Wararka

Xubno ka kala socda DFS & Dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmayo Dhuusamareeb

0 Visits: 189 | Monday August 31, 2020 - 21:11:17
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Galabta si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi hork acayo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsi yadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi). Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa Dhuusamare eb ku leh shirkoodii 3 billaha ahaa oo ay ka qeyb…

Read More »

Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Sool

0 Visits: 209 | Monday August 31, 2020 - 21:04:39
Shil ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Laascaanood Iyo degaanka Gambadha ee Bariga Gobolka Sool, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare ka dhashay shilkaasi. Shilka ayaa yimid ka dib markii gaari nooca Soomaalidu u taaqanno Booyadda uu jiiray Geel fara badan oo waddada soo galay, waxaana dad goob…

Read More »

Somaliland oo baareysa saameynta ka dhalan karta anteenada Shirkadaha isgaarsiinta

0 Visits: 160 | Monday August 31, 2020 - 20:59:11
Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday inay bilaabeyso baarista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaarsiinta ka howlgalla degaannada Maamulkaas. Maamulka ayaa soo iibsatay qalab lagu ogaanayo awoodda hirarka ay taawarradu gudbinayaan, sida ay shaaciyeen mas'uuliyiin…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo ka baaqday socdaal uu ku imaan lahaa Muqdisho iyo Sababta

0 Visits: 158 | Monday August 31, 2020 - 20:54:01
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siiciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu soo warramayaa in uu ka baaqday safar uu ku imaan lahaa magaalada Muqdisho ee Casimadda Dalka Soomaaliya. Deni ayaa qorshuhu waxaa uu ahaa in maanta oo Isniin ah uu soo gaaro Magaalada Muqdisho si uu ula kulmo Madaxweynaha Soomaaliya…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 31-AUG-2020

1 Visits: 827 | Monday August 31, 2020 - 10:13:36
Dowladda Soomaaliya oo gudbisay Ashta ko ka dhan ah Xafiiska UNSOM DF/Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waaji baadka xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya, oo ay dowladdu ku eedeysay inuu yar yahay awooda uu ku bixiyo taageerada siyaasadeed iyo caawinaada farsamo…

Read More »

Maxaa looga hadlaya kulanka berri ee Golaha Shacabka?

0 Visits: 226 | Sunday August 30, 2020 - 22:06:50
Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa uga doodi doona Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed. Hindise sharciyeedka ayaa waxaa…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo amartay in Shaqaallaha dowladda aan la qaadan karin Imtixaan la'aan

0 Visits: 219 | Sunday August 30, 2020 - 22:04:28
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda ku soo xiray wajiga labaad ee tirakoobka madax ka tiriska Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Tirakoobka waxaa la marsiiyay howlwadeennada Hay'adaha Dowladda…

Read More »

Israel oo sheegtay in dalal carbeed ay wadahadal kula jirto

0 Visits: 215 | Sunday August 30, 2020 - 22:02:57
Ra'iisulwasaaraha Israel ayaa sheegay in uu jiro wadahallo qarsoodi ah oo Israel ay la leedahay dhowr dal oo Carbeed oo ay cilaaqaad sameysanayaan, waxaana taas u dheer xiriirkii dublomaasiyadeed ee horaantii bishan ay Israel la yeelatay Imaaraadka Carabta. "Waxaa jira shirar aan la shaacin…

Read More »

Sarkaal 'Al-Shabaab ah oo hab farsamo ah ku galay' Mareykanka oo loo soo masaafuriyey Soomaaliya

0 Visits: 221 | Sunday August 30, 2020 - 19:23:10
Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah "sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab" oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustaf Adan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sano…

Read More »

Somalia envoy extends national day greetings to Malaysia

0 Visits: 769 | Sunday August 30, 2020 - 18:56:29
The Somalia envoy to Malaysia Abukar Abdi Osman has extended his country's greetings to Malaysia on its National Day celebrations tomorrow. The ambassador, in a statement issued on Saturday, said that he hoped for peace, prosperity and progress for the nation, and that Malaysia shall overcome the…

Read More »

Wajiga labaad tira koobka Shaqaalaha rayidka oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

0 Visits: 262 | Sunday August 30, 2020 - 18:54:35
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda ku soo xiray wajiga labaad ee tirakoobka madax ka tiriska Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Tirakoobka waxaa la marsiiyay howlwadeennada Hay'adaha Dowladda…

