Wararka

Doorashadii Iowa oo jahwareer isku beddeshay

0 Visits: 267 | Tuesday February 04, 2020 - 20:05:00
Dadaallada Dimoqraadiga ay ku dooranayaan musharax doorashada 2020 kula loolama madaxweyne Donald Trump, ayaa ku billaabay qas iyo jahwareer kadib markii doorashadii xalay ka dhacday gobolka Iowa ay natiijadeeda kusoo bixi weysay waqtigii loogu talo-galay. Kadib markii cod-bixiyayaasha ay isugu tageem…

Read More »

Wasiir hore Daahir Geelle oo dhinacyo badan ka dhaliilay hab hoggaaminta DF

0 Visits: 226 | Tuesday February 04, 2020 - 20:01:36
Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxa uu ka hadlay siyaasadda dalka iyo hab maamulka dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, isagoo dhaliilo fara badan u soo jeediyay hogaaminta madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Khayre. Daahir ayaa waxa uu sheegay…

Read More »

Musharax kale oo taageeray doorashadii Dhuusamareeb ee Axmed Cabdi Qoor Qoor

0 Visits: 223 | Tuesday February 04, 2020 - 19:13:36
Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ka mid ahaa afartii musharrax ee ugu saameynta badnaa doorashadii Galmudug, balse ka haray tartanka doorashadaasi ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamulkaasi iyo isbedalladii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wehliye oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey Wasiir Janan oo kulamo ka wada Beled-Xaawo

0 Visits: 215 | Tuesday February 04, 2020 - 18:41:00
Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu Maanta barqadii gaarey degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo,kaas oo la sheegay in diyaarad Millateri ay kasoo qaadey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maamulka degmada Beled-Xaawo,Odayaasha Dhaqanka,iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa la sheegay in…

Read More »

Wasiir Fowsiya oo ka hadashay Baaritaanka Coronavirus ee Garoonka ka bilaabeen

0 Visits: 233 | Tuesday February 04, 2020 - 18:37:34
Wasiirka Wasaaradda CaafimaadkaSoomaaliya, Dr. Fowziya Abiikar Nur ayaa maanta kormeer ku tagtay shaqada Caafimaad ee ka socota Garoonka Aadan-Caddesi loo dar dar galiyo adeegga baarista cududrrada faafa gaar ahaan cudurka Coronavirus. Wasaaradda ayaa Maanta garoonka ka bilaawdey howlo la xirira baaris…

Read More »

Madaxweyne Waare oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey

0 Visits: 218 | Tuesday February 04, 2020 - 18:31:02
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Beledweyne ku qaabilay Wafdi ka-socda Qaramada Midoobey oo gaaray halkaasi kuwaasi oo u kuur galaya Xaaladda Barakacayaasha Beledweyne ku nool. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Wakiilka Hey'adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR ee bariga…

Read More »

Puntland oo beenisay in qeyb kamid ah ardaydeeda ay shahaado u raadsadeen Muqdisho

0 Visits: 230 | Tuesday February 04, 2020 - 18:25:52
Wasaaradda waxbarashada Puntland, ayaa maanta beenisay war ku saabsan 150 arday oo shalay u ambo baxay magaalada Muqdisho, kuwaas oo la sheegay inay shahaado u doonteen dowladda federalka Soomaaliya.

Read More »

Shiinaha oo karantiilay ardayda Africaan ah ee ku sugan gobolka Wuhan

0 Visits: 237 | Tuesday February 04, 2020 - 18:22:36
Qiyaastii 4,600 oo arday Afrikaan ah ayaa ku xanniban gobolka Shiinaha ee ka dillaacay cudurka Coronavirus. kaasoo si dhakhso ah u fidaya, sida ku xusan xog aruurinta la sameeyay. Gobolka Bartamaha Shiinaha ee Hubei, oo ay kutaalo jaamacad caan ah oo loogu talagalay ardayda Afrikaanka ah, ayaa xudunta…

Read More »

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo dalbatay in loo soo gacan geliyo eedeysane C/rashid Janan.

0 Visits: 191 | Tuesday February 04, 2020 - 18:19:54
Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah u dalbatay waaran caalami ah (international warrant) oo loogu soo gacan gelinayo eedaysane Cabdirashid Xasan Cabdinuur (Janan), kaas oo ka baxsaday caddaaladda.

