Sports News

Tababare Solari oo Isco ka saaray safka Madrid ee Wajahaya Atletic Madrid

0 Visits: 23 | Saturday February 09, 2019 - 21:35:44
Tababaraha Real Madrid Santiago Solari ayaa caddeeyay in sababta Isco uusan ugu soo darin safka Los Blancos ee wajihi doona Atletico Madrid. Isco oo ku guul darraystay in uu kamid noqdo safka koobaad tababare Santiago Solari, ayaa waqti horaba wada hadallo lasii furay Juventus taas oo suurta gal kadhigi…

Read More »

Bayern Munich iyo Juventus Oo Kusoo Biiray Tartanka Loogu Jiro Laacib Ka Tirsan Manchester United

0 Visits: 34 | Saturday February 09, 2019 - 00:09:13
Manchester United waa koox dhaqaale ahaan aad uga xoog badan inta badan kooxaha Yurub, isla markaana ay figta ugu sarraysa iska beddelaan Real Madrid oo kaliya, laakiin hadda labada kooxood ee Bayern Munich iyo Juventus ayaa doonaya inay xoog kaga qaataan mid ka mid ah laacibiintooda iyagoo usoo bandhigaya…

Read More »

Eden Hazard oo caddeeyay xilliga uu ku dhowaaqi doona go'aanka mustaqbalkiisa!

0 Visits: 16 | Friday February 08, 2019 - 21:06:42
Laacibka Chelsea ee Eden Hazard ayaa tilmaamay in shakiga badan ee mustaqbalkiisa ku gadaamsan uusan saameyn doonin bandhiggiisa ciyaareed ee xilligan. Waxaa sidoo kale uu sheegay inuu ku dhowaaqi doono go'aanka mustaqbalkiisa xilliga ku habboon, balse uu horraan gaarray go'aankaas naf ahaantiisa.

Read More »

PSG oo gaartay semi-finalka French Cup

0 Visits: 17 | Thursday February 07, 2019 - 23:01:48
Dhanka Faransiiska, waxaa xalay dhacayo ciyaaro ka tirsanaa koobka French Cup. Kooxda tartanka difaacanaysa ee Paris St Germain ayaa waxaa qalqiil gelisay kooxda were taken to extra time by third division side Villefranche Beaujolais (Fiilefaqanje Buujuuleey) oo ka mid ah kooxaha heerka saddexaad, kaddib…

Read More »

Manchester City oo hogaanka qabatay

0 Visits: 15 | Thursday February 07, 2019 - 22:52:44
Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Ingiriiska ee Manchester City ayaa dib ula wareegtay hogaanka Premier League kaddib marki ay shalay 2-0 ku garaacday Everton oo ay marti ugu aheyd garoonka Goodison Park ee magaalada Liverpool.

Read More »

Yaa badiyay kulanki xalay ee El Clasico

0 Visits: 15 | Thursday February 07, 2019 - 22:40:18
Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo xalay isku arkay magaalada Barcelona, lugta koowaad ee wareega afarta koox ee tartanka Copa del Rey ayaa iskula agdhacay barbarro 1-1 ah. Real Madrid ayaa bilowgi ciyaartaba hogaanka qabatay kaddib marki uu daqiiqadii 6-aad uu gool u dhaliyay Lucas Vazquez , laakin…

Read More »

Maxay Ahayd Hadiyaddii Khaaska Ahayd Ee Lionel Messi U Diray Laacibkii Xulka Qatar

0 Visits: 17 | Thursday February 07, 2019 - 22:28:25
Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa hadiyad khaas ah gaadhsiiyey xiddiga xulka qaranka Qatar ee Almoez Ali oo dalkiisa ka caawiyey inay ku guuleystaan tartanka qaramada qaaradda Asia oo dhawaan lagu soo gabogabeeyey waddanka UAE. Almoez Ali ayaa waxa uu ku guuleystay kabta dahabka ah ee tartankaas,…

Read More »

Kavan Brissett death: Sheffield stabbing inquiries made in Somalia

0 Visits: 8 | Thursday February 07, 2019 - 21:03:51
Detectives hunting a man wanted over the murder of a 21-year-old who was stabbed in Sheffield have carried out inquiries in Somalia. Kavan Brissett was stabbed in the chest in an alleyway off Langsett Walk, in Upperthorpe, on 14 August. He died in hospital four days later.

Read More »

Hordhac: Barcelona Vs Real Madrid, ma Ciyaari doonaa Messi?

0 Visits: 30 | Thursday February 07, 2019 - 00:03:57
Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa Gurigeeda ku soo Dhaweyneesa Dhigeeda Kooxda Kubada cagta Real Madrid Lugta Koowaad ee Tartanka Copa del Rey Heerkiisa Sami-Finalka. Labadaan Koox Markoodii Ugu Dmbeesay oo Ay Kulmaan Waxaa 5-1 Ku Adkaatay kooxda Barcelona Oo Xiligaas Xasuuq U geesatay Kooxda Madrid.

