Wararka

C/raxmaan Ceynte oo dowladda Soomaaliya u soo jeediyay in raalli gelin iyo magdhow ay siiso C/kariin Qalbi Dhagax

0 Visits: 215 | Monday December 17, 2018 - 10:42:19
Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Xukuumaddii hore C/raxmaan Yusuuf Cali Ceynte ayaa boggaadiyay tallaabadii Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil raalli gelinta iyo madax salaaxida ugu tagay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo sanadii hore ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.

Read More »

"Ha Cayrin Mourinho" Taagerayaasha Liverpool Oo Garab Isgtaagay Tababare Jose Mourinho

0 Visits: 638 | Monday December 17, 2018 - 10:40:00
Tababaraha reer Portugal ayaa taagerimo u muuqatay mid jees-jees ah kahelay taagerayaasha Liverpool, kadib markii ay kooxdiisu caawa ku horkuftay Reds. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa wajihi doona cadaadis kaga imaan doonta dhanka maamulka Old Trafford, maadaama ay kooxdiisa soo gaarymtay…

Read More »

Maxaa Ka jira in Laga Tanasulay Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo+Dhageyso

0 Visits: 294 | Monday December 17, 2018 - 10:31:47
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in laga Tanasulay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Read More »

Waalidiin carruurtooda ka xiran yihiin oo buux dhaafiyay Saldhiga Baydhabo (SAWIRRO)

0 Visits: 240 | Monday December 17, 2018 - 10:28:37
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Waalidiin badan oo carruurtooda ay kaga xiran yihiin Saldhiga Magaaladaasi, ayaa shalay & maanta lagu hor arkayaa xarunta Saldhiga.

Read More »

Ciidamo Saakay Xiray Wadooyin Muqdisho Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 237 | Monday December 17, 2018 - 10:25:10
Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Daacish oo sheegatay in ay dishay Xubno ka mid ah Shabaab

0 Visits: 240 | Monday December 17, 2018 - 10:20:46
Ururka Daacish ee dagaallama dalalka Soomaaliya, Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegtay in 14ka mid ah Al-Shabaab ay ku ku dileen howlgal ay ka fuliyeen degmada Qandala ee gobolka Bari,halkaasi oo ka agdhow Saldhigga Soomaaliya ee Daacish.

Read More »

17-KA DICEMBAR 2018-KA HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA DICEMBAR 2018-KA

0 Visits: 421 | Monday December 17, 2018 - 09:35:08
WASIIR KA TIRSAN XUKUUMADDA SOOM AALIYA OO ISKU CASILAY XIISADA KA TAAGAN KOONFUR GALBEED Wasiirkii howlaha Guud,Dib u dhiska iyo Gureynta dowladda Soomaaliya Cabd ifitaax Maxamed Ibraahi Geeseey ayaa Shalay sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya. Wuxuu sheegay in sababta…

Read More »

Xanuun Waraqda / Saracda Laga Dareemo

0 Visits: 1209 | Sunday December 16, 2018 - 23:37:03
Casharkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay cillad badanaa bukaannadu ku wareeraan, dhakhaatiirtuna aysan ku baraarugsanayn waa xanuunka laga dareemo waraqda ama saracda (meesha u dhaxayso gumaarka lafta bisqinta iyo meesha cajarka/bowdada ka billawdo). Waxyaabo badan ayaa keeno in xanuun laga dareemo…

Read More »

Fannaanada Farxiya Kabayare oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho

0 Visits: 432 | Sunday December 16, 2018 - 23:21:23
Fannaanadda caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, iyadoona ka soo degtay garoonka dyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Read More »

Duco iyo Xasuus, Ardayada Somaliyeed.

0 Visits: 806 | Sunday December 16, 2018 - 23:12:40
1-Bareeki ( Dayaarad) ey isaareen asey Baladka igu soo warwareejiyeen, hoos u bacleel Baladka ahaa. Kubbadeey dheeleen aseey koobka guusha dhiibidiisa igu sharfeen.( South Africa- F.S: 1-9)

Read More »

Dacwadii Loo Heestay Wasiir Kuxigeenkii Arimaha Dibadda Somalia Oo Go'aan Laga Gaaray

