Wararka

Booliska Britain oo bilaabay Baaritaano ku saabsan dilka Wiil Soomaali ah

0 Visits: 284 | Tuesday February 19, 2019 - 23:41:40
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa bilaabay Baaritaanada dilka Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalkaasi maalin ka hor. Wiilkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Maxamed Sidii, waxaana da'diisa lagu sheegay 17 jir, waxaana uu dhigan jiray Koleej ku yaalla Magaalada London sidda ay sheegeen Ehelkiisa.

Read More »

MAXAAM KA JIRA IN :-Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi in ay ku kulmayaan Addis Ababa?

0 Visits: 236 | Tuesday February 19, 2019 - 23:27:39
Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Warar soo bxayo ayaa sheegaya in Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii…

Read More »

Carwada bandhigga cuntada Soomaaliya oo ka furmay Dubai

0 Visits: 275 | Tuesday February 19, 2019 - 23:23:35
Carwada bandhigga cuntada ee (Gulfood Expo) oo sanadkiiba mar laqabto ayaa si rasmi ah uga furantay Dubai. Waxa uu bandhiggan socon doonaa illaa 22-ka bishan, iyadoo uu furay wasiirka ganacsiga ee dalka Imaaraadka, Sheekh Hamdan Bin Rashid. Waxaa bandhiggan kasoo qeybgalaya ilaa Shan Kun oo shirkadood,…

Read More »

QM Oo 14 Miyan Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya

0 Visits: 306 | Tuesday February 19, 2019 - 23:10:34
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa ku dhaawaaqay lacag loogu talagalay Mashaariic hormarineed oo lagu kaalmeynayo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Taliyaha ciidanka booliska oo magacaabay taliyaha ciidanka ilaada wadooyinka.

0 Visits: 299 | Tuesday February 19, 2019 - 22:58:34
Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa maanta waxaa loo Magacaabay Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska.

Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay wadada Warshadaha M/Muqdisho

0 Visits: 279 | Tuesday February 19, 2019 - 22:54:24
Qarax xoogan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho oo ay aad u isticmaalaan dadka iyo Gaadiidka.

Read More »

Saraakiisha Booliska oo loo furay siminaar ku saabsan xuquuqda aadanaha (SAWIRRO)

0 Visits: 237 | Tuesday February 19, 2019 - 22:51:03
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska u furay Siminaar lagu baranayo dhawrista Xaquuqda Aadanaha xilliyada ay ku jiraan waajibaadka shaqo ee loo xilsaaray.

Read More »

Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan

0 Visits: 259 | Tuesday February 19, 2019 - 22:41:40
Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Maanta qalab Ciidan waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Goboleedka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo. Qalabkaan lagu wareejiyay Booliska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qalabka miino barista, qalabka isgaarsiinta, Computaro iyo agabyo kale oo muhiim u ah Ciidamada…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dowladda Eedeeyey

0 Visits: 209 | Tuesday February 19, 2019 - 22:37:49
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay aad u la dagaalamaan xurridda hadalka oo uu sheegay in dad badan laga hor-istaagay. Isaga oo Wareysi siinayay Warbaahinta Kalfadhi ayuu sheegay in Siyaasiyiinta iyo Warbaahinta…

Read More »

Dab Xoogan Oo Ka Kacay Garoon Diyaaradeed

0 Visits: 216 | Tuesday February 19, 2019 - 22:32:31
Dab xoogan ayaa la sheegay inuu saakayto ka kacay gudaha Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Fimujiino ee caasimadda dalka Talyaaniga ee Rooma, iyadoo la hakiyey dhamaan Duullimaadyadii ka kici lahaa iyo kuwii ku soo wajahnaa Garoonkaasi mashquulka badan.

