Maqaallo

Siyaasi kasta oo ku tiirsan Dal Shisheeye, runta wuxuu ogaanaa Maalinta Shacabku Runta ka Hadaan, inta ka horeeyso…=Nasashada Jimcaha.Q-200-aad=

0 Visits: 929 | Friday May 15, 2020 - 16:59:26
1-Cabdi yare oo Gaalkacyo joogo ayaa Gabar uu jeclaa u soo Qoray Qoraalkaan: Gacaliso, Arooskeenu waxa uu ka dhacayaa Magaalada Gaalkacyo waxaan harsan doonaa Geedaha Qaraha, Qaraha Gaalkacyo waxaa laga dhoofiyaa Dekadda Gaalkacyo, waxaana loo dhoofiyaa Dalka Shiinaha. Mar dhaw ayaan miro moos ku beeray…

Read More »

Been + Been + Been = Fashaxaar.

0 Visits: 925 | Thursday May 14, 2020 - 07:14:30
1.Gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaankii ayaa yiri: Dastuurkaanu ma jiro, kii Runta ahaa waa la xaday. 2.kii Beenta ahaa laftiisana laguma dhaqmo. 3. Ficliyan ma jiraan Labada Aqal. Haddii ey jiri lahaayeena Xaq uma leh in ey ka hadlaan dhismaha Maamulka Gobalka Banaadir. Waxa ey ka hadli karaan Maqaamka…

Read More »

8 gabdhood oo geesinnimadooda laga yaabay Dagaalkii Labaad ee Adduunka?

0 Visits: 1100 | Saturday May 09, 2020 - 18:45:28
Bal ka fikir qof geesinnimo sameynaya xilli uu dagaal socdo. Qofka maskaxdaada ku soo dhacay ee geesinnimada sameynaya ma nin baa mise waa haweeney? Inta badan doorka halyeeynimo ee dumarka xilliyada ay dagaallada socdaan lama aqoonsado, sidaas darteed, annagoo dib u xasuusaneyna 75 guuradii kasoo wareegtay…

Read More »

Somaliya Maxaa Dowlad kasta ey Dib ugu soo noqotaa, 60km ?=Nasashada Jimcaha. Q-198=.

0 Visits: 926 | Friday May 01, 2020 - 12:59:04
1- Nin Dhakhtar ah ayaa Bukaan weydiiyay: Sigaarka ma cabtaa? Bukaankii ayaa yiri: Haa. Waxa uu yiri: Jaadkana? Waxa uu yiri: Haa. Dhakhtarkii ayaa yiri: Adigaa is dilay ee maxaa kuu dhiman oo ka daran oo aad sameeyn leheeyd . Bukaankii ayaa yiri: Weli Naag ma guursan. ( F.S: 1aad).

Read More »

Fiiri Awooda Alle iyo Isbedlka dhici karo!!!

0 Visits: 1314 | Monday March 16, 2020 - 17:47:45
1–Abu Cabdiraxman Al asam ayaa la weeydiiyay.Uunka Alle yaa agtiisa ugu yar?. waxa uu ku jawaabay: Waa Aduunyo, Alle Agtiisana kama dhamo Garab Kaneeco.

Read More »

Maanta waxaad u soo joogtay, wax ummadihii kaa horeeyaya aynan u soo joogin..!!!

0 Visits: 1158 | Monday March 16, 2020 - 17:38:22
Maanta waxaad u soo joogtay, wax ummadihii kaa horeeyaya aynan u soo joogin, wax kalena waad sugee. waxaad nooshahay waqti la leeyahay, Kacbada iyo Masjidul Qudus qofna kuma cibaadeeysan karo.( F.S: 1 & 2aad).

