Wararka

Ganacsade ku caan baxay inuu gashto shaati dahab laga sameeyay oo lagu diley dalka Hindiya

0 Visits: 260 | Friday July 15, 2016 - 21:13:34
Nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Hindiya kuna caanbaxay inuu iibsaday shaati ka sameysan dahab ayaa la diley isagoo uu goobjoog ka ahaa wiil uu dhalay.

Read More »

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro

0 Visits: 284 | Friday July 15, 2016 - 20:43:26
Wasiir ayaa dhinca kale ardeyda sharaxaad ka siiyay halka uu marayo qorshaha horumarinta qaranka somaaliyeed oo muddo ka badan 30sano ka dib in dalka uu sameysto qorshe seddaxda sano ee soo socata, iyadoo ay ku cad yahiin waxyaabo fara badan oo dalka muhiim u ah.

Read More »

Siminaar lagu baranayay cilmiga beeraha oo Afgooye lagu qabtay-Sawirro

0 Visits: 242 | Friday July 15, 2016 - 20:23:14
Siminaarkan oo sare looga qaadayay aqoonta dhinaca cilmiga beeraha oo uu soo qaban qaabiyay maamulka jaamacada Salaam ayaa looga qabtay ardayda wax ka barata kuliyada beeraha jaamacadaas kaas oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose.

Read More »

Madaxweynaha oo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ka dalbadey kordhinta dakhliga iyo bilicsamida caasimadda

0 Visits: 191 | Friday July 15, 2016 - 20:16:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Weerar ka dhacay dalka Faransiiska oo lagu dilay 80 qof (SAWIRRO)

0 Visits: 232 | Friday July 15, 2016 - 08:07:00
Nin waday gaari xamuul ahaa, ayaa jiirsiiyay dad isugu soo baxay feestada Bastille oo xalay ka socotay Magaalada Nice, iyadoona uu dilay 80 ruux, halka in ka badan 100 kalana uu dhaawacay.

Read More »

Ugaas Xasan"Intii aan Jowhar tagi laheyn waxaan aadeynaa Kilinka 5-aad iyo Galmudug"

0 Visits: 204 | Thursday July 14, 2016 - 20:33:36
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa maanta sheegay in intii ay ku biiri lahaayeen Maamulka loo sameynayo Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan ay door bidayaan in ay ku biiraan Ismaamulka Kilinka Shanaad Ee Soomaalida Itoobiya, Galmudug iyo Koofur Galbeed Midkood.

Read More »

Deg Deg: Galmudug oo qabatay Gaari dharka ciidanka uwaday Shabaab

0 Visits: 235 | Thursday July 14, 2016 - 15:33:32
Saraakiisha amniga ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen Gaari dharka ciidanka dowladda uwaday Al-shabaab.

Read More »

Nabadoon lagu Gowracay duleedka Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

0 Visits: 237 | Thursday July 14, 2016 - 15:26:21
Wararka aan ka heleyno Duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Nin Nabadoon ahaa oo la gowracay Meydkiisa laga helay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Read More »

Jubbaland oo shaqadii Ka Joojiyey Wariyayaal ka Howl galijiry Magaalada Kismaayo.

0 Visits: 204 | Thursday July 14, 2016 - 15:22:42
Xilli shalay galinkii dambe Ciidama Ka tirsan Maamulka Jubbaland ay xabsiga dhigeen 5 ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka JubadaHoose ayaa waxaa masuuliyiinta dhinaca warfaafinta qaabilsan ee Maamulkaasi ay sheegeen in shaqada laga joojiyey Wariyayaasha ay ciidanku…

Read More »

Deg Deg:- Saldhig ku yaalla Kenya oo Weerar lagu qaaday iyo Khasaare ka dhashay

0 Visits: 222 | Thursday July 14, 2016 - 15:15:54
War goor dhaw soo dhacay ayaa sheegaya in Nin ka tirsan XarakadaAl-shabaab oo Weerar ku qaaday xabsi ku yaallaKapenguria ee Galbeedka Kenya.

