Maqaallo

Weligaa wanaag aad sameeysay, Xumaan ma kugu noqday?.

0 Visits: 1841 | Thursday August 27, 2020 - 17:09:20
Dhalinyaradu waa su'aalo badan yihiin, Anniga, Adiga iyo Dad kaleba wax waa weeydiiyaan. waana in looga jawaabo haddii aad taqaan jawaabta, si Jiilka dambe uu uga faa'iido. Md. Adan Cabdulle, ( F.S: 1 & 2aad) waqtigii uu howlgabka ahaa ee uu joogay Beertiisa Jannaale waxaa u tagi jiray dhalinyaro…

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee Eeyahya.( International Dog day 26 August).

0 Visits: 1760 | Wednesday August 26, 2020 - 19:30:36
Ar Gaalaa! Barja indin gal, haddana ma saaneey noo keeneen, yeeyna idin Fasahaadin. Hore waa u ogeeyn in Dalka Nepal ey Maalinta 2aad ee Usbuuca u yaqniin Maalinta Eeyga eyna qadariyaan, waan ogeeyn in meela ka mid ah Dalka Hindiya looga dabaaldago Maalinta Eeyga 26 Bisha Agoosto. Laakin Markii Mareeykanku…

Read More »

DAGAALKA Biyaha: Maxaa la gudboon SOOMAALIYA..?

0 Visits: 1388 | Sunday August 23, 2020 - 14:41:23
Xoghayihii hore ee hay'adda qaramada midoobay Boutros Boutros-Ghali ee xilka -hay'addaas- hayay sannadihii (1992-1996)a wuxuu leeyahay odhaah ay xeel-dheerayaasha siyaasaddu adeegsadaan kolka ay ka hadlayaan muran-biyoodka dhawaanahaan soo if-baxay ee dunida. Boutros-Ghali wuxuu yiri " dagaalka…

Read More »

Maxaa dagaalyahankan Soomaaliga ah loogu sharfay Talyaaniga?

0 Visits: 1439 | Sunday August 23, 2020 - 13:24:21
Taxanaheennii warqadaha aynu ka helno weriyayaasha Afrikaanka ah ayaa Ismaaciil Caynaanshe waxa uu ku eegayaa sida ay qaar ka mida Talyaanigu ay u qiimaynayaan gumaysigoodii hore ee Afrika. Maamulka degmada ee Magaalada Roma ayaa horraantii bishan ugu magac daray xarun istaan ama boosteejo u ah tareen…

Read More »

Saad al-Jabri: Waa kuma ninkan xukunka ka tuuri kara Maxamed Bin Salmaan?

0 Visits: 1358 | Sunday August 23, 2020 - 12:49:51
Markii la waayay suxufigii caanka ahaa ee u dhashay Sucuudiga oo markii u dambeysay galay gudaha Qunsuliyadda Sacuudigu ku leeyahay Istanbuul 2-dii bishii October ee sanadkii 2018-kii, reer Galbeedku waxay ka laba-labeynayeen in uu rumeysto warkii kasoo baxayay Madaxtooyadda Turkiga ee ahaa, Jamaal…

Read More »

Sidee lagu soo afjari karaa dagaallada 30-ka sano ka socda SOOMAALIYA?

0 Visits: 1419 | Thursday August 20, 2020 - 15:14:22
Prof Paul D. Williams oo daraasaadka Caalamiga ah ka dhiga Jaamacadda George Washington ee dalka Maraykanka ayaa boogaag ka qoray xaaladda Nabad galyo ee Soomaaliya, ladagaalanka Al Shabaab, wada hadalka Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada iyo sida uu arko xalka Dowladda Soomaaliya. Buugaagtiisa…

Read More »

QAXA XAMAR IYO TAARIIKH LA AASAY....

