Maqaallo

Maxaad ka taqaanaa 'eelaboorka ugu fiican dunida'? Maxayse tahay farriinta uu soo diray?

0 Visits: 1410 | Monday October 05, 2020 - 15:18:58
Gegida diyaaradaha ee Changi ee dalka Singapore ayaa soo diray digniin rajo beel ah iyadoo aysan muuqan ifafaalo ah in xanuunka Covid-19 dhammaanaya. Eelaboorkan ku yaalla qaaradda Aasiya ayaa si joogta ah loogu codeeyaa inuu yahay elaboorka ugu fiican dunida, kaas oo ay ka duulaan amaba ka soo degaan…

Read More »

Qiso Cajiib ah: Sheekh Yuusuf Al-Kawnayn iyo Bucur Bacayr.

0 Visits: 2148 | Saturday October 03, 2020 - 22:07:19
Waxaa la sheegaa in qiso cajiib ah dhexmartey Sheekh Yuusuf Al-Kownayn ( Aw Barkhadle) iyo boqorkii Yibraha, Bucur Bacayr oo ka talin jirey Soomaaliya dhankeeda waqooyi, intaan diinta Islaamka ku fidin degaankaas. Sheekh Yuusuf Al Kawnayn oo ahaa nin daaci ah ayaa aqoonyahanada taariikhda darsa sheegaan…

Read More »

Saddexdan sheeko iyo xalka siyaasadeed ee maanta sidee isu qabtaan?..

0 Visits: 1683 | Sunday September 20, 2020 - 16:41:46
Ku: Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ku: Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni, Madaxweynaha Puntland Ku: Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Jubbaland Ku: Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ku: Madaxweyne Maxamed Cabdi…

Read More »

Yuusuf Garaad;"Aniguba Mar Baan Dhacay!!"

0 Visits: 1709 | Saturday September 19, 2020 - 21:13:40
Yuusuf Garaad Cumar oo ka mid ah ruugcadaaga saxaafadda ee dalka Soomaaliya isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay dowlada Soomaaliya ayaa boggiisa facebook waxa uu ku soo bandhigey sheeko ku saabsan mar uu ku dhacay fasalka labaad ee dugsiga hoose iyo sida ay ugu noqotay cashar uu ku dhisay mustaqbalkiisa.…

Read More »

Sheekooyinka boqor Afrikaan ah oo "hilibka dadka cuni jiray"

0 Visits: 1570 | Saturday September 19, 2020 - 17:43:59
Wakhtigan oo kale bishii Sebtember 1979 waxa xilka laga tuuray boqorkii hore ee Afrikada Dhexe, Jean-Bedel Bokassa, waxaanu dalku ku noqday xukunkii Jamhuuriga ahaa ka dib sannado badan oo uu gacan bira ku hayey ninkaas magaciisa lagu xusuusto sheekooyinka badan ee la yaabka lehi. Hadba sooyaalkiisaa…

Read More »

Ma Anigaa wareersan ?=Faallo=

0 Visits: 1600 | Friday September 18, 2020 - 21:35:04
In ka yar 24 Saac waxaa soo baxay Laba arrimood oo saameeyn ku leh Siyaasadda Dalka. waxa aan fiiriyay Baraha Bulshada, waxa ii soo baxday in Dad badan ey ka fiirinayaan dhinac ka duwan kan aan wax ka fiirinayo, waxaan is iri ma Adigaa khaldan?.

Read More »

Weli ma ku sirantay Maddax Magac qurxoon lah , oo aan leheyn Sifadda Magacoodu sheegayo? Yaa ka mid ah?=Nasashada Jimcaha.Q-218=

0 Visits: 1588 | Friday September 18, 2020 - 20:05:37
1- Haweeneey Foolaneeysay ayaa dhashay Wiil, Umulisadii ayaa la yaabtay markii ey aragtay Wiilkii oo markii uu dhashayba Qoslaayo. Waxa ey dareentay in Wiilka Gacantiisa ey wax ku jiraan. Markii ey Gacantiisa Furtay waxa ey ku aragtay 3 Xabbo oo ah Kaniiniga Ubadka Uurka ku jiro lagu soo Tuuro. Wiilkii…

Read More »

'Isma aanan laheyn' – Weriye sheeko xanuun leh ka qoray geerida xaaskiisa iyo dhibka isbitaallada Muqdisho

0 Visits: 1533 | Wednesday September 16, 2020 - 21:29:59
Isma aanan Laheyn !!! Mar Walbaa Geerida Waa xaq, waana qasab inaan ku qanacnaa qadarta Alle, Balse Isma aan laheyn !! -Isma aan laheyn adiga oo qof Xaalad deg deg ah ku jira wada, ayaa gaarigaada gurmadka deg dega xilli habeen ah laga celin doonaa albaabka hore ee Isbitaalka Digfeer (Kala wareeg kuuma…

Read More »

Falaad, Faduul, Foorjo mise Ficil Sax ah?

0 Visits: 1740 | Saturday September 12, 2020 - 14:33:40
Qaran waxaa matalaa Madaxweyne, Xukuumad waxaa Matala Ra'iisul wasaare. Haddii uu dhaco RW Dowladiisuna waa la dhacdaa, kadibna Dowladu waxa ey sii ahaataa Xil gaarsiin, Shaqadeeda waxaa lagu soo koobaa Socodsiinta Howl maalmeedka oo kaliya.

Read More »

BARO DADKII UGU SAAMEEYNTA BADNAA QARNIGII 20 AAD. Dr: Xuseen Sh/ Ahmed ( Kadare).

