Wararka

Gabar Soomaali ah oo Xil Wasiir looga Magacaabey Itoobiya

0 Visits: 258 | Thursday March 12, 2020 - 10:14:08
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu horeysay xil Wasiirnimo uga Magacaabey Dowladda Federaalka Itoobiya. Wasiirka Haweenka iyo Carruurta Itoobiya ayaa loo Magacaabey Filsan Cabdullaahi Axmed…

Read More »

Galmudug oo digniin u dirtey Maamulka Puntland

0 Visits: 246 | Thursday March 12, 2020 - 10:12:28
Afhayeenka Cusub ee Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in hoggaankii Ururka Ahlusuuna ee looga awood roonaadey dagaalkii ka dhacay Dhuusareeb ay ahaayeen kuwo aan laheyn hadaf ,isla markaana ay ahaayeen Shaqsiyaad dano gaar ah watey. Waxaa uu sheegay in dhamaan dadka ku…

Read More »

Cawad oo faah faahiyey wada-hadalladii uu la yeeshay dhiggiisa Kenya

0 Visits: 205 | Thursday March 12, 2020 - 10:10:35
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, Marwo Raychelle Omamo,waxaana Wasiirka uu faha faahin ka bixiyey wayaabihii ay ka wada hadleen. Wasiir Cawad oo la hadlay Idaacadda Voa-da ayaa sheegay…

Read More »

Xildhibaano jawaab la xiriirta duqeyn Shacab lagu diley ka dalbadey Mareykanka

0 Visits: 271 | Thursday March 12, 2020 - 10:06:51
Maalin ka hor diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee laga leeyahay mareykanka waxaa ay duqeyn la beegsadeen Gaari nooca Somaalida u taqaano Caasiga,kaas oo mareyey deegaanka Ugunji oo u dhow degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana duqeyntaas ku dhintey dad la sheegay inay Shacab ahaayeen.…

Read More »

Weerar lagu qaadey Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada Puntland

0 Visits: 232 | Thursday March 12, 2020 - 10:05:01
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar madaafiic ah oo xalay saqdii Dhexe lagu qaadey Saldhiga Ciidamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari. Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in weerar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhiga Af-urur…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 12-MARCH-2020

0 Visits: 438 | Thursday March 12, 2020 - 10:01:08
DFS oo kafaala qaadey Nolosha Carru ur oo ka geeriyoodey Wariye ka tirsanaa Ciidamada Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxa med C/hi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardi meli ee M/Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee- Cabdinaasir Cabdulle Gacal oo ahaa Wariye ka tirsan Cii danka Xoogga…

Read More »

Abiy oo wasiir u magacaabay Gabar Soomaali ah

0 Visits: 296 | Thursday March 12, 2020 - 08:00:03
Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wasiir heer federaal ah u magacaabay Shalay oo Arbaca ahyed gabar ka soo jeeda gobolka Soomaalida Itoobiya. Gabadhaas oo lagu Magaacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed , oo ah haweenay u dhaqdhaqaaqda arrimaha haweenka ayaa loo magacaabay Wasiirka Haweenka…

Read More »

Mid ka mid ah cayaartoyda kooxda Juventus oo laga helay cudurka Coronavirus

0 Visits: 2532 | Thursday March 12, 2020 - 07:55:03
Torino (Caasimada Online) –Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku dhowaaqday in daafac dambeedka dhexe ee kooxdaas iyo xulka qaranka Talyaaniga Daniele Rugani laga helay cudurka CoronaVirus. Kooxda Seria A-da ayaa sheegtay "inay ku dhaqaaqeyso dhammaan xeerarka go'doominta ee sharcigu dhigayo"…

Read More »

DFS oo kafaala qaadey Nolosha Carruur oo ka geeriyoodey Wariye ka tirsanaa Ciidamada

0 Visits: 203 | Thursday March 12, 2020 - 07:41:13
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee- Cabdinaasir Cabdulle Gacal oo ahaa Wariye ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo dul istaagay xaaladda caafimaad ee…

Read More »

IMO oo soo dhaweeysey Tallaabo ay qaadey Dowladda Somalia

0 Visits: 205 | Wednesday March 11, 2020 - 22:20:01
Hay'adda Baddaha Caalamiga"The International Maritime Organization" ee IMOoo Xaruntooda dhexe ku taallo caasimadda dalka Britain ee London waxay soo dhaweeyeen dhamaystirka Turjumista Xeerka Baddaha Somalia ee lagu sugayo Bad-qabka iyo dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee dhamaan Maraakiibta marinkooda…

Read More »

