Wararka

Maxaan ka ognahay Sarkaalka Mareykanka ee lagu dilay Somaliya?

0 Visits: 254 | Friday November 27, 2020 - 20:31:48
..

Read More »

Itoobiya oo war cusub kasoo saartay dagaalka Tigray

0 Visits: 278 | Friday November 27, 2020 - 20:29:03
,,,

Read More »

Nin masaajid dad ku laayay oo xukunkii laga khafiifiyay

0 Visits: 196 | Friday November 27, 2020 - 20:04:24
....

Read More »

Xog: DF oo jartay waaran lagu soo xirayo Jeneral Xuud

0 Visits: 203 | Friday November 27, 2020 - 19:25:44
...

Read More »

Daawo: Sheekh Shariif oo su'aal oo cajiib ah weydiiyey madaxweyne FARMAAJO

0 Visits: 519 | Thursday November 26, 2020 - 23:37:31
,,

Read More »

Shariifka oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha K/galbeed (SAWIRRO)

0 Visits: 233 | Thursday November 26, 2020 - 22:16:35
..

Read More »

Xog: Deni iyo A/Madoobe oo aqbalay codsigii ka yimid musharaxiinta mucaaradka

0 Visits: 260 | Thursday November 26, 2020 - 19:32:58
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa ogolaaday codsigii ka yimid musharaxiinta madaxweynaha ee ku shirsan Muqdisho, ee ahaa inay wax ka bedelaan xubnaha guddiyada doorasho ee heer federal ay soo magacaabeen, sida ay ogaatay Caasimada Online. Musharaxiinta ayaa qoraal ay soo saareen 22-kii bishan…

Read More »

Geelle oo shaaciyey cabsi uu ka qabo baarlamaanka Soomaaliya ee soo socda

0 Visits: 218 | Thursday November 26, 2020 - 19:29:07
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sarre u qaaday walaaca laga qabo in Al-Shabaab ay xildhibaano ku yeelato goleyaasha cusub ee baarlamaanka, taasi oo awood buuxda u siineysa inay si dad-ban u maamusho dalka. Waxa kale oo uu sheegay in Al-Shabaab ay xiligan awood u leeyihiin inay gataan…

Read More »

Sababta ay musharaxiinta mucaaradka u doonayaan is-casilaadda Fahad Yaasiin

0 Visits: 236 | Thursday November 26, 2020 - 19:22:06
Musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa maanta shirkoodii ka socday magaalada Muqdisho soo gaba-gabeeyay, iyagoona kasoo saaray war-murtiyeed dheer oo ka kooban 18-qodob, kaasi oo looga hadlay go'aanka maamulka doorashooyinka, ammaanka doorashooyinka iyo arrimo guud…

Read More »

DFS & Puntland oo ka wada hadlay saameynta ka dhalatay duufaanta

0 Visits: 297 | Thursday November 26, 2020 - 19:16:06
Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Hay'adaha Gar-gaarka , Arrimaha Bani'aadinimada iyo Masiibooyinka Puntlanad. Kulanka waxaa looga hadlay saameynta duufanta GAKTI ee ku dhufatay…

Read More »

Cumar Filish: "Mas'uuliyada amni ee gobolka anigay i saaran tahay, Hawiye ma ihi miyaa mise duurkaan ka imid"

0 Visits: 225 | Thursday November 26, 2020 - 19:06:45
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa kulan lagu taageerayay Madaxweyne Farmaajo waxa uu eedeyn kulul u jeediyay Midowga Musharaxiinta oo maanta soo saaray war murtiyeed kulul oo ay ku dalbanayaan in la kala diro guddiga doorashooyinka iyo qoddobo kale. Cumar Filish duqa magaalada…

Read More »