0 Visits: 238 | Sunday December 16, 2018 - 23:07:37
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto eedeysane Muqtaar Mahad Daa'uud,kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu ku kacay arrimo la xiriira ku tagrifal Hantida Qaranka. Ugu horeyn, Maxkamadda ayaa dhageysatay eedda ay soo diyaariyaan xafiiska xeer ilaalinta, waxaana…

Read More »

Madaxweyne Labada Dhalasho Haystay Oo Ka Tanaasulay Dhalashadii British-Ka

0 Visits: 282 | Sunday December 16, 2018 - 23:05:26
Madaxweynaha dalka Iraq, Berham Saalix waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska wareejiyey Dhalashadii British-ka, si uu isku waafijiyo Dastuurka dalkiisa hooyo. Afhayeenka Madaxweynaha oo lagu magacaabo Luqmaan Al-fayli waxa uu sheegay inuu Madaxweynuhu dhamaystiray nidaamkii Sharciga ee uu uga tanaasulay…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo beeniyay warar sheegaya inuu is casilay

0 Visits: 239 | Sunday December 16, 2018 - 22:58:16
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Amar Dambe) ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya inuu iska casilay xilkiisa. Xasan Amar Dambe oo ka mid ahaa Wasiiraddii uu dhowaan magacaabay Ra'iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in ay tahay been abuur warka…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ka War-bixiyay Isbedelka Gobalka Geeska Afrika

0 Visits: 246 | Sunday December 16, 2018 - 22:49:01
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo shir uga qayb galay dalka Jabuuri ayaa faahfaahin ka bixiyay is-dhexgalka iyo is-bedelka ballaaran ee gobalka geeska Afrika. Ra'iisul wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in is-dhexgalku gobalku uu yahay…

Read More »

Maxaa ka soo baxay Kulankii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa Kuxigeen

0 Visits: 255 | Sunday December 16, 2018 - 22:43:55
Guddi isku xilqaamay xalinta khilaafka Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in is afgarad laga gaaray kala aragti duwanaanti ka dhex jirtay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen.

Read More »

Maxkamada ciidamada Ethiopia oo xakun dheer ku riday Askartii sameeyey isku daygii Abii Axmed

0 Visits: 249 | Sunday December 16, 2018 - 22:27:43
Wasaaradda gaashaandhigga ee dolwadda Itoobiya ayaa sheegtay ciidama Kumaandoos ah oo ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee ilaalada madaxtooyada oo damacsanaa iney ra'isal wasaaraha Khaarijiyaan in xabsi lagu xukumay. Wasaaradda gaashaandhigga oo shir jaraa'id qabatay aya waxay sheegtay…

Read More »

Xiisad Dagaal Oo Weli Ka Taagan M/ Mooyaale

0 Visits: 255 | Sunday December 16, 2018 - 17:16:44
Wararka laga helayo magaalada Mooyaale ee xadka dalalka Ethiopia iyo Kenya ayaa ku waramaya in weli halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeysa Qowmiyadaha Oramada iyo Soomaalida. Ku xigeenka madaxa xafiiska xariirka ee dowlad deegaanka Soomaalida Surewe Maxamed oo lahadlay wakaalada wararka…

Read More »

Qarax Lagu Dhaawacay Mas'uul Ka Tirsan Xiriirka Kubada Cagta Sh/Dhexe

0 Visits: 265 | Sunday December 16, 2018 - 17:10:04
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari oo Maanta ka dhacay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan kaas oo la sheegay in uu ahaa mid gaari loogu dhejiyay Ruux watay.

Read More »

Xildhibaan Ubax Tahliil "Cod Ayaan U Qaadi Doonaa Mooshinka Madaxweynaha"

0 Visits: 265 | Sunday December 16, 2018 - 17:02:28
Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka soo horjeeda Mooshinka Madaxweynaha ayaa baaq u dirtay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Muwaadiniinta Uganda Oo Loo Fududeynayo Fiisaha Dal-Ku-Galka Somalia

0 Visits: 296 | Sunday December 16, 2018 - 16:56:20
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Jeneral Jejje Odong waxa uu bishan December 4-dii shaaciyey in la soo saaray Qeybtii Koowaad ee Baasabooradda noocoodu yahay E-Passaports, taasi oo ay Muwaadiniinta Uganda u adeegsan doonaan Dukumentiga Socdaalkooda. Muwaadiniinta Uganda waxaa la sheegay inay Dal-ku-gal…

Read More »