Madaxweynaha Afghanistan oo Go'aan ku dhawaaqay

0 Visits: 198 | Wednesday March 11, 2020 - 22:18:38
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa xalay waqti danbe xilliga Afghanistan soo saaray wareegto ogolaaneysa in xabsiyada dalkaasi laga sii daayo kumanaan ka tirsan ururka Taliban, taasoo wadda u xaareysa in milatariga Mareykanka ay ka baxaan Afghanistan. Arrintaan ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii…

Read More »

WHO oo ku dhawaaqday Caabuqa Corona inuu yahay Musiibo Caalami ah

0 Visits: 200 | Wednesday March 11, 2020 - 22:16:24
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in Caabuqa Corona uu yahay musiibo caalami ah. WHO ayaa in muddo ah isha ku heysay dhaq-dhaqaaqa cudurkan. Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu hadda jiro in kabadan 118,000 kiis oo COVID-19, cudurka…

Read More »

Shir Muqdisho ku dhexmaray QM iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya March 11, 2020

0 Visits: 192 | Wednesday March 11, 2020 - 22:14:51
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaramada midoobay oo ka dhacay Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta wada-shaqeynta ka dhexeysa dowladda iyo Qaramada…

Read More »

Saciid Deni oo ka jawaabay CABASHO ka soo yeertay ardaydii loo qaaday Itoobiya

0 Visits: 209 | Wednesday March 11, 2020 - 22:10:39
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa markii ugu horreysay ka jawaabay cabashadii dhowaan ka soo yeertay arday uu maamulkaasi u diray magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida dalka Itdoobiya. Madaxweyne Deni ayaa meesha ka saaray in ardaydaasi loo diray waxbarasho Jaamacadeed, balse…

Read More »

Askar ka tirsanaa ciidamada BURUNDI oo qarax lagu dilay

0 Visits: 204 | Wednesday March 11, 2020 - 22:09:22
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM saacadihii la soo dhaafay lagula bartilmaameedsaday duleedka degmada Mahadaay oo gobolka Shabeelaha Dhexe ee maamulka HirShabelle. Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa ciidamadaasi oo ka tirsan kuwa Burundi…

Read More »

Go'aan kasoo baxay Sacuudiga oo meel sare gaarsiiyey xiisadda kala dhaxeyso Ruushka

0 Visits: 244 | Wednesday March 11, 2020 - 22:06:59
Waxaaa sii xoogeystay oo meel sare gaaray dagaalka dhanka Saliida ee u dhaxeeyo Dowladaha Sacuudiga iyo Ruushka, kadib tallaabo cusub oo ay ku dhowaaqday dowladda Sacuudiga. Shirkadda shidaalka Sacuudi Carabiya ee Saudi Aramco ayaa Arbacada sheegtay inay qorsheyneyso inay wax soo saarkeeda saliid ceyriin…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay Mashruuca Waxbarashada IFIYE

0 Visits: 198 | Wednesday March 11, 2020 - 21:59:29
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho, kaas oo halku dhiggiisu yahay Ifiye. Munaasabadda Daah-furka ayaa waxa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, Madaxwaynihii hore ee Puntland Santor Cabdiraxman…

Read More »

Sababta keentay in Africom ay kordhiyaan weerarada ka dhanka ah AL-SHABAAB

0 Visits: 227 | Wednesday March 11, 2020 - 21:56:53
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Al-Shabaab oo weli ku xoogan Soomaaliya. Townsend ayaa sheegay in sababta ay sare ugu qaadeen howlgalladooda ay tahay, sidii loo wiiqi…

Read More »

Puntland: Badeecad kasta oo canshuurta lagala dhuunto dowladda la wareegaysa

0 Visits: 231 | Wednesday March 11, 2020 - 21:53:33
Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax, oo warbaahinta kula hadlay Garoowe, ayaa fasaxay in dowladdu la wareegi karto beecad kast oo ka soo degta furdooyinka Puntland, haddii lagala dhuunto Canshuurta ku waaajibtay. " Xafiiska Xeer Ilaalinta guud ee dowladda…

Read More »

Uhuru Kenyatta oo qaaday tallaabo uu Farmaajo uga soo marayo Abiy Ahmed

0 Visits: 262 | Wednesday March 11, 2020 - 21:40:15
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Fred Matiang'I ayaa Talaadadii magaalada Addis Ababa kula kulmay ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali, oo uu kala hadlay dadaallada la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka dhex oogan Soomaaliya iyo Kenya. Matiang'I iyo wafdigiisa ayaa Addis Ababa tagay…

Read More »