Read More »

Maanta oo Kale 1999-kii taariikhada uu sameeyay Macalin Soljaer

0 Visits: 22 | Wednesday February 06, 2019 - 23:59:57
Maanta oo kale 6 Feb 1999 Ole Gunnar Solskjaer ayaa dhaliyay 4-gool wuxuuna noqday cayaaryahankii ugu horeeyay EPL ee kulan badal kusoo galay oo afar gool dhaliyo. Kulankan caanka ah Man United 8-1 ayay guusha kaga qaateen Nottingham Forest. Fadlan hoos ka eeg daqiiqadaha uu Ole goolasha taariikhiga…

Read More »

Ashley Cole oo Soo badhigay Kooxdiisa ugu Fiicneed ee uu garoon la soo galay

0 Visits: 19 | Wednesday February 06, 2019 - 12:24:40
Ashley Cole ayaa soo bandhigay kooxdiisa riyada xili uu ka qayb galay barnaamijka Monday Night Football ee ka baxo Sky Sports:

Read More »

Sala oo Meydkiisa la helay

0 Visits: 28 | Tuesday February 05, 2019 - 11:15:33
Daafaca dhalinta yar Matthijs de Ligt ayaa maamulka Ajax u sheegay xagaagan inuu doonayo ku biiritaanka Barcelona si uu saaxiibkiis Frenkie de Jong hal naadi ugu wada cayaaraan.

Read More »

Qatar welcomes Asian Cup football champions home

0 Visits: 17 | Sunday February 03, 2019 - 23:57:50
Gulf nation celebrates as the Maroons arrive in Doha to a heroic welcome after winning their first major football title.

Read More »

Hordhac: Chelsea Vs Huddersfield Town

0 Visits: 29 | Saturday February 02, 2019 - 13:18:07
Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea Ayaa Caawa Xiliga Fiidka Gurigooda Ku Soo Dhaween Doonta Dhigeeda Huddersfield Ciyaar Ka Tirsan Eplka. Blues ayaa Isbuucii La Soo Dhaafay Dharbaaxo Xoogan Kala Kulanta Kooxda Bournmooth Markaas oo Lagu Dhuftay 4-0. Caawa waxay doonayaa in ay dib ugu soo laabtaan wadada…

Read More »

Qadar oo qaaday koobka Aasiya

0 Visits: 39 | Saturday February 02, 2019 - 12:00:31
Waddanka Qadar ee lagu wado inuu marti galiyo ciyaaraha koobka adduunka ee sannadka 2022-ka ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay koobka Aasiya, ka dib markii ay 3-1 uga badiyeen xulka qaranka Japan. Japan oo 4 jeer horay u soo qaadday koobkan ayaa guul darro weyn kala kulantay ciyaartoyda xulka Qadar…

Read More »

FT: Man United oo si dirqi ah kaga badbaaday Burnley

0 Visits: 30 | Wednesday January 30, 2019 - 23:59:42
Qeebti Hore Ee Ciyaarta waxaa lagu Kala Nastay 0-0 Oo LabDa Kooba waa iska Dhalin waayen Wax Gool Ah. Qeebta Marki La Isku Soo Laabta ayay Labada Dhinac Ciyaar Xiiso Leh Soo Bandhigeen. Daqiiqadii 51-aad Hogaanka Ciyaarta waxaa la wareegtay Kooxda Burnley Kadib Markii Uu Gool U Dhaliyay A. Barnes.

Read More »

Waa Kuma Wiilka Somaliyeed ee Mucjisada ka dhigaya Asian Cup?

0 Visits: 44 | Wednesday January 30, 2019 - 23:41:31
Akram Hassan Afif, waa ciyaaryahan Soomaiyeed oo November 1996 ku dhashay magaalada Doha ee dalak Qatar. Haatan wuxuu amaah ugu ciyaara kooxda Al Sadd, laakiin waxaa iska leh kooxda reer Spain ee Villarreal. Afif waxaa uu kasoo jeedaa Qoys Sports, waxaa la dhashay Ali Afif, oo ah ciyaaryahan kubadda…

Read More »

Atarisho caan ah oo Alex Iwobi ku tilmaantay Daanyeer

0 Visits: 22 | Wednesday January 30, 2019 - 00:03:56
Atarishada Bollywood-ka ka tirsan Esha Gupta ayaa aflagaado ku saleesan cunsurinimo u geesatay cayaaryahanka kooxda Arsenal u cayaaro una dhashay dalka Nigeria Alex Iwobi. Baraha bulshada ayaa siweyn loogu weeraray Esha Gupta oo Arsenal taageero u ah kadib markii lasoo dhigay fariin qoraaleed ay si…

Read More »

Denis Suarez oo Amaah ugu biiray kooxda Arsenal

0 Visits: 23 | Wednesday January 30, 2019 - 00:02:08
Xidiga Xulka Qaranka Spain Iyo Kooxda Barcelona Denis Suarez ayaa Qaab Amaah Ah Ugu Biiray Kooxda Arsenal. Suarez Ka Hor Inta uusan Aadin Kooxda Arsenal Ayuu Hal Sano Hishiis Ah U Saxiixay Kooxda Barcelona Kadibna Barca Waxay Amaah ku Siisay kooxda Arsenal.

Read More »

Juventus oo dib Ula soo saxiixatay Martin Caceres markeedii sadexaad

0 Visits: 16 | Wednesday January 30, 2019 - 00:00:00
Kooxda Marwada Duqada ah Ee Juventus ayaa Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqday In Ay La Soo Saxiixden Martin Caceres Oo Ay Ka Soo Qaateen Lazio. Martin Ceceres Waa Marki Sadexaad oo Uu Noqnaayo Ciyaariyahan ka tirsan Kooxda Juventus.

Read More »