Wararka

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 6-JANNAAYO-2020

0 Visits: 489 | Monday January 06, 2020 - 08:55:18
Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada Ergayga Gaarka ah ee QM ee Soomaal iya, James Swan, ay aa Shalay Muqdisho kula kulmay G/Gola ha Aqalka Sare ee Ba arkamaanka Soomaa liya Cabdi Xaashi C/hi. Kulank ayaa 2da dhinac waxa ay u ga wada hadleen qodobbo ay ka mid…

Read More »

Inta badan beellaha Galmudug oo kasoo horjeestay Qorshaha Kheyre ee Dhuusamareeb

0 Visits: 220 | Sunday January 05, 2020 - 21:39:24
Inta badan beellaha degaanada maamulka Galmudug oo Siyaabo kala duwan Warbaahinta ula hadlay ayaa si weyn uga soo horjeestay Qorshaha Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka waddo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ayaa Kheyre ku eedeeyay in uu badalay inta…

Read More »

Dowlada oo furtay mashruuca tallaalka xanuunka Sambabka ee Xoolaha

0 Visits: 228 | Sunday January 05, 2020 - 21:32:33
Mashruucaan oo Cudurada Sambabka ku dhaca looga tallaali doonaa in ka badan 14 milyan oo Ari ah, oo ku dhaqan guud ahaan dalka, ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay Wasiirada Xannaanada Xoolaha ee heer Federaal iyo heer maamul…

Read More »

SAWIRO:-Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

0 Visits: 189 | Sunday January 05, 2020 - 21:26:19
Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarkamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulank ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen qodobbo ay ka mid yihiin sharciga doorashada, kaas oo hor yaalla…

Read More »

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabey degmada Cabdul Casiis

0 Visits: 226 | Sunday January 05, 2020 - 21:21:01
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Cabdul Casiis ,kaddib markii Guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootay qarixii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa…

Read More »

Maxkamada gobolka Bari oo xukun iyo ganaax ku ridey nabadoono iyo siyaasiyiin

0 Visits: 241 | Sunday January 05, 2020 - 17:55:07
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ay maanta xukunno isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ku riday, siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo nabadoono lagu eedeeyay in ay ku dhaliileen xukuumadda Puntland heshiisyo maalgeshi oo ay la…

Read More »

Al-Shabaab oo sheegay inay weerareen Saldhig ku yaalla gudaha Kenya oo Ciidamo Mareykan ku sugnaayeen

0 Visits: 225 | Sunday January 05, 2020 - 17:52:41
Al-Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday waaberigii hore ee saaka Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Manda Bay ee Gobolka Lamu. War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Guutadooda Istish-haadiyiinta ay weerar ku qaadeen Saldhigga SIMBA ee ku yaala deegaanka Manda Bay, qoraalo ku…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Milateri ee Lamu

0 Visits: 218 | Sunday January 05, 2020 - 17:40:20
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar isugu jiray qarax ismiidaamin ah iyo mid toos ah oo waaberigii hore ee saaka Al-Shabaab ku qaadeen Xero Milatei oo ku taal deegaanka Manda Bay ee ka tirsan Gobolka Lamu. Weerarkan ayaa ku bilowday qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay…

Read More »

Somalia oo markii ugu horeysay yeelaneysa Sharci muhiim ah

0 Visits: 295 | Sunday January 05, 2020 - 09:24:46
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista rayidka,kaas oo Soomaaliya aysan waligeed yeelan laga soo bilaabo sanadkii 1960-kii. Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Axmed Macalin ayaa sheegay in Soomaaliya aysan waligeed…

Read More »

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ku yaalla Gudaha Kenya

0 Visits: 257 | Sunday January 05, 2020 - 09:23:18
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka Waaberigii hore waxaa ay weerar culus ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowladda Kenya kaga sugan yihiin Xerada SIMBA kuna yaalla deegaanka "Manda Bay" ee gobolka Lamu. Weerarka kadib ayaa waxaa halkaasi ka dhacay dagaal culus oo in ka badan saacad ka…

Read More »

Xubnaha ka harey Baarlamaanka Galmudug oo la shaacinayo

0 Visits: 269 | Sunday January 05, 2020 - 09:21:50
Guddiga farsamadaha iyo dhismaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay shaaciyaan magacyada liiska Xubnaha ka harey Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Hoggaanka Ahlusunna ayaa maalin ka hor waxaa ay guddiga ku wareejiyeen 20-ka xildhibaan ee Baarlamaanka laga siiyey,waxana…

