Featued

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 26-KA DICEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1930 | Saturday December 26, 2015 - 09:36:20
MADAXWEYNE GEELLE: KOOXAHA XAGJIRIINTA AH MEESHII AY GALAAN WAY ADAG TAHAY SIDA LOOGA SAARO Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay inay adag tahay in laga saaro meeshii ay galaan kooxaha xagjiriinta ah, isag oo tusaale u soo qaatay dagaallada muddada…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO GQARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA SHAMSO SH. CUMAR

0 Visits: 952 | Saturday December 19, 2015 - 11:00:50
TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO GQARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA SHAMSO SH. CUMAR

Read More »

NUSOJ Seeks to Recruit Project Coordinator and Finance Officer at the Union HQ in Mogadishu NUSOJ Newsletter

0 Visits: 1020 | Thursday December 17, 2015 - 09:34:10
Joining our small but dynamic team in the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) office in Mogadishu, the Program Coordinator and Finance officer will play the critical role of linking NUSOJ's administrative and financial programs.

Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO :- Delegation To The Federal Republic Of Somalia is Looking For The eu Ropean Union An ASSISTANT TO OPERATIONS MANAGEMENT

0 Visits: 1040 | Saturday November 14, 2015 - 08:57:42
THE EUROPEAN UNION DELEGATION TO THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA IS LOOKING FOR AN ASSISTANT TO OPERATIONS MANAGEMENT

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH

0 Visits: 1165 | Saturday October 31, 2015 - 02:37:02
Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cigalle, Reer Xasan Jimcaale Cigalle,Reer Muxumud Jimcaale Cigalle, Reer Xuseen Jimcaale Cigalle, Reer Maxamuud Jimcaale Cigalle, Ilmo Madiino Jimcaale Cigalle, Ilmo Nuurto Jimcaale Cigalle, Reer Xaaji Geeddooy Cigalle,Ilma Muumino Jimcaale Cigalle, Ilmo Aamino Jimcaale…

Read More »

HAMBALYO DHALASHO FARXADLE

0 Visits: 1667 | Sunday October 25, 2015 - 11:39:10
Waxaan halkaan Hambalyo Dhalasho Farxad leh loogu diraynaa

Read More »

Ogeysiis Muhiim ah oo ay kuu heyso The Ministry of finance the federal government of somalia Tender name: Supply and Delivery of Foodstuff to the Somali Police Force…

0 Visits: 2148 | Wednesday October 14, 2015 - 11:08:21
INVITATION FOR TENDER IFT issue Date: 12th October, 2015 Reference: SPF/001/2015 Tender name: Supply and Delivery of Foodstuff to the Somali Police Force

Read More »

KULLU CAAM WA INTU BILKHEYR CIID, MUBAARAK {Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciiday}

0 Visits: 1280 | Thursday September 24, 2015 - 16:14:18
Waxaa maanta oo ah Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo ama Ciidul Adxa Magaalada Muqdisho laga dareemayaa in Dadka ku nool ay u dabaal dagayaan Munaasabada Maalinta 1-aad ee Ciida.

Read More »

Madaxweynaha oo furay Shirka wada tashiga doorashada sanadka 2016 (Sawirro)

0 Visits: 960 | Saturday September 19, 2015 - 20:22:19
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirka wada tashiga hanaanka doorasho iyo aayaha siyaasada Soomaaliya ee sanadka 2016-ka, iyadoo shirkan ay ka soo qeyb galeen Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira.

Read More »

How many black men have been killed by Toronto police? We can't know

0 Visits: 1340 | Tuesday August 18, 2015 - 08:02:49
Police civilian watchdog will not release data on the race of those killed by Toronto police — because it doesn't collect it. Neither does Stats Canada, the Office of the Independent Police Review Director or police themselves.

Read More »

Minneapolis neighborhood says no to $300,000 homes

0 Visits: 1363 | Tuesday August 18, 2015 - 08:01:52
North Minneapolis residents still reeling from the Great Recession offered a surprising reaction when developers unveiled plans to build homes that would sell for up to $300,000.

Read More »

AU troops abandon strategic district in central Somalia

0 Visits: 1413 | Tuesday August 18, 2015 - 08:00:57
The allied African Union and Somali troops have withdrawn from a strategic district in Hiran region which has immediately fallen into militants' hands Sunday, a move which calls into question the strategy of troops who vowed ousting militants from the areas still under their control in a 'short'…

Read More »

Somali refugees find a farming oasis — in Maine

0 Visits: 1563 | Tuesday August 18, 2015 - 07:59:53
Six-foot stalks of corn crowd a small rise at Intervale Farm, a 19th-century spread of rolling fields that lead to the Royal River. It's a picture of vintage Maine, but there's something new: farmers clad in swirling, vibrant, dazzling colors rather than grass-stained denim and John Deere caps.

Read More »

Qaar ka mid ah saxiixayaasha Mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha oo sheegay in laga been abuuray

0 Visits: 782 | Tuesday August 18, 2015 - 07:54:23
Qaar ka mid ah xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxa ay ku sheegeen in laga been abuurtay saxiixooda mooshinka la gudbiyayna uu ahaa mid sanad kahor ay saxiixeen.

Read More »

Warar sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hortagi doono Baarlamaanka

0 Visits: 861 | Tuesday August 18, 2015 - 07:50:28
Warar soo baxay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu hortago Baarlamaanka.

Read More »

Booliska oo howl gal gaar ah ay ka fuliyeen guri ku yaalla Yaaqshiid ku qabtay walxaha qarxa

0 Visits: 829 | Tuesday August 18, 2015 - 07:49:27
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howl gal gaar ah oo ay ka fuliyeen guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ku qabtay waxyaabaha qarxa iyo raggii diyaarinayay, iyadoo howl galkan uu dhacay xalay saqdii dhexe.

Read More »

Wasiirka Haweenka oo sheegtay in la meel marinayo sharciga Gudniinka fircooniga

0 Visits: 885 | Tuesday August 18, 2015 - 07:47:45
Wasiiradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta furtay kulan ku saabsanaa la tashiga Hay'ada Culumaa'udiinka Soomaaliya ee arimaha Gudniinka fircooniga, waxaana ka soo qeybgalay Wasiirada Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Caafimaadka, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qarabka…

Read More »

Guddoomiye Jawaari iyo mas'uuliyiin kale oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka

0 Visits: 4006 | Tuesday August 18, 2015 - 07:34:59
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula yeeshay guddiga madaxa banaaan ee dib u eegista dastuurka KMG ah ee dalka,…

Read More »

Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud oo la caleemo saaray "SAWIRRO"

0 Visits: 3840 | Tuesday August 18, 2015 - 07:33:47
Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Read More »

Siminaar ku saabsan dhiiri gelinta waxbarashada oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 3667 | Tuesday August 18, 2015 - 07:32:17
Siminaarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardeyda wax ka barata dalka Kuwait oo fasax waxbarasho dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxa loo qabtay qaar ka mid ah ardeyda Jaamacadaha gudaha dalka waxka barta, waxaana kaso qeyb galey xafladii lagusoo gunanadayey mas'uuliyiin ka socday Wasaraadda arrimaha…

Read More »