. Annaga xatta Koobka foolxumida waa nalaga qaaday. Waa in aan Hal…

Read More »

Naagtee jeclaan lahayd ?!!!

0 Visits: 910 | Wednesday June 26, 2019 - 06:57:32
Nin Doob ah ayaa la weydiiyay Naagteed Jeclaan leheeyd in aad Guursato? Waxa uu yiri: Naag dheer ma rabo, Qoortaa iga daalee sidaan kor ugu fiirinayo. Mid Gaaban ma rabo, Caruuraan u maleynaa. Mid Qurxan ma rabo

Read More »

Xoolaha aad masaakiinta ka xaddo, iyo mustaqbalka Caruurtaada isku fiiri=Nasashada Jimcaha.Q-151-aad.=

0 Visits: 899 | Sunday June 09, 2019 - 05:50:54
(Wax Akhyaar loogu maahmaahu ma ahan, waase iga talo) 1-Haweeney iyo Ninkeeda oo Qolkooda wada jiifo ayaa ku tiri: bal caawa, fiiri Xiddigaha Cirka maxaad dareenee?. Waxa uu ku yiri: Quruxda xiddigaha iyo tiradooda, Caawa ka hor uma maleeyneeyn in ey sidaa u qurxan yihiin. Waxa ey ku tiri: War Doqon…

Read More »

Xoghayaha Warfaafiinta ee Xisbiga qurba-joogta Soomaaliya oo soo saaray……

0 Visits: 927 | Thursday June 06, 2019 - 06:40:03
Somali Diaspora Party Taariikh ahaan siyaasadda ku – dhaqan-qabiilka ee soomaliya waxay soo jirtay ka hor inta aynan hanan xurnimadeeda, waagana xal looma helin , Laakiin ,Xisbiga siyaasadeed oo la baxay 'Somali Dispora Party' ayaa baadi goob ugu jira sidii looga bixi lahaa siyaasadan qaabka…

Read More »

Ganacsigu Biya cabaal ma leh!!!.

0 Visits: 913 | Wednesday May 22, 2019 - 08:56:33
Maanta waxaan la joogay 4 Ka mid ah Ardaydeeydii oo markii ey Jaamacadda dhameeysteen, Abuurtay Ganacsi, Dukaanna Ka furtay 4 irdoodka Xamar weyne. Waxa ey igu yiraahdeen: Maanta oo kale 15 kii Ramadan Sannadkii hore Dukaankeenu buuq ayuu ahaa, Dad badan ayaa wax Naga gadanayay, kii Ka sii horeyayna…

Read More »

Kala wareega Badda Somalida.( Ha ooyin)

0 Visits: 927 | Sunday May 19, 2019 - 14:08:02
Qoraalka intaan kama yareeyn karo, si aan u kala faa'iido darteed,Qaarna waan ka reebay!!!!!. Maad iska fiirisiin indhaha miyaad la'dihiin, wixii hore ugu dhacay waddamada kale ee Africaanka ah, ma xumo in Caalamka heshiis lala galo, laakin waxaa bilaawday in wadamada waaweyni ey boobaan wadamada…

Read More »

Imtixaanka Heey wareerin.

0 Visits: 818 | Sunday May 19, 2019 - 01:46:36
Iska ilaali in aad Qishto imtixaanka, Su'aal kasta waxaa la socda jawaabaha a, b, & c. mid kaliya ayaan sax ka ah. hoos ku qor Numbarka Su'aasha iyo Xaraka saxda ah. 1-Marka loo fiiriyo Baaxada Awooda Guriga looga arimiyo Somalia inta ey gaarsiisan tahay waa: a) Villa wardhiigleey.b) Villa Mogadishu.c)…

Read More »

Daawo aan leheyn taariikh dhicitaan, ama waqtiga loo kordhin karo, Soomaaliya ugu imaad=Nasashada Jimcaha.Q-148-aad=

0 Visits: 867 | Saturday May 18, 2019 - 03:20:33
Wax Ganacsato loogu Maahmaahana ma ahee. 1- Nin Ganacsataa ayaa lagu soo eedeeyay in uu Daawa dhacday Dadka ka iibiyo, Markii maxkamada la geeyay ayuu ku dhaartay inuuna Daawa dhacday weligii iibin, Waana la sii daayay. Saaxiibkii ayaa ku yiri: Maxaad beenta ugu dhaaratay, Soow adigii shalay Caruurta…

Read More »

Is dhaxgalka Jiilasha. [Bal aqri oo ogow]

0 Visits: 893 | Thursday May 16, 2019 - 10:47:47
Jiilka 1aad. Ma jirin shaashad aan wax Ka fiirsano, qofkii Nasiib leh ee ciidda Kumi( 10 cent) hela ayaa fiirsan jiray View-master. Waxa kaliya oo laga arkayay waa dhowr nuuc oo duur joog ah & Goobaha Barakeysan ee xajka. Weli ma fiirsatay?(F.S: 1aad)

Read More »

Go'aanada Kenya & Itobiya in la qaato faral miyaa?

