Maqaallo

Maxay ka dhigan tahay; ku celcelinta Midowga Yurub ee dhaleecaynta ridista Xukuumadda R/wasaarihii hore XC Khayre.?

0 Visits: 1518 | Thursday July 30, 2020 - 22:32:21
Tan iyo markii Baarlamaanka Soomaaliya ay codka kalsoonida kala laabteen R/wasaare Xassan Cali Khayre iyo Xukuumadiisa Sebtidii, waxaa iska soo daba dhacayey baaqyo ka imaanayey dhinacyo kala duwan oo dhaliilaya habkii loo maray kalsooni kala noqoshada Xukuumadda, waxaanna ay dhinacydaasi ku tilmaamayaan…

Read More »

Mid ka mid ah wasiiradda la hadal haayo in Farmaajo u xulan doono ra'iisul wasaaraha.

0 Visits: 1474 | Thursday July 30, 2020 - 22:07:43
Eng. Abdullahi Ali Hassan, wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumaddii codka kalsoonida lagala noqday ayaa si weyn loo hadal hayaa in uu noqon doono shaqsiga madaxweyne Farmaajo u xulan doono ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia. Warar lagu kalasoon yahay ayaa xaqiijinaaya…

Read More »

Waa kee waddanka heysta keydka ugu badan ee dahabka adduunka?

0 Visits: 1414 | Wednesday July 29, 2020 - 21:15:34
hanti ma guurto ah oo aad looga qiimeeyo caalamka ayaa loo aqoonyahan yahay inuu wax badan taro xilliyada ay jiraan xasaradaha dhaqaale. Bangiyada caalamka ayaa sanadkii lasoo dhaafay keydkooda dahabka ku kordhiyay 650 tan oo kale, sida uu shaaciyay wargeyska arrimaha dahabka ka faallooda ee lagu magacaabo…

Read More »

Xasan Cali Khayre iyo lixdii Ra'iisul Wasaare ee ugu dambeyay iyo sida ay xilka oga tageen

0 Visits: 1319 | Wednesday July 29, 2020 - 19:31:50
Tobankii sano ee la soo dhaafay, waxaa Soomaaliya soo maray toddobo ra'iisul wasaare iyo seddax madaxweyne. Haddaba waxaan eegeynaa sida ay Ra'iisul Wasaare yaashaas ku yimaadeen iyo sidii ay xilka uga tageen: 1- Cumdar Cabdirashi Cali Sharmarke Ka dib markii Sheekh Shariif lagu doortay shirkii…

Read More »

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO SABIIBKA.

0 Visits: 1933 | Tuesday July 28, 2020 - 15:22:55
Sabiibku waa Canab la qalajiyay waxaana laga soo saaraa gobolo kala duwan oo caalamka ah , dalka Turkiga ayaa ugu soo saaris badan wuxuuna sanadkii soo saaraa 306 000 Metric tons,dalalka Midowga Yurub ( EU ) ayaa ugu isticmaalid badan sabiibka waxeyna sanadkii isticmaalaan 342 000 Metric Tons oo Sabiib…

Read More »

Xasan Muudeey:- Yaa dilay Yariisow ?

0 Visits: 1410 | Saturday July 25, 2020 - 21:18:04
Siyaasiga Xasan Cabduqaadir Muudeey ahna lataliyaha dhanka warbaahinta maamulka Hirshabelle state ayaa su'aalo badan ka keenay Dilkii duqii Muqdisho iyo mas'uuliyiintii ku naf waayay qaraxii kadhacay sanad kahor aqalka dowladda hoose ee Xamar. Xasan Muudeey ayaa bartiisa facbooka kasoo daabacay…

Read More »

Qabiilada Somalida iyo Carabta!!!=Faallo=

0 Visits: 1512 | Saturday July 25, 2020 - 21:11:03
1-Xiriirkii wanaagsanaa ee Somalida iyo Carabta Xamar. Somaliya Magaalo xeebeedyda oo dhan waxaa soo degay Dad Cad cad oo Asal ahaan Carab ah iyo kuwo aan Carab aheyn oo kala ahaa: Hindi, Malesiya, Pakistan, Bangali,Iran, Yuhud, iyo Asiyaan kale, qaarkood waxaa ey Ganacsi ku lahaayeen Magaalooyinka…

Read More »

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO MIRAHA QARAHA.

