Wararka

Qiyaasta saddexdii xukmane ee kiiskii Caa'isha Ilyaas oo berri ku muddaysan

0 Visits: 216 | Monday February 10, 2020 - 19:34:42
11-ka February 2020 oo ku beegan Talaadada berriya, ayaa ku muddaysan wakhtiga ay Xeer ilaalinta Puntland shaacisay, in la qiyaasi doono saddexda Xukmane ee Kiiskii Caa'isha Ilyaas. 12-kii bishii January ee la soo dhaafay, Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan, ayaa…

Read More »

Sawirro: Colaad ka taagneyd Matabaan oo xal kama dambeys ah laga gaaaray

0 Visits: 226 | Monday February 10, 2020 - 19:33:18
Taliska ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa ku guuleystay in xal kama dambeys ah laga gaaro colaad muddo dheer ka taagneyd gudaha degmada Matabaan iyo deegaanada ku xeeran ee gobolka Hiiraan. Kulan ka dhacay degmadaasi, islamarkaana ay ka qeyb galeen taliyaha guutada 15-aad, odayaasha…

Read More »

Jabuuti oo beenisay in dalkeeda laga helay qof qaba Coronavirus

0 Visits: 230 | Monday February 10, 2020 - 19:31:49
Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxay si xoogan u beenisay wararka sheegaya in qof qaba xanuunka Coronavirus laga helay dalkeeda. Dalka Jabuuti ayaa waxaa ku sugan kun (1,000) askari oo ka socda dhulweynaha Shiinaha, kuwaa oo saldhig militari halkaasi ku leh. Taliska Ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya Shir Madaxeedka Afrika

0 Visits: 217 | Monday February 10, 2020 - 09:16:58
Gelinka dambe ee Maanta oo Isniin ah ayaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo ka socda magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Shirkaan waxaa Soomaaliya u metelaya Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,waxaana looga hadlay qodobo…

Read More »

Colaad ka jirtey deegaano ka tirsan G/Hiiraan oo la soo afjarey

0 Visits: 247 | Monday February 10, 2020 - 09:15:44
Taliska qeybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleytay inay soo afjaraan colaad u dhaxeysay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan,kuwaas oo kasoo kala jeeda degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan ee Gobolkaasi Hiiraan. Kulan Colaadaas lagu soo…

Read More »

Al-Shabaab oo weerar khasaaro geystay ka fuliyey Kenya

0 Visits: 227 | Monday February 10, 2020 - 09:13:07
Warbaahinta gudaha Kenya ayaa ku waramaya in Xubno lagu tuhmayo iney Al-Shabaab ka tirsanaayeen ay magaalada Milihoi ee ku taala wadada isku xirta Lamu iyo Garsen ku gubeen laba ka tirsan gaadiidka ka qeybgalaya dhismaha wadadaasi. Taliyaha ciidamada booliska ee Lamu Irungu Macharia ayaa weerarkan u…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 10-FEB-2020

0 Visits: 344 | Monday February 10, 2020 - 09:04:26
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ra'iisal Wasaaraha Canada Madaxweynaha D/Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay M/Addis Ababa R/Wasaaraha Dalka Canada Justin Trudeau. 2da masuul ayaa ka wada hadlay si dii Soomaaliya iyo Canada ay u yeel an lahaayeen iskaa shi dhinacyo badan…

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo u safray Itoobiya iyo Ujeedka

0 Visits: 293 | Sunday February 09, 2020 - 22:15:49
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa galankii dambe ee maanta u ambabaxay caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Safarka uu Madaxweynaha iyo Wafdiga uu hogaaminayo ay ku tagayaan dalka Itoobiya ayaa ah safar shaqo oo qaadan doona Maalmo kooban, sida…

Read More »

Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha Midowga Afrika oo Adis Ababa ka furmaya.