0 Visits: 1415 | Thursday August 20, 2020 - 14:16:35
Xamar iyo daafahiisa dhowr qax ayaa hore uga dhacday kanise aniga iyo caruurteeyda waa nagu daba dheeraaday. Waxaana hore uga jiri jiray dagaalo gobanima doon ah ama dulmi diid.bal fiiri mar kale buuga Marqaati BAQIYATUL AAMAALKA,oo ay ku qorantahay in lmaam Maxamuud lmaam Axmad Imaam Maxamad Imaam…

Read More »

Noole jiirka la'eg oo 50 sano ka hor la waayay oo Jabuuti laga helay!!!

0 Visits: 1401 | Wednesday August 19, 2020 - 21:40:21
Noole dooli la'eg balse maroodiga ay isku isir yihiin ayaa dalka Jabuuti laga heley ka dib markii la waayay 50 sano ka hor. Kadib muddadaas oo la raadinayay, waxaa hadda laga helay dalka Jabuuti, waxaana la sheegay in Maroodiga ay isku farac yihiin, balse itaal ahaan wuxuu la'eg yahay dooliga…

Read More »

Carabta oo Rubac Qarni kadib ku dayanaya Soomaaliya !!!

0 Visits: 1282 | Wednesday August 19, 2020 - 21:31:15
Waa Suuro gal in aadan run u malayn, balse waa wax horay ugu dhacay Soomaaliya, haatana ka dhacaya dalalka Carabta. Qaar ka mid ah dalalka Carabta waxay 2011 ka bilowday Kacdoon Shacbi ama Mid dagaal ah oo ay isaga isaga tuurayeen Xukuumadaha ku shaqeeyay kali-talisnimo, Caburin iyo Cadaadiska dadka…

Read More »

Guddiga cusub ee Geedi Shaamboow!!!=Faallo=

0 Visits: 1366 | Wednesday August 19, 2020 - 21:21:03
Haddii Nin deegaanka ahi uu Gabar la heshiinayo, Reerkeeda ayuu ka doontaa, Dadaal dheer kadib. Markii Arooska la gaaro ayaa Geedi Shaamboow yiraa: Anniga haleeygu soo wareejiyo Gabadha, muddo 7 Cisho ah, kadib ayaan idinku soo celinayaa iyada oo aan aheyn sidii aad ka fileeyseen. ( F.S: 2aad). Geedi…

Read More »

Taariikhda iyo horumarka Dalxiiska Soomaaliya (warbixin)

0 Visits: 1611 | Monday August 17, 2020 - 13:11:47
Dalxiiskuwaa adeeg lagama maarmaan ah oo dhaliya in dakhli fara badan laga soo xareeyo goobaha taari ikhiga ah ee ka haray ilbaxnimadii hore iyo daawashada kheyraadka dabiiciga ah ee Alle ku maneystay caalam kaan quruxda badan ee loo hibeeyay in ay ku noola adaan qeybaha bulshada ee ku kala firirsan…

Read More »

Wax dambe oo laga baran karo ma jirto weerarada Muqdisho (Warbixin)

0 Visits: 1309 | Monday August 17, 2020 - 13:04:23
Magaalada Muqdisho ayaa hoy u noqotay weerarada joogtada ka noqday, ee sida aan kala sooca lahayn loogu gumaado bulshada ballaaran ee ku dhaqan magaaladaasi. Weerarkii ugu dambeeyay ee gelinkii dambe ee Axadii ka dhacay ayaa waxaa ku dhintay illaa labaatan qof, halka soddon kalana ay ku dhaawacantay,…

Read More »

Khatar Cadiim, Fadllan Akhri oo Fekerkaaga ka dhiibo, waa muhim!!!.

