Ciidamada Ammaanka soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen wadooyin ka mid ah kuwa muhiimka ah ee Magalada Muqdisho,iyaga oou diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka dadweynaha iyokuwa sida gaarka ah looleeyahay. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Wadada,Wadnaha,30-ka iyo qeybo ka mid ah Jidka Warshadaha…
Read More »