Read More »

Jubbaland oo ku dhawaaqday howlgalka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 275 | Sunday January 05, 2020 - 09:19:53
Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay kordhin doonaan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka. Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Aadan koojaar ayaa sheegay in Al-Shabaab lagala wareegay deegaano dhowr ah oo xilligaan dhibaatooyin…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 5 -JANNAAYO-2020

0 Visits: 382 | Sunday January 05, 2020 - 09:08:13
R/W Kheyre oo kala diray mid ka mid ah guddiyada doorashada GALMUDUG Guddiga xalinta khilaafaadka ee maa mulka Galmudug ayaa la kala diray, wuxu una amarkaas ka yimid R/Wasaaraha DFS Md.Xasan Cali Kheyre Beelaha daggan de egaanka Galmudug ayaa laga qanciyay dhamma an tabashooyin kii ay qa been, waana…

Read More »

AFRICOM oo war cusub ka soo saartay duqeyntii ka dhacday gobolka Sh/Hoose

0 Visits: 243 | Saturday January 04, 2020 - 19:26:54
Taliska Africom ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyey duqeyn ay shalay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen gobolka Sh/Hoose. Warsaxaafadeed ka soo baxay Africom ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday duleedka degmada Afgooye lala beegsaday dagaalyahanno ka tirsanaa Al-Shabaab.

Read More »

Miisaaniyadda 2020: Waa sidee qoondada mushaaraadka ee Grade A, B, C iyo D?

0 Visits: 247 | Saturday January 04, 2020 - 19:18:00
Muqdisho (Caasimada Online) –Soomaaliya waa dalka keliya ee dunidan ku yaala ee shaqaalaha rayidka ah ee Grade A-gu ama maamulka ay la egyihiin marka la isku daro tirada shaqaalaha kale ee B, C, iyo D. Shaqaalaha rayidka ee dowladda federaalka rasmi ahaan tiradu waa 5402, oo 2, 500 ka mid ah yihiin…

Read More »

. Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Suuqii Dayax ee xoolaha (SAWIRRO)

0 Visits: 231 | Saturday January 04, 2020 - 19:04:46
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay Suuqa Dayax ee degmada Hiliwaa oo lagu iibin jiray xoolaha nool.

Read More »

Waa Kuma Laacibka Manchester United Ka Tirsan Ee Fadhiga Ka Kiciyey Jurgen Klopp?

0 Visits: 743 | Saturday January 04, 2020 - 18:56:32
Dhawaan ayay ahayd markii ay kooxaha Liverpool iyo Sheffield United ciyaari ku dhex martay gegida Anfield kulankaas oo ay Reds kusoo ceshadeen hoggaankoodii 13-ka dhibcood ahaa oo ay 2-0 kaga guuleysteen Blades. Mid kamida dhacdooyinka kulankaas ayaa ahaa in goolhayaha qaabka amaahda ah kaga maqan Manchester…

Read More »

Maraykanka oo muwaadiniintiisa ku sugan Iraq ku booriyay inay si degdeg ah uga baxaan

0 Visits: 231 | Saturday January 04, 2020 - 18:51:11
Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa ku boorisay dhammaan muwaadiniinteeda inay si deg deg ah uga baxaan Ciraaq. Arrintaan ayaa timid ka dib markii Mareykanku duqeyn ku dilay Madaxii ilaalada kacaanka Iran Qassem Soleimani iyo taliyihii malleeshiyaadka Ciraaq Abu Mahdi al-Muhandis. Xiisadaha sii kordhaya…

Read More »

Shabaab oo saddex ruux ku toogtay Gobolka Hiiraan

0 Visits: 200 | Saturday January 04, 2020 - 18:39:29
Ururka Al Shabaab ayaa meel fagaaro ah oo ku taallo deegaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, waxa ay ku too gteen Saddex ruux oo jaajuusnimo ay ku eedeeyeen.

Read More »

Sheekh Shariif oo Fashil ku eedeeyay Madaxda tallada heysa

0 Visits: 200 | Saturday January 04, 2020 - 18:37:32
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada London ee UK ayaa sheegay in maanta dalka uu baahan yahay isbadel maamul, islamarkaana laga doonaayo dadka Soomaaliyeed in ay hormuud ka noqdaan. Sheekh Shariif ayaa sheegay in maanta Soomaaliya ay joogto meel aad halis ah una…

Read More »