Wararka

Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada C/Casiis Oo Xilka Si Rasmi Ah Ula Wareegay

0 Visits: 255 | Tuesday January 07, 2020 - 20:41:05
Munasabad kooban uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabdi casiis Mahdi Faarax Cabdulle ayaa galabta lagu qabtay xarunta Degmada cabdi casiis ee Gobolka Banaadir. Munasabadaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir…

Read More »

Barakac ka bilowday dalka Kenya cabsi laga qabo weerarada Shabaabka ay gaystaan

0 Visits: 155 | Tuesday January 07, 2020 - 20:39:07
Qaar ka mida dadka rayidka ah ku nool degaanka Lamu ee gobolka xeebta Kenya, ayaa billaabay inay halkaas ka guuraan iyagoo degaya xaafado yar yar si ay amaan ugu helaan. Dadka shacabka Kenyan-ka ah ee aanan haysan Diinta Islaamka ayaa bilaabay inay ka barakacaan deeganada ku xeeran Magaalada Lamu ee…

Read More »

Dowladda oo ka hadashay Maxaabiistii ka baxsatay xabsiga dhexe

0 Visits: 178 | Tuesday January 07, 2020 - 20:37:35
Wasiirka cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay guddigii loo xilsaaray kiiska maxaabiis dhawaan ka baxsatay xabsiga dhexe ee Xamar. Waxaa uu sheegay in Guddiggaan ay ku howlan yihiin sidii baaritaano loogu sameyn lahaa dadkii Xabsiga ka fakaday. Wasiirka ayaa xusay in wixii…

Read More »

Warqad Mareykanka uu ka soo saaray ciidanka Iraq ka jooga oo jahwareer dhalisay

0 Visits: 195 | Tuesday January 07, 2020 - 16:55:23
Jahwareer ayaa ka dhashay warqad kasoo baxday militariga Mareykanka ee Iraq, oo si hoose loo dusiyey, taasi oo lagu sheegay in ciidamada Mareykanka ay isku diyaarinayaan inay dalkaas ka baxaan. Warqaddaas ayaa waxaa mar dambe diiday wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka, oo sheegtay in ciidamada Mareykanka…

Read More »

Al-Shabaab oo markale weerar ka geystay gudaha Kenya

0 Visits: 218 | Tuesday January 07, 2020 - 16:11:02
Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay todobaad gudihiis weerar ka fuliyeen deegaano ka tirsan gudaha dalka kenya,waxaana ay weerar ka geysteen deegaan duleedka ka ah magaalada Gaarisa xarunta gobolka Waqooyi Bari ee dalkaas Kenya. Taliye ku xigeenka Booliska magaalada Gaarisa, Kibet Bowen ayaa sheegay in…

Read More »

Ciidamada NISA oo maanta gudaha u galay deegaan lagu arkay Al-Shabaab

0 Visits: 228 | Tuesday January 07, 2020 - 16:03:01
Kolonyo ka tirsan ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ( NISA) ayaa waxaa ay gaareen deegaanka Barujeed oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Deegaanka Barujeed ayaa shalay waxaa la sheegay in ay gudaha u soo galeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, iyadoona la sheegay in dadka deegaanka…

Read More »

Kenyan Civilians Flee Manda Bay Area After al-Shabab Attack

0 Visits: 768 | Tuesday January 07, 2020 - 15:57:53
NAIROBI – In Lamu county, the coastal region of Kenya, some civilians are moving out of their homes into small towns for safety. The development comes a day after the al-Shabab militant group stormed a military base that hosts U.S. and Kenyan counter-terrorism forces, killing three U.S. personnel.

Read More »

Dhageyso:- Guddiga Qaban-Qaabada Maalmaha Xuriyadda Oo Maanta Yeeshay Kulankoodii Ugu Horeeyay

0 Visits: 196 | Tuesday January 07, 2020 - 15:52:21
Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay guddiga qabanqaabada maalmaha xuriyadda oo dhawaan uu magacaabay ra'iisul-Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka oo uu guddoominayay Guddoomiyaha guddiga ahna wasiirka warfaafinta mudane Maxamed Casbdi Xayir…

Read More »

Iiraan Oo Jabsatay Barta Interner-Ka Ee Dowladda Maraykanka

0 Visits: 225 | Tuesday January 07, 2020 - 15:45:40
Koox ka soo jeeda dalka Iiraan ayaa qiratay in ay jabsadeen website-ka dowladda Maraykanka ayna ku baahiyeen fariin. Muuqaalka madaxweyne Trump oo dhiig ka muuqa ayey ku shaaciyeen barta internet-ka ee dowladda Maraykanka. Fariin la socotay ayaa lagu sheegay in kooxdan ay ka falcelinayaan dilkii loo…

Read More »

Mustaqbalkaaga aadan Aqoon!!!.

