Wararka

SAWIRO: Taliyaha Ciidanka Asluubta Suudan oo booqday Xarunta taliska Booliska

0 Visits: 251 | Sunday February 24, 2019 - 23:14:11
Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Sudaan S/Guud Haatim Al-nuur C/qaadir oo martiqaad ka helay dhigiisa dalka Soomaaliya S/guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaa Xarunta Taliska Boliiska ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Madaxda Hogaanadda Booliiska…

Read More »

Dhageyso:-Halkee ayay ku dambeeyeen Gaadiidkii ku xayirnaa Dekadda Muqdisho?

0 Visits: 219 | Sunday February 24, 2019 - 22:55:16
Todobadyadii la soo dhaafay waxaa dekadda weyn ee Magalada Muqdisho ku xayirnaa Gaadiid farabadan oo ay dalka keeneen Ganacsato Soomaaliyeed,balse ay u xayirnaayeen dhowr sababoob. Ganacsatada Gaadiidkaas leh ayaa waxa ay sheegeen in sababta ugu weyn ee Gawaaridooda uga oo bixi weysay dekada Muqdisho…

Read More »

Jawaari oo ka hadlay dilka Xildhibaan Boqore

0 Visits: 256 | Sunday February 24, 2019 - 22:50:17
Guddoomiyaha hore ee golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo shalay ay gacan ka xaq daran ku dishay Magaaladda Muqdisho. Mudane…

Read More »

Dilal ka dhacay Magalada Muqdisho iyo duleedkeeda

0 Visits: 262 | Sunday February 24, 2019 - 22:33:08
Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Weeydoow ee duleedka Magalada Muqdisho waxaa la sheegay inay ku dileen askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya,kadibna ay baxsadeen. Askariga oo la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa watay sida ay Goobjoogayaal sheegeen Mootada nooca…

Read More »

Dhageyso:-Banaanbax ka dhacay Xaafado ka tirsan Baladweyne+Sawirro

0 Visits: 242 | Sunday February 24, 2019 - 22:26:06
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dadweyner farabadan ay banaanbax cabasho ah ka dhigeen Xaafado ka tirsan Magalada Baladweyne. Dadkaas oo u badan Haween iyo Caruur ayaa isugu soo baxay intooda badan Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee…

Read More »

Dhageyso:-Taliska Booliska oo sheegay in dad loo qabtay dilkii Xildhibaan Cisman Cilmi Boqore

0 Visits: 224 | Sunday February 24, 2019 - 21:14:20
Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi dad loo qabtay.

Read More »

Madaxweyne Deni "Waxaan ka xumahay in hub fara badan oo Soomaaliya loogu deeqo, uusan Puntland soo gaarin"

0 Visits: 245 | Sunday February 24, 2019 - 21:00:22
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa beesha Caalamka ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in maamulkiisa dhibaato ku qabo Kooxaha Shabaab iyo Daacish, kuwaasoo uu sheegay iney ku soo qulqulayaan deegaanada Puntland,…

Read More »

Soomaaliya oo sanadkan qabaneysa hoggaanka Golaha Wasiirada Jaamacada Carabta

0 Visits: 227 | Sunday February 24, 2019 - 20:52:24
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya ay madax u noqoneyso Golaha Wasiirada ee Jaamacada Carabta. Amb. Cawad ayaa sheegay in lixda bilood ee soo socota ay Soomaaliya qaban doonto Hoggaanka Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta tan iyo sanadkii 1974-kii.

Read More »

US says 4 airstrikes in Somalia kill 2 al-Shabab fighters

0 Visits: 540 | Sunday February 24, 2019 - 20:44:12
The attacks eliminated checkpoints and facilities used by al-Shabaab to collect taxes to fund their violent campaign in Somalia, said a statement Sunday from the U.S. Africa command. "In addition to creating enhanced security, airstrikes help to disrupt al-Shabaab operations and the network while…

Read More »

Dhaqtar lagu dhaawacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 722 | Sunday February 24, 2019 - 20:36:49
Rasaas ay fureen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in ay haleeshay mid ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgal Ex Isbitaalkii hore ee Digfeer oo hadda lagu magacaabo Ordugan

Read More »

Askari ka tirsan ciidamada Dowlada oo lagu diley duleedka Muqdisho

0 Visits: 234 | Sunday February 24, 2019 - 20:12:00
Askari ka tirsan ciidamada dowlada federalka ayaa lagu diley deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH..