0 Visits: 243 | Sunday February 09, 2020 - 22:12:12
Addis Ababa:-Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah uga furmo Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika. Shirkan oo socon doona inta u dhexeeysa 9-10-k a bishan Febaraayo ayaa waxaa lagaga arrinsanaya…

Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay qeyb lagu Kordhiyay Xabsiga Garoowe

0 Visits: 236 | Sunday February 09, 2020 - 22:09:58
Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay dhismeyaal Cusub oo lagu kordhiyay Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe. Madaxweyne ku xigeenka ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Guryaha Qoysaska Ciidanka Asluubta, waxaana sidoo kale uu xariga…

Read More »

Sawirro: Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo si kala gaar gaar loogu soo dhoweeyay Muqdisho

0 Visits: 267 | Sunday February 09, 2020 - 20:52:03
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si kala gaar gaar ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

C/kariin Guuleed oo war saxaafadeed soo saaray, baaq uu u diray DFS, DG iyo Beesha caalamka

0 Visits: 289 | Sunday February 09, 2020 - 20:44:18
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Musharax Madaxweyne doorashada sanadka 2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed uu uga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka. War saxaafadeedka C/kariin Guuleed oo isugu jiray baaq iyo talooyin uu u jeediyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ra'iisal Wasaaraha Canada

0 Visits: 275 | Sunday February 09, 2020 - 20:10:45
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra'iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau.

Read More »

Ciidamada Alle iyo Shiinaha, Abraha iyo Namruud=Faallo=

0 Visits: 1168 | Sunday February 09, 2020 - 20:03:06
1-Shiinaha ayaa dareemay in uu leeyhay Xoog Ciidan iyo Tira ahaan kuwa ugu badan Ciidamada Aduunka. Kadibna waxa uu dareemay in ayna jirin Cid hor istaagi karto(F.S: 1-6) 2-Waxa ey bilaabeen in Awoodooda ay ku tijaabiyaan isla Dadkoodii, Gaar ahaan Muslimiinta Shiinaha, oo isla Dalkoodii lagu Ciqaabay,…

Read More »

C/raxmaan Cabdi Shakuur oo la kulmey Wakiilka QM

0 Visits: 255 | Sunday February 09, 2020 - 19:32:05
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu Maanta kula kulmey Wakiilka Qaramada midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb James Swan . Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen arrimaha doorashooyinka 2020/21, xiriirka sii xumaanaya ee…

Read More »

Laascaanood oo markii u horeysey yeelanaysa ciidanka Dab-Damiska

0 Visits: 283 | Sunday February 09, 2020 - 19:30:15
Waxaa maanta laga dhagax dhigay magaalada Laascaanood ee xarinta gobolka Sool xaruntii laga maamuli lahaa Dab-damiska iyo ciidankii ka hawl geli lahaa.

Read More »

Muuse Suudi: Senatorada Puntland cadaalad darro awgeed ayay uga baxeen shirka aqalka sare

0 Visits: 298 | Sunday February 09, 2020 - 19:14:19
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo katirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay cadaalad darro awgeed shirka golaha aqalka sare uga baxeen senatorada kasoo jeeda Puntland, kuwaas oo maanta mid kamid ah laga waayay fadhiga. Muuse Suudi waxa maqnaashaha wakiilada Puntland ku tilmaamay mid aan indhaha…

Read More »

Puntland oo saddex sano oo xabsi ah ku riday masuul lagu helay musuq maasuq

0 Visits: 215 | Sunday February 09, 2020 - 19:01:48
Maxkamad ku taala magaalada Bosaso ee Puntland, ayaa saddex sano oo xarig ah ku riday sarkaal katirsan wasaaradda kalluumaysiga Puntland oo lagu helay inuu ka ganacsanayay shatiyo been abuur ah oo uu siin jiray ganacsatada kalluunka. Maxamed Cali Muuse oo ahaa madaxii maaraynta kalluumaysiga ayaa xukunkiisa…

Read More »

Magaca Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka K/afrika.

0 Visits: 270 | Sunday February 09, 2020 - 18:55:10
Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Xaafad ka tirsan Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaas ku lahaa Goob Ganacsi.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa uga qeybgalaya shir madaxeedka Midowga Africa

0 Visits: 232 | Sunday February 09, 2020 - 09:59:17
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in maanta magaalada Addis Ababa uu uga qeybgalo shir-madaxeedkii 33-aad ee Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo Maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee Caasmadda dalka Itoobiya. Shirkan oo socon…

Read More »