Read More »

Reer Gaalkacyo, Gool iyo Gumac kama naxaan, ee Geelooda iyo Gurigooda ha loo dhaafo=Nasashada Jimcaha. Q- 191aad.=

0 Visits: 1369 | Friday March 13, 2020 - 19:53:38
Murti koob !!!. 1-Nin Reer Gaalkalcyo ahaa oo Ciyaartooy kubbadda Cagta ahaa, ayaa markii ugu horeeysay ka qeeyb galay Ciyaar koox kale oo Dalka dibadiisa ka dhacday, Kadibna Goolkii ugu horeeyay ayaa laga dhaliyay kooxdii Reer Gaalkacyo. Ninkii Goolka ka dhaliyay ayaa bilaabay in uu kor u bood boodo,…

Read More »

Dhalashadii illaa dhimashadii Boqor Xayle Salaase (WQ: Khaalid Mahad Cismaan "Curaagte")

0 Visits: 1536 | Sunday March 08, 2020 - 18:11:01
Xayle Salaase (Haile Selassie I ) , oo magaciisa dhabta ah lagu magacaabi jirey Tafari Makonnen, wuxuu ku dhashay magaalada Herer , tariikhdu markii ay ahayd 23kii Julaay , 1892 kii .Wuxuu magaalada Addis Ababa ku bakhtiay 27 kii Ogos,1975kii. Odeygan caanka ahaa ayaa soo hoggaamineyay Itoobiya intii…

Read More »

CUDUR KU FAAFA DUNIDAN QARNI KASTA!!! (Warbixin muhiim ah aqriso lana wadaag asxaabta)

0 Visits: 1136 | Sunday March 08, 2020 - 06:54:32
Microbesyo aad u yar yar oo marki Danbana malaayiin noqonaya , daacuun Caloole ,Cholera , hergab halis ah,iyo hadda oo uu aduunka meelo badan ka Jiro corona virus waxaa ay ahaayeen afartii qarni ee la soo dhaafay kuwo laayay dadyow badan oo dunidan ku noolaa ,kuwaas oo tiradooda marka la isku daro ka…

Read More »

Waa iga Tallo: iska ilaali Caasinimo.

0 Visits: 1266 | Thursday March 05, 2020 - 15:38:49
1.Hooyo muuqaalkeeda ayaaba kaaga filan in aad dareento Naxariista Qalbigeeda ku jirto. (F.S:1aad). 2.waxaa lagu yiri: Cali bin Xussein bin Cali Abii Daalib Alla ha u naxariistee. Sida aan kugu naqaan waxaad tahay Qofka ugu baarisan Hooyadii, oo wax kasta oo wanaag ah waad u sameeysaa. Haddana weligeena…

Read More »

Mahad Salad oo shaaciyey 'qorshaha DAGAALK lagu' hayo Cali Mahdi Maxamed iyo Muxiyadiin Darboweyne

0 Visits: 1149 | Saturday February 29, 2020 - 07:39:12
Qoraalkan hoose waxaa bartiisa facebook kusoo qoray xildhibaan Mahad Salaad Aflagaadada iyo barobagaandada ka dhanka ah Madaxweyne Cali Mahdi iyo Muxiyadiin Darba-Weyne waa colaad iyo isir nacayb loo qabo qabiilka Hawiye! Maalmahaan waxa baraha bulshada soo buux dhaafiyay dad mas'uulyihiin sheeganaya…

Read More »

Cabsida Xamar ka jirto waa badan tahay!!! =Faallo=

0 Visits: 1208 | Friday February 28, 2020 - 21:46:59
Cabsida Xamar ka jirto waa badan tahay, Dagaal ka cabsan meeyno horaan u soo aragnay, Cornoverus ka cabsan meeyno caalamkaa nala wadaago, Geeri ka cabsan meeyno waa waajib in la dhimanayo. Waxaan ka cabseynaa Mashruuca silic u dilka bulshada iyo Horuumarinta Mukhaadaraadka. Aduunka oo dhan Xashiishku…

Read More »

Maayerkii yimaadaba maxaa Mooradeyda ku diray?.

0 Visits: 1170 | Thursday February 27, 2020 - 20:19:36
Ma fiirisay Muhimda Talooyinka lagu siinayo, Saameynta ey ku leeyihiin Bulshada dan yarta ah, In Lo'da Magaalada laga xereeyo Howlo uga muhimsan Bulshada ayaa jiro. Dadku Badanaa haddii la yiraa Lo'dii Magaalada ayaa la xareeynayaa, iyaga oo aan ka fikirin Sababta, Faa'iidada iyo khasaaraha…

Read More »

Xog Wadaag. (Muhim ah) Q-2aad. (Wax ka ogow Tariikh Muhiim ah).

