Wararka

Turkiga oo qabtay afar ka mid ah Saraakiishii qaarajin rabtay Madaxweyne Erdogan (Daawo Sawirada)

0 Visits: 330 | Friday July 22, 2016 - 23:49:45
Laamaha ammaanka ee dalka Turkiga, ayaa waxay gacanta ku dhigeen afar ka mid ah Saraakiishii Militariga, ee uu ka fashilmay afgambigii ay ku doonayeen inay kursiga kaga tuuraan Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan.

Read More »

Deegaanka Beer-Xaano oo Shabaab laga Saaray

0 Visits: 205 | Friday July 22, 2016 - 23:45:56
Ciidanka amaanka dawlada goboleedka Jubbaland oo taageero ka helayo kuwa AMISOM ayaan manta oo jimco ah kala wareegay Al-Shabaab deegaanka Beer-Xaano oo u dhaw magaalada Kismayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Read More »

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi "SAWIRO"

0 Visits: 284 | Friday July 22, 2016 - 23:33:17
Waxaa maanta lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi shir ay wasaarada maaliyaddu soo qaban qaabisay oo ay ka soo qayb galeen maamulada Galmudug, Puntland, Koonfur Galbeed, iyo Jubaland. Shirka ayaa waxaa looga hadlayey Fiscal Federalism, oo ah sidii loo qaybsan lahaa dakhliga iyo kheyraadka dalku leeyahay,…

Read More »

Siminaar ku saasan badqabka saxafiga oo Warfaafinta lagu soo gabo gabeeyay "SAWIRRO"

0 Visits: 308 | Friday July 22, 2016 - 22:22:04
Siminaarkan oo socday muddo saddex cisho ah ayna soo qaban qaabisay Waaxda tabbabarda iyo shaqalaha ee Wasaaradda Warfaafinta, isla markaana ay bixinayeen quburo ka tirsan Hayadaha Caalamiga ee taageera Suxufiyiinta ee kala ah I.M.S & FOJO, waxaana ka qeybgalayaashu ay ku barteen badqabka saxafiga ah.

Read More »

Gurmad laga diray Madaxtooyada Somaliya oo gaaray Degmada Cadale

0 Visits: 353 | Friday July 22, 2016 - 22:12:22
Ciidan gurmad ahaan looga diray Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, ayaa gaaray Degmada Cadale ee Gobolka Shabellaha Dhexe, xilli Degmadaasi ay ka taagan tahay xiisad colaadeed.

Read More »

Qunsulka Turkiga ee Hargeysa oo ka Warbixiyay Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland iyo Hay'adda Nile Academy

0 Visits: 195 | Friday July 22, 2016 - 22:09:35
Qunsulka TURKIGA ee Magaalada Hargeysa, Muzaffer Yuksel ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland u gudbiyeen in albaabadda loo laabo hay'adda Nile Academy oo uu leeyahay Sh. Fetxullah Gulen oo ah ninka ay ku eedeeyeen inuu ka dambeeyo Inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay.

Read More »

Dalka Brazil oo lagu xiray toban nin oo weeraro argagixiso qorsheynaayay

0 Visits: 228 | Thursday July 21, 2016 - 23:57:23
Ugu yaraan toban nin oo qorsheyneysay weeraro argagixiso oo ka dhan ah ciyaaraha olimbikada ka furmanaaya dalkaasi, ayaa xabsiga loo taxaabay, iyadoo laba kalana lagu daba jooggo.

Read More »

Ukraine Wariye Caan Ahaa oo Lagu Dilay Qarax Gaarigiisa Loogu Xiray

0 Visits: 219 | Thursday July 21, 2016 - 23:54:02
Wariye caan ka ahaa dalka Ukraine kana shaqeenayay mid kamid ah Websetyada dalkaasi ugu afka dheer ayaa shalay la dilay, kadib markii gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qarxa.

Read More »

Axmed Madoobe oo awaamiir ku soo rogay Magaalada Kismaayo

0 Visits: 205 | Thursday July 21, 2016 - 23:52:08
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa waxaa uu soo rogay awaamiir ah in dadku ka baxaan Xarumaha Dowladdii Dhexe, ee ku yaala Magaalada Kismaayo.

