Wararka

Malawi oo yeelatay Madaxweyne cusub

0 Visits: 350 | Sunday June 28, 2020 - 20:43:28
Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Malawi, Lazarus Chakwera, ayaa Axadda maanta ah loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Malawi ka dib markii Sabtidii lagu dhawaaqay in uu ku guuleystey doorashadii madaxtinimada ee ku celiska aheyd ee dalkaasi ka qabsoontay. Tani ayaa ka danbeysay ka dib…

Read More »

QM oo ka hadashay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

0 Visits: 213 | Sunday June 28, 2020 - 20:41:58
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu mahadceliyay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil, soo bandhigidda noocyada farsmo ee lagu gaari karo ku guuleysiga doorasho toos ah oo Soomaaliya ka dhacda horraanta Maarso ee sanadka 2021. War kasoo baxay…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo Maanta la horkeenay laba Eedeysane

0 Visits: 262 | Sunday June 28, 2020 - 20:37:22
Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa Maanta u fariisatay wajiga 1 aad ee dacwad loo heystay laba eedeysano oo mid kamid ah uu yahay shacab halka kan kalane uu ka tirsan yahay Ciidanka xoogaa dalka Soomaliyeed. Labada eedeysane oo kala ah Dable xooga Cabdi Cabdule jaliil iyo Shacab Ibraahim…

Read More »

Madasha Xisbiyada Qaran oo cadeeyay mowqifkooda hadalkii Xaliimo Yareey

0 Visits: 229 | Sunday June 28, 2020 - 20:36:07
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saaray Warsaxaafadeed ay ku sheegeen inay kaga walaacsan yihiin hadalkii jeedintii Guddiga Doorashooyinka madaxa banaan ee Soomaaliya ay ku sheegtay 2 hab doorasho,iyaga oo sheegay in aysan aqbali doonin muddo kororsi ay sameeyaan Golayaasha dawladda. War-saxaafadka…

Read More »

Xildhibaano Puntland u soo jeediyey in ay ku dhawaaqdo madax-banaani

0 Visits: 229 | Sunday June 28, 2020 - 20:33:32
Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go'aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu 13 Xubnood ku yeesho Aqalka ayaa sheegay inay ka codsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Deni in ay ka ku dhawaaqdo madax-baani. Qaar kamid ah Xildhibaannada…

Read More »

Puntland oo lagu wareejiyay Deeq Daawo ah

0 Visits: 203 | Sunday June 28, 2020 - 20:30:47
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay'adda UNICEF qalab loogu talagalay 12 xarumood oo hooyada iyo dhalaanka oo dib u dayactir lagu sameeyay, xarumahaan ayaa ku kala yaala gobolada Nugaal iyo Mudug. Xaashi Xirsi Muuse oo ka socday hay'adda UNICEF oo qalabaka wareejinayay…

Read More »

Amb, Daahir Geelle "Tallaabada uu qaaday Baarlamaanka waa dawada dadka Muqdisho"

0 Visits: 194 | Sunday June 28, 2020 - 20:27:47
Amb, Daahir Maxamuud Geelle wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfafainta Soomalaiya ahna musharax Madaxweyne ayaa soo dhaweeyay tallaabada Xildhibaannada Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 Xubnood ee Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka Sare. Mudane Geelle ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku sheegay…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo ku wajahan Cabudwaaq

0 Visits: 205 | Sunday June 28, 2020 - 20:25:53
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu safar ku tago Magaalada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud oo kamid ah goobaha ugu amniga wanaagsan degaannada Galmudug. Magaalada Cabudwaaq ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa laga…

Read More »

Ciidamada C/rashiid Janan oo la sheegay inay hubkooda Iibsanayaan

0 Visits: 216 | Sunday June 28, 2020 - 20:24:32
Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Ammaanka Magaalada Mandheera ayaa ka deyriyay Hub lagu iibiyo Gudaha Magaalada oo ay ku eedeeyeen in Ciidamada uu wato Cabdirashiid Janan ay hubka ka iibinayaan Qabaa'ilada ku nool Magaaladaasi oo mararka qaar dagaalama. Mudanaha laga soo doorto Bariga Magaalada Mandheera…

Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyay Xubno lagu daray Guddiga doorashooyinka

0 Visits: 185 | Sunday June 28, 2020 - 19:54:45
Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen xubnaha Golaha Wakiilada Soomaliland aya waxaa ay ku ansixiyeen labada xubnood ee xisbiyada Waddani iyo UCID u soo magacawdeen guddiga Doorashooyinka Somaliland. Labadan Xubnood ayaa horay waxaa u diiday Golaha,waxaana khilaaf ka dhashay uu arrintaasi sameyn…

