Wararka

Galmudug oo hirgalisay xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19

0 Visits: 194 | Tuesday June 16, 2020 - 19:40:00
Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xilibaano iyo taliyaha booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19 ee Galkacyo. Xaruntaan ayaa muhiim u ah bulshada kunool gobolka Mudug, maadaama aysan ku oolin xarun kale oo lagula tala galay Covid-19.…

Read More »

Madasha Xisbiyadda Qaran oo ku eedeeysay Dowladda dhexe hurinta Colaado

0 Visits: 180 | Tuesday June 16, 2020 - 19:37:31
War-Saxaafadeed deg deg ah oo goordhow ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa walaac looga muujiyay dagaallada sokeeye ee soo noqnoqday ee ka dhacaya degaannada Soomaaliyeed. Madashu waxay caddeysay inay u taagan tahay nabad u raadinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed, iyadoo xustay in gacmo siyaasadeed…

Read More »

WHO oo soo saartay digniin ku saabsan Cudurka Corona virus

0 Visits: 201 | Tuesday June 16, 2020 - 14:30:52
In ka badan 8 milyan oo qof ayaa la xaqiijiyay inay qabaan cudurka 'coronavirus' adduunka oo dhan. ku dhawaad 3.8 milyan ayaa soo kabsaday, halka ugu yaraan 435,662 ay dhinteen, sida lagu sheegay xog aruurin ay sameysay jaamacada Johns Hopkins. Mareykanka, Brazil iyo Boqortooyada UK ayaa soo…

Read More »

Talooyin ku socda Madaxda Dowladda Federaalka ee ku aaddan wadahadalada maamulka Somaliland.

0 Visits: 210 | Tuesday June 16, 2020 - 14:29:09
Inta aanan u gelin talooyinka aan siinayo Madaxda Dowladda Federaalka ee ku aaddan wadahadalada ay kula jiraan maamulka Somaliland ee midnimo-diidka, aan marka hore ka waramo ereyo waayadan ku soo kordhay saxaafadda Soomaalida, kuwaasi oo khatar ku ah midnimada umadda Soomaalida iyo waliba wadajirka…

Read More »

Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray.

0 Visits: 236 | Tuesday June 16, 2020 - 14:27:07
Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga Soomaaliyeed iyo tan gobalka Geeska Africa-ba. "Waa qayb muhiim ah talbaada kalsooni dhisida ee dib…

Read More »

Gabar wasiir ka ahaan jirtay Puntland oo xil muhiim ah Minnesota looga magacaabay.

0 Visits: 194 | Tuesday June 16, 2020 - 14:22:11
Waaxda Shaqaaleynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee gobolka Minnesota ee waddanka Mareykanka ayaa gabar Soomaali ah u magacowday gudoomiye kuxigeenka arrimaha socdaalka iyo qaxootiga. Anisa Xaaji Muumin oo horay wasiir uga soo noqotay maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa waaxdan oo cusub si gaar…

Read More »

Burcad Koonfur Afrikan ah oo dhac u gaystay Dukaamo ay Soomaali leeyihiin.

0 Visits: 220 | Tuesday June 16, 2020 - 14:18:26
Deegaan hoos taga Magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika waxaa lagu boobay Goobo ganacsi oo ay leeyihiin Ajaanib oo ay ka mid yihiin Muwaadiniin Soomaaliyeed, waxaana cagta la mariyay Dukaamo dhowr ah. Boobka waxaa ka horeeyay dibadbax rabshado watay oo ay sameynayeen muwaadiniin Koofur Afrikaan…

Read More »

Maamulka Soomaaliland oo ciidamo geysay Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle.

0 Visits: 206 | Tuesday June 16, 2020 - 14:15:39
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu daadiyay Ciidamo kala duwan oo Booliis iyo Militari isugu jira si looga hortago Muddaharaadyo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Laascaanood.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH AXAD 16-KA JUUN 2020-KA

0 Visits: 799 | Tuesday June 16, 2020 - 10:11:23
Madaxweyne Farmaajo oo kusoo lab tay Muqdisho iyo wararkii ugu dambe eyey shirka Jabuuti Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay gabal dhacii Shalay, ka dib markii uu dalka Jabuuti uga qayb galay shi rka 2maalin qaatay oo ay ku wadahadlayeen…

Read More »

Amb Yusuf Garad: Soomaliland maxay ku faleysaa Midnimo?

