Wararka

C.kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlay War-murtiyeed laga Soosaray Shirkii Bandiiradleey

0 Visits: 189 | Saturday June 13, 2020 - 20:23:20
madaxweynihii hore maamulka Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed ayaa bogaadiyay wada-hadalka u billawday beelaha walaalaha ah ee dhawaanahaan shirarku uga socdeen Bandiiradley. "Waxaan bogaadinayaa soona dhaweynayaa baaqa iyo go,aamada ka soo baxay Shirweynahii Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta ee…

Read More »

Xaaladaha dhimashada COVID-19 ee dalka oo korodhay

0 Visits: 192 | Saturday June 13, 2020 - 20:17:42
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay goor dhow ka xog warantay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunsidaha COVID-19 ee dalka, sideed iyo afantii saac ee la soo dhaafay. Warbixinta maalinlaha ee COVID-19 ayaa waxaa lagu sheegay in dalka laga diiwaangeliyay 66 xaaladood oo cusub, kuwaa oo intooda badan…

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo war ka soo saaray kulanka Farmaajo iyo Muuse Biixi

0 Visits: 221 | Saturday June 13, 2020 - 19:33:40
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyay in maalinta berri uu shir guddoomin doono shir u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo ka dhici doona dalka Jabuuti. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku xaqiijiyay kulankaas oo qeyb ka ah wada hadaladii…

Read More »

Wararkii u dambeeyay Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ee Jabuuti ka dhacaya

0 Visits: 206 | Saturday June 13, 2020 - 18:57:19
Wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa todobaadkan dib uga bilaaban doona dalka Jabuuti, kaddib sanado oo uu hakad ku jiro, waxaana markaan wada hadaladu ay noqon doonaa kuwo ka duwan kuwii hore, marka loo eego wafdiga Miisaanka culus ee dowladda Soomaaliya ku tageyso shirkaas. Ilo…

Read More »

Wasiirka Amniga iyo Wakiilka QM oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka

0 Visits: 204 | Saturday June 13, 2020 - 18:27:11
Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb. James Swan ayaa manta xerada Xalane ku yeeshay kulan ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee kulanka intii uu socday diirada lagu saaray waxaa ka mid ah sidii loogu diyaar…

Read More »

Tahriibayaal Soomaali ay ku jirto oo lagu laayay Dalka Liibiya.

0 Visits: 199 | Saturday June 13, 2020 - 18:14:17
Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha. Waxaa hadda soo baxaya warar sheegaya in dadkaasi ay Soomaali ku jireen, waxaana inta la xaqiijiyay dhintay mid, halka mid kalena…

Read More »

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Madaxweynihii Burundi

0 Visits: 260 | Saturday June 13, 2020 - 17:58:24
Hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM ayaa waxa ay hoos u dhigayaan calanka Midowga Africa ee suran xaruntooda Muqdisho, magaalooyinka kale iyo dhamaan fariisimaha ay ku leeyihiin Soomaaliya si ay xurmo uga sameeyaan madaxweynihii Burundi, Pierre Nkurunziza oo geeriyooday asbuucii hore.

Read More »

Maxkamad la soo taagay shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo musuq maasuq loo heysto

0 Visits: 214 | Saturday June 13, 2020 - 17:25:22
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadaha loo heysto 10 ruux oo kamid ah shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya. Dadka maanta maxkamada ka soo hormuuqday oo isugu jiro Agaasime waaxeedyo iyo Agaasimaha guud oo dhawaan uun xabsiga laga sii daayay, ayaa loo heystaa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JUNE-2020

0 Visits: 884 | Saturday June 13, 2020 - 10:37:23
Maxaa loo fasiran karaa cadaadiska Mareyk anka ee Dowladda Federaalka? Mareykanka ayaa bilaabay in uu DFS ku ca daadiyo inay la kulanto Madaxda Maamul Go boleedyada, si xal uga gaaraan arrimaha ay isu hayaan, oo ay ugu muhiimsan tahay doora shada dalka. Caalamka ayaa daneynaya in dal ka ka qabsoomto…

Read More »

Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweysay Guddiga loo xil saaray isu keenidda DFS iyo Dowlad Goboleedyada.

