Wararka

Madaxweyne Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Duqa London

0 Visits: 406 | Sunday June 16, 2019 - 16:01:45
Madaxweynaha Mareykan ka Donald Trump ayaa markale cambaareeyay Duqa magaaladda London Sidiq Khan, waxaana uu ku tilmaamay qoomamo Qaran oo dumineysa awoodda UK.

Read More »

Wasaaradda Waxbarshada oo Amar ku bixisay Hirgelinta Manhaj Cusub

0 Visits: 419 | Sunday June 16, 2019 - 15:28:23
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay Amar ku bixisay in la hirgelinayo Manhajka Cusub ee Qaranka ee Fasalada 1aad ilaa 8aad. Warqad kasoo baxday Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu amray , dhamaan Howlwadagta Waxbarashada, Daladaha Waxbarashada iyo Iskuulada gaarka loo leeyahay dhaqangelinta…

Read More »

SAWIRO:-Wasiiro iyo Xildhibaano Baladweyne u tagay xalinta xiisada

0 Visits: 429 | Sunday June 16, 2019 - 15:24:34
Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta tegay xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle, si ay uga mid noqdaan mas'uuliyinta Baladweyne u tegay inay xaliyaan khilaafka Madaxweyne Waare iyo guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Yuusub Dabageed. Wafdigaan…

Read More »

Mid Ka Mid Ah Ergadii Soo Dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Oo La Dilay

0 Visits: 417 | Sunday June 16, 2019 - 15:21:28
Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi xalay lagu mid kamid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Dilkan ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Siigaale oo ku taalla gudaha Degmada Afooye,isla markaana…

Read More »

QM Oo Ka Digtay Inay Laysimada Shidaalka Ee DFS Iyo Dowlad-Gobaleedyadda Bixiyaan Horseedi Karto Colaad

0 Visits: 417 | Sunday June 16, 2019 - 15:08:11
Guddiga QM ee kormeerka Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somalia waxay Warbixin qarsoodi ah ku sheegeen inay sahminta Reer Galbeedka ee Shidaalka Somalia laga yaabo inay horseedaan Colaado. Warbixintii Guddiga Kormeerka QM ee Sannadlaha ee ugu dambaysay waxaa lagu muujiyey inay jiraan sahmin laga wado…

Read More »

Qaraxyo lala eegtay Ciidamo ka tirsan K/Galbeed & Khasaaro ka dhashay

0 Visits: 405 | Sunday June 16, 2019 - 14:57:29
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed lagula eegtay deegaano ka tirsan gobolka Baay,waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaaro kala duwan. Wararka ayaa waxaa ay sheegayan in Gaadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed qarax miina…

Read More »

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo La Kulmay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

0 Visits: 409 | Sunday June 16, 2019 - 14:52:34
Maalintii shalay oo Sabti ahayd, kuna beegnayd 15 June, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China Mudane Qin Jian. Intii lagu guda-jiray kulanka, waxa ay uga wada hadleen xiriirka…

Read More »

Guddoomiye Najax oo ku dhawaaqay howlgal wado furis ah

0 Visits: 469 | Sunday June 16, 2019 - 14:47:06
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) iyo mas'uuliyiin uu hoggaaminayo,ayaa waxay Saacadihihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku kala bixiyeen degaanka Shalaanbood iyo Tuulooyinka ku xeeran. Guddoomiye Najax, ayaa waxaa safarka ku wehlinayay, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka,…

Read More »

Kenya Oo Lagu Taliyey Wada-Xaajood Lagu Xaliyo Muranka Xuduud-Baddeedka Somalia

0 Visits: 453 | Sunday June 16, 2019 - 14:39:42
Koox Khubaro ah oo ku takhasustay Hawlaha Badda oo ku sugan dalkaasi ayaa ka codsaday inay Dowladda Kenya khilaafkaasi ku xaliyaan xal Diplomaasiyadeed, maadaama ay horey ugu fashilantay inay wax ka qabtaan Dagaalka Alshabaab iyo Burcad-baddeeda Soomaalida. Khubaradaasi oo kulan ku yeeshay Machadka…

Read More »

Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Agagaarka Sarkuusta

0 Visits: 436 | Sunday June 16, 2019 - 14:34:17
Dadka ku nool Xaafada Sarkuusta oo u dhow Ex-Koontorool Afgooye ee Magalada Muqdisho ayaa saakay waxaa ay arkeen Meydka Wiil dhalinyaro ah oo six un loo jirdilay inta aan la dilin ka hor,isla markaana la soo dhigay meel ka mid ah xaafadaas. Wiilka yar ayaa goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in qoorta uu…