Read More »

Yuusuf Garaad "Hadii aad Shar soo qorsheyso, ha sugin in wanaag lagala hor-yimaado" (Faallo)

0 Visits: 1115 | Tuesday February 04, 2020 - 18:17:30
Wax kasta oo GalMudug ay isu geysatay iyo wax kasta oo uu Federaalku u geystay, haddana mid ayaa ma huraan ah. In siyaasadda Gobolku ay horseeddo in uu nabad ku wada noolaado, nabad kula noolaado deriska, kana shaqeeyo horumarka dadweynaha dul, dhex iyo barbar deggan degaan hodon ku ah kheyraad dabiici…

Read More »

Uganda oo sheegtay bishaan dhamaadkeeda in ay bilaabayso kala bixida ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

0 Visits: 165 | Tuesday February 04, 2020 - 18:12:35
Militariga Ugandha ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan wajiga labaad ee ka bixitaanka ciidamadooda nabad ilaalinta ee la geeyay Soomaaliya dhamaadka bishaan. Brig. Richard Karemire, afayeenka milatariga Uganda ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Xinhua ayaa u sheegay in qaybta labaad bixitaanka ciiddamadooda…

Read More »

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigga AMISOM ee MARKA

0 Visits: 237 | Tuesday February 04, 2020 - 09:44:56
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xoogan oo xalay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen qeybo ka mid ah magaallo xeebeedka Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarka oo uu xigay dagaal foolka fool ah ayaa ka dhacay saldhig ay ciidanka AMISOM ku leeyiin…

Read More »

Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi oo geeriyooday

0 Visits: 210 | Tuesday February 04, 2020 - 09:43:19
Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Moi ayaa waxaa ku dhawaaqay Madaxweyne Uhuru Kenyata isagoo ka hadlayay icaadadda dowlada talaadadii. Mr Moi oo da'diisu ay ahayd 94 sano jir waxaa uu dalka Kenya soo maamulayay 24…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-FEB-2020

0 Visits: 349 | Tuesday February 04, 2020 - 09:40:40
Farmaajo"Dadka mucaaradka ah Dowla dda waxaa ay ka dhigaan Cadaw" Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soo maaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wac yigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladn imo. Waxaa uu sheegay in dadka ay dowlad u he ystaan wax uu qof gaar…

Read More »

Kamaal Guutaale oo taageeray doorashadii shalay baaqna direy

0 Visits: 234 | Monday February 03, 2020 - 20:35:47
Kamaal Daahir Guutaale oo kamid ahaa musharixiinta Afarta ah ee isku baheystay doorashada Galmudug,balse aan is diiwaangelin ayaa sheegay in uu taageeray doorashadii shalay ka dhacdey Dhuusamareeb ee lagu doortey Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Qoraal dheer oo uu soo saarey ayuu uga sheekeeyey marxaladihii…

Read More »

Xubin kamid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo is-casilay

0 Visits: 249 | Monday February 03, 2020 - 20:33:22
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu is-casilay wakiilkii xisbiga UCID ee mucaaradka ah u qaabilsanaa guddiga doorashooyinka ee Somaliland Xasan Yuusuf Ducaale. Is-casilaadda xubintan ayaa waxaa Warbahinta u xaqiijiyay madaxda xisbiga UCID. Arrintan ayaa imanaysa iyada oo uu soo…

Read More »

Somalia,Turkiga & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0 Visits: 245 | Monday February 03, 2020 - 20:29:27
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa uu wadahadal wax ku ool ah oo ku saabsan xiriirka diblomaasiyadeed iyo horumarka geedi-socodka dib-u-habaynta Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey kula yeeshay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda…

Read More »

Xarun lagu xareynayo Xoolaha Wadooyinka dhex socda oo Xariga laga jarey

0 Visits: 200 | Monday February 03, 2020 - 20:27:38
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo lagu sameeyay dib u dhis iyo dayactir. Xarigjarka kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho iyo ku-xigeenadiisa waxa ay kormeer ku sameeyeen qeybaha…

Read More »

Hay'ad Kenya ka dalbatey inay qabato C/Rashiid Janan

0 Visits: 224 | Monday February 03, 2020 - 20:25:07
Hay'adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, isla markaana ay u gudbiso dawladda Soomaaliya si maxkamad loo saaro. War saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay'adda Amnesty International…

Read More »

Wasiir Canshuur oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'ado Caalami ah

0 Visits: 227 | Monday February 03, 2020 - 20:21:52
Wasiirka Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomalaiya Eng, Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta Magaalada muqdisho waxaa uu kula kulmay wakiil goboleedka Bariga Afrika iyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya ee Hay'adda UNODC. Kulanka ayaa waxa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin horumarinta teknolojiyada…

Read More »