Wararka

Mid kamid ah wadamada Afrika oo u gefay Soomaaliya

0 Visits: 215 | Sunday July 12, 2020 - 21:56:26
Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Algeria, Sabri Boukadoum, oo ka hadlay qalalaasaha xilligaan ka jira dalka Liibya, ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay inay miiska wada-hadalka isugu keenta dadka ku hardamaya dalkaasi. Shir jaraa'id uu ku qabtay gudaha dalkaas ayuu sheegay in amniga iyo…

Read More »

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle & Madaxweynaha Bangiga horumarinta Islaamka?

0 Visits: 185 | Sunday July 12, 2020 - 21:54:33
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa shir qadka Ineternet-ka ee (Video Conference) kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Bandar M.H. Hajjar. Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen labada dhinac saameynta dhaqaale…

Read More »

Turkiga oo sheegay sida lagu joojin karo dagaalka libya

0 Visits: 229 | Sunday July 12, 2020 - 21:53:05
Dowlada ay aqoonsantahay Qaramada Midoobay ee Liibiya ayaa aqbali doonta xabad joojin kaliya Haddii Ciidamada General Khalifa Haftar uu kala baxayo gobolada dhexe iyo galbeedka dalka, sida uu sheegay wasiirka arimaha dibada ee DalkaTurkiga. Mevlut Cavusoglu oo la hadlayey Wargeyska Maalinlaha ah ee…

Read More »

Xukun lagu riday dad loo heysto kufsi ka dhacay Galgaduud

0 Visits: 224 | Sunday July 12, 2020 - 21:49:44
Maxkamadda Gobolka Galgaduud qeybteeda Magaalada Cadaado ayaa Maanta waxaa ay xukun kala duwan ku riday Shan ruux oo la sheegay inay ku lug lahaayeen kufsi ka dhacay Deegaan hostaga Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud. Shanta Ruux oo kala ah afar rag ah iyo haweeney ayaa Maxamadeyntooda dhawaan bilaabatay,waxaana…

Read More »

Xildhibaannada Baarlamaanka Federalka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Labo Hindise Sharciyeed

0 Visits: 177 | Sunday July 12, 2020 - 21:48:42
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim "Muudey" oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ugu horeyn Akhrinta 1-aad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda,…

Read More »

Taliska Ciidanka oo soo saaray digniin ku socoto dadka xirta dharka Ciidanka Xoogga

0 Visits: 219 | Sunday July 12, 2020 - 21:47:29
Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray adeegsiga Dharka iyo Astaamaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay adeegsadaan dad aan ka tirsaneyn Ciidanka dowladda. Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ay tilaabo qaadi doonaan Cid walba oo aan…

Read More »

RW Kheyre oo War kasoo saaray Geeridii Ra'iisul Wasaarihii hore ee Dalka

0 Visits: 203 | Sunday July 12, 2020 - 21:45:59
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay geeridii ku timid Ra'iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa tacsi u diray ummadda Soomaaliyeed…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geeridii RW hore ee Somalia

0 Visits: 204 | Sunday July 12, 2020 - 21:44:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheerayd…

Read More »

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo geeriyooday & mas'uuliyiin ka hadlay

0 Visits: 185 | Sunday July 12, 2020 - 21:42:48
Alle ha u Naxaristee waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax, kaas oo la sheegay in uu maalmahaan xanuunsanaa. Marxuumka ayaa xilka Ra'isul Wasaare waxaa uu soo noqday intii u dhaxeysay 12-kii Bishii November ee sanadkii…

Read More »

War Deg Deg:-Dil Goordhow ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0 Visits: 227 | Sunday July 12, 2020 - 11:56:53
Ciidamadda Amaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd ruux dhalinyaro ahaa ku dilay Magaaladda Muqdisho. Dilkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Magaaladda Muqdisho. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Wiilka la dilay uu hubeysnaa islamarkaana ay Ciidamadda Toogteen,kadib…

Read More »