Read More »

Dowladda Turkiga Oo Cambaareysay Qaraxyadii Shalay Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 416 | Sunday June 16, 2019 - 14:27:26
Dowladda Turkiga waxay sheegtay inay si kulul u cambaaraynayaan labadii qarax ee shalay ka dhacay Caasimadda Somalia ee Muqdisho ee lagu dilay 8 qof. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay aad uga tiiraanyoodeen markii uu soo gaaray warraka ku aadan…

Read More »

Mareykanka oo sheegay inay kordhinayaan howlgalkooda ka dhanka ah Al-Shabaab

0 Visits: 370 | Sunday June 16, 2019 - 14:22:01
Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo ah mid aad u xanuun badan, balse waxaa hareer yaalla fursado iyo rajo. Abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya ayuu sheegay in ay saamaynayso 2,200,000 (Laba Milyan…

Read More »

Sawirro:-RW Kheyre Balan Qaad U Sameeyay Ciidankii Ka Hor Tegay Qaraxii Muqdisho

0 Visits: 417 | Sunday June 16, 2019 - 14:14:24
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa booqasho dhiirri gelin ah ugu tegay ciidamada ammaanka ee shalay ka hor tegay laba weerar oo Al-shabaab ka geysteen gudaha Magaalada Muqdisho. Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ciidamada ugu tegay baraha…

Read More »

NUSOJ announces today the date of its General Assembly Meeting.....

0 Visits: 954 | Sunday June 16, 2019 - 13:48:43
NUSOJ announces today the date of its General Assembly Meeting Mogadishu, Saturday, 15 June 201: As the term of NUSOJ governing team ends, the outgoing leadership of National Union of Somali Journalists has today officially set a date for the General Assembly kick off.

Read More »

KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIOLY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 16-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 389 | Sunday June 16, 2019 - 12:02:04
ABWAAN SAXARDIID JABIYO OO TIRIYEY SU UGAANTII UGU BADNAYD EE GUMAYSI DIID KA AHAA OO SHALAY KU GEERIYOODAY HARGEYSA Alle Ha u Naxariisto Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye oo ka mid ahaa Abwaa nadii ka qaybqaatay halganka gumaysi dii dka ee hal abuurkii su sababay inuu xo ri yadii lixdankii So omaali…

Read More »

Howlgallo Culus oo ka socda Caawa Gaalkacyo

0 Visits: 419 | Saturday June 15, 2019 - 22:12:17
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Galmudug ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo qeybta…

Read More »

QM oo dalbatay in la baaro weerarkii lagu qaaday maraakiibta

0 Visits: 396 | Saturday June 15, 2019 - 22:09:53
Sucuudiga ayaa doonaya in jawaab "degdeg ah oo go'aan leh" laga bixiyo weerarradii dhawaan lagu qaaday maraakiibta saliidda ee gobolkaa marayey. Wasiirka tamarta, Khaalid Al-Faalix, ayaa sheegay khatarta arintaasi ku yeelan karto shidaalka iyo suuqiisa dunidaba.

Read More »

Taliyaha Booliska oo faahfaahiyay Khasaaraha Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 449 | Saturday June 15, 2019 - 20:40:55
Qaraxyo maataano ah ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxyaddaan ay kala dambeeyeen Daqiiqo kooban. Qaraxa Koowaad ayaa ka dhacay Isgoyska Sayidka goob ay ku sugan yihiin Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda Soomaaliya, islamarkaana laga ilaaliyo Golaha Shacabka, waxaana Qaraxaasi loo…

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay dadkii lagu dilay Gaalkacyo

0 Visits: 475 | Saturday June 15, 2019 - 20:32:26
Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay falka Magaalada Gaalkacyo loogu dilay Dad rayid ah oo aan waxba galabsan, islamarkaana ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya, isagoo cambaareeyay falkaasi kuna tilmaamay mid argagax ah oo laga naxo.

Read More »

Ururadda Bulshadda oo War kasoo saaray dadkii lagu dilay Gaalkacyo

0 Visits: 440 | Saturday June 15, 2019 - 20:25:54
Ururadda Bulshadda rayidka ah ayaa war kasoo saaray 13 ruux oo xalay Koox hubeysan ay ku dishay Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kooxda dilka geysatay ayaa ka careysnaa Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dilay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo.

Read More »