Maqaallo

Waxaan Fursad u Heley markii ugu Horeysey in aan Wareysto Ruux qaba Xanuunka Juudaanka (Leprosy)

0 Visits: 286 | Sunday February 21, 2016 - 11:00:14
Inkastoo markaan garaadsdey oo wax bartey aan ogaadey in Xanuunka Juudaanka uu yahay Xanuun ka mid ah Xanuunada Dunida ka jira lana daweyn karo, hadana Yaraanteydii aad baa laygu Cabsiin jirey, weliba marka la gaaro habeenkii ayaa nala oron jirey "Hayey Xaafadda Juudaanley ayaa soo gashey" markiiba…

Read More »

Qodobadan hoosta ku qoran aqriso,haddaad ka mid noqoto Allah ka baq kana fogow

0 Visits: 334 | Sunday February 21, 2016 - 10:49:37
Saxiixul Bukhaari lambar 6069 iyo saxiixu Muslim lambar 2990waxaa ku xusan xadiis uu soo weriyay abi Hureyra Allaha ka raalli noqde,kaasoo sheegaya in rasuulka sallallaahu caleyhi wasallama uu yiri:ummaddeyda oo dhan waa la cafiyay,

Read More »

(LA-YAABKA & Sawiro):Britain oo laga digay Kalluun ilkaha dadka oo kale leh oo Khatar gaar ku ah ragga.

0 Visits: 229 | Friday February 19, 2016 - 17:58:26
Waa kalluun lagu magacaaboPach, waxa uu leeyahay ilkaha dadka oo kale, waxa uu ku nool yahay Webiyadda dalalka Koonfurta Latin America, waana Kalluun khatartiisa xambaarsan.

Read More »

Garsoor Gardaran oo Garab heley !!

0 Visits: 318 | Thursday February 18, 2016 - 15:26:46
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa inaga oo ciyaal iskuul ah waxaan soo raacnay Bas, waxaa ka daarnayd Hees uu ku luuqeynayey Fanaanka Xasan Aadan Samatar, erayadeeda waxaa ka mid ahaa Waraf iyo Shinbirihii War isuma hayaan waaya aaragnimo la'aaneey ba', waxaa la qaaday qaar ka mid ah

Read More »

QISO KU CIBRA QAADASHO MUDAN!!

0 Visits: 340 | Tuesday February 16, 2016 - 19:54:21
(walaal fadlan qisadan aqrinteeda waxa ay kugu qaadaneysaa 1 daqiiqo, ha ka bakhaylin aqrinteeda lana wadaag walaalahaaga ka dibna fiiri in uu shaydaan isku dayayo in uu kuu diidayo in aad sidaas sameyso iyo in kale).

Read More »

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

0 Visits: 328 | Tuesday February 16, 2016 - 11:22:02
Su'aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su'aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda. Waana su'aal ay ila noqotay inaan maanta idin soo hordhigo, si aynu u wadaagno aqoonisweydaarsi ku saabsan aafada…

Read More »

Maxaad ka taqaan Valentine Day (Maalin Jaceylka)? (HADABA AKHRI)

0 Visits: 446 | Sunday February 14, 2016 - 18:37:41
Maxaad ka taqaan maalinta Jaceylka Aduunka? Diinta Islaamkuse ma ogoshahay Maalinta in la weyneeyo oo loo dabaal dago? Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 February oo ku beegan Maalinta Jimcaha ah ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman…

Read More »

DUNI LAGU CADAABANYAHAY!! (Ra'yi)

0 Visits: 220 | Saturday February 13, 2016 - 10:15:27
Waxaa dadkaygii Soomaaliyeed ku batay dhibaatooyin nooc kasta leh oo aad wada garanaysaan, waxaana suuragal ah in dadka qaarkii ay ku mashquulaan yuu yahay iyagoo aan qiimayn waxa aan aaminsanahay ee islaanimada ama Soomaalinimada.

Read More »

Ra'yi: KALSOONI DARADDA IYO SOOMAALIDA!!

0 Visits: 326 | Saturday February 13, 2016 - 10:11:56
Baaritaan la sameeyay waxaa lagu ogaaday in sedexdii qof ee soomaali ah ba uu mid ka mid ah qabo cudarada ku dhaca maskaxda sida(stress iyo depression), arintaasna waa ay ka dhex muuqataa marka aad u fiirsato hab dhaqanka bulshadda soomaalida gaar ahaan qoysaska,waxaad ka dareemeysaa sida ay u dhaqmanyaan…

Read More »

(LA YAABKA & SAWIRO): Haweeney Ilaalo ka ahayd Xabsi oo jeclaatay Maxbuus, kadibna la baxsatay.

0 Visits: 298 | Thursday February 11, 2016 - 20:16:03
Haweeney ka mid ahayd Ciiddanka Ilaaladda ka ah Xabsi ku yaalla Caasimadda dalka Switzerland ayaa lagu soo waramay inay jacayl daran u qaatay Maxbuus u dhashay dalka Syria oo ku xirnaa Xabsiga ay ilaaladda ka ahayd oo lagu magacaabo Limmattal Prison oo ku yaalla duleedka magaalladda Zurich.