Xisbiyada Soomaaliland oo heshiis Cusub ka gaaray doorashooyinka

0 Visits: 196 | Sunday July 12, 2020 - 11:00:30
Kadib kulamo waqti badan qaatay ee dheX-maray Madaxda Xisbiyada Soomaaliland ee kala ah, Kulmiye oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxda Xisbiyada mucaaradka ee UCID & WADANI ayaa waxaa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan dhinaca doorashada. Heshiiskaas oo bedelaya heshiiskii ay…

Read More »

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulan gaar ah yeeshay

0 Visits: 228 | Sunday July 12, 2020 - 10:58:36
Waxaa xalay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kulan gaar ah ku yeeshay madaxda Dowlad Goboleedyada oo uu shirka uga socdo halkaas, iyaga oo kaga hadlay arrimo dhowr ah. Madaxda Dowlad goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa shirkooda gaarka ahaa…

Read More »

Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay lacag Dollar been abuur ah

0 Visits: 221 | Sunday July 12, 2020 - 10:57:09
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa la sheegay inay Gacanta ku dhigeen lacagta loo yaqaan Dolarka Madow Ee Been abuurka ah iyo Qamri badan iyo sidoo kale dad lagu soo qabtay. Howlgalka lagu soo qabtay lacagta been abuurka ah ayaa Ciidamada Soomaaliland waxaa ay ka fuliyeen…

Read More »

Deni oo ka hadlay geerida Madaxweynihii hore ee Puntland

0 Visits: 214 | Sunday July 12, 2020 - 10:55:52
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaashaiyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooday Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Alle ha u naxariistee Madaxweynihii…

Read More »

Dagaal dhex-maray Ciidanka Dowladda & Al-Shabaab

0 Visits: 206 | Sunday July 12, 2020 - 10:54:30
Dagaalkaan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa kumaandoosta ee DANAB iyo Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab waxaa uu ku dhex-maray wadada xiriirisa degaannada Janaale iyo Degwariiri ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay qarax miino u dhigeen Ciidamada Kumaanoosta…

Read More »

laamaha Ammaanka Somalia oo gacanta ku dhigay Nin ku labistay dharka Dumarka

0 Visits: 211 | Sunday July 12, 2020 - 10:52:51
Ciidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in uu ku labisnaa dharka Dumarka,kaas oo Magaalada lagu arkay. Ninkaan oo aan wadan wax hub ah ayaa dadka ku nool degmada Balcad ay sheegeen in laga qabtay, isaga oo dhex socda…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-JULY-2020

0 Visits: 253 | Sunday July 12, 2020 - 10:35:33
M/weyne Qoorqoor Shirka Dhuusomare eb waxaa looga tashanayaa in Soomaal iya ka dhacdo doorasho xallaal ah Shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DF ayaa Shalay ka furmay iyadoo Madaxweynaha Galmudug uu bilaabay ha dal jeedinta shirka. Mada xwey naha Galmudug Ax med Cabdi Ka ariye ayaa sheegay in…

Read More »

Taliyeyaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo la xiray

0 Visits: 476 | Saturday July 11, 2020 - 21:08:26
Wararka naga gaaraya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay xabsiga dhigeen Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale Faarax (Suleembe) iyo Taliyihii Saldhiga Bartamaha Caasimadda Garoowe Dhamme Maxamuud Muuse Bile Xuseen (Fardafuul). Puntland…

Read More »

Madaxweyne Waare" Magaalada Xamar waxaa laga qaadaa 1 Bilyan oo doollar"

0 Visits: 210 | Saturday July 11, 2020 - 21:06:59
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa noqday qofkii ugu dambeeyay oo Khudbad ka jeediyay Shirka Madaxda maamul goboleedyadda ee furmay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Waare waxaa uu u mahad celiyay dhamaan Shacabka iyo Xukuumada Galmudug sidii sharafta iyo Maamuuska lahayd ee ay usoo…

Read More »

Nuxurka Khudbadii uu jeediyay Madaxweynaha Jubbaland

0 Visits: 215 | Saturday July 11, 2020 - 21:05:42
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe oo Khudbad ka jeediyay Shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay go'an tahay sidii loo badbaadin lahaa dalka loona qaban lahaa doorasho ku dhacdo waqtigii loogu tala galay. Madaxweynaha ayaa xusay in uu ugu baaqayo dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed in…

Read More »