Wararka

Booliska Beledweyne oo ka hadlay maxaabiis ka baxsaday xabsiga magaaladaasi

0 Visits: 262 | Friday November 15, 2019 - 09:41:26
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnaa xabsiga magaaladda beledweyne ay halkaasi ka baxsadeen. Ku dhawaad afar maxbuus oo ku xukunaa dil ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabisga magaalada Beledweyne eee gobolka Hiiraan, sida ay dadka deegaanka…

Read More »

Dowladda Somalia oo Amar dul-dhigtay Hay'ado Caalami ah

0 Visits: 268 | Friday November 15, 2019 - 09:36:30
Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey'adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka. Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf…

Read More »

Wasiir Cawad oo war ka soo saaray hadalka ka soo baxay Kenya.

0 Visits: 308 | Friday November 15, 2019 - 09:28:24
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulankii magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynaha dowladda soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Kenay Uhuru Kenyatta. Wasiir Cawad oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in la isku raacay in labada dal…

Read More »

Xukuumadda oo ballan qaaday in doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto ayna bixin doonto qarashka ku baxaya adeegga howlaha doorashada

0 Visits: 263 | Friday November 15, 2019 - 09:06:52
Xukuumadda Soomaaliya oo ballan qaaday iney doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto. Sidoo kale xukuumaddu waxay bixin doontaa saamigeeda miisaaniyadda doorashada oo ay ugu horreyso 7 milyan oo dollar oo ku baxeysa shaqaalaha ka shaqeynaya diiwaan gelinta cod bixiyaha.

Read More »

Dhageyso:- MD Farmaajo Oo Eedeyn U Jeediyay Siyaasiyiinta Mucaaradka Iyo Maamul Gobaleedyada

0 Visits: 279 | Thursday November 14, 2019 - 19:58:02
Madaxweyanaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa eedeymo u jeediyay Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladdiisa ee mar kasta ka dhaliisha Warbaahinta isaga oo sheegay inay caqabad ku yihiin horumarka dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay dagaal kula jiraan Alshabaab iyo maamul gobaleedyada…

Read More »

Heshiis Xabad Joojin Ah Oo Ka Dhaqangalay Marinka Gaza

0 Visits: 263 | Thursday November 14, 2019 - 19:43:54
Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka Gaza,sida laga soo xigtay ilo laga helay Masar iyo saraakiil ka tirsan Ururka Islamic Jihaad, Heshiiska Xabad joojinta ayaa yimid ,ka dib kolkii Ururada…

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Xiliga Ay Dhaceyso Doorashada Somalia

0 Visits: 270 | Thursday November 14, 2019 - 19:40:35
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Itoobiya, gaara ahaan Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida, halkaas oo uu ku casuumay dhiggiisa Itoobiya ayaa waxaa uu ka hadlay doorashada la filayo in Soomaaliya ay ka dhacdo sanadka…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Kenya

0 Visits: 219 | Thursday November 14, 2019 - 19:31:46
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago waddanka Kenya Sida ay xaqiijyeen Siyaasiyiin ka mid ah Xisbiga Kulmiye oo la hadlayey Warbaahinta degaannada Somaliland Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filaya inuu dhammaadka bishan November uu socdaal shaqo ku tago waddanka…

Read More »

Cristiano Ronaldo Mise Lionel Messi? Halyeey Pele Oo La Weydiiyay Xiddiga Haatan Ciyaara Ee Uu Jeclaan Lahaa Inuu Ka Garab Ciyaaro

0 Visits: 832 | Thursday November 14, 2019 - 19:08:38
Halyeeyga kubadda cagta Brazil ee Pele ayaa wax laga weydiiyay ciyaartoyga ugu fiican wakhti xaadirkan gaar ahaan sanadkan 2019 ee uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro haddiiba uu fursadaas helayo. Dabcan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waa labada hormood ee ugu wacan jiilka haatan iyagoo wax badan…

Read More »

Jubbaland oo ka hadashay dhaq dhaqaaqa ciidamada Itoobiya ay ka wadaan Gedo

0 Visits: 246 | Thursday November 14, 2019 - 19:03:31
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 14-November-2019 gudoomiyahay shirka todobaadlaha ee golaha wasiirada Jubbaland oo maanta qodobo kala duwan looga hadley.

Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Kala Saxiixday Heshiis Cusub

0 Visits: 271 | Thursday November 14, 2019 - 18:56:22
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa Goordhow kulan ku yeeshay Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta. Kulanka oo ahaa mid Albaabada u xirnaa ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana labada Madaxweyne ay heshiis ku gareen in…

Read More »

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland

0 Visits: 256 | Thursday November 14, 2019 - 18:51:13
Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland, ayaa maanta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland ee maanta la doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl.

Read More »

Faysal Cali Waraabe "Dalka labadii sanadood ee uu madaxweyne Biixi xukunka hayey wax ka dhaca mooyee wax ku kordho may jirin"

0 Visits: 239 | Thursday November 14, 2019 - 18:47:05
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in labadii sanadood ee madaxweyne Biixi xilka hayey wax dalka ka dhaca mooyee aanay jirin wax usoo kordhiye,waxaanu xusay in loo baahan yahay wadatashi qaran sidii qaranka looga badbaadin lahaa madaxweynaha.

Read More »

Sawirro:- Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Sharci Muhiim Ah

1 Visits: 252 | Thursday November 14, 2019 - 18:43:02
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada. Golaha ayaa ansixiyay siyaasadda qaran ee qaxootiga soo guyo-noqonaya iyo barakacayaasha,…

Read More »

Gabadhaada ha Gudin si ey Nin u noqoto!!! War Somaaliyeey, war Somaaliyeey iska Jira.

0 Visits: 1330 | Thursday November 14, 2019 - 17:11:51
Haddii Aragti Cilmiya laga hadlayo, waa muhim in kalmadaha qaar la isticmaalo si bulshadu u fahamto. Wajiga 1aad. Hadda Ka hor waxaa naloo keenay Mashruuca loo bixiyay " Gudniinka Fircoowniga ". Horta Gabdhaha Reer Fircoon mala gudi jiray? Mise magacaa Gudniinkaa naloo xumeeynaa?Meeydkoodii…

Read More »

"BIIBTO " Waa howl adag oo dulqaad kaaga baahan inaan Muqdisho ku daabacdo Wargeys 26-sano jirsaday

0 Visits: 1101 | Thursday November 14, 2019 - 16:33:51
Iyadoo sanadba sanadka ka dambeeya uu sii yaraanayo akhriska Soomaalida oo u batay inay dhageysiga iyo muuqaalada guud ahaan dalka Soomaaliya u guuraan, taasoo hoos u dhac weyn ku keentay wargeysyadii ka soo bixi jiray magaalada Muqdisho, iyadoo arrintaasi ay sii kordhisay kaddib markii ay soo kordheen…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Fariin Tacsi Ah U Diray Cali Geeddi

0 Visits: 322 | Thursday November 14, 2019 - 16:24:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Raiisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Kumeelgaarka ahayd Mudane Cali Maxamed Geeddi uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alle ha u naxariistee hooyo Kutubeey Maxamuud Barroow. Madaxweyne Farmaajo waxa uu u rajeyey…

Read More »

Ciidamada Amniga Oo Toogtay Ruux Hubaysnaa Oo Dilay Askari

0 Visits: 250 | Thursday November 14, 2019 - 16:15:03
Wararka ka imaanaya Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qof ku hubaysnaa Baastoolad in uu dilay Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda iyada oo isla goobta lagu dilay ruuxii ka dambeeyay dilka Askariga.

Read More »

Akhriso:- Magacyada Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

0 Visits: 291 | Thursday November 14, 2019 - 10:11:22
Waxaa haatan si toos ah magaalada Garoowe ee xarunta maamlka Puntland kaga bilaabatay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka waxaana la dhageystay khudbadaha Musharaxiinta u taagan huddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas. Kulanka baarlamaanka waxaa goobjoog ah 63-xildhibaan 3-mudane ayaana ka maqan fadhiga…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun riday

0 Visits: 246 | Thursday November 14, 2019 - 10:01:30
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Khamiis ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Afar rag lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday Shuceyb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Jabaar Xuseen,halka…

Read More »