Read More »

Duq ku xigeenkii hore ee Gaalkacyo oo xukun lagu riday

0 Visits: 223 | Thursday July 14, 2016 - 15:08:17
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa Afar bilood oo xabsi ah ku xukuntay Duq ku xigeenkii hore ee magaalada Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla oo loo haystay hadal uu warbaahinta kasii daayey oo uu uga horyimid isbaddelkii maamulka gobolka Mudug ee Madaxwayne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas…

Read More »

WARBIXIN: Casharadii Laga Bartay Weerarkii Ceel Cadde

0 Visits: 214 | Thursday July 14, 2016 - 14:39:19
Warbixin shalay ay soo saartay heyad cilmi-baaris oo kutaal Mareykanka isla markaana lagu qoray waxyaabihii ku xusnaa wargeysyada caalamka ayaa sheegeysa in ciidamada AMISOM gaar ahaan KDF uu khasaare xooggan ka soo gaaray weerarkii Ceel Cadde ee horraantii sanadkaan.

Read More »

Kenya: Nin Dad Kubiira u Qori Jiray Al-Shabaab oo Dad Laayay

0 Visits: 205 | Thursday July 14, 2016 - 14:28:46
Qof looga shakisanaa inuu dad ku biira u qoro Al-Shabaab ayaa saldhig boolis maanta afar qof ku dilay.

Read More »

Gurey Xaaji"Waa been Qaraxa la qabtay ee la sheegay inuu ku soo socday Hotelka Maka Al-Mukarama"

0 Visits: 208 | Thursday July 14, 2016 - 14:22:30
Milkiilaha Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho Gurey Xaaji ayaa beeniyay war ka soo baxay Nabadsugida oo ahaa in la qabtay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu bartilmaameesado Hotelka.

Read More »

Ururka Al-Shabaab oo wacdaro ka dhigay magaalada Marka + Sawirro

0 Visits: 204 | Thursday July 14, 2016 - 14:15:18
Xarunta Iskuulka Al-Raxma ee magaalada Marka waxaa ka dhacay isku soo bixi ugu weynaa oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ka sameeyaan halkaasi, iyadoo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo ka tirsan dadka ku dhaqan magaaladaasi.

Read More »

Mareykanka oo Ciidamo u diray Caasimada Jubba ee Koofurta Sudan

0 Visits: 206 | Thursday July 14, 2016 - 14:10:14
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa 47 askari u diray magaalada Juba ee dalka Koofurta Sudan, si ay u ilaaliyaan Safaaradda Mareykanka iyo shaqaalaha ka howl gala.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha cusub ee UK Theresa May oo la wareegtay Xafiiska

0 Visits: 238 | Thursday July 14, 2016 - 14:07:46
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee UK Theresa May ayaa la wareegtay xafiiska No 10 ee Downing Street, saacado kadib markii uu xafiiska baneeyay Ra'iisul Wasaarihii hore ee David Cameronoo isaga iyo qoyskiisa ay macsalaameeyeen Xafiiska lix sano kadib.

Read More »

Shirka Golaha Wasiirrada

0 Visits: 225 | Thursday July 14, 2016 - 13:56:44
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh. Shirka ayaa looga dooday qodobo kala duwan, iyadoo warbixin la xiriirta amniga guud ee dalka iyo…

Read More »

Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay rag kufsaday gabdho aan weli gaan gaarin

0 Visits: 216 | Thursday July 14, 2016 - 12:45:45
Gobolka Saaxil waxaa ka dhacay dhacdo ugub ah, kaddib markii saddex nin ay kufsadeen gabar aan gaarin, iyadoo ciidamada ammaanka Somaliland ay gacanta ku dhigeen raggii ka dambeeyay, kuwaasi oo la filayo in maxkamad la soo taago.

Read More »

Jeesow "Waa wax aan socon karin in Hiiraan labo gobol laga dhigo"

0 Visits: 208 | Thursday July 14, 2016 - 12:40:21
Iyadoo uu natiijo la'aan ku dhamaatay kulan maalin ka hor magaalada Beledweyn ku yeesheen Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa shuruudaha odayaasha hor-dhigeen Wafdiga waxaa ka mid ahaa in Hiiraan laga dhigo labo gobol.

Read More »