0 Visits: 1559 | Thursday July 23, 2020 - 18:49:04
Dhamaanteyn Weynu jecel nahay cunista Qaraha laakiin nasiib daro mirihiisa waanu daadinaa, marka aad akhriso qoraalkan weligaa dib uma daadin doontid ama qashinka kuma dari doontid miraha qaraha. FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO MIRAHA QARAHA: •CAAFIMAADKA WADNAHA : Miraha qaraha Waxa ay…

Read More »

Farax ii codeey yaa yiri?

0 Visits: 1457 | Thursday July 23, 2020 - 18:21:44
Wakiilada Nidaamyada Doorasho ee Caalamiga ah ayaa shir isagu yimid London, Shirka waxaa ka hadlay wakiilada: Qof iyo Cod, Axsaabta badan, Hal xisbi, Hal musharax iyo kuwa kale. waxaa la soo jeediyay in Wakiilka Habka "Qof iyo Cod" uu sannadkaa ka howl galo Somaliya.

Read More »

Warkooda iyo waaya aragnimadaada.No. 5=Faallo=

0 Visits: 1528 | Monday July 20, 2020 - 19:57:12
Addoonsigu ma ahan in jir ahaan laguu addoonsado oo kaliya, Addoonsiga ugu xun waa in Maskaxda lagaa Addoonsado.Waxaa jiro Dad badan oo isku heysto in ey xur yihiin laakin Addoon Maskaxeed ah, qaarkood waa Dad aan u naqaan Aqoonyahan, qaar waa hoggaamiyayaal Bulsho, qaar waa Hantiilayaal. waxaan Aqaan…

Read More »

Xildhibaan dheexaa oo aan Dadkiisa wax u qaban, marka Doorashadu soo dhawaato ma wuxuu Dadka uga sheekeeyn doonaa…=Nasashada Jimcaha.Q-209=

0 Visits: 1593 | Friday July 17, 2020 - 19:16:25
1-Waqtigii Cusman Caato iyo Jen. Caydiid ey ku dagaalamayeen Xamar, ayaa Wiilal yar yar Magaalada loo soo diri jiray, si ey u soo ogaadaan, Ra'yiga Dadweynaha ee Dagaalka. Wiil la soo diray ayaa yimid Biibito Kaffeda lagu cabo oo ku tiil Xaafadda Xamar weyne – Via Roma. Waxa uu dhageystay Odayaal…

Read More »

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO BAAMIYAHA ( OKRA ).

0 Visits: 2069 | Friday July 17, 2020 - 17:14:55
Baamiyaha waxa uu ka mid yahay dhirta ubaxleyda ah wuxuuna ka tirsan yahay qoys dhireedka loo yaqaan Mallow, Muran ayaa kajira halka uu Baamiyiyuh asal ahaan kasoo jeedo waxaana isku heysta Itoobiya, dalalka Afrikada Galbeed iyo dalalka Aasiyada Koofureed, Baamiyuhu waxaa uu kabaxaa dalalka kulaaleyda,…

Read More »

Warbixin: Caqabadaha Xalka u baahan ka hor furitaanka Shirka Dhuusamreeb

0 Visits: 1413 | Friday July 17, 2020 - 16:48:08
Waxaa la filayaa in maalinta berri ah ay magaalada Dhuusamareeb ku soo xaadiraan mas'uuliyiinta dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ka qeyb galaya wajiga labaad ee shirka Dhuusamareeb ee looga arrinsanayo xal u helista doorashada. Jowhar.com waxay isku dayeysaa inay jawaabo u hesho su'aalo…

Read More »

Goormaad dhimanee? maxaad Cunee?

0 Visits: 1521 | Wednesday July 15, 2020 - 20:14:45
Fulayahow ha ka walwalin Goormeed dhimee? Bakhiilyahow haka walwalin Maxaad Cunee? 1. Mr. Stamaytis Muraytis, oo ahaa Nin u dhashay Dalka Japan, ayaa dareemay Xanuun Bogga ah, waxa uuna aaday Dalka Mareykanka Sanndakii 1975tii, Isbitaal caan ah ayuu tagay oo lagu diibo Dadka Maal qabeenka ah, waxaa…

Read More »

ANNAGII OO WADA SHIMBIR KAN AH, XATTAA MADAXWEYNAHA.!!!

