Wararka

Aqalka Cad oo soo saaray go'aan saameynaya Soomaalida

0 Visits: 310 | Saturday October 31, 2020 - 16:35:08
Qoraal kasoo baxay Aqalka Cad ayaa Soomaaliya loogu tilmaamay iney ka mid tahay meelaha aadka ay ugu xoogan yahiin kooxaha argagixisada, sidaas darteed cudur daar beni'aadanimo oo gaar ah ayaa looga baahnaan doonaa qofka Soomaaliga ah ee qaxooti ahaanta ku galaya Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka…

Read More »

Dadweyne meel fagaare ah ku gubay nin 'ku istaagay' kitaabka qur'aanka

0 Visits: 309 | Saturday October 31, 2020 - 16:33:21
Kumanaan shacabka reer Bangladesh ah ayaa meel fagaare ah ku khaarijiyay nin la sheegay inuu ku istaagay kitaabka qur'aanka Kariimka maalintii Khamiista aheyd, ayaga oo dab qababdsiiyey. Dadka la gubay ayaa sida la sheegay ahaa laba qof, waxaana la sheegay in mid ka mid ah uu gaaray dhaawac xooggan,…

Read More »

Biden:"Trump ceeb ayay ku tahay inuu Soomaalida argagixiso ku tilmaamo"

0 Visits: 303 | Saturday October 31, 2020 - 16:21:15
Joe Biden ayaa booqday gobolka Minnesota oo ay ku badan yihiin soogalootiga waxa uuna halkaasi ka jeediyay khudbad 22 daqiiqo oo ay ka mid ahaayeen hadallo lagu dhaleeceynayo nacaybka Trump uu qabo dadka oo galootiga ah. Haatan Biden ayay suurogal tahay iney maalmo uun uga harsantahay inuu noqdo madaxweynaha…

Read More »

Sheekada Malyan Dheer "Chris Gardner"

0 Visits: 313 | Saturday October 31, 2020 - 16:18:52
Waxay ahayd 1980-maadkii, markii Chris Gardner, oo ahaa xilligaas 27 sano jir,oo ay wehliyaan cunuggiisa iyo xaaskiisa ay hoy la'aan ku noolaayeen San Francisco iyaga oo seexan jiray darbiyada. Arrintan ayaa lamaanahan iyo canuggooda la soo gudboonaatay kaddib markii laga saaray gurigii ay deganaayeen…

Read More »

Doorasho lagu muransanyahay oo ka bilaabatay dalka Ivory Coast

0 Visits: 328 | Saturday October 31, 2020 - 16:13:10
A voter casts his ballot at a polling station in Abobo, a suburb in Abidjan, on October 31, 2020, during Ivory Coast's presidential elections. (Photo by Issouf SANOGO / AFP) Doorasho madaxtinimo oo aad loogu muransanyahay ayaa maanta ka bilaabatay dalka Ivory Coast oo ku yaalla galbeedka Afrika.…

Read More »

Golaha Shacabka oo maanta mudo kordhin u sameeyey guddiga xaduudaha Qaranka

0 Visits: 375 | Saturday October 31, 2020 - 16:09:46
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw u codeeyey in guddiga xaduudaha Qaranka watigiisa loogu daro 4-sano oo dheeri ah. Muddo xileedkii guddigan ayaa dhamaaday bil ka hor, waxaana maanta loo ogolaaday xubaha guddigaas inay sii shaqeeyaan afarta sano ee soo socota. Cusbooneysiinta…

Read More »

Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada

0 Visits: 275 | Saturday October 31, 2020 - 16:05:34
Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga oo uu horey ugu dhawaaqay Wasiirka Ganacsiga & Warshaddaha Puntland. Waxaa uu sheegay in dhammaan la joojiyay kala dirista, islamarkaana loo baahan yahay in ay dardargaliyan shaqooyinka horyaalla.

Read More »

Somalia in solidarity with Turkey over earthquake-President Farmaajo

0 Visits: 974 | Saturday October 31, 2020 - 15:59:05
Somali President Mohamed Farmaajo has condoled the people of Turkey following an earthquake there that has killed about 30 people. Farmaajo said in a tweet his country remains in solidarity with the president and people of Turkey noting 'we share the shocks of the tremor and tears with the Republic…

Read More »

Waddo Muhiim Ah Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Oo La Dhagax Dhigay

0 Visits: 301 | Saturday October 31, 2020 - 15:56:52
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa Maanta dhagax dhigay wadada ka bilaabata Ex Hotel Shabeelle ee sii marta Beerta Nabadda ilaa iyo isbitaalka Martiini. Dhagax dhigida uu sameeyay Axmed Xasan ayaa waxaa ku wehlinayay Guddoomiye…

Read More »