0 Visits: 733 | Tuesday January 07, 2020 - 15:41:04
Burcad Batrol ayaa iskaashatay, Ogoow 5 Sanno kadib marka shidaalka la soo saaro iyada oo lagu dhaqmayo (Sharciga Shalay la ansixiyay). Qoyska Somaligu celcelis ahaan 3 jeer ayuu ka sii faqrisanaan doonaa sida uu maanta yahay. Musuq maasuqa iyo shaqa la'aanta ayaa 6 jibaarmi doono. wadanku waxa…

Read More »

Dad Cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyooday Buuhoodle

0 Visits: 210 | Tuesday January 07, 2020 - 15:33:28
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in in ka badan 10 Ruux ay saacadihii la soo dhaafay cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaano ka tirsan Magaalada Buuhoodle. Dadka Cudurkaas u geeriyoodey ayaa kala ah Sideed Carruur ah iyo laba qof oo weyn,waxaana dadka intooda badan ay ku dhinteen…

Read More »

Wasiirka arimaha dibada oo la kulmay dhiggiisa Sucuudiga

0 Visits: 201 | Tuesday January 07, 2020 - 15:26:36
Wasiirka Arrimaha Dibada xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Binu C/casiis. Wasiirka oo ay la socdaan wafdi her sare ah .waxa uu Boqorka dalkaasi u gudbiyay Salaan uu ka sido Madaxweyne Farmaajo,isagoo…

Read More »

Dhageyso:-Hay'adda Duulista Oo Muujisay Walaac Ku Aaddan Maamulka Hawada Soomaaliya

0 Visits: 233 | Tuesday January 07, 2020 - 15:19:07
Maareeyaha hay'adda duulista Rayidka e Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin oo la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka war bixiyay hanaanka shaqo ee hay'adda tan iyo intii Soomaaliya ay la soo wareegtay maamulka guud ee Hawada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in ay jiraan caqabado badan…

Read More »

Dad Ku Dhintay Isbuurasho Ka Dhacday Aaskii Qaasim Suleymaani

0 Visits: 201 | Tuesday January 07, 2020 - 15:11:37
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday magaalada Kerman ee dalka Iraan halkasoo maanta lagu aasayay sarkaal sare oo ka tirsanaa milatariga Iran oo ay dhawaan Mareykanka duqeyn ku dileen. Warbaahinta Iran ayaa ku warantay in 48 qof ay sidoo kale ku dhaawacmeen isbuurashadaasi.

Read More »

Mustafe Cagjar oo balan qaaday inuu somaliland kala hadli doono sidii loo siideyn lahaa weriye Coldoon

0 Visits: 233 | Tuesday January 07, 2020 - 14:30:29
War qoraal ah oo lagu daabacay barta Facebook-ga Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ItoobiyaMustafeMuxumad Cumar ayaa sheegay in ay Soomaaliland kala hadlayaan sidii xurriyadiisa uu u heli lahaa Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon. "Xukuumada deegaan-ku waxay isku dayaysaa markale inay kala…

Read More »

Al-Shaaab oo weerar ku qaaday iskuul ku yaal Magaalada Gaarisa.

0 Visits: 329 | Tuesday January 07, 2020 - 14:22:31
Wararka ka imaanaya deegaan lagu magacaabo sareedo oo hoostaga mgaalada Gaarisa ee ka tirsan gobolka waqooyi bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in kooxo hubaysan ay weerar culus ku qaadeen iskuul halkaasi ku yaala.

Read More »

Jeneraal Qasem Suleimani oo maanta la aasayo

0 Visits: 256 | Tuesday January 07, 2020 - 09:36:23
Waxaa maanta lagu wadaa in Koonfurta bari ee dalka Iran lagu aaso Jeneraal Qasem Suleimani oo madax ka ahaa ciidamada Quds ee Iran, kaas oo uu Mareykanka ku dilay duqeyn dhanka cirka ah. Wakaaladda wararka ee ISNA ee Iran ayaa kusoo warrantay in meydka Jeneraal Qasem Suleimani la geeyay magaalada uu…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay aas'aaska isbahaysi ay u dhanyihiin 8 dowladood

0 Visits: 307 | Tuesday January 07, 2020 - 09:33:38
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Golaha Wadamada Carabta iyo Afrika ee ku yaalla Badda Cas iyo Gacanka Cadan oo ay martigelisay Caasimadda Sucuudiga ee Riyadh. Wasiirrada ayaa waxa ay saxiixeen…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 7-JANNAAYO-2020

0 Visits: 397 | Tuesday January 07, 2020 - 09:22:47
Senator Muuse Suudi: "kalluunkii aya an ilaashan weynay, Burcad-badeed ay aan iska dhici weyney, burcad Batrool iskama dhici karno.." Senetor Muuse Suudi Yalaxow oo ma anta hadal ka jeediyey fadhigii golaha Aqa lka Sare ee lagu ansixiyey sharciga Bat roolka dalka, ayaa soo jeediyey in ansixi…

Read More »

Senator Muuse Suudi: burcad Batrool iskama dhici karno.."

0 Visits: 396 | Monday January 06, 2020 - 23:05:46
Senetor Muuse Suudi Yalaxow oo maanta hadal ka jeediyey fadhigii golaha Aqalka Sare ee lagu ansixiyey sharciga Batroolka dalka, ayaa soo jeediyey in ansixinta sharcigan lala sugo dowlad xoog leh oo damaanad qaadi karta Senetorka ayaa sheegay in mar walba ay muhiim tahay in la soo saaro Batroolka dalka,…

Read More »