Wararka

Magacyada musharaxiinta ku tartamaya doorashada ka dhaceysa Dhuusamareeb

0 Visits: 309 | Sunday February 02, 2020 - 10:12:01
Illaa iyo hadda inta la'ogyahay sagaal musharax ayaa loo diiwaan-geliyay inay ka qayb qaataan Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug, ee maanta lagu wado inay ka qabsoomto Magaalada Dhuusamareeb. Jegada Madaxweynaha ayaa waxaa u taagan afar musharax oo kala ah Axmed Cabdi Kaariye…

Read More »

Qalbi-dhagax oo diiday in uu Cafiyo Sanbalooshe

0 Visits: 259 | Sunday February 02, 2020 - 10:07:49
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa in laga cafiyo doorkii uu ku lahaa dhiibistiisii. Qalbi-Dhagax oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay…

Read More »

Xaaf oo ku amray Ciidamada Galmudug jooga in aysan Sheegan karin Federaal

0 Visits: 242 | Sunday February 02, 2020 - 10:05:45
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), oo xalay hadal ka jeediyay Gaalkacyo, ayaa si kulul uga hadlay doorashada maanta ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Xaaf, ayaa sheegay in isaga si rasmiya madaxweyne loogu doortay 3-May-2017-kii, islamarkaana wakhtiga xil-hayntiisa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 2-FEB-2020

0 Visits: 257 | Sunday February 02, 2020 - 09:55:25
Farmaajo Oo Doonaya In Wadahadalada Lagu Furo Kulan Dhex Mara Labada Mad axweyne Iyo Biixi Oo Ka Gaws Adaygaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C//Farmaajo, ayaa doonaya inay Madaxwey naha JSL Muuse Biixi Cabdi yeeshaan kulan toos ah si dib loogu furo wada hadaladii lab ada dhinac . Laakiin Madaxweyne…

Read More »

Ammaanka Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyay Caawa

0 Visits: 221 | Saturday February 01, 2020 - 21:05:56
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya Ciidamo dheeraad ah ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMiSOM caawa la dhigay wadooyinka soo gala goobta ay ka dhacayso doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug. Waxaa sidoo kale Xaafaddaha Magaalada lagu arkaya…

Read More »

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in la dejiyo Xaaladda Galmudug

0 Visits: 292 | Saturday February 01, 2020 - 20:56:29
Xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda 34aad ee kalfadhiga 6aad ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo ay goob joog ahaayeen Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Guddomiye…

Read More »

Somaliland oo u digtay xubnaha Beesha Caalamka

0 Visits: 216 | Saturday February 01, 2020 - 20:51:31
Maamulka Somaliland ayaa Beesha Caalamka uga digtay in ay gobolka ka samayso wax faragalin ah oo wax u dhimi karaya qaranimada Somaliland. Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland oo maanta soo saartay war-saxaafadeedkan waxay beesha caalamka ugu baaqday inay noqoto dhexdhexaadiye daacadnimo iyo xaglin…

Read More »

Madaxweynaha Falastiin Oo Shaaciyay Inuu Xiriirka U Jaray Maraykanka

0 Visits: 242 | Saturday February 01, 2020 - 20:44:38
Mahmoud Cabbaas Abu Maazin Madaxwqeynaha Falastiin ayaa si cad u sheegay inuu xiriirka u jaray dawladda Maraykanka, isla markaana uu ka tanaasulay dhamaan wada hadaladii uu Maraykanka kula jiray, maadaama uu ogaaday in Maraykanku uusan daacad ka ahayn arrinta Falastiin. Cabaas ayaa hadalkaan ka sheegay…

Read More »

Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in Kenya ka laabato dhegaysiga dacwada badda ee hortaala ICJ

0 Visits: 227 | Saturday February 01, 2020 - 20:36:43
Maxkamadda sare Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) oo ku saabsan muranka badda la leh ee Soomaaliya. Garsoorayaasha maxkamada Sare ayaa sheegay bishii octobar ee sanadkii hore in ay maxkamada codsi…

Read More »

Khilaaf ka dhex taagan Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay'ad ah Turkiga ah

0 Visits: 198 | Saturday February 01, 2020 - 20:25:10
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay'adda Yardimeli, isla markaana howlaha Isbitaalka Yardimeli laga wado ay baal marsanyihiin sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu yiri "Wasaaradda…

Read More »

Maraykanka oo xayiraadaha socdaalka la xiriira kusoo rogay illaa lix waddan oo kale

0 Visits: 205 | Saturday February 01, 2020 - 20:21:57
Aqalka Cad ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanka uu xayirayo soogalootiga ka imanaya lix waddan oo cusub, oo afar ka mid ah ay yihiin waddamo Afrikaan ah. Tilabaadaan uu aqalka cad ee Maraykanka looga taliyo ku dhawaaqay ayaa horey muran badan iyo dhaleecayn u dhalisay. Mareykanka ayaa xannibi doona muwaadiniinta…

Read More »

Akhriso:-Maxaa Isbedel Ku Imaan Doono Ka Bixista UK Ee Midowga Yurub?

