Maqaallo

Somali Duco iyo Nabad diidaye, ma Nabadoonkeey u dan leeyihiin, mise Culumadaaba Aar doon ah?=Nasashada Jimcaha. Q-183aad=

0 Visits: 1528 | Friday January 17, 2020 - 23:01:13
1-Laba Nin oo Reer miyi ah, ayaa Shiikh u yimid : waxa ey yiraahdeen Shiikhow noo duceey: waxa uu yiri: Roob Alla ha noo keeno, Nabadna Alla ha noo keeno. Labadii Nin ayaa Shiikhii dilay. waxaa la yiri: Maxaad Shiikha u disheen?. Nin ayaa yiri: Waxaan ka baqay in ducadiisa la aqbalo, oo Roob da'o,…

Read More »

Aqalka sare ayaa Aqalka hoose ku yiri: waa in Mushaarka naloo badiyaa 3 sabab aawgood.=Nasashada Jimcaha.Q-182aad=

0 Visits: 1048 | Friday January 10, 2020 - 12:18:32
1-Nin Bukaan ah ayaa Dhakhtarkii ku yiri: Daktoore, Maalin waliba Saacadu marka ey tahay 7-da Subaxnimo ayaan Saxaroodaa. Daktoorkii: Taasi waa caafimaad, in aad Arroortii Saxarooto. Bukaankii: Ee, ee, ee, Laakiin Datoore, 9ka Subaxnimo ka hor Hurdada kama tooso. ( F.S: 1aad) ( Shaqada aan waqtigeeda…

Read More »

Nageria iyo Somalia maxaa laga Ansixiyay?.

0 Visits: 1092 | Wednesday January 08, 2020 - 15:29:48
Nageria maxaa Faqri ka dhigay? Somaliya Halkaa Ceel oo kaliya, ma Badbaadi karnaa? Ceelkee?. Nageria Masuuliyiin hore ayaa Ansixisay Sharci shidaal oo loo soo diyaariyay. waa wadanka tira ahaan Africa ugu Dad badan, lehna "Human Resource" tayo leh. dhinaca Beerahana wax soo Saar fiican leh.(…

Read More »

Faltanka Federaalka Iyo Fal-celiska Faraha Ka Sii Baxaya

0 Visits: 1251 | Monday November 25, 2019 - 23:55:40
Xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Kismaayo, Dooloow, Dhuusamareeb iyo Garowe waxa ay muujinayaan in Dawladda Federaalku dhex-dabaalanayso mawjado siyaasadeed oo ay iyadu gacanteeda ku samaysay, kuwaasoo ay u taag la'dahay inay guul ka gaarto ama inta is garato ay la timaaddo xal maan-gal ah oo…

Read More »

Somali Army Club wins General Da'ud Cup.

0 Visits: 1300 | Friday November 22, 2019 - 19:57:21
Somali Army Sports Club, Horseed SC, has won the 2019 edition of General Da'ud Cup after beating Mogadishu City Club 3-2 in a hotly-fought over match on Thursday. The Somali military side took the lead in the 12thminute of the match when Mahad Mohamed Abdulkader [no 9] netted the opening goal of…

Read More »

Gabadhaada ha Gudin si ey Nin u noqoto!!! War Somaaliyeey, war Somaaliyeey iska Jira.

0 Visits: 1329 | Thursday November 14, 2019 - 17:11:51
Haddii Aragti Cilmiya laga hadlayo, waa muhim in kalmadaha qaar la isticmaalo si bulshadu u fahamto. Wajiga 1aad. Hadda Ka hor waxaa naloo keenay Mashruuca loo bixiyay " Gudniinka Fircoowniga ". Horta Gabdhaha Reer Fircoon mala gudi jiray? Mise magacaa Gudniinkaa naloo xumeeynaa?Meeydkoodii…

Read More »