UN panel says N. Korean mortar apparently used in terrorist attack in Somalia

0 Visits: 970 | Saturday October 31, 2020 - 15:51:01
SEOUL, Oct. 31 (Yonhap) -- The al-Shabab Islamic extremist group used what appears to be a North Korean mortar in an apparent attack against the United Nations compound in Somalia earlier this year, a U.N. panel has said, in a sign of possible arms deals between the two sides. The al-Qaida-linked group…

Read More »

Soomaaliya oo kaalinta 1aad ka gashay waddamada isla xisaabtan la'aanta danbiyada laga galo warfidiyeenka

0 Visits: 310 | Saturday October 31, 2020 - 15:48:08
Horumarka aan cagaha badan ku taagneyn ee laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka loogu geysto weriyayaasha ayaa waxaa hakin kara racfaanno dhanka sharciga ah iyo hogaan la'aan siyaasadeed, sida lagu ogaaday warbixin cusub oo ay maanta daabacday hay'adda Committee to Protect Journalists…

Read More »

Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Khamri Iyo Dadkii Ka Ganacsanaayay

0 Visits: 293 | Saturday October 31, 2020 - 15:42:27
Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafad ka tirsan Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, iyagoona gacanta kusoo dhigay khamri farabadan. Ciidanka amniga ayaa maanrooriyaha khamriga kasoo qabtay Guri ku yaalla xaafadda Maxamed Mooge ee Hargeysa oo lagu qarinaayay,…

Read More »

Somalia's Ramla Ali eyes world and Olympic glory on eve of pro debut

0 Visits: 983 | Saturday October 31, 2020 - 15:36:15
Ramla Ali, a former British champion turned model turned Anthony Joshua and Meghan Markle protégé, begins a professional career on Saturday which the former refugee hopes will take her to both world and Olympic glory.

Read More »

Shil Khasaaro Geystay Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 249 | Saturday October 31, 2020 - 15:31:16
Faah faahino ayaa laga helayaa shil Goordhow ka dhacay isgoyska Baar-ayaan ee degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in shilkaas uu ka dambeeyay, kadib markii gaari nooca Soomaalida…

Read More »

Canada to target over 400,000 immigrants per year

0 Visits: 949 | Saturday October 31, 2020 - 15:21:40
Today, Canada announced its 2021-2023 Immigration Levels Plan. Canada will target the highest level of immigration in its history. Over the coming three years, Canada will aim to welcome the following level of new permanent residents: · 2021: 401,000 immigrants · 2022: 411,000 immigrants · 2023:…

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Faransiiska Oo Heegan Buuxa Geliyay Ciidamadiisa

0 Visits: 227 | Saturday October 31, 2020 - 15:17:23
Faransiiska ayaa xoojinaya amnigiisa dal iyo dibad-ba kadib markii nin looga shakisan yahay inuu Islaami yahay uu mindi ku dilay seddex qof oo ku sugnaa kaniisad kutaala magaalada Nice ee koonfurta Faransiiska. Wasiirka arrimaha dibedda Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay in khatartu ay meelkasto…

Read More »

French citizens face threat 'everywhere' in the world, warns foreign minister

0 Visits: 357 | Saturday October 31, 2020 - 15:13:54
France's top diplomat Jean-Yves Le Drian warned of worldwide threats against French nationals following two brutal terror attacks. Meanwhile, President Emmanuel Macron held a crisis meeting with top ministers.

Read More »

Taliska Ciidanka Xoogga Oo Digniin Culus Kasoo Saaray Isbaarooyinka

0 Visits: 235 | Saturday October 31, 2020 - 15:11:06
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan guutada 5aad qeybta 27-aad ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ballaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo la sheegay inay ku sugnaayeen Alshabaab. Abaanduulaha guutada 5-aad ee ciidanka xoogga dalka Korneyl Cabdullaahi Barre oo warbaahinta la hadlay…

Read More »

Why Donald Trump's campaign focus on immigration could backfire in Minnesota

0 Visits: 877 | Saturday October 31, 2020 - 15:06:11
It isn't the first time he's made refugees the focus of his campaign messaging in the state. TV ads produced to air across Minnesota focus on the issue as well. "What does Biden now propose while the pandemic still smoulders around the globe? Increasing refugees by 700 per cent from some…

Read More »

Guddi ka tirsan Qaramada Midoobay oo sheegay inuu jiro heshiis xaga hubka ah oo ka dhexeeya Al-shabaab iyo kuuriyada waqooyi

0 Visits: 243 | Saturday October 31, 2020 - 15:02:00
Guddi baaris oo hoos taga Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay u isticmaashay wax u muuqda madaafiic laga leeyahay Kuuriyada Woqooyi, weerar ka dhan ah xarunta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, horaantii sanadkan. Kooxda Al-shabaab ayaa lix weerar oo hoobiyeyaal ah ku qaaday garoonka…

Read More »