0 Visits: 215 | Saturday February 01, 2020 - 20:18:48
Janaayo 31-keeda ayaa ah waqtiga loo asteeyay in ay isaga baxdo Uk Midowga reer Yurub ka dib 47 sano oo ay xubin ka ahayd , go'aankaasi waxa uu keenayaa isbadallo waa weeyn oo ku yimaada wax yaabo badan oo ay ka mid yihiin : Biritin waxa ay weyndoontaa kuraastii ay ku lahayd Baarlamanka Midowga…

Read More »

Iskuulada Gaarisa Oo Xirmay Iyo Macalimiintii Oo Ka Cararay Weerarada Al-Shabaab

0 Visits: 256 | Saturday February 01, 2020 - 20:15:35
Kadib markii ay kordheen weerarada dagaaalamayaasha Al-shabaab ay ka fulinayan gudaha dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay in geb ahaan Albaabada loo laabay Iskuuladii ku yaalla Gobolka Gaarisa. Waadiliinta kunool Gobolka Gaarisa ee Caruurtooda wax ka bartaan Iskuulada ku yaalla halkaas ayaa waxaa ay sheegeen…

Read More »

Hay'adda caafimaadka adduunka oo ku dhawaaqday 13 dal oo afrikaan ah oo khatar ugu jira Fayraska coronavirus

0 Visits: 178 | Saturday February 01, 2020 - 20:08:03
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa ku dhawaqay 13 waddan oo Afrikacaan ah oo khatarta weyn ugu jira Fayraska coronavirus. Waddamadan Afrikaanka ah oo qaarkood deris dhow la ah Soomaaliya, ayaa waxay kala yihiin, Algeria, Angola, Ivory Coast, DR Congo, Ethiopia, Ghana, Kenya, Mauritius, South Africa,…

Read More »

Madaxweyne Biixi oo xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

0 Visits: 195 | Saturday February 01, 2020 - 19:57:17
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez, kaasi oo maalmahan ku sugnaa magaalada Hargeysa. Sida war-saxaafadeed lagaga hadlayo kulankooda ayaa la sheegay in lagaga wadda hadlay xoojinta…

Read More »

Gacal oo faahfaahiyay Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

0 Visits: 178 | Saturday February 01, 2020 - 18:27:55
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal sheegay in doorashadda Madaxweynaha ku xigeenkiisa ay ku dhici doonto xilligii loogu tala galay. Waxaa uu ku Wargaliyay Xildhibaanada Galmudug in doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay berrri dhici doonto sidaas darteed xildhibaanada looga…

Read More »

Dowladda Somalia Oo Daah-Furtay Olole Muhiim U Ah Dib U Eegista Dastuurka

0 Visits: 215 | Saturday February 01, 2020 - 17:40:40
Waxaa maanta magaalada muqdisho ka bilowday ololaha wacyigelinta ee dib-u-eegista dastuurka kasoo ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka hogaamineyso. Shirkii ugu horeeyay ee ololaha maanta waxa kasoo qaybgalay qaar kamid ah dhalinyarada iyo saxaafadda isaga oo socon doona seddexda cisho ee soo socta. Agaasimaha…

Read More »

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo

0 Visits: 189 | Saturday February 01, 2020 - 14:32:15
Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay aroortii hore uu ka dhacay dagaal xoogan. Dagaalkaan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Kismaayo, kaasi oo u dhexeeyay laba Maleeshiyo…

Read More »

Mas'uul Ka Tirsan Maamulka G/Banaadir Oo Qarax Lala Eegtay

0 Visits: 248 | Saturday February 01, 2020 - 10:07:27
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax daqiiqado kahor ka dhacay Isgoyska Xoosh ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa Miino dhulka la geliyay ayaa waxaa lala eegtay Gaari nooca Soomaalida u taqaano Qooqan oo uu…

Read More »

DEG DEG:-Qarax Goordhow Muqdisho Lagula Eegtay Cidamada AMISOM

0 Visits: 208 | Saturday February 01, 2020 - 10:01:53
Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegay inuu ka dhacay Igoyska Ex-Koontarool Balcad. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, xili ay socdaal ku marayeen…

Read More »