Wararka

Sheekh Shariif oo saxiixey Buuga Tacsida Ra'iisul Wasaare hore Nuur Cadde

0 Visits: 250 | Tuesday April 07, 2020 - 10:05:42
Guddoomiyaha Madasha Xsibiyada Qaran Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa tacsi ugu tagay qoysaska Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomalaiya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo Halgamaagii Soomaaliyeed Dr. C/qaadir Cali Boolaay oo dhawaan ku geeriyooday dalka dibaddiisa gaar ahaan magaalada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-4-2020

0 Visits: 368 | Tuesday April 07, 2020 - 10:01:53
Xaaf:Kululeysi yar baan ku maqnaa, ee waa tanaasulay oo waa la tuuray yaa la oran" Madaxweynaha D/G/Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa Shalay dule edka deegaanka Godinlabe ku soo dhoweeyey Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo weli sheega na ya inuu yahay madaxweyne Soo dhoweynta loo sameeyey…

Read More »

Boris Johnson Ra'iisul Wasaaraha UK oo Isbitaal la dhigay

0 Visits: 182 | Monday April 06, 2020 - 20:47:45
Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Downing Street. Waxaa la geeyay isbitaal ku yaalla magaalada London ka dib markii calaamadaha Fayraska Corona ay ku sii siyaadeen sidoo kalana waxaa sare…

Read More »

Xaaladda gabdhihii lagu kufsaday Degmada Afgooye oo adkaatay

0 Visits: 213 | Monday April 06, 2020 - 20:41:38
Waxaa liidata xaaladda caafimaadeed ee labadii gabdho ee walaalaha ahaa, ee maalintii Arbacada lagu kufsaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Gabdhahan oo saddex jir iyo afar sano jir kala ah ayaa muddo afar iyo labaatan saac ahaa la weysanaa, ka hor inta aan lagu soo tuurin goob cidlo ah.

Read More »

Kenya locks down capital as COVID-19 cases jump to over 150 13 Shares

0 Visits: 1532 | Monday April 06, 2020 - 20:37:45
Kenya has locked down its two major capital cities amid a consistent uptick of the COVID-19 cases as the East African nation races to contain further spread of the disease to other parts of the country. President Uhuru Kenyatta announced Monday cessation of movement into and outside Nairobi and Mombasa…

Read More »

Mareykanka oo jawaab adag ka bixiyay eedeyntii NISA ee Harun Macruf

0 Visits: 204 | Monday April 06, 2020 - 20:34:58
Mareykanka ayaa si adag uga falceliyay warkii habeenimadii Khamiista ka soo baxay Hay'adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ee la xiriiray in Wariye Harun Macruf uu halis ku yahay amniga dalka.

Read More »

C/qaadir Shariif Sheekhuna oo Xil Wasiir Dowle looga magacaabay Xukuumadda Kheyre

0 Visits: 220 | Monday April 06, 2020 - 20:31:45
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye xilka Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya.

Read More »

Axmed Madoobe,Xidig iyo seerar oo gaarey heshiis horudhac ah

0 Visits: 252 | Monday April 06, 2020 - 20:24:28
Warar hordhac ah oo ka imaanaya magaalada Nairoobi ayaa sheegaya in uu jiro Is afgarad aan wali la dhameystiran oo dhexmaray dhinacyada isku haya Jubbaland, gaar ahaana Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seerar. Xubnahaan ayaa isku qabtay arrimaha doorashooyinkii…

Read More »

Duqa Muqdisho & Guddiga diyaarinta xeerka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka oo kulmey

0 Visits: 220 | Monday April 06, 2020 - 20:08:19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Cabdullaahi tuulax ayaa swaxaa ay la kulmeen Guddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka sharciga Doorashoyinka.

Read More »

Qof Muqdisho ku sugan oo safar dibadeed aan gelin oo laga helay Coronavirus

0 Visits: 200 | Monday April 06, 2020 - 20:02:15
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Maxamed Siciid Cabdullaahi ayaa ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee cudurka Coronavirus, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Mustaqbal. Wasiirka ayaa wareysigaan ku sheegay inay hayaan kiiskii ugu horreeyey ee COVID-19, kaas oo aan…

Read More »

Madaxweyne Xaaf "Wax badan ma aanan maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, Galmudug waa…"

0 Visits: 209 | Monday April 06, 2020 - 19:59:34
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Galmudug ay mid tahay oo aysan labo aheyn. Axmed Xaaf oo ka hadlayay munaasabad soo dhoweyn ah oo u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa sheegay inuu u tanaasulay danaha Galmudug,…

Read More »

Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

0 Visits: 207 | Monday April 06, 2020 - 19:36:09
Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in saddex duqaymood oo cusub oo lala beegsaday ururka Al-Shabab ay ka fulisay Gudaha dalka Soomaaliya. Duqayntan ayaa taliska Maraykana ee Africa ee loona yaqaan AFRICOM sheegeen inay ka dhacday degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellada Hoose, maakintii shalay ee Axadda.

Read More »

Fahad Yaasiin oo Madaxii Ilaaladiisa u magacaabay Taliyaha Nabadsugida G/Banaadir

0 Visits: 207 | Monday April 06, 2020 - 19:28:45
Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goor dhow magacaabay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir, kaddib markii bil ka hor xilka uu ka qaaday Taliyihii xilkaas hayay Ibraahim Macalin. Agaasime Fahad Yaasiin ayaa xilka Taliyaha Nabadsugida…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo si degdeg ah ugu baaqay in la joojiyo colaada Wanlaweyn

0 Visits: 196 | Monday April 06, 2020 - 19:23:18
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay u istaagaan xallinta colaadda macno darrada ah ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay Cudurka Corona

0 Visits: 197 | Monday April 06, 2020 - 19:04:45
Dalka Mareykanka waxaa cudurka Corona laga helay Shabeel. Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad'diisa lagu sheegay 4 sano islamarkana lagu magacaabo Nadia ayaa ku jirta beerta xayawaanada lagu xanaaneeyo ee Bronx. Shabeelkan, ayaa inta la ogyahay noqonaya Xayawaankii ugu horeeyay ee laga helo caadurka…

Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay xariga Agaasime Waaxda Maaliyadda

0 Visits: 191 | Monday April 06, 2020 - 19:01:00
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar ayaa ka hadashay xarigii Agaasimihii Waaxda Maaliyadda Wasaaradda oo habeen ka hor ay Ciidamada Booliska ka xireen Hoygiisa oo ku yaalla Muqdisho.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-4-2020

0 Visits: 339 | Monday April 06, 2020 - 09:59:37
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowl ad-gobeeldka KGalbeed, Odeyaasha Dhaq anka iyo waxgaradka deegaanna da inay u istaagaan xallinta colad da macno darrada ah…

Read More »

SOMALILAND oo shaacisay natiijada dad kale oo looga shakisanaa Coronavirus

0 Visits: 251 | Sunday April 05, 2020 - 21:28:21
Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay Natiijada ka soo baxday dad looga shakisanaa cudurka Coronavirus oo dhowaan loo diray dheecaanadooda dalka dibadiisa, kuwaasi oo qaarkood ay la kulmeen Dad laga helay cudurkaasi gudaha Somaliland. Somaliland ayaa sheegtay in dhamaan dadkii ay direen dheecaanadooda…

Read More »

Shirkadda Turkish Airline oo Joojisay Duulimaadyada

0 Visits: 271 | Sunday April 05, 2020 - 21:26:26
Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish AirLine ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii ay ka samayn jirtay gobolada iyo magaalooyinka waddanka Turkiga dhexdiisa ilaa iyo inta laga gaarayo 20-ka April. Shirkadda ayaa arrintan ku sheegtay inay qayb ka tahay…

Read More »

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Xarun muhiim ah

0 Visits: 294 | Sunday April 05, 2020 - 21:25:09
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere. Ujeedka dhagax dhigaan ayaa ahaa mid ay dowlada Hoose ee Xamar ugu talagashay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo…

Read More »