Wararka

Boqorka Sacuudiga oo kulamo la yeelanaaya Madaxda dalalka Soomaaliya,Jabuuti iyo Ethiopia

0 Visits: 275 | Sunday October 18, 2015 - 11:45:42
Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu dhamaadka bishaan uu tago dalka Sacuudiga si uu arrimihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya uu ugala hadlo boqorka wadankaasi Boqor Salmaan Bin Cabdi Casiis.

Read More »

Isku-soo-bax nabadeed ay ka qayb-galeen Madax sare oo shalay ka dhacaayo Islii (SAWIRRO)

0 Visits: 353 | Sunday October 18, 2015 - 11:20:28
Waxaa shalay ka dhacay xaafadda Eastleigh (Islii) ee ka tirsan degmada Kamukunji ee magaalada magaalada Nairobi, isku-soo-bax nabaddeed ay ka qeyb galeen masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaanka laga soo dortay degmadaas Mudane Yusuf Hassan Abdi, Hagaamiyaha Golaha Aqlabiyada ee Barlamaanka…

Read More »

Kooxo hubaysan oo Degmada Wadajir ku dilay nin ka shaqeynaayay Garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 295 | Sunday October 18, 2015 - 11:06:18
Kooxo hubaysan ayaa goor dhaweyd waxa ay Xaafada Nasteexo ee Degmada Wadajir ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo ka shaqeynaayay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, horayna uga soo shaqeeyay Wasaarada Amniga Dowladda Federalka Somaliya.

Read More »

Guzman oo ku dhaawacmay weerar lagu qaaday meel uu ku dhuumanayay

0 Visits: 298 | Sunday October 18, 2015 - 10:57:37
Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya Joaquin Guzman oo si cajiib ah uga baxsaday xabsi ku yaal dalka Mexico inuu ku dhaawacmay howlgal lagu doonayay in lagu soo qabto Waqoyigalbeed dalka Mexico.

Read More »

Barnaamij gaar ah oo looga hadlay xiisadda u dhaxeysa Falastiin iyo Israel

0 Visits: 295 | Sunday October 18, 2015 - 10:53:59
Barnaamijkan oo macluumaad badan xambaarsan, ayaa waxaa ka qaybgalay Dr. Sacad Sheekh Cismaan iyo Dr. C/wahab Sheekh C/samad, waxaana si weyn loogu lafa-guray xaaladda adag ee ka dhex taagan Falastiin iyo Israel.

Read More »

Maamulka Puntland oo soo bandhigay Doonyo iyo kalluumeysato ajaanib ah (Sawiro)

0 Visits: 288 | Sunday October 18, 2015 - 10:48:25
Ciidanka badda ee Maamulka Puntland ayaa shalay soo bandhigay doonyo ay ku soo qabqabteen hawlgallo ay dhawaan sameeyeen xeebaha Puntland. Doomahan la soo bandhigay oo gaarayay illaa lix doon ayaa waxaa la sheegay in ay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiye Jawaari "Dib ayaa loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka"

0 Visits: 301 | Sunday October 18, 2015 - 10:39:00
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka oo markii hore loo asteeyey 21ka bishan October.

Read More »

Ciidanka Galmudug oo gacanta ku dhigay rag la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab

0 Visits: 327 | Sunday October 18, 2015 - 10:33:43
Ciidanka Maamulka Galmudug oo Sabtidii hawlgal ka sameeyay Koonfurta Magaalada Galkacyo Ee Gobolka Mudug, ayaa waxay ku soo qab qabteen tiro rag ah, oo lala xiriirinayo Ururka Al Shabaab. Raggan, ayaa waxaa la tuhunsan yahay in qalqal amni ay ka abuurayen Magaalada Galkacyo, iyadoo sida la sheegayna…

Read More »

Ra'iisal Wasaaraha Australia oo ka hadlay gabadhii Somaliyeed ee Australia laga celiyay

0 Visits: 272 | Sunday October 18, 2015 - 10:24:22
Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Australia, Malcolm Turnbull, ayaa waxa uu si kooban kaga hadlay gabar Somaliyeed oo laga celiyay dalka Australia, xilli daryeel caafimaadeed looga soo qaaday Jazeerada Nauru, ka dib markii ay sheegtay in la kufsaday.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo qalab Millateri iyo ciidan u dirtay dalka Cameron, si ay ula dagaalamaan Boko Haram

0 Visits: 298 | Sunday October 18, 2015 - 10:17:45
Iyadoo Dowladda Mareykanka ay horay u ballan qaadday inay ciidammo u direyso dalka Cameron, si ay ula dagaallamaan Kooxda Boko Haram, ayaa ciidankii ugu horeeyay oo ka socda Dowladda Mareykanka waxaa loo diray dalkaasi.