0 Visits: 1329 | Friday August 14, 2020 - 12:01:33
Maalmahaan Baarlamaanku waxa uu ku Mashquulsan yahay, Ansixinta Sharciyo laga Mudan yahay, waxa uuna ka maagayaa in uu ka doodo Miinada naloo aasay ee ku xiran Saacad ah 2-3 Sanno, Taa oo aan Dalka qeyba ka mid ah iyo Qaran nimadeena ku wey karno. Meel maran ayaa farta naloogu Fiiqayaa, is annagu aan…

Read More »

War Ciyaalka xaafadda ha loo aqriyo, Kitaabka "Safiinatu Salaat", Xildhibaanaddana ha loo Aqriyo Dastuurka=Nasashada Jimcaha.Q-213=

0 Visits: 1320 | Friday August 14, 2020 - 10:24:52
1-Wiil ka yimid Qurbaha oo Dhoor dheer leh, Dhaguhuna u duran yihiin , Surwaalkuna ka dhici rabo ayaa yimid Busteejada Jaamacdda Lafoole ee laga raaco Baabuurta Afgoi u socoto, Oday reer Miyi ah oo Geed hoos fadhiyo ayuu damcay in uu ku ciyaaro wuxuuna ku yiri: Adeer Baabuur Daanyeero ka buuxan oo halkaan…

Read More »

Yuusuf Garaad oo soo bandhigay qorsho fashilin kara Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 1244 | Wednesday August 12, 2020 - 20:20:48
Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo mar soo nqoday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in uusan muuqan qorshe uu Dhuusamareeb 15-ka Bishaan uga furmi karo Shirka u dhaxeeya Madaxda dfs & Dowlad Goboleedyada. Yuusuf Garaad waxaa uu sheegay in mudo laba Cisho kaliya ay ka hartay qabsoomida…

Read More »

Update: Eight killed in military base explosion in Mogadishu whatsapp sharing button email sharing button

0 Visits: 1346 | Saturday August 08, 2020 - 17:05:23
Eight people have been killed and 14 others injured following a car bomb attack at a military base in Mogadishu. The free medical service provider Aamin Ambulance said the attack which happened at the 12th April Army Brigade resulted in the death of 14 people.

Read More »

xarig kaligiis ah Maxkamadda hor keenay?=Nasashada Jimcaha. Q-212=

0 Visits: 1368 | Friday August 07, 2020 - 21:00:39
1-Nin ayaa Maxkamadda lagu soo Dacweeyay, Qaaligii ayaa yiri: Adiga maxaa laguugu soo Eedeeyay?. Waxa uu yiri: Xarig yar oo duq ah oo meel yiil ayaan hore u soo jiiday. Qaaligii ayaa yiri: Ma intaas ayaa dhan wax Nin weyn lagu soo eedeeyo, Dacwadu waa xiran tahay, Iridda ka wada baxa. Waxaa lagu yiri:…

Read More »

Akhriso: Khudbadihii laga jeediyay furitaanka Shirweynaha Beesha Mudullood

1 Visits: 1509 | Monday August 03, 2020 - 17:26:09
Waxaa Xarunta Mowlaca Macalin Nuur ka furmay Shirweynaha wadatashiga Beelaha Mudullood, kaasoo qaban qaabadiisa soo socday tan iyo dhamaadkii sanadkii hore. Shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Ra'iisul Wasaarihii hore, Madaxweynaha Hirshabeelle, siyaasiyiin,…

Read More »

WARBIXIN:- KHEYRE TAG EELNA REEB.!...

0 Visits: 1454 | Saturday August 01, 2020 - 22:11:17
Si kastoo leysugu dayay in wax looga bedelo dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya soo ragaadiyay ee mudada dheer la iska soo dhaxlayay, misna waxaa muuqata in dhaqamadaas laga maarmi waayay oo ugu dambeyn Wax kastoo dhacay waxey noqdeen sidoodii hore, sida Baarlamaan mooshin wada,Madaxweyne iyo Reysalwasaare…

Read More »

Waxaan la yaabay Dudun ayaa Aboor dhisay!!!.

0 Visits: 1633 | Saturday August 01, 2020 - 21:34:21
Ninaa yiri: waxaan la yaabay: 1. Dudun, Abooraa dhisay. 2. waxaa ka yaab badan, wuxuu dhisaa habeenkii oo kaliya. 3.waxaa ka sii yaab badan, waxa uu ku dhisaa Candhuuftiisa. (F.S: 1aad

Read More »