Read More »

Tacsi: Ilaahey ha u naxariisto Axmadey Cosmaan oo dhawaan Itoobiya ku geeriyooday

0 Visits: 1201 | Thursday July 21, 2016 - 23:37:41
TACSI:Waxaa 20 ka bishan Luulyo 2016 ku geeriyooday magaalada Addis Abeba ee dalka Itoobiya Allaha u naxariistee Axmed Cosmaan Ibraahim (Axmadey) oo ahaa madaxii wargeyskii Xiddigta Oktoobar.

Read More »

R/Wasaare Cumar ayaa ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada Xafiiska R/Wasaare Marxuum Maxamed Yuusuf Aadam.

0 Visits: 245 | Thursday July 21, 2016 - 21:00:48
Muqdisho, July 21, 2016…..Ra'iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadem ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha oo maanta ku geeriyooday…

Read More »

Madaxweynaha oo Tababar ugu soo xeray Garoonka Balli-doogle Ciidamo Kumaandoos ah

0 Visits: 239 | Thursday July 21, 2016 - 20:55:01
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka gaaray Garoonka Balli-doogle oo xarun u ah Ciidamada Xoogga dalka iyo Ciidamo Mareykan ah ayaa halkaas waxaa uu Tababar ugu soo xiray Ciidamo Kumaandoos oo muddo tababar u socday.

Read More »

Shirka Golaha wasiirada oo looga hadlay Qodobo kala Duwan.

0 Visits: 215 | Thursday July 21, 2016 - 20:48:02
Muqdisho, 21 July 2016---Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxame Cumar Carte, shirka ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin qorshaha amniga doorashooyinka,…

Read More »

Tahriibayaal Haween u badan oo Maydadkooda laga helay Xeebaha dalka Libya.

0 Visits: 235 | Thursday July 21, 2016 - 12:44:40
MSF Hay'adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo la socday dooni ku soo caarisay Xeebaha Libya, saacado kadib, markii ay Tahriibayaashaasi ka shiraacdeen dalka Libya.

Read More »

Sarkaal ka tirsan Hay'adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI oo lagu magacaabo Richard Gaylord waxa uu ku markhaati ku

0 Visits: 229 | Thursday July 21, 2016 - 12:33:40
furay dacwad loo haysto Nin Somali ah oo lagu magacaabo Yuusuf Wehliye, kaasi oo lagu eedeynayo inuu haystay qori iyo inuu qorsheynayey inuu ku biiro Kooxda Daacish.

Read More »

Howl gallo ay ka qeyb qaateen Ciidamo Mareykan ah oo ka dhacay Jubada Hoose

0 Visits: 241 | Thursday July 21, 2016 - 12:18:26
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in howl gallo si wada jir ah u fuliyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah uu ka dhacay duleedka Kismaayo.

Read More »

Tarsan oo sheegay talada dalka inay qabsadeen dad kooban

0 Visits: 193 | Thursday July 21, 2016 - 12:13:15
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay talada dalka inay la wareegeen dad kooban, xilli meesha ay ka baxday ayuu yiri awoodii Baarlamaanka.

Read More »

Augustine Mahiga oo sheegay inuu ka walaacsan yahay Dhalinyarada Tanzania u dhalatay ee Shabaab ka bar bar dagaalama

0 Visits: 221 | Thursday July 21, 2016 - 12:11:44
Augustine Mahiga, oo ah Wasiirka Arimaha Dibada dalka Tanzania, ayaa sheegay inuu qabo walaac ku aadan dhalinyarada u dhashay dalkaasi ee ka bar bar dagaalanta Ururka Al Shabaab.

Read More »

Odayaasha reer Hiiraan oo ku dhawaaqay inay sameysanayaan Maamul goboleed

0 Visits: 208 | Thursday July 21, 2016 - 11:05:23
Odayaasha dhaqanka Hiiraan ee ku sugan magaalada Beledweyn ayaa sheegay inay sida ugu dhaqsiyaha badan u sameysan doonaan Maamul goboleed leh baarlamaan iyo Madaxweyne, isla markaana aysan jiri doonin cid ay wax ku darsanayaan.

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo xaalad deg deg ah ku soo rogay dalkiisa

0 Visits: 245 | Thursday July 21, 2016 - 10:57:00
Madaxweynaha Turkiga, ayaa waxaa uu ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dalkaasi uu ku soo rogay, ka dib markii uu fashilmay afgambigii lagu doonaayay in talada dalkaasi looga xayuubiyo.

Read More »