Wararka

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Laga Dalbaday Xalinta Khilaafka Dowladda Iyo Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 241 | Wednesday January 09, 2019 - 13:46:02
Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOSCENSA kuna mideysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleyda, waxa ay u hambalyayneysaa hogaanka cusub oo loo doortay maamul gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cisman…

Read More »

Baadiri Kenyan Oo 5-Tii Sano Ee La Soo Dhaafay Faafinta Diinta Kirishtanka Ka Wada Muqdisho,Walina La Ogaan

0 Visits: 305 | Wednesday January 09, 2019 - 13:42:55
Wargeyska wordandway.org, ayaa warbixin ka qoray Baadari Kenyaan ah oo shantii sano ee la soo dhaafay faafinta Kiristaanimada ka wada Magaalada Muqdisho.

Read More »

SAWIRRO:Madaxweynaha cusub ee Puntland oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada

0 Visits: 272 | Wednesday January 09, 2019 - 13:40:11
Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga Dowlad Goboleedka Puntland

Read More »

Dad Ka Ganacsanayay Hilib Ey Iyo Diin Diin Oo Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 425 | Wednesday January 09, 2019 - 13:35:48
Booliska dowladda Kenya ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay Gacanta ku dhigeen Saddex Ruux oo Ajaanib ah kuwaas oo ka Ganacsanayay Hilibka Xayawaanka sida,Fool Maroodi,Hilib Ey, geeska wiyisha iyo Diin diin Nool. Howlgalka ayaa Ciidamada waxa ay ka fuliyeen Xaaafada Kilimani ee Magalada Nairobi dalka…

Read More »

Laba askari oo lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 295 | Wednesday January 09, 2019 - 13:16:32
Dabley hubaysan oo Shabaab ka tirsan, ayaa saaka nawaaxiga Isgoyska Ex-Control Afgooye waxa ay ku dileen laba askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Federalka Somaliya.

Read More »

Wargeyskii ugu horreeyay oo madaxbanaan oo laga bilaabay Dowlad Deegaanka Soomaalida

0 Visits: 281 | Wednesday January 09, 2019 - 13:11:23
Dhalinyaro ku sugan Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa bilaabay inay soo saaran wargeyskii ugu horreeyay ee madaxbanaan ee kasoo baxa deegaanka. Dr. Daahir Maxamed Tulux oo ah aasaasaha wargeyska Jigjiga ayaa BBC u sheegay inay diiradda ku saarayaan warbixinada taabanaya arrimaha bulshada,siyaasadda iyo…

Read More »

Madaxweynaha wejiyada badan ee Gabon, Cali Bongo, ee ka badbaaday isku day afgembI

0 Visits: 881 | Wednesday January 09, 2019 - 12:56:33
Dadka qaar, wuxuu u yahay amiir edebta aanan la barin, oo u arka inuu xaq u leeyahay xukunka dalka saliidda qaniga ku ah ee Gabon; wuxuu mar ahaa fannaan, wuxuuna gashaday kabaha aabbihiis si uu u sii wado xukunka 50-ka sano ee qoyskiisa. Qaar kalena, wuxuu u yahay qof is beddel sameeyay - nin ay ku…

Read More »

IGAD oo madaxweynaha cusub ee Puntland ugu baaqday in uu la yimaado siyaasad fur furan

0 Visits: 261 | Wednesday January 09, 2019 - 12:34:59
Wakiilka gaarka ah Urur Goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland, Siciid Maxamed Deni, oo shalay ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday Garoowe.