0 Visits: 1128 | Thursday February 20, 2020 - 23:11:25
Abaalka Somaliduna siduu Noqon doonaa? Abaartii ku dhacday Ireland Qarnigii 19 aad. saameeynta Abaartu waxa ey ugu xumeeyd Sannadkii 1847, waqtigaa Ireland waxa ey ku hoos jirtay xukunka Ingriiska, Irelandna waa Dal Reer Yurub ah. Dalaga Bataatuhu waa cuntada ugu badan ee dhaqan ahaan ey u leeyihiin…

Read More »

Dhaliyarada Somaliyeedey Maskaxdaada ilaasho.

0 Visits: 1182 | Tuesday February 11, 2020 - 19:37:23
Dhallinyarooy. Madaxaaga Alle waxa uu ku abuuray Xubnaha jirkaaga ugu muhimsan qaarkood. 1.Jirkaagu yuuna hogaamin Maskaxdaada ee Maskadaadu ha hogaamiso Jirkaaga.(F.S:1aad) 2.Maskaxdaadu yeeyna noqon mid Qashin qob ah oo fikrado qaldan ey ku shubtaan Ajaanib & Qashin qaade somali ah.(F.S:2aad) 3.Ha…

Read More »

Ciidamada Alle iyo Shiinaha, Abraha iyo Namruud=Faallo=

0 Visits: 1168 | Sunday February 09, 2020 - 20:03:06
1-Shiinaha ayaa dareemay in uu leeyhay Xoog Ciidan iyo Tira ahaan kuwa ugu badan Ciidamada Aduunka. Kadibna waxa uu dareemay in ayna jirin Cid hor istaagi karto(F.S: 1-6) 2-Waxa ey bilaabeen in Awoodooda ay ku tijaabiyaan isla Dadkoodii, Gaar ahaan Muslimiinta Shiinaha, oo isla Dalkoodii lagu Ciqaabay,…

Read More »

Yuusuf Garaad "Hadii aad Shar soo qorsheyso, ha sugin in wanaag lagala hor-yimaado" (Faallo)

0 Visits: 1115 | Tuesday February 04, 2020 - 18:17:30
Wax kasta oo GalMudug ay isu geysatay iyo wax kasta oo uu Federaalku u geystay, haddana mid ayaa ma huraan ah. In siyaasadda Gobolku ay horseeddo in uu nabad ku wada noolaado, nabad kula noolaado deriska, kana shaqeeyo horumarka dadweynaha dul, dhex iyo barbar deggan degaan hodon ku ah kheyraad dabiici…

Read More »

26-ka Janaayo 1991-kii Waa Dharaartii ay Jabtay Soomaaliya!!!.

0 Visits: 1226 | Sunday January 26, 2020 - 18:57:28
29-sanno ka hor oo ku beegneyd 26-ka Janaayo 1991-kii Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay isbadal ku yimid Qoriga caarradiisa, si qorshe la'aan ah ayaa maalintaasi lagu riday Maamulkii 21-ka sanno Wadanka ka talinayay, Dil, Dhac, Bililiqo iyo Rasaas si macno la'aan ah loo ridayay ayaa G/Banaadir…

Read More »

Waxaa jiro shaqo JIM u baahan iyo Shaqo Jaamacad u baahan=Nasashada Jimcaha. Q- 184-aad=

0 Visits: 1163 | Friday January 24, 2020 - 19:21:39
1- Nin Xildhibaan ah oo Qurbaha ka yimid ayaa ku yiri Xildhibaan Dalxa: Dalxoow, Intii aanan Xildhibaanka Noqon, waxaan u shaqeynayay Waaxda Caafimaadka ee D/hoose ee Oslo oo aan ka ahaa Sarkaal sare, kadibna waxaan imid Dalka Holland waxaana shaqo ka bilaabay Wasaarada Caafimaadka ee Dalka Holland.

Read More »

Halista ba'an ee Muqdishooyinka 2020

0 Visits: 1152 | Saturday January 18, 2020 - 18:22:23
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay uguna khatarta badnayd waxaa loo baahan yahay laba. Maskax aan weerar ku ahayn Dowladda Federaalka iyo tan Gobolka, laakiin soo bandhigta runta isu socodka magaaladooyinka Muqdisho…

Read More »