0 Visits: 1611 | Saturday July 11, 2020 - 07:45:58
Shimbirkan oo afka Ingiriiska lagu yiraahdo PARROT, ka Norwejiyaankana PAPEGØYE ayaan u waayey magac Soomaali qurxoon marka laga reebo BAQBAQAA oo ay dad badani ugu yeeraan.

Read More »

Halgankii, Cusman Sh. Xassan Duubweyne "Xariin Gooye".

0 Visits: 1563 | Monday July 06, 2020 - 08:55:49
Dad badan ayaa aaminsan in Sayid Barqash uu xakumayay Xeebaha koofureed ee Dalka, sida Magaalada Mogadishu. Barqash weligii ma imaan Dalka Somaliya mana xakumin qeyb ka mid ah. Laakin Reer Galbeedka ayuu ka dhadhacsiiyay in uu xakumo, kadibna ka iibsaday, Markii Talyaanigii soo galay Magaalooyinka ayuu…

Read More »

Qurba joogeey Naga xishooda, haddii kale!!!. =Faallo=

0 Visits: 1592 | Wednesday July 01, 2020 - 23:56:09
Wiil Dal joog ah oo ka soo qalin jabiyay Jaamacada Ummadda, ayaa Magaalada Xafiis kasta oo Shaqo uu ka doonto waxa uu ugu tagaa Qurba joog iyo Sujuu, waxa uu Shaqo ka raadsaday Madaxtooyada, Wasaaradaha, Xalane, Xafiisyada Axsaabta Mucaaradka, Hotelada ,Dowlada hoose, markii dambe ayuu shaqo ka doontay…

Read More »

Miliqa Siyaasadda Somaliya!!!. (Villa Wardhiigleey marna ma ogoleyn in Villa Karaan ey ku yeelato 13 Xubnood Aqalka Sare Welina…)

0 Visits: 1541 | Tuesday June 30, 2020 - 08:19:28
Somaliya Hal Madaxweyne ayey dhibsatay, waxa ey doorbiday 8 Madaxweyne. haddana waxa ey rabtaa 18 Madaxweyne. Hadda waxaa bilaabatay in la isku dhigu Qob Moos Siyaasadeed. Villa Wardhiigleey ayaa tuurtay Qobka 1aad. Villa Wardhiigleey marna ma ogoleyn in Villa Karaan ey ku yeelato 13 Xubnood Aqalka…

Read More »

Tobankii Qodob ee iga yaabisay.=Muusiga iyo Heesaha macaani macna maleh haddii aad ku soo bandhigto Tiyaatarka dhagoolayaasha=

0 Visits: 1511 | Saturday June 27, 2020 - 18:57:31
Sida qoraaladeydii hore aan idiinkugu sheegay, Sannadkii 1986 Annaga oo Arday iyo Macalimiin ah oo ku sheekeysaneyno Maqribkii, Barxadda Machadkii SIDAN- Mogadishu, Qeybta Jaamacadda ,oo ka hadleeynay Somali weyn ayaa Nin Faransiisa oo ka shaqeynayay Xafiis yar oo Faransiisku ku dhax lahaa Xarunta ayaa…

Read More »

Qof kasta inta aysan Dowladu Xil u magacaabin, ha la weeydiiyo Dadka yaqaan, Hadii kale…=Nasashada Jimcaha.Q- 206=

0 Visits: 1598 | Friday June 26, 2020 - 17:14:45
1-Wiil Qurbaha ka yimid ayaa Ciyaalka Xafadda ku yiri: Haweeneydaa Uur leh ayaan ka careeysiinayaa. Kadibna Xaamiladii ayuu ku yiri: You woman, wallaahi, Calool qurux badan ayaa kugu taal. Naagtii Uurka leheyd ayaa si fudud ugu jawaabtay kuna tiri: Ninkeeyga ma kaala hadlaa, Calooshaan oo kale ha kuu…

Read More »