Read More »

Chinese, Djibouti presidents exchange congratulations on 40th anniversary of ties

0 Visits: 540 | Wednesday January 09, 2019 - 12:31:48
In his message, Xi said that in the past 40 years, China and Djibouti have seen a healthy and stable development of their relations, with mutual understanding and support on issues of great concern to or concerning the core interests of each other, in addition to plentiful fruits of cooperation in various…

Read More »

Egypt and Liverpool's Mohamed Salah retains African Footballer of the Year award

0 Visits: 783 | Wednesday January 09, 2019 - 12:23:39
"I have dreamt of winning this award since I was a child and now I have done so twice in a row," Salah said soon after receiving his trophy in Dakar. "My thanks go to my family, my team-mates and my fans and I dedicate this trophy to my homeland, Egypt."

Read More »

Two Somali candidates seek Barron City Council seat

0 Visits: 548 | Wednesday January 09, 2019 - 12:19:01
In Wisconsin I will be one of the first to run for city council and hoping I will win for this position," said Mohamed. Mohamed says while he hopes to represent the community of Barron as a whole it would be an honor to also be a voice for the Somali population. "We need to be heard," he…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 590 | Wednesday January 09, 2019 - 11:36:00
MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND OO LA DHAARIYAY waxaa ka dib markii uu ku guuleys tay doorashadii madaxtinnimo ee DG/ Punland iyadoo isla goobtii Hoolka aheyd oo ay ka dhacday doorashadda lagu dhaari yay Madaxweynaha cusub ee Puntl and Md.Saciid C/hi Dani oo Shalay ay doort een xildhibaannada baarlaman…

Read More »

Senator Faroole "Waa Maalin Isbedal Xalaal Ah Uu Ka Dhacay Puntland"

0 Visits: 334 | Wednesday January 09, 2019 - 00:09:45
Senator C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in doorashadii madaxweynaha ee maanta ka dhacday Puntland ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana xalaal ah.

Read More »

War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0 Visits: 355 | Wednesday January 09, 2019 - 00:04:55
Qarax Gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Somalia's Puntland picks Said Deni as regional president

0 Visits: 606 | Wednesday January 09, 2019 - 00:01:16
Puntland, like much of the rest of Somalia, has suffered from decades of clan warfare and, more recently, terror attacks by militants aligned with Al-Qaeda or Islamic State. Deni, a former national government minister, will serve a five-year term as regional president after emerging first in a field…

Read More »

Somali start technical centre build as they wait for return of Mogadishu stadium

0 Visits: 650 | Tuesday January 08, 2019 - 23:59:41
Using finds granted via the FIFA Forward Programme, the Somalis are enlarging and improving the centre with the first phase including the installation of an artificial turf playing surface. Somali Football Federation president Abdiqani Said Arab, speaking at the launch ceremony and laying of the foundation…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Degmada Afmadow (SAWIRRO)

0 Visits: 328 | Tuesday January 08, 2019 - 23:56:41
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan waxaa diirada lagu saarayay sidii Madaxweynahu uu u dhagaysan lahaa baahiyaha deegaanka ka jira iyo qaabkii wax looga qaban lahaa iyo…

Read More »

Madaxweyne Biixi oo casuumad u sameeyey waxgaradka iyo cugaasha beel ka mid ah beelaha Somaliland

0 Visits: 348 | Tuesday January 08, 2019 - 23:51:59
-Madaxweyne Muuse Biixi oo uu wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa madaxtooyada ku casuumay salaadiinta, Cuqaasha, waxgaradka, haldoorka iyo siyaasiyiinta beelaha Garxajis oo gobolada ka kala yimid.

Read More »

Police block Seminar organized by Wadajir Party

0 Visits: 647 | Tuesday January 08, 2019 - 23:43:22
Somali Police have been accused of disrupting aseminar on youth participation in civic education organized by Wadajir party in Mogadishu. Theseminar that was to take place at Maka Al- Mukaramma Hotel failed to take place after dozens of armed police officers were deployed at the premises. In a Facebook…

Read More »

Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeer ku tagay Difaacyada ciidanka ee Degmada Afgooye (SAWIRRO)

0 Visits: 267 | Tuesday January 08, 2019 - 23:38:01
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Difaacyada ciidanka ee ku yaalla Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »