Wararka

Bannaanbax lagu taageerayo Go'aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

0 Visits: 224 | Sunday June 28, 2020 - 12:23:24
Bannaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go'aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnood oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare ee Gobolka Banaair ku yeelanayaan bulshada Gobolka Banaadir ayaa haatan ka socda Magaalada Muqdisho.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JUNE-2020

0 Visits: 808 | Sunday June 28, 2020 - 11:05:44
Madaxweyne Farmaajo oo farriin hamba lyo u diray walaalaha Jabuuti Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u diray dhi ggi isa dal ka Jabuuti Md. Ismaaciil Cu mar Geelle, do wladda &guud ahaan shaca b ka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aadd an sannad guur adii 43-aad ee ka soo…

Read More »

Xarunta baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhaariyay Xildhibaan Cusub

0 Visits: 257 | Saturday June 27, 2020 - 19:39:08
Waxaa xarunta golaha wakiillada dawlad goboleedka Jubbaland maanta lagu dhaariyay xildhibaan Maxamad Nuur Janagale oo buuxinaya booskii uu baneeyay xildhibaan Jaamac Cabdi Guure oo xilkiisii iska casilay 13kii bishan Juun ee aynu ku guda jirno. Xildhibaan Maxamad Nuur ayaa xilka kursigan horay uga qabtay…

Read More »

Somaliland oo faahfaahisay sababta ay u xirtay Xafiiska TV-ga Universal

0 Visits: 250 | Saturday June 27, 2020 - 19:25:44
Xukuumada Somaliland ayaa albaabada iskugu laabtay xaruntii uu telefishanka Universal ku lahaa magaalada Hargeysa. Ciidamada booliska Somaliland oo amar la soo siiyey ayaa la wareegay xarunta telefishanka Universal Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Koorre ayaa sheegay in sababta ay u xireen…

Read More »

Somaliland oo si kedis ah kula wareegtay Xarunta Universaltv ee Hargeysa

0 Visits: 253 | Saturday June 27, 2020 - 19:20:12
Xoogaga ammaanka ee Somaliland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Universal ee Magaalada Hargeysa. Ciidamada Booliska ayaa duhurnimadii maanta xafiiska ka dareeriyay Shaqaalaha TV-ga, ka dib markii ay gudaha u soo galeen xafiiska, shaqaalihii oo hawshooda ku guda jira. Ciidamada ayaa…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo farriin hambalyo u diray walaalaha Jabuuti

0 Visits: 221 | Saturday June 27, 2020 - 19:13:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aaddan sannad guuradii 43-aad ee kasoo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda…

Read More »

Madaxweyne Waare oo ka hadlay Matalaada gobolka Banaadir

0 Visits: 228 | Saturday June 27, 2020 - 19:09:45
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa boggaadiyay matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maanta ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Read More »

Tobankii Qodob ee iga yaabisay.=Muusiga iyo Heesaha macaani macna maleh haddii aad ku soo bandhigto Tiyaatarka dhagoolayaasha=

0 Visits: 1514 | Saturday June 27, 2020 - 18:57:31
Sida qoraaladeydii hore aan idiinkugu sheegay, Sannadkii 1986 Annaga oo Arday iyo Macalimiin ah oo ku sheekeysaneyno Maqribkii, Barxadda Machadkii SIDAN- Mogadishu, Qeybta Jaamacadda ,oo ka hadleeynay Somali weyn ayaa Nin Faransiisa oo ka shaqeynayay Xafiis yar oo Faransiisku ku dhax lahaa Xarunta ayaa…

Read More »

Sanbalooshe: "Qatar waxay siisay Farmaajo dhaqaale fara badan si uu Xiriirka ugu jaro Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar..".Wareysi Cod ah.

0 Visits: 217 | Saturday June 27, 2020 - 18:46:02
Wareysi uu Agaasimihii hore ee Hay'adda Sirdoonka & Nabadsugida Qaranka Somalia, C/llaahi Maxamed Cali "Sambalooshe" ayaa wareysi siiyey Telefishinka Alarabiya ee Sacuudiga laga leeyahay, isagoo ku bidhaamiyey inay Dowladda Qatar siisay Madaxweyne Farmaajo dhaqaale aan cadad lahayn, si uu…

Read More »

Ardayda dugsiyada Sare ee Somaliland oo u fariisatay imtixaanka Shahaadiga

0 Visits: 243 | Saturday June 27, 2020 - 18:24:11
Inka badan toban kun oo arday ayaa u fariisatay imtixaanka ee Dugsiga Sare ayaa maanta u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanka. Wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye ayaa…

Read More »

Shiikh Shaakir oo war kasoo saaray dagaal beeleedyada ka socda GALGADUUD

0 Visits: 270 | Saturday June 27, 2020 - 18:09:47
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa war ka soo saaray dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday deegaanada Xananbuure iyo Qalanqalle ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Qoraalka ka soo baxay xafiiska Sheekh Shaakir ayaa waxaa ugu horreyn dhinacyada diriraya looga…

Read More »

Ciidamo la wareegay deegaano ay ku dagaalameen maleeshiyaad Gobolka Galgaduud

0 Visits: 238 | Saturday June 27, 2020 - 18:00:08
Ciidamada Militariga qaybta 21aad & Ciidanka Nabad Suggida Maamulka Galmudug ayaa la wareegay deegaano maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen maleeshiyaad. Ciidankaan oo ka ambabaxay Magaalooyinka Dhuusamareeb & Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ayaa ugu dambeyn la wareegay ammaanka deegaanka Xananbuure,…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo dhoweeyay ansixinta Matalaada Gobolka Banaadir

0 Visits: 258 | Saturday June 27, 2020 - 17:22:28
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa ka hadlay ansixinta xeerka Matalaada Gobolka Banaadir ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray Duqa Muqdisho Cumar Finish ayuu ugu Mahadceliyay Baarlamaanka JFS oo maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay…

Read More »

Madaxweyne Qoor-Qoor oo wacad ku maray inuu Al-Shabaab ka saarayo Mudug

0 Visits: 254 | Saturday June 27, 2020 - 17:18:31
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo warbaahinta ugu warramayey magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Qoor-Qoor ayaa sheegay in Galmudug iyo Puntland ay iska kaashan doonaan arrimaha amniga, isaga oo xusay in wax fursad…

Read More »

Kiisaska COVID-19 ee Caalamka oo ku dhow 10 Milyan

0 Visits: 230 | Saturday June 27, 2020 - 17:06:48
Tirada guud ee kiisaska dadka uu soo ritay cudurka COVID-19 dunida oo dhan ayaa ku sii dhowaaneysa 10 milyan oo kiis. Jaamacadda Johns Hopkins oo iyadu si gaar ah u diiwaangelisa kiisaska COVID-19 ee dunida ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in kiisasku ay haatan kor u dhaafayaan 9.8 milyan oo kiis. Mareykanka…

Read More »

Iska hor imaad Khasaare gaystay oo Addis Ababa ku dhexmaray Booliska & Rag hubaysan

0 Visits: 235 | Saturday June 27, 2020 - 17:01:42
Booliska caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegay burcad hubeysan iyo booliska rasaas ay isweydaarsadeen inuu hal qof ku dhintay hal qofna uu ku dhaawacmay. Boolisku waxay sheegeen burcad hubeysan oo ka koobnaa siddeed xubnood iney weerareen isla-markaana ay dhac u geysteen guri ay degganaayeen…

Read More »

Lower House approves 13 seats for Banaadir region in the Senate

0 Visits: 1096 | Saturday June 27, 2020 - 16:47:30
Banaadir Region which encompasses the capital Mogadishu will be allotted 13 seats at the Upper House should a proposal adopted by the Lower House of Parliament today get the nod from the Upper House. In what could allow the country's most populated region to get representation in the country's…

Read More »

Dabley hubaysan oo laba Askari ku dilay Muqdisho

0 Visits: 224 | Saturday June 27, 2020 - 16:21:10
Dabley hubaysan ayaa Degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir waxa ay ku dileen laba Askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda Federalka Somaliya. Goobjoogayaal ayaa ku warramay inuu dilka si gaar ah uga dhacay meel ku dhaw Masjidka Irshaad ee Kaaraan, waxaana la toogtay laba Askari oo ka tirsanaa Ciidanka…

Read More »

CC Shakuur: Xaliimo Yarey intay dalka qalalaaso gelin laheyd ha is-casisho waan u ogeyn waxay soo waddo

0 Visits: 212 | Saturday June 27, 2020 - 16:14:08
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay khudbadii ay Maanta Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliimo Yarey ka hor jeedisay Baarlamaanka Soomaaliya. Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay horey u ogaayeen hadalka ay sheegi doonto Xaliimo Yarey ee ah muddo kororsi sida uu…

Read More »

Kulankii Aqalka Sare oo baaqday iyo Senator eedeyn u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 248 | Saturday June 27, 2020 - 16:02:51
Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid ah Senetarada Aqalka Sare ee kasoo horjeedda Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeenkiisa koowaad. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho…

Read More »