Wararka

Laamaha Amniga Galmudug oo Gacanta ku dhigay Gawaari Agab kala duwan u siday Al-Shabaab

0 Visits: 137 | Wednesday March 20, 2024 - 11:57:52
Ciidanka Booliska Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay labo gaari oo Nooca Homeyda ah, kuwaas oo la sheegay inay Agab kala duwan u wadeen Ururka Al-Shabaab. Saraakiil katirsan laamaha Amniga Galmudug ayaa Warbaahinta u sheegay in Gawaarida…

Read More »

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal oo diiday Wax ka bedelka Dastuurka

0 Visits: 126 | Tuesday March 19, 2024 - 13:32:27
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay shir ku teeshay 71 Xildhibaan oo ka kala tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya , kuwaas oo diiday wax ka bedelka Dastuurka' iyagoo sheegay in qorshaha socda dadka iyo dalka lagu kala fogeynayo. Xildhibaanada iyo Senatorrada xalay shiray ayaa muujiyay in…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 30 Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellada Hoose

0 Visits: 135 | Tuesday March 19, 2024 - 13:30:07
Sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya, in ka badan 30 dagaalame oo katirsan Shabaab ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidamada dowladda iyo saaxiibada caalamka, kaasi oo ka dhacay Baqdaad iyo Baldooska oo hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Hawlgalkan ayaa ka dambeeyay…

Read More »

Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah

0 Visits: 137 | Tuesday March 19, 2024 - 13:18:20
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS. Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda…

Read More »

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee labada aqal

0 Visits: 133 | Tuesday March 19, 2024 - 13:15:28
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada…

Read More »

Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay Arrimo muhiim u ah labada dal

0 Visits: 101 | Tuesday March 19, 2024 - 12:36:19
Dowladaha Soomaaliya iyo Finland ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xiriirka labada dal. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Finland ee Soomaaliya. Kulankaan…

Read More »

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

0 Visits: 112 | Tuesday March 19, 2024 - 12:20:44
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire, Souef Mohamed El-Amine iyo wafdi uu hoggaaminayay.…

Read More »

Ku dhawaad 20 qof oo magaalada Garowe ugu geeriyooday cudurka Daacuunka

0 Visits: 104 | Tuesday March 19, 2024 - 11:34:43
Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka dillaacay cudurka daacuunka oo galaaftay nolosha 19 qof oo u badan carruur, halka in ka badan 300 oo kalena la jiifiyey isbitaalada. Cudurkan oo ah Daacuun coloolaadka ayaa dhamamadka bishii labaad ee sanadkan ka dillaacay kaamamka barakacayaasha…

Read More »

Taliyaha CXD oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo culus oo ka socda gobollada dalka

0 Visits: 78 | Tuesday March 19, 2024 - 11:28:27
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal ; Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus oo gobollada dalka ka bilowday. Wuxuu sheegay taliyuhu in ciidamada ay guluf xooggan oo kama dambays ah ay ku qaadeen gobollada Shabeellooyinka iyagoo si saf ballaaran ah u wajahaya deegaannada…

Read More »

Hay'adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay qeybo ka mid gobolka Banaadir

0 Visits: 74 | Tuesday March 19, 2024 - 11:23:55
Hay'adda SoDMA ayaa markale deegaanka Garasbaaleey degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah. Deegaanka Garasbaaleey waxaa gargaar loogu qaybiyay 12,000 oo qoys halka degmooyinka Xamar-jajab iyo howlwadaag…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Markii ugu horreysay ka hadlay Sacdaalkiisa Eriteria

0 Visits: 64 | Tuesday March 19, 2024 - 11:22:18
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Xasan Sheekh ayaa intii uu joogay magaalada Asmara waxa uu la kulmay madaxwyenaha Eritrea Isaias Afwerki. Madaxweyenaha Soomaaliya oo waraysi siiyey…

Read More »

HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 19-3-2024

0 Visits: 4 | Tuesday March 19, 2024 - 08:37:14
.

Read More »

Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka

0 Visits: 70 | Monday March 18, 2024 - 12:59:36
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park. Shirkaan oo la isugu keenay…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Eriteriya

0 Visits: 72 | Monday March 18, 2024 - 12:24:14
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay fiidkii Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka…

Read More »

Wasiir Juxa: Akoonadii hay'daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihii

0 Visits: 67 | Monday March 18, 2024 - 12:04:57
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in ay maran yihiin akoonada hay'adaha mashaariicda ka fulin jiray Puntland. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa muujiyay rajo xumo weyn oo ku saabsan helitaanka taageeradii ay Puntland ka heli jiray hay'adaha caalamiga ah. Juxa…

Read More »

Shirkada diyaaradaha ee Egypt Air oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya

0 Visits: 52 | Monday March 18, 2024 - 11:55:25
Maareeyaha guud ee Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay'adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air. Socdaalka wafdiga iyo ujeeddada kullamadan ayaa bilow u ah qorshaha lagu diyaarinayo…

Read More »