0 Visits: 1339 | Sunday February 24, 2019 - 08:30:09
Bahda Saxaafadda Soomaaliyedinta badan oo kaa ah:- Cali Muuse Cabdi,Maxamed Ibara ahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cism aan{M/Kiimiko}

Read More »

24-KA FEBARAAYO 2019-KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 24-KA FEBARAAYO 2019-KA

0 Visits: 472 | Sunday February 24, 2019 - 08:18:04
SHIR MADAXEEDKA DALALKA CARABTA IYO MIDOWGA YURUB OO MAANTA KA FURMAYA SHARMA EL-SHEIKH Saacadaha soo socda oo Maanta ah ayaa la filayaa in Magalada Sharma El-Sheikh ee dalka Masar in uu ka furmo shir Shir Madaxeedka dalalka Car-abta iyo Midowga Yurub oo ah kii ugu horeeyay oo ay dalkaasi ku yeeshaan.…

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Cismaan Cilmi Boqore

0 Visits: 361 | Saturday February 23, 2019 - 21:45:01
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay dilka xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kooxo hubeysan gelinkii dambe ee maanta ku dileen magaalada Muqdisho.War Saxaafadeed uu soo saaray Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu tacsi ugu direy qoyskii iyo eheladii iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed…

Read More »

Somali MP Killed in Mogadishu

0 Visits: 806 | Saturday February 23, 2019 - 21:24:24
Unidentified gunmen havekilled a Somali MP inthe Somali capital, the latest in string of attacks targeting the country's legislative body members, officials said Saturday. Osman Elmi Boqore was assisinated by two gunmenin Karan district,north of Mogadishu.

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Itoobiya oo 108 sano jir ah, balse u muuqaal eg dhalinyaro

0 Visits: 379 | Saturday February 23, 2019 - 21:20:08
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Itoobiya oo lagu magacaabo Rejal Umer oo 108 sano jir ah ayaa ka yaabiyay Saxaafadda Dunida, isagoo leh muuqaal dhalinyaro ah oo aanay isla laheyn da'diisa iyo wejigiisa.

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo weerar afka ku qaaday dowladda Somaliya

0 Visits: 310 | Saturday February 23, 2019 - 21:03:50
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa weerar afka ku qaaday dowladda Federalka Somaliya.

Read More »

Shabaab oo xukun ku riday haweenay

0 Visits: 273 | Saturday February 23, 2019 - 20:35:03
Ururka Al Shabaab ayaa xukun ku fuliyay haweenay ay ku eedeeyeen inay ku kacday Fal Zino ah Degmada Kamsuuma ee Gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Steve Holland oo si ku meel gaar ah u maamuli kara Chelsea

0 Visits: 762 | Saturday February 23, 2019 - 19:47:56
Chelsea ayaa ka fikireysa Steve Holland inay doorato hadii ay ceyriso tababare Maurizio Sarri Isbuuca soo aadan, sida ay qortay The Telegraph. kaaliyaha koowaad ee xulka England oo 48 jir ah ayaa ahaa kaaliyihii hore ee Chelsea, waxaana loo arkaa midka ugu sareeya ee kooxda hogaamin kara ilaa dhamaaadka…

Read More »

Muxuu Macalin Ole Gunner Solskjaer Ku Jawaabay Markii La Weydiiyay Cida U Kooxda U Doonayo Inay Qaado Horyaalka Premier League

0 Visits: 682 | Saturday February 23, 2019 - 19:45:30
tababaraha kooxda Manchester United ayaa maalintii khamiista ahayd waxa uu horyimid saxaafada si uu ugu hadlo kulanka axada ay la ciyaari doonan kooxda Liverpool Ka hor kulanka Axada ee sida weyn loo sugayo tabaabre Solskjaer ayaa la waydiiyay kooxda uu doonayo in ay ku guulaysato premier league xilli-cayaareedkan.

Read More »