0 Visits: 1499 | Tuesday June 16, 2020 - 07:23:28
Waa isbarbardhig ku saabsan matalaadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland. Labada dhinac markii u horreysay ee ay is hor fariistaan waxay ahayd January, 2012. Waxay ahayd Chevening House oo ah meel aan ka fogeyn magaalada London. Shalay ka hor, kulankii u dambeeyay wuxuu ahaa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JUNE-2020

0 Visits: 775 | Monday June 15, 2020 - 10:57:27
MAXAA KA SOO BAXAY SHIRKII MADAXDA SOOMAALIYA IYO SOMALILAND EE JABUUTI? Madaxda Soomaaliya, Somaliland, Jabu uti iyo Itoobiya oo Shalay ku kulmay M/Jabuuti M/Jabuuti ee caa simadda Jabuuti waxaa Shalay lagu soo gaba-gabe eyay shir Shalay ku dhex maray madaxda DFS & ku wa Jamhuuriyadda goonni is u taag…

Read More »

Ciidanka xoogga oo heshiis dhex dhigay beello ku dagaallamay Hiiraan

0 Visits: 192 | Sunday June 14, 2020 - 22:33:03
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa goobjoog ka noqdey heshiis beelo Ku diriray Deegaano Hoostaga Maxaas ay wada gaareen ka dib Ciidamo la tirsan dowladda Markii ay kala dhexgaleen. Taliyaha Guutada 15 Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in Ciidanka xoogga ay tilaabo…

Read More »

Wajiga Koowaad ee wada hadalka Somaliland & Soomaaliya oo istaagay

0 Visits: 226 | Sunday June 14, 2020 - 22:31:12
Wajiga Koowaad ee wada hadalka Somaliland & Somaliya ayaa natiijo la,aan ku soo dhamaaday sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan dalka Jabuuti. Natiijo la'aanta ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Somaliland uu dalbaday Ajandaha Shirka in lagu soo daro gooni Isu taaga Somaliland.…

Read More »

Madaxweyne Biixi""Maanta sidee ayaynnu u sii wadi karnaa wada-hadalkan hadii kuwii hore aan la hirgalin"

0 Visits: 198 | Sunday June 14, 2020 - 22:29:01
Madaxweynaha Somaliland Mudane, Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maanta gaaray Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Kulan Afar Geesood ahaa oo ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada ee Jabuuti isla mar ahaantaana ay goob joogayaal ka ahaayeen…

Read More »

Kulankii Maanta ee Aqalka Sare oo khilaaf u baaqday

0 Visits: 221 | Sunday June 14, 2020 - 22:26:54
Shirkii Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa baaqday ka dib markii ay ku kala qeybsameen Gddoonka iyo Senatorada Golaha Ajendaha kulanka oo ahaa wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka Golaha Aqalka Sare si shirarka Aqalka Zoom loogu dhigo. Baaqashada kulanka kadib ayaa Xubno…

Read More »

Akhriso: Jubbaland oo qaadacday aqoonsigii Madaxtooyada Soomaaliya

0 Visits: 190 | Sunday June 14, 2020 - 17:33:01
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday war saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa in Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweyne KMG ah iyo labo sano oo muddo xileedkiisa yahay, kaasoo ka bilaabanaya maalintii la doortay. War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu…

Read More »

Sawirro: Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland oo ka furmay Jabuuti

0 Visits: 239 | Sunday June 14, 2020 - 15:45:10
Waxaa goor dhow Qasriga Madaxtooyada Jabuuti ka furmay wada hadaladii u dhaxeeyay Madaxda Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo ay goobjoog ka yihiin Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Shirkan ayaa ah kii ugu heerka sareeyay ee labada dhinac, tan…

Read More »

QM, IGAD iyo Amisom oo ka wada-hadlay xaalka Somaliya

0 Visits: 196 | Sunday June 14, 2020 - 15:34:46
Shir saddex geesood ah oo u dhexeeyey Qaramada Midoobay, IGAD iyo AMISOM ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan wada shaqeynta u dhexeysa saddexdaasi dhinac. Kulanka oo ku qabsoomay Video Conference ayaa waxaa diirada lagu saaray howlaha xafiisyada UNSOM,…

Read More »

Taliyihii booliska Atlanta ee dalka Maraykanka oo is casilay

0 Visits: 194 | Sunday June 14, 2020 - 15:16:59
Taliyihii booliska magaalada Atlanta ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay kadib, toogasho askartu u gaysatay nin madow ahaa Jimcihii lasoo shaafay, isaga oo dibad bax ka qeyb qaadanaya. Sargaalka is casilay oo la yiraahdo Erika Shields ayaa warqada iscasilaadiisa ku wareejiyay duqa…

Read More »

Akhriso: Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray casuumaad rasmi ah u diray Maamul Goboleedyada

0 Visits: 211 | Sunday June 14, 2020 - 15:05:31
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa ku saabsan sidii wadatashiyo ballaaran looga yeelan lahaa geeddi socodka doorashooyinka…

Read More »