Read More »

Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada Canshuurta+Sawirro

0 Visits: 298 | Tuesday February 19, 2019 - 22:22:16
Gaadiidkaas oo la sheegay inay ku howlgeli doonaan Ciidamada Minashiibiyada ee Maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan qaadista Canshuurta ayaa Maanta waxaa lagu soo bandhigay Xarunta MaamulkaGobolka ee Muqdisho. Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka ayaa lagu soo bandhigay Gaadiidkaas…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa

0 Visits: 220 | Tuesday February 19, 2019 - 22:14:03
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, sida ay xaqiijiyeen warbaahinta Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shir ka furay Magalada Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 229 | Tuesday February 19, 2019 - 22:09:52
Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran,waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa furay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya…

Read More »

"PRESS RELEASE" NUSOJ Condemns Brutal Harrasment of Two Somali Journalists by Government Soldiers in Mogadishu

0 Visits: 990 | Tuesday February 19, 2019 - 22:02:26
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the brutal act in which Somali government soldiers publicly handcuffed and beaten up two local journalists in Mogadishu on Monday 18 Feburay ,2018 and barred a dozen of other journalists from independently reporting a news event invited…

Read More »

Labo ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay wadada u dhexeysa Jowhar iyo Balcad

0 Visits: 230 | Tuesday February 19, 2019 - 20:52:26
Darawal iyo kaaliyihiisii ayaa ku geeriyoodeen ka dib markii gaari ay wateen oo uu dul maray miino lagu aasay waddada meel u dhexeysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar. Gaariga miinada dul maray oo noociisu ahaa N3 ayaa ka tegey magaalada Jowhar isagoo ku sii jeeday maga alada Muqdisho, waxana ay miinada…

Read More »

War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi

0 Visits: 261 | Tuesday February 19, 2019 - 20:46:25
1. Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxaxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxa uu booqasho shaqo ku tegay Jamhuuriyadda Burundi muddadii u dhexaysey 18-19 Febraayo, 2019. Ujeedka booqashadani…

Read More »

Joint Communique Following The State Visit By President Mohamed Abdullahi Mohamed To Burundi

0 Visits: 605 | Tuesday February 19, 2019 - 20:40:49
1. At the invitation of His Excellency Pierre Nkurunziza, President of the Republic of Burundi, His Excellency Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo), President of the Federal Republic of Somalia paid a working visit to the Republic of Burundi on the 18-19th of February 2019. The visit is aimed at consolidating…

Read More »

Gobollo Mareeykan ah oo Dacweeynay Madaxweyne Trump

0 Visits: 341 | Tuesday February 19, 2019 - 13:18:10
Xulifo ay sameeysteen 16 Gobol oo mareeykanka ku yaala oo uu hogaaminayo gobolka California ayaa Madaxweyne Donald Trump ka gudbiyay dacwad ka dhan ah go'aankiisa uu xaaladda deg-degga ah kusoo rogay si uu lacag ugu helo darbiga oo doonayo in uu ka dhiso Xuduudda Mexico.

Read More »

Mareykanka oo beeniyay in saddex Askari looga dilay Soomaaliya

0 Visits: 297 | Tuesday February 19, 2019 - 13:14:45
Mareykanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in saddex askari looga dilay duqeyn Al-shabaab ay ku bartilmaameedsadeen horaantii todobaadka saldhigga Balli –Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose. Christopher P. Karns oo ah afhayeenka taliska Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay wakaallada wararka u…

Read More »

Somalia Oo Kamid Noqotay Dalalka Colaadaha Ka Socdan Ay Caruurta Badan Ku Geeriyooto

0 Visits: 299 | Tuesday February 19, 2019 - 13:12:18
Warbixin ay Hay'adda Daryeelka Carruurta "Save the Children" ee dalka Britain soo saartay waxay ku sheegtay in ka badan 500,000 oo carruur ah laga yaabee inay ku geeriyoodeen Colaadihi ika dhacay Calaamka 5-tii sanno ee la soo dhaafay. Celceliska Tiradaasi carruurta ku geeriyootay colaadaha…

Read More »