Wararka

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo la hubinayo in ay ka bed qabaan cudurka Coronavirus

0 Visits: 234 | Friday March 13, 2020 - 20:07:16
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in jiraan afar muwaadin oo Soomaali ah oo ka yimid dalka Shiinaha, oo ay u karan tiileen si ay u xaqiijiyaan inay ka bed qabaan fayruska Coronavirus ee dunida faraha ba'an ku haya. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegay in afartaasi…

Read More »

Puntland: Siyaasiyiin dhaliilay habka loo maamulayo shirka wadatashiga Puntland

0 Visits: 217 | Friday March 13, 2020 - 20:04:45
Dowlad gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa labo maalin kadib isugu imaandoona shirweynihii ugu horeeyay ee lagaga tashanayo masiirka Puntland ee Soomaaliya. Shirkaan oo la iclaamiyay bishii hore ayaa ka dambeeyay kadib markii Puntland ay sheegtay in dowladda federalka ee hadda jirta ay ka leexatay…

Read More »

Reer Gaalkacyo, Gool iyo Gumac kama naxaan, ee Geelooda iyo Gurigooda ha loo dhaafo=Nasashada Jimcaha. Q- 191aad.=

0 Visits: 1369 | Friday March 13, 2020 - 19:53:38
Murti koob !!!. 1-Nin Reer Gaalkalcyo ahaa oo Ciyaartooy kubbadda Cagta ahaa, ayaa markii ugu horeeysay ka qeeyb galay Ciyaar koox kale oo Dalka dibadiisa ka dhacday, Kadibna Goolkii ugu horeeyay ayaa laga dhaliyay kooxdii Reer Gaalkacyo. Ninkii Goolka ka dhaliyay ayaa bilaabay in uu kor u bood boodo,…

Read More »

Dalka Netherland oo xaalad deg-deg ah lageliyey

0 Visits: 270 | Friday March 13, 2020 - 19:51:56
Ra'isalwasaaraha dalka Nederland Mark Ruttedayaa maanta ku dhawaqay in dalka Nederland lagaliyo xalad degdeg ah taas oo ay aduunka ka jirto xalad aad u xun iyo sii faafida feyriska korona oo ay wadamo badan ee qaarada Yurub la hakiyey isku socodka iyo isu imaanshaha. Reysalwasaaraha dalka Nederland…

Read More »

Cronavirus iyo Soomaaliya: Qodobada halista keeni kara

0 Visits: 240 | Friday March 13, 2020 - 19:49:27
Cudurkani waa jirra xun oo dhimasho deg-dega leh. Dadka waaweyn ee buka iyo caruurta ayaa aad ugu dhega nugul in ay u geeriyoodaan. Dadka qaarkii wuxuu aamin sanyahay in cudurkaan uu yahay mid la abuuray oo loogu tala galay in lagu baabi'yo wadama khaas ah oo Somaliya ay ku jirto. Hadaba si kastaba…

Read More »

Kenya iyo Ethiopia oo laga helay kiisaskii u horreeyay Coronavirus

0 Visits: 193 | Friday March 13, 2020 - 19:47:20
Dowladda Kenya ayaa mamnuucday dhammaan goobaha waa weyn ee bulshada ay isugu yimaadaan kadib markii dalkaas laga xaqiijiyey kiiskii ugu horreeyey ee Coronavirus ah oo laga helay. Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in kiiska laga helay haweeneey Kenyan ah oo kasoo laabatay dalka Mareykanka.…

Read More »

Xildhibaan shaaciyey 'qorshe ay Kenya ka damacsan tahay xiisadda ay ka abuurtay xuduudda'

0 Visits: 199 | Friday March 13, 2020 - 19:45:52
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya iyo dagaalkii ka dhacay xaduudka uu xiriir la leeyahay muranka badda ee u dhaxeeya labada dowladdood. Xildhibaanka oo la hadlayay BBC-da ayaa ku eedeeyey Kenya ay si cad ugu soo xadgudubtey Soomaaliya, isla markaana…

Read More »

Dowlada Kenya oo eedeyn nooc cusub ah u jeedisay DF

0 Visits: 205 | Friday March 13, 2020 - 19:43:25
Dowladda Kenya ayaa eedeyn nooc cusub ah usoo jeedisay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu kala dhaxeeyo khilaaf ka dhashay dhawr waxyaabood oo ay ugu dambeysay xiisadda ka taagan Gobolka Gedo ee Soomaaliya. Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay socdaan baaritaanno ay ku waddo eedeymo la xiriira in dhiigga…

Read More »

Cabdiwali Gaas oo DF ku eedeeyey inay qorsheeneyso waqti kororsi

0 Visits: 207 | Friday March 13, 2020 - 19:37:17
Waxaa sii badanayo xabsida ay Xubnaha mucaaradka ah ka qabaan waqti kororsi ay dooneyso Dowladda Soomaaliya halkii doorashada lagu qaban lahaa waqtigeeda. Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya, sidoo kalana soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay rajada laga qabo…

Read More »

Shiinaha oo shaaciyey dal uu rumeysan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus

0 Visits: 200 | Friday March 13, 2020 - 19:31:45
Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha ayaa sheegay in militariga Mareykanka ay Coronavirus keeneen magaalada Wuhan ee dalkiisa, oo ah halka sida ugu darran uu u saameeyey. Hadalkiisa ayaa yimid kadib markii dowladda Shiinaha ay ka carrootay war kasoo baxay la-taliyaha amniga qaranka…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadlay howl-gallada ka socda Dalka.