Read More »

Warbixin ku saabsan xaalada nololeed ee gobolka Gedo (Sawiro)

0 Visits: 456 | Sunday February 07, 2016 - 20:08:52
Dalka Soomaliya oo ka mid ah wadamada dhaca geeska Afrika waa wadan Hodan ku ah kheyraad kala duwan sida xoolaha iyo beeraha, waana dalka kaliya ee aduunka lagu tilmaamo in uu ka mid yahay wadamada leh xoolaha ugu badan dunida,Soomaaliya marka aan eegno gobolada ugu wax soo saarka badan waxaa ka mid…

Read More »

Barnaamijka Dilaaga weriyaha oo lagu faaqidayo ciddii ka dambeysay dilalkii Saxaafadda ee Soomaaliya -Video

0 Visits: 257 | Saturday February 06, 2016 - 16:49:19
Barnaamijkaan waxaa uu ku saabsan yahay dilalka waayihii la soo dhaafay loo geysanayay saxaafadda ka shaqeysa Soomaaliya, iyadoo mid ka mid ah dadka la tuihunsan yahay ku lug lahaanshaha arinkan lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji oo ah maxbuus ka tirsanaa ururka Al shabaab.

Read More »

CELLI DAWLAD KA DHAN, DAWLAD-NA CELLI KA DHAN!! (Ra'yi)

0 Visits: 268 | Saturday February 06, 2016 - 15:22:41
Qunyar socodnimo, Isku kalsoonaan, Shido neceyb, Daacadnimo, Walaal jaceyl, Is xilqaan, Dhawrsanaan, Darisnimo wanaag, Aragti dheer iyo Deganaan ayaa lagu yaqaanaa beesha la yiraahdo CELLI CUMAR, ummad ahaan waa dad tiro badan, ilbax ah, hantiilayaal u badan, neceb gacan hoorsiga, samir badan, aqoon…

Read More »

DUMARKA INTEE IN LE'EG AYEY SIRTA HEYN KARAAN? *DARAASAD*.

0 Visits: 354 | Friday February 05, 2016 - 16:04:33
Daraasad dhanka cilmiga bulshada (SOCIAL SCIENCE) ah oo Maraykanku sameeyeen ayaa muujisay in haweenku hayn karaan sirta wax ka yar 38 saacadood, badankooduna ay sirta u gudbiyaan dad aanay khusayn oo aan danaynayn.

Read More »

Qiso Jaceyl oo dhab ah (W.Q: Maxamed Ibraahim Macalimuu)

0 Visits: 843 | Wednesday February 03, 2016 - 08:39:59
Waa hore ayaan aqriyay sheekadan waxaa qoray Qoraaga Aweys Xuseen Shiino oo aan Muqdisho ku ogaa, maadaama aan wada xusuusto dhamaan sidii ay sheekadaasi u qorneyd, waxa aan jecleystay in aan dhalinyarada xilligan la wadaago. Waa heerkii wax loo qori jiray burburka ka hor.

Read More »

Aqal Sare xilligiis Lama Joogo

0 Visits: 248 | Tuesday February 02, 2016 - 01:17:15
Saddex sababood dartood waxay iigu muuqataa in aan la joogin xilligii la dhisi lahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Qaabka la go'aansaday in loo dhiso Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu lid ku yahayMidnimada Soomaaliya, wuxuu garabmarsan yahay Dasuurka Dalka, wuxuuna horseedi karaa xasillooni…

Read More »

TARJUMAAN iyo ODEY MASEYRSAN: "Waxaad u baahan tahay inaad HANI isticmaasho"

0 Visits: 282 | Saturday January 30, 2016 - 12:41:52
Odey 65 jir ah oo gabar xaafadda ugu jirtay guursaday, misena dhalinyarada uga maseyra ayay dhibaato dhanka maseyrka ah qabsatay kaddib markii uu nin u tarjumayey qalad ugu tarjumay meel Isbitaal ah.

Read More »

Isbadallada Niyadda Xilliga Caadada Ka Hor (PMS)

0 Visits: 263 | Thursday January 28, 2016 - 19:51:45
Isbadalada ku dahca dumarka xilliga caadada ka hor waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa "Premenstrual sydrome" loona soo gaabiyo "PMS" waxaa xaaladaan dareemo boqolkibia 85% dumarka, waxaana la dareemaa 7da illaa 10ka maalmood ee ka horayso xilliga caadada.

Read More »

FAALLO: Qabyaalada iyo is kooxeysiga Madaxda Dalka oo Halis ku ah Rajada Soomaalida.

0 Visits: 273 | Thursday January 28, 2016 - 19:41:29
16-kii Janaayo Magaalada Kismaayo waxa fashil ku soo dhamaaday Shirka Madasha wada tashiga qaran ee ujeedkiisu ahaa nooca doorasho ee dalka lagu qabanayo bartamaha sanadkan 2016- ka kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowlada Federaalka iyo Hogaamiyaasha Maamulada Dalka.

Read More »

Dowlada Xasan Sheekh oo ku wareersan sidey ku xalin laheyd sedex mushkilad oo xiligaan hortaagan!!{FAALLO}

0 Visits: 210 | Thursday January 28, 2016 - 19:11:55
Dowlada Faderaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wareersan sidii ay xalin lahayd sedex mushkilad oo xiligaan taagan kuwasoo midkoodna aan laga tagi karin.

Read More »