QARANKA AAN ILAASHANO

0 Visits: 1154 | Tuesday October 22, 2019 - 17:45:24
KU:-MADAXWEYNAHA JAMHIIRIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYEED MUDANE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO KU:-SHACABKA SOOMAALIYEED GUUD AHAAN DAL IYO DIBAD UJEEDO:- QARANKA AAN ILAASHANO

Read More »

Saameynta dhacdadii September 11, 2001-kii Iyo Soomaaliya

0 Visits: 1395 | Wednesday September 11, 2019 - 17:14:32
11/9/2001-dii:Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin towers), halka United Airline duulimaadkii 175 uu ku dhuftay dhanka Koofur ee dhismahaas. Dhinaca kale,…

Read More »

Yaa dilay Walaalkey Shidane Abuukar Abrone???!!!. Lacag ma rabo. Q-9aad.

0 Visits: 2121 | Wednesday August 14, 2019 - 12:44:57
Goobtu waa Xeradii Ciidamadda Kanada ee "AirBorne" ee Soomaaliya UNISOM 2, Baladweyne 16/3/ 1993. Dilaagu waa Corporal Clayton Matchee oo ahaa Askari Kanadiyaan ah oo jirdil iyo garaacid nafta uga qaaday wiil yar oo Soomaali ah Wallalkeey/walaalkaa, laguna Magacaabi jiray Shidane Abuukar Caroone…

Read More »

Yaxyaa Hindhisay!!!! U gaar ah Asaxaabta ku xiran Boggaan FB-ga & Adiga.

0 Visits: 1507 | Wednesday August 14, 2019 - 12:39:47
Aniga iyo Adigu maxaan isku heysanaa? 1- Haddaan Hindhiso waxaa la leeyahay Siyaasad ayaad ka hadashay. (F.S 1aad) 2- Haddaan Qunfaco, waxa la leeyahay, Madaxda ayaad dhaajinee. (F.S 2aad) 3- Haddaan iraahdo war Maamulka naga saxa, waxa la leeyahay waa Mucaarad. 4- Haddaan iraahdo taa waad ku saxan…

Read More »

Maka bixi lahayd Qabiilkaaga?

0 Visits: 1412 | Saturday August 10, 2019 - 19:19:48
Qabiil waa koox bulshada ka mid ah kuwaas oo wadaaga hayb ama abtirsiino, waxaanay u sii kala baxaan qaybo kalduwan sida, Jilibo, Jifo, Qoysas iwm, kuwaaso ay ka abuurmaan farcayo, balse Somaalida ayaa waxa ay isu laayaan qabiil qabyaalad huwan. Inkastoo qur'aanka kariimka ay ku jirto aayad sheegaysa…

Read More »

Mr. Baranbaro Booteeye!!!.

0 Visits: 1540 | Wednesday August 07, 2019 - 23:08:47
Nin Qurbaha ( Wadamada Reer Galbeedka) Ka Soo noqday ayaa tagay Tuuladii uu yaraantiisii Diinta Ku Soo bartay. Waxa uu ugu tagay Sheikh Ardaydii u sharaxaya Kitaabka ( Saxiixul Bukhaari). ( F.S: 1aad) Ninkii Dibada Ka yimid ayaa yiri: Sheikhoow Reer Galbeedku waxa ey gaareen Dayaxa, Adiguna weli waxaad…

Read More »

African Teens Inspired, Motivated by Basketball Without Borders

0 Visits: 1522 | Wednesday August 07, 2019 - 12:57:05
For one intense week, 40 boys and 20 girls from 29 African countries were chosen for a highly selective program to train with current and former players from the National Basketball Association (NBA) and Women's National Basketball Association (WNBA). The NBA's Basketball Without Borders program…

Read More »