0 Visits: 161 | Saturday June 13, 2020 - 09:25:23
War kasoo baxay Madasha Xisbiyada qaran ayaa lagu soo dhaweeyay xubnaha Guddiga ah ee uu xalay ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi si ay u dhexdhexaadiyaan DFS iyo Dowlad Goboleedyada.

Read More »

Qoorqoor oo balan qaad u sameeyay Shacabka degaan ka tirsan G/Mudug

0 Visits: 169 | Saturday June 13, 2020 - 09:05:45
Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray deegaanka Bandarqaali ee Gobolka Mudug, iyadoo lagu soo dhaweeyay halkaas. Safarka Madaxweyne Qoorqoor ee deegaankaas ayaa waxaa ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Wasiiro…

Read More »

Culeysyo soo wajahay Madaxtooyada Soomaaliya (WARBIXIN)

0 Visits: 292 | Friday June 12, 2020 - 23:05:03
Tan iyo markii dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay buuq ku fureen Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa jiray culeyso siyaasadeed oo soo wajahayay Madaxda Sare ee dowladda. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi…

Read More »

Galmudug oo sheegtay inay diyaariyeen Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

0 Visits: 218 | Friday June 12, 2020 - 22:26:15
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in Galmudug ay wado qorshooyin mideyn iyo dib u dhis loogu sameeynaayo Ciidamada Galmudug. Waxaa uu sheegay in Galmudug ay sameyneyso Ciidamo Daraawiish iyo kuwo boolis ah oo leh tababar Casri ah si ay u sugnaan Amniga…

Read More »

Dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 236 | Friday June 12, 2020 - 22:17:59
Dagaaladaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay ka dahcen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana ay u dhaxeeyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Dagaaladaan ayaa ka kala dhacay degaannada Awdhegele iyo Bariire,kadib markii Saldhigyada Ciidamada Dowladda ay…

Read More »

Waare oo amray in aan Beledweyne lagu qaban banaanbax lagu taageerayo dowladda

0 Visits: 227 | Friday June 12, 2020 - 22:08:02
Maamulka magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa dadka ku nool Magaaladaasi uga digay inay qabtaan banaanbax lagu taagerayo madaxda Dowladda Soomaaliya,isla markaana ay sheegeen in la mamnuucay. Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne Cismaan Dhicisow Dhuubow ayaa sheegay in Madaxweynaha Hir-Shabeelle…

Read More »

Mareykanka oo cunna qabateyn ku soo rogay saraakiil ka tirsan Maxakamadda ICC

0 Visits: 225 | Friday June 12, 2020 - 17:36:50
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa cunaqabatayn ku soo rogay saraakiisjha maxkamada caalamiga ah ee ICC ee baaritaanka ku haya in Mareykanka ay dambiyo dagaal ka geysteen Afqanistaan iyo in kale. Amarkan madaxwayne ayaa u ogolaanaya Mareykanka inay xayiraan hantida shaqaalaha maxkamada…

Read More »

Maamul Cusub oo loo Magacaabay degmada Waajid

0 Visits: 264 | Friday June 12, 2020 - 17:27:28
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maamul u cusub u magacaabey degmada Waajid ee gobolka bokool. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Waajid…

Read More »

Dadka ka bogsaday Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 532

0 Visits: 215 | Thursday June 11, 2020 - 19:52:12
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 11 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 61 > Somaliland: 25 > Benadir: 13 > Galmudug: 8 > Puntland:…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo booqanaya degaano iyo xerooyin Ciidan

0 Visits: 228 | Thursday June 11, 2020 - 19:49:48
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in Maanta uu booqasho ku tago degaanka Docol 40 Km ujirta Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha o haatan ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa halkaasi uga baxaya safar dhinaca dhulka ah,waxaana sidoo…

Read More »

Kuuriyada Waqooyi oo digniin u dirtay Mareykanka

0 Visits: 220 | Thursday June 11, 2020 - 19:46:07
Kuuriyada Waqooyi ayaa waxay sheegtay in Mareykanka looga baahan yahay in uusan ka hadlin arrimaha xiriirka labada Kuuriya waa haddii uu Mareykanku doonayo in doorashooyiinka madaxwaynanimada ay u dhacaan si hab-sami leh. Bayaan lagu baahiyay wakaalada wararka rasmiga ah ee Kuuriyada Waqooyi ee loo…

Read More »