Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa Kulankooda caadiga ahaa ku yeesheen Magaalada Muqdisho,waxaana uu ahaa Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Istaatistikada Qaranka iyo Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida.…
Read More »