Madaxweynha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiista booqan doona Russia, si uu madaxweyne Vladimir Putin ugala xaajoodo xiisadda sii kordheysa ee ka taagan Syria, waxaa sidaas maanta sheegay xafiiskiisa. "Madaxweynaha waxa uu booqasho hal maalin ah ku tagi doonaa Russia, 5-ta March," waxaa…
Read More »