Wararka

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Mareykanka oo u dhow in lagu kala baxo

0 Visits: 192 | Wednesday November 04, 2020 - 21:30:19
Tirinta codadka doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa weli socota, ayada oo labada musharax ay aad isugu dhow yihiin, hase yeeshee waxaa horeeya madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden. Haddii sida ay hadda wax u socdaan ay kusoo dhammaadaan, Biden ayaa kursiga Aqalka Cad ka tuuri doona…

Read More »

The Somali man who has a scorpion named after him.

0 Visits: 894 | Wednesday November 04, 2020 - 21:10:12
If you were going to have a creature named after you then a scorpion may not be your first choice, but Ahmed Ibrahim Awale believes the pandinurus awalei will serve as an inspiration to budding Somali scientists. The 66-year-old scientist from Somaliland has been honoured by the three researchers who…

Read More »

Trump lays the groundwork for combustible post-election aftermath by prematurely crowning himself the winner

0 Visits: 766 | Wednesday November 04, 2020 - 20:41:23
The ingredients have been assembled for a combustible post-election aftermath in the United States, and Donald Trump has begun flinging matches. Uncertainty had been predicted for months, and early returns confirmed that voting day would, indeed, pass without a clear winner. As in 2016, Trump outperformed…

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Deeq Lagu Wareejiyay

0 Visits: 212 | Wednesday November 04, 2020 - 20:18:12
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu jirto Daawo iyo Raashin oo loogu tala galay dadkii uu sameeyay Robabkii ka da'ay magaalada Muqdisho. Deeqdan…

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle

0 Visits: 203 | Wednesday November 04, 2020 - 18:44:18
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya waxa ay u hamablyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Sidoo kale Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta waxa ay u hambalyo…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo amray Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka

0 Visits: 220 | Wednesday November 04, 2020 - 18:43:02
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XM/249-574/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka. Waxaanu u dhignayd Xeerka Madaxweynuhu Sidan:- Xeer Madaxweyne Lr. 09/112020 Diiwaan-gelinta…

Read More »

Musharax sheegay boorarkii uu ku dhegsaday Muqdisho in la fujiyay

0 Visits: 245 | Wednesday November 04, 2020 - 18:41:01
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay fujiyeen boorar uu ku dhegsaday Muqdisho oo uu ku muujinayay in uu yahay Musharax Madaxweyne. Waxaa uu ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay ka dhiidhiyaan gabood fal uu sheegay in…

Read More »

Gudoomiyaha baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay

0 Visits: 236 | Wednesday November 04, 2020 - 18:39:41
Cabdixakiim Luqmaan ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamanka maamulka Hirshabeelle ka dib doorasho goor dhow ka dhacday Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle. Luqmaan ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii taageerada ka helayay Villa Soomaaliya sidda ay horay u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan…

Read More »

Wasiir hore oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle

0 Visits: 230 | Wednesday November 04, 2020 - 18:38:07
Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhow doortay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Xildhibaanada Baarlamaanka Hirsbabeelle ayaa udoortay Xildhibaan Mahad Xasan Cusmaan guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamaanka HirShabeelle, waxaana uu ka guuleystay Canab…

Read More »

Howlgal lagu baadi goobayo maleeshiyaad dil geystay oo bilaawday

0 Visits: 211 | Wednesday November 04, 2020 - 18:36:41
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida & Milalteriga Soomaaliya ayaa waxaa ay ka bilaabeen howlgallo Gobolka Galgaduud howlgal lagu baadi goobayo maleshiyaad hubeysnaa oo xalay dil ka geystay degaano ka tirsan gobolkaas. Maleeshiyaadka hubeysnaa oo u baxsaday degaano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa waxaa…

Read More »

Sheekh Shariif" Waa in si deg deg ah loo xaliyo tabashada kajirta doorashada Hir-Shabeelle"

0 Visits: 235 | Wednesday November 04, 2020 - 18:34:31
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo muddo todobaad gudahiis ah laba jeer tegay magaalada jowhar ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay u jeedka safarka uu Maanta ku tegay halkaas. Sheekh Shariif oo Warbaahinta kula hadlayJowhar ayaa waxaa uu sheegay inay wadaan howlo dib u…

Read More »

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii Turkiga oo korortay

0 Visits: 214 | Wednesday November 04, 2020 - 18:32:31
Hay'adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in tirade dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada Izmir ee Turkiga ay gaartay 114 ruux. Hay'adda ayaa intaas ku dartay in dadka ku dhaawacmay dhulgariirkii Jimcadii dhacay ay gaarayaan 1,035 qof (kun…

Read More »

Somaliland oo xukun ku riday Milkiilaha Astaan TV

0 Visits: 234 | Wednesday November 04, 2020 - 18:31:15
Maxkamadda Gobolka ay Soomaliland u taqaano Maroodi-jeex ayaa Maanta Milkiilaha Astaan TV Cabdimanaan Yuusuf waxaa ay ku riday ku xukuno kala duwan. Maxkamadda ayaa ku riday Milkiilaha Astaan TV 5 Sano oo Xarig ah in Xarumaha Astaan TV ee degannada Soomaaliland la xayiray iyo Ganaax lacageed oo dhan…

Read More »

Sheekh Shariif oo lagu soo dhaweeyay Magalada Jowhar

0 Visits: 232 | Wednesday November 04, 2020 - 18:29:53
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa ay Maanta gaaraan Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Wafdiga Sheekh Shariif ayaa waxaa qeyb ka ah Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda…

Read More »

Uhuru Kenyatta oo dalbaday in wada-hadallo la xiriira xayiraadka khaadka la furo Soomaaliya

0 Visits: 237 | Wednesday November 04, 2020 - 18:27:32
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa faray Wasiirka Arrimaha dibadda dalkaas in uu hoggaamiyo wada-hadallo xal looga gaarayo xayiraada Dowladda Federaalka Soomaaliya saartay khaadkii (jaadkii) Soomaaliya uga imaan jiray dalkaas. Wada-hadallada ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona Wasiirka…

Read More »

Ilhaan Cumar oo markale dib loo doortay

0 Visits: 224 | Wednesday November 04, 2020 - 18:18:04
Ilhan Cumar ayaa saacado ka hor waxaa dib loogu soo doortay Koongareeska Mareykanka iyadoo ku soo baxday doorashadii ka dhacday degmada 5-aad halkaas oo ay ku difaacatay kursigeedii. Codbixintii shalay deegaankaas ka dhacday ayey Ilhaan kaga guulaysatay musharixiintii kale ee kursigan kula tartamaysay.…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-NOV-2020

0 Visits: 240 | Wednesday November 04, 2020 - 10:01:15
.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay taageero dhinaca Amniga ah

0 Visits: 262 | Tuesday November 03, 2020 - 22:06:44
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa maanta magaalada muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee Soomaaliya Mudane Ole Thonke. Labada masuul ayaa intii kulankooda uu u socday waxey ka wada-hadleen arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka Denmark ay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay Gurmad deg deg ah

0 Visits: 245 | Tuesday November 03, 2020 - 22:05:12
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da'ayay Muqdisho. Ra'iisul wasaare Rooble oo ka hadlayay shirka banbaxa golaha wasiirrada ee maanta…

Read More »

DFS oo sheegtay inay bilaabeyso qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa

0 Visits: 262 | Tuesday November 03, 2020 - 22:04:17
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wasiirka Beeraha Daaqa & Dhirta Galmudug Axmed Nuur Xaaji , iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah. Kulankooda ayaa sigaar ah waxaa diirada loogu saaray, sidii Wasaaradda Beeraha…

Read More »