Read More »

Ruushka oo beeniyay Eedeyn kulul uu u jeediyay Mareykanka

0 Visits: 208 | Sunday June 28, 2020 - 12:58:19
Ruushka ayaa eed uu Mareykanka u soo jeediyey ee ku saabsan inuu howlgeliyey maleeshiyaad xiriir la leh Taalibaan oo laaya ciidamada Mareykanka iyo kuwa Nato ee Afghanistaan ku sugan, ku tilmaantay mid aan sal iyo baar toona lahayn.

Read More »

Xasan Sheekh" Hadalka Xaliimo Yarey waa Muddo kordhin riman muddo kordhin kale"

0 Visits: 226 | Sunday June 28, 2020 - 12:55:11
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay muqdisho ayaa ka hadlay go'aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ku ansixiyeen 13 Kursi oo Gobolka Banaadir uu ka helayo Aqalka Sare iyo hadalkii Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka.

Read More »

Xildhibaanada Somaliland oo Ansixiyay xubno ay horey u diideen

0 Visits: 201 | Sunday June 28, 2020 - 12:42:56
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa Maanta waxaa kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, Ajendaha kulankaas Golaha Wakiilada ayaa waxaa uu ahaa Ansixintia labada xubnood ee Guddida doorashooyinka ee xisbiyadda Mucaaradka Somaliland ee UCID…

Read More »

Prof.Cali Geedi oo War kasoo saaray ansixinta Meletaadda G/Banaadir fariina diray

0 Visits: 208 | Sunday June 28, 2020 - 12:37:26
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa War kasoo saartay ansixinta Metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare ee dalka oo shalay ay ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Cali Geedi oo soo saaray qoraal dheer uu kaga hadlay ansixinta Metelaadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa…

Read More »

Bannaanbax lagu taageerayo Go'aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

0 Visits: 224 | Sunday June 28, 2020 - 12:23:24
Bannaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go'aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnood oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare ee Gobolka Banaair ku yeelanayaan bulshada Gobolka Banaadir ayaa haatan ka socda Magaalada Muqdisho.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JUNE-2020

0 Visits: 806 | Sunday June 28, 2020 - 11:05:44
Madaxweyne Farmaajo oo farriin hamba lyo u diray walaalaha Jabuuti Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u diray dhi ggi isa dal ka Jabuuti Md. Ismaaciil Cu mar Geelle, do wladda &guud ahaan shaca b ka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aadd an sannad guur adii 43-aad ee ka soo…

Read More »

Xarunta baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhaariyay Xildhibaan Cusub

0 Visits: 255 | Saturday June 27, 2020 - 19:39:08
Waxaa xarunta golaha wakiillada dawlad goboleedka Jubbaland maanta lagu dhaariyay xildhibaan Maxamad Nuur Janagale oo buuxinaya booskii uu baneeyay xildhibaan Jaamac Cabdi Guure oo xilkiisii iska casilay 13kii bishan Juun ee aynu ku guda jirno. Xildhibaan Maxamad Nuur ayaa xilka kursigan horay uga qabtay…

Read More »

Somaliland oo faahfaahisay sababta ay u xirtay Xafiiska TV-ga Universal

0 Visits: 249 | Saturday June 27, 2020 - 19:25:44
Xukuumada Somaliland ayaa albaabada iskugu laabtay xaruntii uu telefishanka Universal ku lahaa magaalada Hargeysa. Ciidamada booliska Somaliland oo amar la soo siiyey ayaa la wareegay xarunta telefishanka Universal Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Koorre ayaa sheegay in sababta ay u xireen…

Read More »

Somaliland oo si kedis ah kula wareegtay Xarunta Universaltv ee Hargeysa

0 Visits: 253 | Saturday June 27, 2020 - 19:20:12
Xoogaga ammaanka ee Somaliland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Universal ee Magaalada Hargeysa. Ciidamada Booliska ayaa duhurnimadii maanta xafiiska ka dareeriyay Shaqaalaha TV-ga, ka dib markii ay gudaha u soo galeen xafiiska, shaqaalihii oo hawshooda ku guda jira. Ciidamada ayaa…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo farriin hambalyo u diray walaalaha Jabuuti

0 Visits: 221 | Saturday June 27, 2020 - 19:13:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aaddan sannad guuradii 43-aad ee kasoo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda…

Read More »