QORSHE SIR AH OO SUCUUDIGU LA DAMACSAN YAHAY TURKIGA

0 Visits: 1375 | Wednesday August 07, 2019 - 06:53:14
Dowladda Sucuudiga ayaa bilowday hirgalinta qorshe sir ah oo ay kaga cad-goosanayso dowladda Turkey, kaddib markii Maxamed Bin Salmaan uu dulqaad dheeri ah u muujiyay madaxweyne Recep Dayyip Erdogan taaso salka ku haysa dilkii wariye Jamal Khashoggi. Qorshahan sirta ah ayaa lagu faahfaahiyay warbixin…

Read More »

Eng. Yariisow, adeege bulsho oo ma nooge ah – Waxaa qoray Yuusuf Garaad

0 Visits: 1334 | Sunday August 04, 2019 - 22:27:45
Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo dorraad Baydhowa ka soo amba baxday. Eng. Yariisow wuxuu ahaa saaxiib aan muddo dheer aad isugu dhoweyn, xog wadaag ahayn, marxalado kala duwanna aan…

Read More »

Ardaygii S+A+C, qori waayay ee leh:K+UU+L+EE+Y ,C+A+L+I,B+A+N+J+A+R ayaan qorayaa,Xilkeed ku aamini leheeyd?=Nasashada Jimcaha.Q-158 aad.=

0 Visits: 1432 | Friday July 26, 2019 - 16:23:31
1-Nin Sheikh ah oo Dad wacdinayay ayaa yiri: Xallaalu ma dhunto. Hadda ka hor ayaa 3 Tuug waxa ey Nin Safar ah ka xadeen Dameer Dahab ugu rarnaa. Labo ka mid ah ayaa kii kale u heshiiyay, Dagaal dheer kadib waa dileen. Labadii soo hartay mid ayaa kii kale 4 jeer Caloosha Middi uga muday, waana dilay,…

Read More »

Daanyeer kama dhaadhacsiin kartid, Malabka ayaa ka macaan Mooska!!!=Nasashada Jimcaha. Q-156aad=

0 Visits: 1398 | Friday July 19, 2019 - 13:35:09
1- Qooys Reer miyi ah oo ku fiidsanayay Aqalka hortiisa ayaa Dayaarad jawi hoose ku duulee soo kor martay, waqtigaa Dayaarad lama aqoon. Odaygii ayaa orday, Xaaskii ayaa ka daba oraday, haddana Caruurtii ayey u soo noqotay, lana oroday. Markii la soo wada noqday ayeey ku tiri: war Raggii hore Xaaskooda…

Read More »

Walaalo khayr qaba!!!.

0 Visits: 1298 | Friday July 19, 2019 - 13:22:30
Labadaan Nin waa Yemaniyiin. Dalka Yemen markii Dagaalka ey Ku qaadeen walaalahooda Carbeed, waxaa loogu daray Cuna qabateeyn Sababtay macluul baahsan oo saameysay Bulshadii Ku nooleed Dalka Yeman. Dumar iyo Caruur Ka sokoow raggii ayaa sidaa noqday( F.S: 1aad).kuwii cunaqabateynta saarayna war uma…

Read More »

Fursad shaqo oo u furan Ciidankii hore!!!

0 Visits: 1356 | Friday July 19, 2019 - 13:19:01
Hordhac (Isticmaarku markii uu imaanayay, waxa uu iska Soo hormariyay shirkado aan lala xisaabtami Karin, hadda….) Ogeeysiis

Read More »

Madaxdu waaba na tuseen iyaga oo Gacmaha is heeysto oo Toqfolaha leeyrinayo!!!

0 Visits: 1248 | Friday July 19, 2019 - 13:16:55
Madaxdu waaba na tuseen iyaga oo Gacmaha is heeysto oo Toqfolaha leeyrinayo ,ee mana tuseen iyaga oo Quluubtu is heysto. Dhamaadkii Dagaaladii Afar Billoodka ee Xamar, ayaa waxa isku yimid Odayaashii dhaqanka ee Labadda dhinac ee dagaalay, markii doodii la isku fahmi waayay, lana gaaray waqtigii Saladda…

Read More »