Wararka

DEG DEG: Kenya oo War hor leh kasoo saartay Muranka Badda Soomaaliya

1 Visits: 279 | Thursday February 21, 2019 - 22:15:12
Dowladda Kenya ayaa goor dhow shaacisay in aysan marna taako dhulkeed ka mid ah in aysan ka tanaasuli doonin , islamarkaana goobta lagu muransan yahay tahay dhul ka mid ah dowladda Kenya. Wasiirka Arimaha dibadda Kenya Munica Juma ayaa sheegtay dowladeeda aysan ku qancin jawaabtii ay bixisay Soomaaliya.

Read More »

Ar Shidaalaa!!! Intee ayay iska qaban la'dahay?

1 Visits: 888 | Thursday February 21, 2019 - 21:55:43
Wada Aqri ama iska dhaaf, Dhibcaha Hoose. Araar: 1- ka sokoow sharciyadii shidaalka oo aan la dhameeystirin, iyo Go'aan ka gaarida Baarlamaanada.

Read More »

Somaliland Oo War Culus Ka Soo Saartay Hadalkii Abiy Ahmed Ee Ku Aadanaa Wada Shaqeyn Dhexmarta Somaliland & Somalia

1 Visits: 251 | Thursday February 21, 2019 - 21:51:26
War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliland ayaa waxaa lagu faah faahiyay kulan Madaxweyne Muuse Biixi uu la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran. Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaalka iyo shacabka Itoobiya…

Read More »

Ciidamo Hubeysan oo Ku Dagaalamay Magaaladda Muqdisho

1 Visits: 214 | Thursday February 21, 2019 - 21:43:10
Iska hor imaad khasaare geystay ayaa manta labo maleeshiyo ku dhexmaray Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Xaafada Soonakey.

Read More »

Dowladda Kenya Oo Loo Far Muuqay Siyaasiyiinta Iyo Saraakiisha Soomaalida Ee Hantida…

1 Visits: 292 | Thursday February 21, 2019 - 21:40:43
Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Majaariya Kamaa'u waxa uu dhawaan soo saaray Qoraal ballaaran oo ku aadan Khilaafka Diplomaasiyadeed ee Somalia iyo Kenya ee ka dhashay muranka dhinaca Xuduud-baddeedka, iyo tallaabadii ay ugu yeerteen Danjirahoodii u joogay Somalia,…

Read More »

Dad badan oo ku dhintay dab qabsaday guri ku yaalla dalka Bangladesh

1 Visits: 226 | Thursday February 21, 2019 - 12:57:18
Dabka Dhaka Dab ka kacay guri ku yaalla qaybta qadiimiga ah ee magaalada Dhaka ayay ku dhinteen ugu yaraan 60 ruux. Dabka ayaa Arbacadii ka kacay dhismo deegaan ah oo qayb ahaan la dhigay waxyaabo kiimiko ah. Dabka ayaanaa ku faafay dhismayaashii ka ag dhawaa, sida ay tabiyeen warbaahinta gudaha. Masuuliyiinta…

Read More »

Galmudug oo Qabatay Hub Loo Waday Xarakadda Al-shabaab+Sawirro

0 Visits: 257 | Thursday February 21, 2019 - 12:49:34
Ciidamadda Hay'adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA),qeybtooda Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Gaari Homey oo ay saarnaayeen hub la sheegay in Xarakadda Shabaab loo waday.

Read More »

War DEG DEG:-Askari Laba Qof Ku Toogtay Muqdisho

0 Visits: 254 | Thursday February 21, 2019 - 12:37:44
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo goordhaweyd labo qof oo shacab ahaa ku toogtay Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Is Ethiopia mediating a deal between Somalia and Somaliland?

0 Visits: 246 | Thursday February 21, 2019 - 12:29:06
''The FGS considers this move a progressive step in the right direction and applauds President Bihi's commitment in this regard,'' read part of a tweet posted on the official Somali presidency account. The tweet followed a meeting between Bihi and Ethiopia's prime minister Abiy…

Read More »

Trump oo dalka Maraykanka ka hor istaagay gabadh Dawladda Islaamka ku biirtay

0 Visits: 248 | Thursday February 21, 2019 - 12:23:31
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalka laga hor istaagay gabadh ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka oo borobogaandadooda fidin jirtay. Isaga oo Twitter soo qoray ayuu sheegay in uu ku amray wasiirka arrimaha dibadda Mike Pompeo "in Hoda Muthana aan loo ogolaan…

Read More »

Wararkii ugu dambeyeay Ciidamo Mareykan iyo Soomaali oo weeraray duleedka Afgooye

0 Visits: 216 | Thursday February 21, 2019 - 12:20:23
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar cir iyo dhul ah oo xalay Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen deegaanka Baladul Amiin ee hoostagta degmada Afgooye.