0 Visits: 245 | Friday March 13, 2020 - 19:29:30
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya mudane; Xasan Cali Maxamed (Ammar-dambe) ayaa sharaxaad ka bixiyay howl-gallada ay Ciidanka qalabka sida ka wadaan qeybo ka mid ah Gobollada Dalka ee lagu baacsanayo Argagixisada Al-Shabaab iyo hadafka ay Dowladdu ka leedahay tayaynta Ciidanka…

Read More »

Puntland oo awaamiir soo saartay

0 Visits: 216 | Friday March 13, 2020 - 19:27:02
Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse, oo warbaahinta kula hadlay Garoowe, ayaa shaaciyay in degaannada Puntland laga mamnuucay dharka loo yaqaan Huudheyda ee horay loo soo isticmaalay. Taliyaha ayaa Laamaha kala duwan ee Booliiska Puntland amar ku siiyay, in ay tallaabo…

Read More »

Amiirka Dubai 'oo doonaya' in gabadhiisa 11 jirka ah uu u guuriyo Bin Salmaan

0 Visits: 246 | Friday March 13, 2020 - 19:23:12
Amiirka Dubai Sheikh Mohammed Al Maktoum ayaa isku dayey inuu gabadhiisa 11 jirka ah u guuriyo dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman, oo 22 sano ka weyn, waxaa sidaa dhageysatay maxkamadda London. Sheikh Mohammed Al Maktoum ayaa lagu warramay inuu bishii Febraayo 2019-ka ka xaajooday heshiiska…

Read More »

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo soo gaaray Garowe

0 Visits: 238 | Friday March 13, 2020 - 19:20:12
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jamce ah soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Masuuliyiinta ayaa ka kooban Wasiirada iyo Xildhibaanada labada aqal ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku matala Puntlnd, waxaana garoonka diyaarada Gen. Maxamed Abshir ee Garowe…

Read More »

Up to 150 million Americans could get coronavirus: Live updates

0 Visits: 689 | Friday March 13, 2020 - 07:21:11
The United States Congress physician expects somewhere between 70 to 150 million people in the country to eventually get infected with the novel coronavirus, a lawmaker said. Congresswoman Rashida Tlaib from Michigan made the comments during a hearing of the House of Representatives with members of…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay Karantiishay Afar qof

0 Visits: 229 | Thursday March 12, 2020 - 20:01:43
Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay karantiishay Afar ruux oo ka yimid dalalka uu sameeyay Cudurka Coronovirus. Mid ka mid ah dadkaasi ayaa ka yimid dalka Shiinaha, 10-kii Bishaan halka Saddexda kalena ay dalka soo gaareen Maanta sidda…

Read More »

Dowladda Talyaaniga oo Soomaaliya ugu deeqday labo milyanoo Euro

0 Visits: 224 | Thursday March 12, 2020 - 19:56:44
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa maanta ku saxiixay Muqdisho ka "marqaati" ahaan heshiis ku saabsan qaab maamulka u dhexeeya Dowladda Talyaaniga iyo Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobey (UNDP), iyadoo Talyaanigu ku…

Read More »

Amar laga soo saarey Amniga deegaannada hoostaga Dhuusamareeb

0 Visits: 228 | Thursday March 12, 2020 - 19:54:57
Taliska Guud ee Booliska Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saarey amar la xiriira dhinaca Amniga,kaas oo lagu mamnuucey in hub aan aheyn kan laamaha amniga lagu dhex qaato Deegaanada hoostaga Magaalada Dhuusamareeb. Amarkaan oo la ogeysiiyey dhamaan laamaha amniga & Ciidamada kala duwan ee ka howlgalla…

Read More »

Muuse Biixi oo Guddi u saarey xaalad ka jirta Somaliland

0 Visits: 226 | Thursday March 12, 2020 - 19:52:14
Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa lagaga dooday qodobo ay ka mid yihiin xaalada Caabuqa Coronavirus, heerka waxbarashada dalka, khatarta ka dhalan karta Ayax laga cabsi qabo., iyo xaalada Shaqada iyo Shaqaalaha oo uu madaxweynuhuna…

Read More »

Trump oo ku dhawaaqay Go'aan ka dhan ah dalalka Yurub

0 Visits: 229 | Thursday March 12, 2020 - 19:47:50
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa si toos ah u shaaciyay in Dawladdiisu ay joojinayso duullimaadyada iyo isu socodka uga yimaada dalalka Yurub sababo la xiriira caabuqa dunida oo dhan ku faafay ee Coroona. Wuxuu tilmaamay in Viruska Coroona uu gudaha Maraykanka ay dad badan u dhinteen kuwo…

Read More »