Read More »

India sets global record with single-day rise in coronavirus cases

0 Visits: 648 | Sunday August 30, 2020 - 18:48:14
India on Sunday reported the biggest single-day jump in coronavirus infections of any nation in the COVID-19 pandemic, as the epicentre shifts to the south Asian giant. India's 78,761 cases exceeded the 77,299 recorded in the United States on July 16, a Reuters tally of official data showed. The…

Read More »

Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidamada Kenya oo ka dhacay J/hoose

0 Visits: 242 | Sunday August 30, 2020 - 18:43:07
Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidamada millateriga Kenya ayaa ka dhacay degaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro Khaasare soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig…

Read More »

Refugees at risk of hunger, malnutrition as relief hit in E. Africa

0 Visits: 639 | Sunday August 30, 2020 - 18:36:08
UN World Food Programme (WFP) has been forced to reduce its food and cash assistance for refugees in Eastern Africa by up to 30 per cent, the agency has said, voicing fears that the reductions could worsen in the coming months unless urgent additional funding is received in time. World Food Programme-WFP…

Read More »

Indho Cadde oo shaaciyey inuu liito amniga Muqdisho, eedeyna u jeediyey DF

0 Visits: 217 | Sunday August 30, 2020 - 18:31:39
General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka mid ah saraakiishii hore ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho, kadib wareysi uu siiliyey Idaacadda Kulimiye. Indha Cadde ayaa sheegay inuu haatan aad u liito amniga warkii.com, islamarkaana…

Read More »

Dowladda oo sheegtay inay ka hortagtay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

0 Visits: 221 | Sunday August 30, 2020 - 18:25:01
War kasoo baxay Taliska Ciidanka xoogga dalka qeybta 43ad ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka ay 4 ka tirsanaa Al-Shabaab ku dileen nawaaxiga Baar-sanguuni oo ku dhow Magaalada Kismaayo, halka Saddex kalena ay ku dhaawaceen. Tallaabadaan ayaa timid, ka dib markii ay ka war heleen duullaan gaadmo ah…

Read More »

Sirdoonka Mareykanka oo hakiyay xogo ay siin jireen Congress-ka

0 Visits: 225 | Sunday August 30, 2020 - 18:19:00
Saraakiisha Sirdoonka Mareykanka ayaa Sabtidi shalay sheegay, in hadda kaddib aysan mudanayaasha Koongareeska la wadaagi doonin, xogaha ku saabsan khatarta faragelinta shisheeye uga iman karta doorashada madaxtinimo ee la filayo in Mareykanka ay ka dhacdo bisha November. War laga soo saaray xafiiska…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Hawlgalka UNSOM

0 Visits: 232 | Sunday August 30, 2020 - 18:10:04
Danjiraha Soomaaliya u jooga Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, Ambassador Abukar Dahir Osman "Abukar Baale" ayaa dacwad ka gudbiyay xafiiska qaramada midoobey ee UNSOM, waxaana dacwaddaan loo gudbiyay golaha ammaanka Qm. Waxaa dowladda Soomaliya ay codsatay in ay baaritaan lagu sameeyo…

Read More »

Goodax Barre oo shaaciyey Jaamacado la xiri doono iyo sababta ka dambeysa

0 Visits: 238 | Sunday August 30, 2020 - 17:38:44
Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo hadal siiyey warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan qiimeyn rasmi ah lagu sameyn doono tayada dhammaan Jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka, gaar ahaan magaalada warkii.com ah ee Muqdisho. Goodax Barre…

Read More »

Koox Ingiriis ah oo madax furasho siisay burcad badeed Soomaali oo sii daayay la haystayaal reer Iiraan ah

0 Visits: 219 | Sunday August 30, 2020 - 17:35:38
Koox Ingiriis ah ayaa gacan ka geysatey sii deynta seddex badmaaxiin reer Iiraan ah oo laga sii daayey burcad badeedda Soomaalida, iyadoo ay jirto xiisad kacsan oo u dhaxeysa Ingiriiska iyo Iiraan oo ku saabsan shaqaale samafal oo u xiran Tehran oo lagu magacaabo Nazanin Zaghari-Ratcliffe. Heshiiska…

Read More »