Read More »

Alshabaab Iyo Ciidamada Dowladda Oo Ku Dagaalamay Degmada Balcad

0 Visits: 242 | Thursday February 21, 2019 - 11:30:22
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa xalay degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxaana dagaalka xoogiisu uu ka dhacay fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin meel ku dhow buundada degmada.

Read More »

Tirada Soomaalida lagu dilay Koofur Afrika sanadkan bilowga ah oo kororotay [Akhriso

0 Visits: 264 | Thursday February 21, 2019 - 11:21:19
Illaa 11 Soomaali ah ayaa sanadkan bilowga ah lagu dilay dalka Koofur Afrika, halka kuwa kale la dhaawacay, iyadoo uu sii kordhayo weerarada ka dhanka ah dadka Ajnabiga ah ee dalkaas ku ganacsada. Soomaalida ayaa noqday dhibanayaasha ugu horeeya ee waxyeelada ugu badan ka soo gaara weerarada burcada…

Read More »

Haweenka Suudaan oo u tashaday 'Ragga xaasaskooda khiyaana'

0 Visits: 264 | Thursday February 21, 2019 - 11:05:40
Taxanaha warqadaha ka yimaada weriyeyaasha Afrika ee loo soo diro BBC-da qaybta Luqadda Ingiriiska, ayaa Zeinab Mohammed Salih waxay ku eegeysaa sida haweenka dalka Suudaan ay u isticmaalaan qol ay ku leeyihiin Facebook-gga oo ay kaga hadlaan arrimaha ku saabsan jaceylka iyo si ay usoo bandhigaan tacaddiyada…

Read More »

DFS WAY BOGAADINEYSAA WADA SHAQEYN DHAW OO AY LA YEELATO MAAMULKA SOOMAALILAND

0 Visits: 280 | Thursday February 21, 2019 - 10:57:26
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqeyn dhaw yeeshaan. Dowladdu waxay u aragtaa in tallaabo wanaagsan hore loo qaaday, waxayna xoojineynaa aqbalaadda Madaxweyne…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA KHAMIIS 21-KA FEBARAAYO 2019-KA

0 Visits: 414 | Thursday February 21, 2019 - 10:40:47
SARKAAL KA TIRSANAA XAFIISKA XEER ILAALI NTA QARANKA OO MUQDISHO LAGU DILAY Rag hubeysan ayaa Barqanimadii Shalay waxa ay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan ku dileen Wiil Dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ka tirsanaa Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka Somaaliya. Ragga hubeysan ayaa la sheegay inay wateen…

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo Muqdisho lagu dilay

0 Visits: 256 | Wednesday February 20, 2019 - 23:39:19
Rag hubeysan ayaa Barqanimadii Maanta waxa ay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan ku dileen Wiil Dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ka tirsanaa Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka Somaaliya. Ragga hubeysan ayaa la sheegay inay wateen Mooto Bajaaj,islamarkaana ay dileen Nin lagu Magacaabi jiray Maxamed Mursal…

Read More »

Sawirro: Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland

0 Visits: 257 | Wednesday February 20, 2019 - 23:11:43
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maanta booqasho ku tagay dalka Itoobiya.

Read More »

Wiil Soomaali ah oo ku guuleystay is-reeb-reebka golaha degaanka Barron

0 Visits: 304 | Wednesday February 20, 2019 - 23:04:07
Isaaq Cabdi Maxamed (Gaaddaay) ayaa ku guuleystay is reeb reebka doorashada golaha deegaanka ee magaalada Barron, gobolka Wisconsin ee dalkan Mareykanka Doorashadan oo aheyd mid gaar ah, ayaa natiijadii ugu dambeysay lagu dhawaaqay waxana la geli doonaa doorashada guud April 2 sanadkan.

Read More »

Gabadh ina adeerkeed Kelli u bixisay iyo Jeceyl ka dhashay

0 Visits: 1049 | Wednesday February 20, 2019 - 22:47:32
Abwaan Cawaale Ismaaciil Saleebaan oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa gabay ku cabbiray sheeko jacayl oo nooceeda oo kale ay ku yartahay bulshada Soomaalida. Gabaygan oo uu ugu magac daray "naf jacayl maloo huray" ayuu abwaanku kaga warramayaa sida ay u soo jiidatay sheekada gabadh ina adeerkeed…

Read More »