0 Visits: 831 | Saturday May 11, 2019 - 22:16:26
Haddii aad Muqdisho Ka tagto Adiga oo Nairobi Ku sii socdo sii mar wajeer, Haddii aad Adis Ababa u socotana sii mar Diri dhabo. ( F.S: 1, 2 & 3aad) ee Maanta. Dalkaaga baro ma xumo!….in wadamadu ey Ka fekeraan Nabadgalyadooduna ma xumo!. Laakin weli lama hayo Wax Ka baxay Airport- Xamar oo dhib Ka…

Read More »

Laba Mar ayaa Koramka Baarlamaanka Buuxami karaa.1: Haddii la yiraa…..=Nasashada Jimcaha. Q- 147aad=

0 Visits: 841 | Saturday May 11, 2019 - 00:00:46
1. Nin Odaya ayaa maalin kasta wuxuu maqalaa Fadhigii Baarlamaanku, Koromkii oo Buuxsami waayay ayuu u Baaqday. Odaygii ayaa yiri: Laba Mar ayaa Koramkiisu Buuxami karaa.1- Hadii la yiraa: Ajanduhu waa in Xildhibaanada loo kordhiyo Mushaarka. 2- Haddii la yiraa Ajanduhu waa in Soonka 2 Usbuuc dib loo…

Read More »

Kuwa ilkaha Biraha ku soo xirtayna naga hubiya=Nasashada Jimcaha. Q-146aad=

0 Visits: 1067 | Friday May 03, 2019 - 21:15:48
Afeef. Wax Akhyaar loogu maahmaana malehe. 1- Wiil Reer Gaalkacyo ah oo Mareykanka degenaa, ayaa Aabihii oo waayeel ahaa geeyay Mareykanka. Wiilku Subaxdii shaqo ayuu aadi jiray, Galabtiina Aabe ayuu la joogi jiray. Galabtii dambe ayaa wiilkii maqnaaday, habeenkii markuu yimid, ayuu ku yiri: Aabe Galabta…

Read More »

Hambalyo, Hadaad doontana iska diid!!!.

0 Visits: 817 | Friday May 03, 2019 - 20:14:40
War waan hilmaamay ileyn maanta waa 1da May. Waxaan Hambalyo u dirayaa, dhamaan shaqaalaha wax Soo saarkooda shacabku Ka faa' iidaan iyo kuwa wax Soo saarkooda Madaxdu Ka faa'iido.( F.S: 1 & 2aad)

Read More »

XUSUUS: Before + After + Now.

0 Visits: 905 | Sunday April 28, 2019 - 22:48:34
Beryahan waxa ey ka shidan tahay Before & After, Dadkii berkaasaa in dareere anna ki daramee. Maxaa iga reebaya. 1-Before: waa sawirkii iigu horeyay oo la iga qaaday, aniga oo tuulada dhaxdeeda kula xaragoonaya shaarkeeygii Labada Galuus lahaa, nasiib wanaag sawirka waxaa ka muuqda qaybta sare oo kaliya,…

Read More »

Ha fududeysan Warka Taliyaha Ciidanka Badda ee Itobiya!!!.

0 Visits: 833 | Saturday April 27, 2019 - 23:52:43
Taliyaha Ciidanka Badda ee Itobiya, Sareeye Guud (Admiral Guud) Birhaanu Julaa ayaa April 2019 yiri: ((Ma jiri karto Sabab aan bad la'aan u noqon karno hadda)). Waxaan nahay ummad 100 Million oo Shacaba leh.

Read More »

Igu Sawir Odayga gaaban!!!.

0 Visits: 807 | Saturday April 27, 2019 - 23:37:13
Igu Sawir Odayga gaaban, haddii aan la hureeyn in Odayga la isku sawiro walba hala Fadhiisto.kkkkk. Maxaad Ka taqaan Odayga gaaban? Kuwa isku Sawirayo ha ogaadeen. Amb.Donald Yukio Yamamoto. Saqiir ma ahan waa 66 jir Ku dhashay Washington 1953. Waxna Ku bartay Jamacadda Columbia University. 1980 ayuu…

Read More »

Siyaasiyiinta Danleyda ah ee aan iimaanka lahayn, wax kastaa ka suurooba=Nasashada Jimcaha.Q-145aad=

0 Visits: 750 | Friday April 26, 2019 - 21:43:50
1-Macallin ayaa Ardaydiisii weeydiiyay, Dawacadu ma Ilmo ayey dhashaa mise Ukun? Ardaygii ayaa ku jawaabay. Macallin Dawacadu waa Caqlileey wax kastaana ka suuraabo. ( F.S: 1aad) (Siyaasiyiinta Danleyda ah ee aan iimaanka lahayn, wax kastaa ka suurooba). 2- koo Mooryaan ah ayaa waxa uu ag degenaa Isgool…

Read More »