0 Visits: 1815 | Saturday September 12, 2020 - 14:27:05
" NAAG DILAN IYO AWR DACAYEEYSAN HADDAAD ARAGTO I SOO DABA KACAA LAGA WAAYAY" ( ORAAHDA Dr: Kadare).

Read More »

Beesha Caalamku inta ku tiraa, Riyo ii fasir yaan lagu garaacin=Nasashada Jimcaha.Q-217-aad=

0 Visits: 1638 | Friday September 11, 2020 - 20:13:47
1-Odayaal meel ku shirayo ayaa 3 oday shirkii ka istaageen, waxeyna codsadeen in shirka hal maalin dib loogu dhigo. Waxaa lagu yiri: Waan idin siinay si aad go'aan u soo gaartiin. Waxay yiraahdeen, haddaba waan heeysanaa go'aankii, oo Saaxiibkeen ayaa noo sheegay, ee waxaan ka baqeeynaa in aan…

Read More »

Dhibanaha 1aad ee Somaliya. ( Asgari).

0 Visits: 1670 | Wednesday September 09, 2020 - 22:55:13
Bani Aadamku inta Taariikhdiisu soo jirtay, waxa uu lahaa Ciidan difaaco deegaanka ey ku noolyihiin, si uu isga ilaaliyo Cadawga gudaha iyo Dibadaba.

Read More »

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO QARAHA ( WATER MELON).

0 Visits: 1764 | Monday September 07, 2020 - 20:32:52
Qaraha waxa uu kamid yahay dhirta ubaxleyda ah wuxuuna asal ahaan kasoo jeedaa dalka Koofur Africa, Qaraha waxa uu ka tirsan yahay qoys dhireedka loo yaqaan CUCURBILACEAE. Qarnigii 7-aad ayuu qaraha gaaray dalka India halka uu dalka China ka gaaray qarnigii 10-aad, dalka dunida ugu soo saarista badan…

Read More »

Salaad Cali Jeelle "Gadaashaa lama helin deganaan iyo Xasilooni Siyaasadeed Waxaan sugnaa waa Adigoo ah…"

0 Visits: 1753 | Sunday September 06, 2020 - 23:56:24
Siyaasiga lagu magacaabo Salaad Cali Jeelle ayaa bartiisa Fecebook uu ku leeyahay soo dhigay aragtidiisa ku aadan siyaasadda Soomaaliya iyo halka ay marayso, wuxuuna Qoraalkaasi u qornaa Sida:-

Read More »

Unugga Isku-xirka Milatariga Mareykanka (MCC) iyo sida uu wax uga qabto xoojinta Amniga Soomaaliya.

0 Visits: 1547 | Saturday September 05, 2020 - 18:22:20
Markii ugu horreysay oo ay abuureen 2013 Taliska Mareykanka ee Afrika, cutubkan waxaa loo xilsaaray sameynta isku-duwidda Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka. Waxay ku taalaa Xarunta Caalamiga ah ee dhinaca badda ee Muqdisho, Unugga Isku-xirka Milatariga…

Read More »

Laba arrimood oo ku saabsan sida kacbada loo dhaqo

0 Visits: 1593 | Friday September 04, 2020 - 20:02:29
Kacbada barakaysan gudaheeda waxaa la dhaqaa sannadkii seddax goor, waana arrin soo billaabatay xilligii Nabi Maxamed NNKH. Markii ugu horreysay ee la dhaqay waxay ahayd xilligii ay Muslimiinta qabsadeen magaalada Makah iyo kacbada. Waxaana ka dhaxlay dawladihii muslimiinta ee u kala dambeeyay sida…

Read More »

Go'aankii laga sugayay Somalida muxuu noqon doonaa?.

0 Visits: 1541 | Thursday September 03, 2020 - 20:45:55
Beesha Caalamka oo Af Gobaadsanee ayaa Moowqifkeeda cadeeysatay iyada oo leh: Somaliya waa Dal Xur ah oo u Madaxbanaan Go'aanadiisa Masiiriga ah. waxaana lagu yiri: 1. Madaxda Somalida Usbuucaan waxaa la idinka rabaa Ajandaha shirkiina. Madaxdii Somalidu waa soo Bandhigeen.( F.S: 1aad) 2. Madaxdii…

Read More »

'Soomaalida waxay haystaan fursad' – W/Q: James Swan

0 Visits: 1587 | Thursday September 03, 2020 - 20:12:23
Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas. Qaramada Midoobay waxaa laga abuuray danbaskii/burburkii ka dhashay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, iyada oo ujeeddadu ahayd in la isu keeno ummadaha…

Read More »

Siyaarada Waliyulaahi Sheekh C/Raxmaan Cabdi Celi waa Xus Diimeed loo Siman Yahay!!!.

0 Visits: 1694 | Tuesday September 01, 2020 - 19:29:22
Sannad walba marka la gaaro Bisha koowad (1) ee Hijriyad Islaamka ee loo yaqaano Muxaram ama Zek, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca Siyaarada Caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIKHI.

Read More »

Warbaahinta casriga ah oo saameeyn ku yeelatay dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaalida (Warbixin)

0 Visits: 1639 | Saturday August 29, 2020 - 19:37:44
Dhaqanka Soomaaliyed waa mid soo jireen ah kaasi oo jiilba jiil uu ka dhaxlay sida Tariikhda lagu sheego, waana hab nololeed iyo nidaam dhaqan sida luuqadda, cuntada, farshaxanka, fanka iyo suugaanta.

Read More »