Wararka

Ciidamo Dhamaystay Hawlgalkii Ay Somalia U Joogeen Oo La Abaalmariyey

0 Visits: 224 | Saturday July 20, 2019 - 19:58:24
Wakiilka Khaaska ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Madeira waxa uu Abaalmarin Bilado ah guddoonsiiyey Ciiddan u dhashay Uganda, kuwaasi oo dhamaystay hawlgal ay muddo 12 bilood ah u joogeen dalka Somalia. Ciiddankaasi oo ka tirsan…

Read More »

Sawirro:-Sidee Thabo Mbeki Iyo Wafdiga La Socday Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho?

0 Visits: 282 | Saturday July 20, 2019 - 19:53:14
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho Wafdi ka socda Kooxda sare ee fulinta ee Ururka Midowga Afrika (AUHIP) oo uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Thabo…

Read More »

Sawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Dalka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

0 Visits: 230 | Saturday July 20, 2019 - 19:50:43
Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi 10aad ,kalfadhiga 5aad ku leh xarunta Aqalka Sare,iyadoo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi. Ajendaha Kulanka Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka…

Read More »

Iiraan Oo Shaacisay In Markabka Booyadlaha UK Uu Shil La Galay Doon Kallumeysi

0 Visits: 232 | Saturday July 20, 2019 - 19:48:54
Madaxa Dekeddaha iyo Baddaha ee GobalkaHormozganoo lagu magacaaboAllahmuraad Afifibuuroo la hadlay Wakaalladda WararkaFars News Agency waxa uu maanta sheegayin Markabka Booyadlaha ee Calanka UK watay ee lagu magacaaboStena Imperooo shil la galay Dooni Kalluumeysi oo Iiraan leedahay, isla markaana ay…

Read More »

Sawirro:-Taliyaha Qeybta 21-Aad Ee CXDS Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaariyay Tababar

0 Visits: 255 | Saturday July 20, 2019 - 19:41:28
Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir Kaanti ayaa Duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku Booqdey qaybo ka mid Ciidamada Cusub ee Dhawaan Balambal laga Diiwaan galiyey,kuwaasi oo Dowladu u Diyaarineyso in la geeyo Dugsiga Tababarka…

Read More »

Sawirro:-Axmed Madoobe Oo Qaatay Warqada Is Diiwaan Galinta Musharaxnimada

0 Visits: 248 | Saturday July 20, 2019 - 19:39:19
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa intaas kadib Saxaafada kula hadlay banaanka Xarunta gudiga madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka…

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Koonfur Afrika Iyo Wafdi La Socda Oo Soo Gaaray Muqdisho

0 Visits: 195 | Saturday July 20, 2019 - 19:34:50
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika,iyadoo siweyn loogu dhaweeyay gudaha Caasimadda Wafdiga. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki,waxaana Garoonka diyaaradaha Caalamiga aha Aadan Cadde kusoo…

Read More »

Mustafa Cagjar Oo Ka Qeyb Geli Doona Caleema-Saarka Dhigiisa Cusub Ee Is-Maamulka Amxaaradda

0 Visits: 236 | Saturday July 20, 2019 - 19:31:11
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Mustafa Maxamed Cumar "Cag-jar" ayaa waxay gaareen caasimadda Maamul-gobaleedka Amxaaradda ee Baxar Daar ee W/Galbeed ee dalkaasi. Wakalladda Wararka Amxaaradda eeAmhara Mass Mediia Agencyayaa sheegtay in Wafdiga la socda Madaxweyne Cag-jar si…

Read More »

Ciidamada Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Baay

0 Visits: 204 | Saturday July 20, 2019 - 19:29:46
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deeaanka Owdiinle ee Gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay Saddex ka tirsan Al-Shabaab, waxaana sidoo kale lagu qabtay Ruux ka tirsan Al-shabaab, sida uu xaqiijiay Guddoomiya deegaanka Owdiinle oo…

Read More »

Iraan Oo Gacanta Ku Dhigtay 2 Markab Oo Laga Leeyahay Britain

0 Visits: 220 | Saturday July 20, 2019 - 18:11:29
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Jeremy Hunt ayaa sheegay inay Iiraan gacanta ku dhigeen 2 Markab oo ay UK lala xiriirinayo, kuwaasi oo marayey Gacan-biyoodka HORMUZ oo u dhow Xeebaha Iiraan. Hadal-qoraal oo uu soo saaray Jeremy Hunt ayuu ku sheegay in Markab Booyadle shidaal oo watay Calanka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1019 | Saturday July 20, 2019 - 10:33:11
GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG OO SHALAY GAARAY DHUUSAMAREEB Guddiga dib u heshiisiinta ayaa Shalay gaaray M/Dhuus amareeb ee xar unta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. jeeddada socda alka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xir iirto sidii ay u billaabi la haayeen howlaha dib u heshiisiinta…