Read More »

Nin Falastiini ah oo toorey ku eryaday askari hubeysan oo Israeli ah (Daawo Sawirada)

0 Visits: 370 | Sunday October 18, 2015 - 10:11:13
Nin reer Falastiin ah, ayaa sameeyay dhacdo indhaha bulshada caalamka soo jiidatay, ka gadaal markii uu toorey ku eryaday mid ka mid ah Ciidanka Israel, maalintii Jimcaha. Ninkan oo ka mid ahaa dadka reer Falastiin ee degan Magaalada Al-khalil, balse ay Israel ugu magac-dartay Hebron, ayaa waxa uu iska…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 18KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 384 | Sunday October 18, 2015 - 09:58:15
FURITAANKA FADHIGA 7AAD EE BAARLAMAANKA SOMALIYA OO DIB U DHAC UU KU YIMID Guddoonka Sare Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxa uu xaqiijiyay dib u dhaca ku yimid Fadhiga 7aad, xilli lagu waday in 21aad bishan uu si rasmi ihi kaga furmo Magaalada Muqdisho.

Read More »

Emirate-ka Carabta oo saxiixay heshiis mushaaraadka lagu siinayo Ciidamada Dowladda (SAWIRRO)

0 Visits: 564 | Saturday October 17, 2015 - 19:26:56
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi, ayaa maanta heshiis ay dowladda Imaaradku ay ku bixinayso mushaarka ciidamada kula saxiixday Safiika Soomaaliya u qaabilsan Dowladda Emiratka Amb. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. heshiiska, ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasaaradda…

Read More »

WAR CUSUB: Duuliye Soomaali Mareykan ah oo war culus ka soo saaray diyaaradii Carbiska ku dhacday

0 Visits: 340 | Saturday October 17, 2015 - 19:23:39
Mid ka mid ah duuliyeyaasha ciidamada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay diyaaradii ku dhacday meel ka fogeyn caasimadda dalka Soomaaliya, gaar ahaan wadada isku xirta gobolada Banaadir iyo Sh/hoose.

Read More »

Banaanbax lagu diidan yahay Maamulka Degmada Garbahaareey oo ka dhacay Degmadaasi

0 Visits: 443 | Saturday October 17, 2015 - 19:09:29
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo, Banaanbax lagu diidan yahay Maamulka Axmed Madoobe uu u soo magacaabay Magaalada Garbahaareey ayaa saaka ka dhacay Magaaladaasi.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya 36-wado oo ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho inay u xiran yihiin shaqsiyaad gaar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 278 | Saturday October 17, 2015 - 18:50:54
36 wado oo si sharci darro ah ku xiranee ku yaala Magaalada Muqdisho ayuu maamulka gobolka banaadir sheegay in aysan sii xirnaan doonin

Read More »

Maxkamad ku taallo dalka Kenya oo xukun dil ah ku riday Shan nin

0 Visits: 369 | Saturday October 17, 2015 - 18:40:27
Maxkamad ku taallo dalka Kenya ayaa xukun dil ah waxa ay ku riday shan ruux oo lagu eedeeyay inay horay u dileen haweenay Waayeel aheyd oo ku noolayd xaafad ku taalla Magaalada Kisumu ee dalka Kenya.

Read More »

Ra'iisal Wasaare Sharma'arke oo booqday Mid ka mid masaajidda ugu faca weyn Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 349 | Saturday October 17, 2015 - 10:07:19
Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Cumar C/rashiid ayaa booqday Masjidka Mowlaca Sheekh Muxudiin Celi oo ka mid ah masaajidda ugu waaweyn ee ku yaala magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu aabihii C/rashiid Cali Sharma'arke horay u tegi jiray.

Read More »

Wabiga Shabelle oo Fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah Sh/dhexe{DHAGEYSO}

0 Visits: 326 | Saturday October 17, 2015 - 10:00:29
Roobab Xoogan oo 24-kii Saac ee la soo dhaafay ka da'ay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa Saameyn ku yeeshay wadada Marta Mahadaay ee aada dhanka Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 781 | Saturday October 17, 2015 - 09:54:06
RA'IISALWASARAAHA D FS OO SHALAY BOOQDAY MALISKA FIDINTA DIINTA ISLAAMKA EE MOWLACA SH. MUXUUDDIIN CELI EE M/MUQDISHO Waxaa shalay oo Jimca aheyd Booqasho uu ku tegay Ra'iisalwasaaraha Xukkuumada Federaalka Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Cali Shar ma'arke Maliska Fidinta Diinta Islaamka…

Read More »