Read More »

Buubaa oo mowqif aan laga fileyn ka muujiyey guddiga uu Farmaajo magacaabay

0 Visits: 228 | Saturday July 20, 2019 - 06:47:03
Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka tirsan hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani, ayaa ka hadlay Guddiga Qaran ee Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Dhab-u-heshiisiinta iyo Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

Read More »

XAFLAD LAGU MAAMUUSAYEY GU'JIRSIGA BAXNNAANO COMMUNITY CARE OO MUQDISHO LAGU QABTAY

0 Visits: 635 | Friday July 19, 2019 - 23:59:47
Waxaa Maanta lagu Qabtay Hotel GuryoSamo ee Magaalada Muqdisho Xaflad aad u heer sareysa oo lagu Maamuusayey Xuska Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay markii dhidibbada loo taagay Baxnaano Community Care oo ay dhiseen dhalinyaro isku tagay Xafladaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhammaan Bulshada…

Read More »

Musharixiin sheegay in doorashada Jubbaland ku qabsan doonaan haddii loo baahdo meel aan Kismaayo aheyn

0 Visits: 241 | Friday July 19, 2019 - 23:47:28
Iyadoo dhawaan la filayo in Jubbaland ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya shaki musharixiinta qaarkood ka qabaan sida ay Kismaayo uga dhici karto doorasho xor iyo xalaal ah.Musharixiinta u taagan kursiga madaxtinimada Jubbaland ayaa shir jaraa'id waxaa ay ka…

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay

0 Visits: 233 | Friday July 19, 2019 - 23:45:50
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ku duqeyn ku dileen saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab deegaanka Kuunyo Baroow. Dad ku sugan deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in duqeyntan lagu bartilmaameedsaday gaari ay la socdeen saraakiishan. Wararku…

Read More »

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne Mustafe Cagjar oo gaaray Magaalada Bahirdhaar ee Degaanka Axmaarada

0 Visits: 257 | Friday July 19, 2019 - 23:44:09
Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar ayaa maanta gaadhay Magaalada Bahirdhaar ee Degaanka Axmaarada, Wafdiga Madaxwaynaha ayaa isugu jiray Odayaal dhaqameed, Ugaasyo iyo Wasiiro heer degaan ah.Haddaba Wafdiga Madaxwaynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha…

Read More »

Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 245 | Friday July 19, 2019 - 23:42:22
Guddiga dib u heshiisiinta ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. Ujeeddada socdaalka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xiriirto sidii ay u billaabi lahaayeen howlaha dib u heshiisiinta ee qaybaha bulshada Galmudug. "Anaga oo dooneyna mas'uuliyadda…

Read More »

Sawirro:- Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Oo La Dalacsiiyay

0 Visits: 379 | Friday July 19, 2019 - 21:06:26
Dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaad ee la siiyay darajooyinka Sarkaalnimo ayaa waxay dhowaan kusoo biireen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xooga Dalka, S/Guuto; Odowaa Yuusuf Raage ayaa u sheegay Dhaqaatiirta iyo Kalkaaliyaasha Caafimaad in ay aqoontooda wax ugu…

Read More »

Daanyeer kama dhaadhacsiin kartid, Malabka ayaa ka macaan Mooska!!!=Nasashada Jimcaha. Q-156aad=

0 Visits: 1399 | Friday July 19, 2019 - 13:35:09
1- Qooys Reer miyi ah oo ku fiidsanayay Aqalka hortiisa ayaa Dayaarad jawi hoose ku duulee soo kor martay, waqtigaa Dayaarad lama aqoon. Odaygii ayaa orday, Xaaskii ayaa ka daba oraday, haddana Caruurtii ayey u soo noqotay, lana oroday. Markii la soo wada noqday ayeey ku tiri: war Raggii hore Xaaskooda…

Read More »

Walaalo khayr qaba!!!.

0 Visits: 1300 | Friday July 19, 2019 - 13:22:30
Labadaan Nin waa Yemaniyiin. Dalka Yemen markii Dagaalka ey Ku qaadeen walaalahooda Carbeed, waxaa loogu daray Cuna qabateeyn Sababtay macluul baahsan oo saameysay Bulshadii Ku nooleed Dalka Yeman. Dumar iyo Caruur Ka sokoow raggii ayaa sidaa noqday( F.S: 1aad).kuwii cunaqabateynta saarayna war uma…

Read More »